Xaafad ka mida xaafadaha masar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 27

  • @Saciidbuubshe
    @Saciidbuubshe ปีที่แล้ว +1

    Qaahira wan u xiiisay 2015 ka so tagay Xaafada Xayi saabic qahwada Canu Faruuq❤

  • @suadalimohamud8284
    @suadalimohamud8284 ปีที่แล้ว +2

    Noo soo badi xabibti waa soo soconaa safiican aad u sharaxeysaaa hadalkaada manshall

    • @Abdirahman_24
      @Abdirahman_24 6 หลายเดือนก่อน

      Ma tagtay cairo

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaah waa Qurux. jazaakalaahu kheyr abaayo❤

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 ปีที่แล้ว +1

    Abayo routin soo sameeee

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash ปีที่แล้ว +3

    Waa nagu soo yareesay 😢 ma u qalano intaas

  • @FaturnAmore
    @FaturnAmore ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah waa meel qurxoon

  • @siradartan2071
    @siradartan2071 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco abaayo qof adag baatahay alle Haku xafido❤❤❤

  • @abudhayib___6915
    @abudhayib___6915 ปีที่แล้ว +1

    Wa Nagu Yareesay Abayo Vlog yada so Badi ❤🇪🇬👸🏻😍🇸🇴🔥

  • @Queen-kd4jl
    @Queen-kd4jl ปีที่แล้ว

    Abayo noo soo badi muuqaalada nolasha masar

  • @AfraaxXasan
    @AfraaxXasan ปีที่แล้ว +1

    abaayo meeshaan cinwaanka soogalai biliis

  • @ifraaxabdallaofficial
    @ifraaxabdallaofficial ปีที่แล้ว +2

    Waw masha allah aniga abayo masar aya kulajoga sodhawow wakuso dhawena

    • @jiijomohamed354
      @jiijomohamed354 ปีที่แล้ว

      Abayo masar ayaa so rabaa iso dhaweey

  • @ahmedmuuse1797
    @ahmedmuuse1797 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah ardu luuba

  • @deqomohamud9245
    @deqomohamud9245 ปีที่แล้ว +1

    ASC abaayo qiimaha alaabta sameeska ka soo hadal

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 ปีที่แล้ว +3

    Ardi luwa maxaan hilib geel ka soogatey. Thanks sis❤❤

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 ปีที่แล้ว

      Xfda ugu fcn ee qoos caruur yaryar u fcn iyo macalimad naag quraan ilmaha u dhigta ma lehaa

    • @beydanabshir4058
      @beydanabshir4058 ปีที่แล้ว

      @@nijaj9157 abaayo waa buuxaan xaafado badan xitaa xafada naftikeeda ayaa Kala haboon lamiga udhaw cimaarad nadiif ah waxa fican gofka in u tago so sahmiyoo.caruur yar yar hadad haysato 6oktoper.wa ok.lakin ardi luwa mafiicna.adeg ba lotaga💗

    • @beydanabshir4058
      @beydanabshir4058 ปีที่แล้ว

      @@nijaj9157 macalimad quraan iyo mid carabi iyo midkata wa hele mesha masar waye.lacagtaada ku xakunta

    • @atikamohamed2951
      @atikamohamed2951 ปีที่แล้ว

      @@nijaj9157haa

  • @bushra445
    @bushra445 ปีที่แล้ว +1

    Abayo kaso hadal fadhiyada sariiraha iyo armajoyinka jikada qimahoda

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 ปีที่แล้ว

    Ninka aad caruurta kala soo carartay Waa miskiin
    Aniga Egypt 🇪🇬 baan kuugu imaan lahaa maxkamad ban ku saari lahaa
    Lacag baan bixin lahaa
    Caruurta sidaas aan ku heli lahaa. Naag kale baan guursan lahaa oo caruurta ii ilaalisa oo Dharka u dhaqda oo canjeero siisa boolbare u marisa
    Shax shax ka dhigto
    Ma ogidoo

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +1

    At: (1:25) ninkaas wuu xanaaqey sawirka aad kaqaadey, marka iskajira markaad wax duubeysaan, waayo waxaa jira dad aan jecleyn in laduubo oo hadhowti youtubka lageliyo……waxaad duubikartaan cuntooyinka iyo alaabahakale ee dadka yaan laduubi, waana dad xanaaqbadan oo waxkasta kugaarsiinkara. Sidaas ookale wadanka turkiga, dadkiisa in laduubo way kaxanaaqaan markasta, ee iska ilaaliya waxaad markasta aad sameeneysaan.
    Mahadsanid abaayo

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo wadan aaden lahayn qiimo maleh 😢

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 ปีที่แล้ว

    Dadkaaa shishat kuso weydiyee shaqo laan badhana

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 ปีที่แล้ว

    Walaal Maxaad ninka uga soo xaday caruurta
    Maxaa ugu soo haajirtay meel uusan Raali ka eheen
    Soo dambiile ma tihid
    Walaalka sidaas Hadii lagu suubiyo maxaa dareemeesaa

    • @Gabar.cadaado
      @Gabar.cadaado  ปีที่แล้ว

      Ninkee? Nin qabo ma amar la aantiis baxay🤣🤣