Harari nin yahoow meshaad joogta garan waayey... 40 min hargeisa caho laasgeel. Hada maraykanka.. Fiodyowga u samee time ka meesha aad joogto dawakhnaye
waxaan moodayay in markii waraysaga la qaadayay alsaka la joogay.On March 30, 1867, the United States reached an agreement to purchase Alaska from Russia for a price of $7.2 million
@@alimohameth waa runtay somali lacag jecel waliba mideyna shaqeeysan jecelyihiin ooy fadhiga ku helaa dhidiidka wax ku dhamo ma leh caydh gaalo ku siiso way xisaaab tan tahay ilmahagana way ka go.aan tahay
Mashalah shiikha haayebaade baa kaa muuqaatoo suuniihii nabiig scw
MashaAllah 🥰
حفظه الله
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
Like Saara 💟☝💟💞
Alle cafimaad ha Ku siiyo oo imaanka ha kuso celiyo fadliga sayidka ayaad like ku raadsanaysa, xishoo
Scw scw
صلى الله عليه وسلم
Maxaa Dhakh Nabiga Baratay عليه افضل الصلاة والسلام ..........................Wa Laahu Aclam.
صل الله عليه وسلم تسليما كثيرا
maan shaa alaah waa waraysi aad u xiiso leh cabdisalaan shaqo fiican
baad u haysaa bulshada soomaaliyeed Jazaakalaah walal.
Somali is everywhere🥺
Mashallah good interview ❤️❤️
Mash Allah horay UU soco inder
Somalilanders are legends
Soomaalidan wadanka jogta waxey uu Oyayaan mareykan, dadakisa dhistey aan wadeenkana dhisano, iam from somaliland.
Since you said somali land
Just shut up.
That name was the start of our calamity and catastrophe
....
I wish one day I inaan tago alaska haduu raxmaanku ka raali noqdo
Waan jeclahay jawigeeda iyo sida ale u qurxiyey
Mansha Allah waad Mahatsanthy Hereri Media
Asc Suldaan Mashaa Allah"
Phoenix Arizona waa kusugeenaa Hareri media
❤Louisville Kentucky State USA 🇺🇸 waa ku sogayna hereri
Ana sxp iso dhawee lottary so baxayee kkkk
@@fixpro7168 insha allah brother
Also welcome me i am coming to US through CGFNS
Great job done 👌 Mr hareri
Qalbi saliiiim weeyi sheekh ❤mahdi❤.....hareriyoow igu salan.wll
Masha allah sheikh legend hereri
Muslimiita meelwalba allaha ku dhooro
Alaska waa gobolka aan ku noolahay, waa the most beautiful state on the earth,
Asc walaal halke soomaalida kaga noolyihiin alaska
Cabdisalaan wan ku salamaay kuuriyada waqooyi maxa noogu so duubi weydy
Maryooley meel kasta waa joogaan. I heard Somali in israil
Waan booqan doona Alaska inchallah intaanan dhiman i love 🥰
Welcome baraf ama snow 😂😁
Ana jooga alaska masha allh weye mahdi rag asxabta nahay weye
Sxp ana isoo dhawee lottary isoo baxxeee kkk
Sxb halke soomaalida ka daganyihiin Alaska inan uso guuro aya rabaa
Sxb halke soomaalida ka daganyihiin Alaska inan uso guuro aya rabaa
Masha allah Alaska afarbilood ayaan joogay Alaska kuma soo noqdo baraf iyo qabowban
Cabdisalaan Hareri halkaa kaga hay suxufiga kaliya ee aan wax ka faa'ido
Alaska 🥶
Amazing
Ninkani wa rer jabuuti ama rer diridhaba ama seylac, sidaan lahjadiisa ka dhadhansaday.
Wa reer somaliland nio hargeisu ku dhashey
Walal wa reer borama yarku carabaha ayu ku dhashay
Waad garatay waa rer awdal saylacna waa gobolka awdal mahdi masar ayaan wada joognay 2014
Adeer, can you do one about Somalis in Indonesia?
Do you mean the TH-camrs ?😅😅all the Somalis in Indonesia are youtubers.
There are somalis in Indonesia
@@SAM22948 no I mean Indonesia. The people you're talking about are in Malaysia.
Are you trying to move to Indonesia?
@@maslahize I wish I could waaba jannadii aduunyadee. My most favourite country in the whole world.
Good to hear about Alaska
State qabow bdn runti sxb
Harari nin yahoow meshaad joogta garan waayey... 40 min hargeisa caho laasgeel. Hada maraykanka.. Fiodyowga u samee time ka meesha aad joogto dawakhnaye
Halkani waa MAANSOOR HOTEL HARGAYSA... Maaha Maraykanka
Waaa jini nooca duula isaaq waa minit baalal leyahay odaya isaaq ahi
Walal Muqaladaan Idilkood Hada Kahor Ayuu Sowada Diyariyay ,Hada Inyar Inyar Ayuu Uso Deynayaa ,Sidaa Ugaro
@@positiveandfunny4332 adiga fahmay kuwani qabyalad ba maskaxdi tirtay
Hereri waa awliyo Wuu duullaa hhhh
*Masjid* baa hada lagafurey aaa gobolka intaa la eg subhaana allaah
100 jeer maogta
Hareeri Waaku Salaamay Marka Hore Marka 2aad Waxaa Jiro Magaalooyin Canada Ka Tirsan Oo -65 Gaarta Sida Yellow Knife Or White Hourse Or Nunavut ,
Ninkaa lambarkiisa iisoodir hareeroow.
Walaashii baa lambarkii ugu adkaysaye.
Runtii aad baan uga helaa waraysiyadada
Filmaan badan ayaan ku daawaday alaska - looking for Alaska
Asc Waa Barmaamij Xiiso Badan Waaney Ku Mahadsanyihiin Hereri&Mahdi.
First cement
Waan heebiyaa manahaayo USA 🇺🇸
😂😂😂
🤣
haraadaye is uhelaa
@@pahjaa5562 rajadeeda maalin uun iiromowidoontaa inchallah
waxaan moodayay in markii waraysaga la qaadayay alsaka la joogay.On March 30, 1867, the United States reached an agreement to purchase Alaska from Russia for a price of $7.2 million
Abdisalaan hareeeri goormaad Seattle dhaaftay oo xagaas iyo Alaska noo dhaaftay.
Kkkkk xaafadii baan la socday. Djiboutaan xasuustay
Waa Reer Galbeed, Kal iyo Laab Furan
Soomlidu Anchorage bay degan yiin
Safiya cumar ku nacay gobolka ilmaheedi xoog looga qaatay
There are Somalis in Hawaii
Temperature Ever Recorded In Canada Was −63.0 °C
alaska qaboob sanadka dhan naarta qaboob
Mahdiyoow maxaa kuugu darnaa...Qaboooow!🤣
Alaska the big foot aya kunol
Kee baad jeclaan lahayd in lagugu aaso b-Berbera, Soomaalilaan t-Juneau, Alaska.
Ma codka xun mise wa xagayga
Waa xagaaga 😂
Lacag caydh badan la siyaa sidaas u jeclaadeen
Kashifaadii oo qofaa k😂😂😂😂
@@alimohameth waa runtay somali lacag jecel waliba mideyna shaqeeysan jecelyihiin ooy fadhiga ku helaa dhidiidka wax ku dhamo ma leh caydh gaalo ku siiso way xisaaab tan tahay ilmahagana way ka go.aan tahay
Ya iga caawinaya 1 vise marykana 😰😰
Kani macalina Wuu isku sheegay ,xiligi ruushu ka iibiyay alaskana garan maayo,kulaha dagaalki labaad,waxay taariikhda la kala iibsaday ayahd 1867 bishii maaris.