Qof aad jeceshay haduu kaa tago ama ku naco maxaad samayn?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 335

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +127

    Dadka Shaydaanku kaxaystay oo Ilintu kadhamaatay waxaan xasuusina. Walalyaal, Jacaylka Allah ayaa run ah waxakalle waa been been iyo xiiso. Ilahay hala jeclaado. Waayo Qofkii Jacaylka Allah raadiyo, Allahba kufilan..

  • @gulledahmed8683
    @gulledahmed8683 7 ปีที่แล้ว +49

    daacadnimo anaa god kugalay lkn ilaaha ii maqnaa alxmdllh

    • @WEHELCHANNEL
      @WEHELCHANNEL 5 ปีที่แล้ว

      alle hakuu sahlo walaal

    • @kowtharmohamudarabkowtharm5585
      @kowtharmohamudarabkowtharm5585 5 ปีที่แล้ว

      Allah kusahlo bariyad wllo

    • @fartunaden4760
      @fartunaden4760 5 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢

    • @hassanbashir7578
      @hassanbashir7578 4 ปีที่แล้ว

      Samir iskana cafi

    • @rheanarhea3551
      @rheanarhea3551 4 ปีที่แล้ว

      M.a wallalo m.a horta wa runta inad dhahdo ilahay hala jeclado haa wa runta balse hailobin rux walbo adunkan kunol inusan dhafeyn cudurka loyaqan jacayl hase ahate jaceyl jaceyl hh wa dhab qofki rumeysta ama rumey san waysyow hadaba jacaylku waaaaa dhan

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 8 ปีที่แล้ว +10

    Maansha allah tabarakalah. Ilaahay hakaa abaal mariyo walal fariintan wanaagsan. Absolutely! Arinka ah in laga gudbo oo horay looga socdo wixii xumaan ah waa arin aad muhiim u ah. Example waxaad usoo qaadatay hadaad qof aad jeclayd oo dhintay ka samirtay ma wax kalaad ka samri wayday. Very powerful message. Exactly that example is my therapy.

    • @fooshm8780
      @fooshm8780 8 ปีที่แล้ว +3

      sax abaayo waa run

  • @hanitamohamed7049
    @hanitamohamed7049 5 ปีที่แล้ว +17

    axx alla xanun badana wlhi qofka jecla wo ixumeyay saxib kle ayuu samesty ana weli kma sabrin dartisa uxanunsanhy ilaahow niyadeda ka saaar ya rabi iso duceya plz Ramadan waaye 28 may 2019 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @idilcabdi3394
      @idilcabdi3394 3 ปีที่แล้ว +1

      Cawana waa 28 ramadaan may 2021

    • @amalabdirisakhussein8680
      @amalabdirisakhussein8680 2 ปีที่แล้ว

      Cajiib caawana waa ramadaan 2bishii 2aad 2022 ramadana waa 2 tolow ma ilowdey xbbti 😅

    • @katrajama8077
      @katrajama8077 ปีที่แล้ว

      Abaayo ma ilowdey

  • @mcnhooyo1665
    @mcnhooyo1665 6 ปีที่แล้ว +23

    aniga gof aan jeclahay ayaa IGA tagay waana jeclahay xumaana umahayo

  • @maryanmohamed4590
    @maryanmohamed4590 6 ปีที่แล้ว +9

    Qalbiga wwa u murugooda idhahana way ilmeyaan aniga oohinti way IGA dhamaatay siduu ii xumayay ilahay aya ka abaal Marin waligaa qof haku digan nabsigu ma guuro

    • @zihaamizamailmohameth3965
      @zihaamizamailmohameth3965 4 ปีที่แล้ว

      QoFkaN jecelaaH WN wyey HadanaH wli waN jecelHy

    • @queenrashaa3754
      @queenrashaa3754 2 ปีที่แล้ว

      @@zihaamizamailmohameth3965 xbbty hada maa heshaay mse anii bey murugo ii hystaa

  • @mushtaaqiimushtaqiii8902
    @mushtaaqiimushtaqiii8902 8 ปีที่แล้ว +10

    Allah ku xifdiyo walalkey nasir cadceed wanadada ku wii qata allah nagadhigo

  • @ubaxisxaq1161
    @ubaxisxaq1161 6 ปีที่แล้ว +5

    Mahad samid cadceed hoyadeey macanba wan ka sabray allah ha u naxariisto

  • @simanzakariye7182
    @simanzakariye7182 6 ปีที่แล้ว +17

    xaqiiqda waxeey tahay jcl dhab ah intuu kugu dhicin wax walbo weey kula fududyihiin blse wlhi marki runta ku taabato jawiga sidi hore wuu ka duwnaanaa anigu dadka idhaho qof cidla iiga tagay kamana maarmo waan la yaabi jiray blse laqwi ayeey igu noqotay dhawac jcl sanad ku dhaw buu quluubteyda ka bixi waayay hada waxaad darema inaa kasoo ladnaanaayo gabdhaha walalahey ee somaliyeed iyo wiilasha walalahey ee somaliyeed ee axdiga loogu baxay sideydo kale alle waxaan nooga baryaa badal qeyr qabo waxaan idinkuula talinaa kutubka quraanka wehel ka dhigta murugada dhan weey idinka dageesa insha allah.

    • @WEHELCHANNEL
      @WEHELCHANNEL 5 ปีที่แล้ว

      waa runtaa walahi qofka markan si dhaba u dareemin jcyl waxkasta wayla fudus yihiin 😢😢😢
      allah ha caafiyo qofksta oo qalbigiisa dhaawacan yhy

    • @adigadagayqalbigah5847
      @adigadagayqalbigah5847 5 ปีที่แล้ว +1

      @@WEHELCHANNEL aamiin

    • @abdalahussein1420
      @abdalahussein1420 5 ปีที่แล้ว +1

      Inshalllh mahadsanid walasheey

    • @zadrazakar8128
      @zadrazakar8128 4 ปีที่แล้ว

      siman Zakariye Masha Allah Masha Allah shukuran wll siman

  • @nasrimohamed9489
    @nasrimohamed9489 8 ปีที่แล้ว +6

    jazakalah qeer akhi

  • @hebakibnatabdirahman7533
    @hebakibnatabdirahman7533 8 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah nuur calaa nuur ilaahay khyr ha ku siiyo Masha Allah

    • @qaalicali8996
      @qaalicali8996 6 ปีที่แล้ว

      Aniga ayay ihaysataa qof aan jacelaay ayaa been iisheegay marka waxaa idiga codsanayaa inaa ila talisaan soomaaliyeey

  • @nimcosharafabdi7378
    @nimcosharafabdi7378 7 ปีที่แล้ว +72

    aniga waligeey wiil maqiyaamin jacaylna uguma bixin lkn anigaa leega baxay waa iska iloobay waana cafiyay wiilkaas

    • @deeqaabuukar7008
      @deeqaabuukar7008 7 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah walaakeena naasir cadceed runta ayaad ka hadashay shukran

    • @madridfansone5967
      @madridfansone5967 7 ปีที่แล้ว +5

      Nimco Sharaf Abdi
      samir allha kaa siiyo walshey

    • @ismailyoung1639
      @ismailyoung1639 7 ปีที่แล้ว +1

      Nimco Sharaf Abdi masha allah

    • @umuabdulqadir4457
      @umuabdulqadir4457 7 ปีที่แล้ว

      Nimco Sharaf Abdi Masha allah abyo

    • @cqaadircali8279
      @cqaadircali8279 6 ปีที่แล้ว +2

      Nimco Sharaf Abdi
      Maasha Allaah
      Geesiyad samir leh ayaad tahay

  • @farxiyaaadan9844
    @farxiyaaadan9844 7 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh taas ayaa I haysata
    Goa,aanna wali ma gaadhin saan yeelaa muddo 5sano ah at I haystaa musiibadaasiye
    Bal ii soo duceeya

    • @farxiyaaadan9844
      @farxiyaaadan9844 7 ปีที่แล้ว

      Waxaanba mooday ani inay iga hadlayso ilinta ayaa iga qubanaysa oh

    • @umurayaan907
      @umurayaan907 6 ปีที่แล้ว

      Alle haku gargaaro balse wax weyn Maahan nafta adaa leh utali wllshay qli kusoo ducaynayaa

    • @abdirisaqxaajiibrahim2655
      @abdirisaqxaajiibrahim2655 6 ปีที่แล้ว

      Farxiya Aadan Isku qadar baanu nahay wll aniga 2014 ilaa hada bey iheesataa😑😑

    • @WEHELCHANNEL
      @WEHELCHANNEL 5 ปีที่แล้ว +1

      aah 💔
      *ALLE HAKU CAAFIYO WALAAL ALLE QALBIGA HAKUU SUGO*

  • @fooziyaxuseyn3682
    @fooziyaxuseyn3682 5 ปีที่แล้ว +2

    Walaalayaal iisoo duceya qofaa nolasha iga ciyaree ilahey inuuw iga masaxo qalbigeyga waan idin baryaa kuligiin iyo shiqena intaba igu duceya mid kaqerbadan

  • @hodanzyl6974
    @hodanzyl6974 6 ปีที่แล้ว +4

    Manzhalllh jazaka Allhu khayr wall

  • @sabrinaliabdirahman4022
    @sabrinaliabdirahman4022 7 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah ilaah ajar hakasiyo abowe

  • @hamdaabubakarhamadabubakar564
    @hamdaabubakarhamadabubakar564 8 ปีที่แล้ว +7

    masha allah jasakalah akhi filah

  • @muscabosman1213
    @muscabosman1213 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waligay qof maan jeclaan maxaa yeelay waxbarashadayda ayaan ku mashquulsanaa gabadh soomaaliyeedna balan guur uma balan qaadin markaa wllayaal gabdhaha been ha u sheegina mar wa hooyadaa macaan mar wa walaashaa marna wa xaaskaagii marna waad dhalidoontaa gabdhaha soomaaliyeed wanaag ayay naga mudan yihiin👏👏👏👏

    • @nadifomoktarjimale9848
      @nadifomoktarjimale9848 2 ปีที่แล้ว

      Masha allah alla haku barakeeyo walal mcn hadan dumar nahay waa jclnhy raha ina karameyo alla kara lehee

  • @bushkeymoha6404
    @bushkeymoha6404 8 ปีที่แล้ว +5

    thank you abowe masha Allah

  • @halimaismail3013
    @halimaismail3013 7 ปีที่แล้ว +14

    waa runta sheekhadan Aniga igu dhacadey walalo ilahay ajar iyo xasnad ha ka siiyo

  • @princessahlaan9524
    @princessahlaan9524 7 ปีที่แล้ว +23

    shiqow isooducee inu illhy muradkeyga I aqbalo inbadan ban ka dabo waregaye illhy qofkaste Murad kiisa ha u aqbalo dambigenana dhaaafo

  • @farhiyokhalif3433
    @farhiyokhalif3433 8 ปีที่แล้ว +5

    Thank wll

  • @najmaali1139
    @najmaali1139 3 ปีที่แล้ว +6

    Wxn rajeynayaaa inu marun wuxu igusameyey isaga dib ugu laabandoonto wlhi😭😭u cagaheyga imanaayo😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @naimahabdi2626
    @naimahabdi2626 4 ปีที่แล้ว +3

    Qalbiga aya iga Jabay ilin xata wan kari la ahay mana cafin dono waligey dacad nimada badan ma ficno

  • @bilanali309
    @bilanali309 8 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah

  • @nasibadansaleban2872
    @nasibadansaleban2872 7 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jizakalaahu khayr qof kaa sii jeeda wakhtigaga ha ku lumin hore u ga si soco aduunka kalidii kuma noola ok inaad heleyso qof ku jecel ood adna jeceshahay waliga hore u soco dibna ha soo eegin

  • @ApdiKaniOsman
    @ApdiKaniOsman 8 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله.. جزاك الله خير

  • @niyaadiimaan6540
    @niyaadiimaan6540 6 ปีที่แล้ว +7

    Aniga hadan kawaramo wilba wada soconay arin an ushegin duruf awgeed buu ogaday wuna igatay bal maxay idinlatahay wana ilaaay sagi anugu wana cafiyay

  • @AadanMaxamed-sq6tz
    @AadanMaxamed-sq6tz 9 หลายเดือนก่อน

    Walliyalow iso dcuey qalbiga i xnuuniyo wa igu dhab walhi 😢😢😢 qalbi xanuun daran ayaan daremoyaaaa walaliyalow😢😢😢😢

  • @boqortyoofficial1181
    @boqortyoofficial1181 4 ปีที่แล้ว

    Jaskallahu kheeer walal. Muraad ayaan leyahe iso duceeya inshalllah inu. Kheerka i wafajiyo

  • @aminohuseen1787
    @aminohuseen1787 8 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallahu Kheyr walalkeyna ajar iyo xasanaad allah ha ka siiyo Shukran wll

  • @worldcitizen9102
    @worldcitizen9102 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi qof iga dagey inaanan weligay u joojin. Sababtu waxan aaminsanshay inuu shar iyo dhib igala tagay, Insaanku qaar ayaa shar la wareega. Weligeyna kama shalaayin ilaa dhawr qof oo nocaas ah aya isoo martay. Allah ban ku xamdiyey mudo ka dib markaan arkay Sida ay ku dambeeyeen.

  • @xamiida-cusmaanomcabuudi329
    @xamiida-cusmaanomcabuudi329 8 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا اخي في الله

  • @abdihakimkhaliil6440
    @abdihakimkhaliil6440 6 ปีที่แล้ว

    illahay dartiiban ku jeclahay wllkay naasir cadceed jazaakallahu khayral jazaa

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 5 ปีที่แล้ว +2

    Waligay kama samraayo kana samri waayay ilaa bishii Ramadan baan kala maqanhay hadana kama quusto anoo walltinimo uxiriira Ayaan anigu jeclhy allow isoo celi waa markii labaad ee qalbigayga jabiyo

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 3 ปีที่แล้ว +3

    Qofka jeceel ka sabri la aniga ha ilsoo xiriiro mudo isbuuc insha allah waan iloowsiin donaa

    • @hodanhassan682
      @hodanhassan682 ปีที่แล้ว

      Haalkeen kalaso xirira wll

    • @masnaaxmed426
      @masnaaxmed426 ปีที่แล้ว

      Azc wll

    • @assadabdi7737
      @assadabdi7737 ปีที่แล้ว

      @@masnaaxmed426 yes boss

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 11 หลายเดือนก่อน

      war sxbow anigaa la dhiban arintaaa fadlan intee kaala soo xariiraaa

  • @rayannejanogasho7214
    @rayannejanogasho7214 7 ปีที่แล้ว

    Mercie Mr.Nasser Cadced
    ILLAHAY haka Jazai siyo wanagad noso gubineysid

  • @qadromohamed5269
    @qadromohamed5269 6 ปีที่แล้ว +9

    Najmo shariif ayaan lahadlayaa abaayo aniga waxaan wiil wada socaney mudo gareyso afar sano hadane wuu ig tahey wana kasabrey cadey marka isk sabar mcnto wiiilsha soomliyeeda waaa saas miran

    • @najmaabdullahi6828
      @najmaabdullahi6828 4 ปีที่แล้ว

      qadro mohamed abyo waa runtaa .waa in lasabraa taasa awoodnaa .maanta iheysataa

  • @zaynabbintuhassan3868
    @zaynabbintuhassan3868 5 ปีที่แล้ว

    Jasaaka Allah sheikh nasrir cadced

  • @kadigaobakar7140
    @kadigaobakar7140 5 หลายเดือนก่อน

    10 years lugooyo lkn 2 wil yn haystaaa Alhmdoulilah

  • @iqraahmed8596
    @iqraahmed8596 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah jazakalahu kheyr

  • @faizocadey6660
    @faizocadey6660 5 ปีที่แล้ว

    Shukran wllkey inbdn Jazaklllh ❤️❤️🙏🏻🙏🏻

  • @khadraomar914
    @khadraomar914 8 ปีที่แล้ว +2

    masha allah, aad baad u mahadsantahay

    • @vip-wo8vb
      @vip-wo8vb 7 ปีที่แล้ว

      Khadra Omar

  • @rahmohussen4926
    @rahmohussen4926 8 ปีที่แล้ว

    mansha alaaah wllkey alle haka wabaal mariyo farintada wanagsan ad bey u fcnthy in leys faro wanaga alle haku xifdiyo wll

  • @maryamjacayl6423
    @maryamjacayl6423 7 ปีที่แล้ว

    masha allah shukran wllo.
    insha allaaah wn raacata talooyinkaaga

  • @hilalomar8733
    @hilalomar8733 7 ปีที่แล้ว +17

    Waa runtaa sheekh Aniga ayaayey Iminka ihaysataa goaane Waan gaadhi lahay walina Waan rajeeyaa

    • @haboonmaxamad622
      @haboonmaxamad622 7 ปีที่แล้ว +3

      hilal omar aniga aya Kulamid ah lkn ima noqon donto mardabe insha allah

    • @idmanhussein6042
      @idmanhussein6042 7 ปีที่แล้ว +3

      hilal omar wllo sidee u gaadhay goaan anay imika i hystaaye

    • @naimaabdi9651
      @naimaabdi9651 7 ปีที่แล้ว

      hilal omar kula mid ayaan ahay hno goaan aan qaado magranaayo hno

    • @hassanmohamedvlogs9990
      @hassanmohamedvlogs9990 6 ปีที่แล้ว

      Iska sabra hablooy walaga siman yhy dhan walba xaga wilsha iyo gabdhaha

    • @wiilkajecelsomaliland472
      @wiilkajecelsomaliland472 6 ปีที่แล้ว

      hilal omar nac oo naceyb u qaad isaga ayaa. Ku so Raadine

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL 5 ปีที่แล้ว +1

    *WAY ADAG TAHAY INSHA ALLAH ALLAH AYAAN TALLO SAARAN* 😢😢💯✔💔

  • @sundusqueen5358
    @sundusqueen5358 8 ปีที่แล้ว +7

    Asc sheikh naasir jazakumulah isoduce ana waducaysanaya gabdho badan ben ushegay marka in Ilahay idanbi dhaafo

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh alaha haku xifdiyo

  • @qadromohamed5269
    @qadromohamed5269 6 ปีที่แล้ว +1

    Magaceyga waa qadra Abaayo aniga xitaaa wiil ayaan wada socaney muda fara bdn oo gareysa shan sano marki danbane uu iga tahey aniga runtii wan kasabrey whi xitaaa hal mar xitaaa ma so xasusto wayoo wan ogahey in uu ig marmey aniga wan ka sarey nolasheyda wayoo qof an ibahneen in an kadaba cararo waa qalada Abaayo waxaan in kula wadago sida an jecelkiisa iskaga babiye waxaan diley rajada markaas ayaan ilobey tedada kale waxaan sameye qofkasta oo ogaa in uu xirir naga dhaxeyo waxaan ushegey in uu xirirkaaa dhamadey taas ayaa si ficna i cawisey

  • @umusalamashariff8354
    @umusalamashariff8354 8 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah brother Nasir Jazakallah kheir

  • @munakhayroffciall2409
    @munakhayroffciall2409 7 ปีที่แล้ว

    Jasaaka llh sh Lyn aniga arintaydu waykaduwntahy aramahan qofban sidhaba qlbigyga udajiyey Lyn muqabil wuxuigadhigy qlbiga uuigajabiyo iyo murugo iyo ciil hadan isilswsiiyana mailawikaro sabto ah darisbanunahy aduunka wa ayaamo illhy ayaa iga hiilindona aakhiro isha allh

  • @sundusomar1960
    @sundusomar1960 ปีที่แล้ว

    thnks wllo inbdn

  • @samiidebeb7442
    @samiidebeb7442 8 ปีที่แล้ว

    qeyr Allaha kusiyo nasir walalkey mcn runta ayad ka hadashey wlhi wan ku aminsanahy

  • @vitahuddacapsules6894
    @vitahuddacapsules6894 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah great video

  • @hodmancadceed3266
    @hodmancadceed3266 7 ปีที่แล้ว +5

    runta ayuu ka hadlay,
    WLLKEY NISIR ÇAD CEED

  • @ubaxsiciidubaxsiciid2509
    @ubaxsiciidubaxsiciid2509 ปีที่แล้ว

    Waaa xaqiqe tasi wll alle haku barkeeyo

  • @zuhuurabdi6804
    @zuhuurabdi6804 2 ปีที่แล้ว

    Sax weeye ilow qalbiga noqaboji yarabi 🤲🏿

  • @hanibashiraxmed1560
    @hanibashiraxmed1560 5 ปีที่แล้ว +2

    wllhi waa tan iheysata marwalba waxa wahel I ah samirka iyo dulqad marwalbana waxan isku daaya ina qalbigeyga ka saro alx qalbikeyga wan ka sarey rafad badan ka dhib

  • @naimaabdi9651
    @naimaabdi9651 7 ปีที่แล้ว +14

    isla hada ayey ihystaa arinkin lkn magaran karo saan uilaabo ninkaas 😓😓

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

      edbsan Abdilaahi Saladaha badso, iyo Ducada Istiqaarada layiraahdo. Micnaha istiqaarada waa labo tallo tii roon,Oo Allah lagala tashado..

    • @WEHELCHANNEL
      @WEHELCHANNEL 5 ปีที่แล้ว

      allah qalbiga hakuu caafiyo walaal 💯👍

  • @samdecaday842
    @samdecaday842 6 ปีที่แล้ว

    عن جد شكرا بارك الله فيك وشكرا لك

  • @shukrimahmud9076
    @shukrimahmud9076 7 ปีที่แล้ว +7

    mana aadinka wax walba wey jecel yihiin, jaceel ka alle halagu dadaalo , qof aan ku jecleen, waxaad ka dareemi kartaa, sheekada waayo beeni, raad maleh

  • @leyloabdinuur6160
    @leyloabdinuur6160 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah mahsanid

  • @bintunimco3340
    @bintunimco3340 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah hambalyo wll

  • @aslihassankotka4305
    @aslihassankotka4305 7 ปีที่แล้ว

    masha Allh asxaabey nasir cadceed nubarkiisa iiso qora hadad haysaan mahdsnidin

  • @kadragurey2452
    @kadragurey2452 6 ปีที่แล้ว

    Msha allh ad ayan oga hely runta ad shegeyso thanks wll

  • @umcalimohamud3739
    @umcalimohamud3739 8 ปีที่แล้ว

    masha allah jzkallah alif kheer

  • @Mindgrowth1
    @Mindgrowth1 8 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 5 ปีที่แล้ว

    S c w r wll qaaliya Naasir ilaahay hakaa ajarsiiyo qayrka salaada aad nasoo gaarsisay janadina rabi hakuugu Amaal gudo waxkastana waan kuu saaraa si Qayrkusii Ku faafo wll qaaliya naasir

  • @zamiyoabdiqadar6946
    @zamiyoabdiqadar6946 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walal

  • @ayaanfaarax6421
    @ayaanfaarax6421 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh tabaraka allh jasallahu khyr wllo

  • @hiboibrahimabdi4085
    @hiboibrahimabdi4085 8 ปีที่แล้ว

    jzkallah khayr wllo

  • @aligeedi98
    @aligeedi98 8 ปีที่แล้ว +1

    khayr badan Allah haku siiyo akhiro iyo aduun, Mr. Nasir Cadceed.

  • @faatimadayib8270
    @faatimadayib8270 7 ปีที่แล้ว

    wll allah haku xfdyo C/nasir cadced

  • @simranrufai7874
    @simranrufai7874 8 ปีที่แล้ว

    wallah sax jazakallah khair wiilashena iney Arkan muhiim fariintan 😢

  • @sagalmuseharun4192
    @sagalmuseharun4192 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wllo

  • @feysalmuniir9757
    @feysalmuniir9757 4 ปีที่แล้ว

    M.a wallkey alle haku daayo ii faaideysey masha aallh alx hada ka reestey in kastoo ilaa hada aan markaan xusuusto murgoodo alx calaa kuli xaal

  • @keefcabdi5585
    @keefcabdi5585 2 ปีที่แล้ว

    Asc ramadaan kariim april/1/2022
    Alle nabad iyo caafimad haynagu garsiiyo sacado kooban baa inooga haray illhy waxan waydisanaynaa cafimad nabad galyo iyo cafis

  • @shaymaxasan3816
    @shaymaxasan3816 6 ปีที่แล้ว

    Mancha allah waqti an ubhnhy ayaan helay video ga jasakallah wll

  • @abdifitahhirsi1624
    @abdifitahhirsi1624 7 ปีที่แล้ว

    runti nasir aad ayan kusalamaya wa talo aad u wangsan jazakallah khyr

  • @aminajidible4392
    @aminajidible4392 8 ปีที่แล้ว

    jzakallah kheyr wlo

  • @saidahassan9892
    @saidahassan9892 7 ปีที่แล้ว

    masha Allh wll Allh ku xafido

  • @hudasoyan4716
    @hudasoyan4716 5 ปีที่แล้ว

    Hadaladada waa sax walalkeey imanka qofka ayay ku xirantahay hadii ilaahay talada saaro wax kaa qadimeeso wax walbo waa laga samra abahayba waan ka samray aduun leema raciyo

  • @mcnhooyo1665
    @mcnhooyo1665 6 ปีที่แล้ว +1

    wey ihaysataa xanuun xasuus xaalada xun ayaan ihaysato lkn waan cafiyay xitaa 4sano markaliya been uma sheegin iyada kama baqeynin Allah baan ka cabsaneyey taladana rabigey ayaan usheegtay

  • @sagaldiamond2298
    @sagaldiamond2298 8 ปีที่แล้ว

    jasakslah akhii

  • @ززللل-ن8ذ
    @ززللل-ن8ذ 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa xanun lkn inlaah mac samirin ilhaya qofka iga masx yaarabi iso duceey

  • @sadiaabdi8035
    @sadiaabdi8035 6 ปีที่แล้ว

    Thnks walalo waad i dhirigali say wlh

  • @abdulahiabdikaafi1758
    @abdulahiabdikaafi1758 6 ปีที่แล้ว

    Qoftoo aan jeclaa .
    Ayaa amerika aday .
    Lkn waa doqon ine niyada iga jibiso ayee rabaty .
    Lkn shabel lama gaadi karo.
    Asaa wax gaado.
    Dhesha wee socota

    • @hamdicadey9041
      @hamdicadey9041 6 ปีที่แล้ว

      Abdikaafi Shankar1 wll side ku fahamtay adiga lee haa qiyamin gbdhaa ineee ameicka kuu geyso haa ugalin

  • @nemanada2339
    @nemanada2339 7 ปีที่แล้ว +21

    shikhow iso duce rag badan bn lugooyaye in ilaahy i danbi dhafo

    • @faysalali817
      @faysalali817 7 ปีที่แล้ว

      nema nada kkkkkkk adiga meeqa ku lugoysay

    • @nemanada2339
      @nemanada2339 7 ปีที่แล้ว

      Faysal Ali walhy mid ba hoogayga kiciyey de

    • @faysalali817
      @faysalali817 7 ปีที่แล้ว

      nema nada walhi waa runta aniga runti waligay qof ma qiyamin lakin xiligan an kula hadlayo ayan daremaya qalbi jab sayid u wayen xabad aya hogayga kicisay lakin wan sugaya inta ayadana hoga da la kicinayo

    • @qosoliyoqaraxo8820
      @qosoliyoqaraxo8820 7 ปีที่แล้ว

      nema nada kkkkkkkkkkkkkkk. *istafurulah danbi ayaad gashay*

    • @nemanada2339
      @nemanada2339 7 ปีที่แล้ว +5

      Hanad guul wade waar de ina adeer wan ka tobad kenay

  • @adamabdirahmaan4412
    @adamabdirahmaan4412 2 ปีที่แล้ว

    Wll gabar yaaa jclahay iga na side lagu ilaeo karaa maxamed tuurta bay dhabo aya jogaa iga soo dar magac cega

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 3 ปีที่แล้ว

    tahnak you prother

  • @bederadem1513
    @bederadem1513 6 ปีที่แล้ว +4

    wll qof ayaan si xaqiiq ah ujeclaaday wll mudo 7sano ayaan jclhy isna wuu iga tagay mxaan sameeyaa wll 😢

    • @abdulahiabdikaafi1758
      @abdulahiabdikaafi1758 6 ปีที่แล้ว +1

      Beder Adem 7 sano aaa.
      Dr xabeeb tag ee isoo baar kaas jacel mhn

    • @suhaib9811
      @suhaib9811 6 ปีที่แล้ว

      Beder Adem Al Todobada sano Maxad Iska Ag qabanayseen Wll Waqti baa Idinka qasaaray

    • @sharmaakecalixaarato3768
      @sharmaakecalixaarato3768 6 ปีที่แล้ว

      Sallada badi qur'aankana aqriso wlll

    • @ikymohamed2617
      @ikymohamed2617 5 ปีที่แล้ว

      Beder Adem facbgada iso sheeg sxbe labadena iskumida nehe

    • @WEHELCHANNEL
      @WEHELCHANNEL 5 ปีที่แล้ว

      ah
      *xanuun badanah* 😢😢 rabi haku caafiyo wll

  • @nuurmaxamed345
    @nuurmaxamed345 7 ปีที่แล้ว

    mash allh jasaka laah akhi

  • @maxamedcabdiraxmaan4564
    @maxamedcabdiraxmaan4564 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Alla waa mawduuc wanaagsan

  • @munaali6106
    @munaali6106 8 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah walal jazakaAllah

  • @samiiroismaacil7132
    @samiiroismaacil7132 2 ปีที่แล้ว

    Wll isoo ducey wila ikhiyaamy 4sano jecel dhisen cidla iga dhaqay murgo weyn igu dhacady waxaa iga gaadhahya dhaawac qalbiga qofka Islam ah kobontiga arka isoo ducee wlshaa oo kale ahya 😭😭😭😭😭😭😭

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 2 ปีที่แล้ว

      Wlo ani wali igu madhicin oo wax majeclaan lkn wax badan akhriyey waa dhib in qofku kugu jaro oo kukhiyaamo sidaa awgeed allaah isku xidhi oo badal khayrqaba waydiiso wllo,

  • @umaayubumaayub445
    @umaayubumaayub445 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah wlkis sax hdlkaka

  • @sadiyamohamed2465
    @sadiyamohamed2465 6 ปีที่แล้ว +4

    Jasakalaah kheyr 3sano aan kusuganahay shekadan go aane wan qada la ahay ilahey hanacaawiyo

    • @WEHELCHANNEL
      @WEHELCHANNEL 5 ปีที่แล้ว

      allah haku caafiyo walaal mudo dheer weeye allaj qalbiga hakuu sugo

  • @ahmedismail4235
    @ahmedismail4235 7 ปีที่แล้ว

    Mancha AllH taparakalaH
    Illahay hka abaal mariyo brother

  • @xamiida-cusmaanomcabuudi329
    @xamiida-cusmaanomcabuudi329 8 ปีที่แล้ว

    ma sha allah jazaka allah