KOOXDA HEEGAN OO GUUD AHAAN LA DALACSIIYEY DABAAL DEG IYO FARXAD # 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xifdulah somali somali police good

  • @abdullahibaa4238
    @abdullahibaa4238 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa guul weyn oo lagu farxo
    Waa dad isjecel isku duuban oo jecel inay mar walba dadkooda wacyi galiyaan waxaan dhihi lahaa innaan nahay dhameys asaagood la dhigan ha'udhag taaginee dhaliil baa jirtee guul wacan kooxda heegan keep going

  • @mjaangoow5780
    @mjaangoow5780 3 ปีที่แล้ว +3

    An horay usocono yeynan gaabinin inaan sii karaar qaadanno mahane guul iyo gobanimo kooxdayda heegan ee C.B.S

  • @horumariyohiigsi5974
    @horumariyohiigsi5974 3 ปีที่แล้ว +3

    MASHAA ALLAA TANI GUULAHA AAN LAQARIN KARIN EE MUDANE FARMASJO

  • @shukrihassan2144
    @shukrihassan2144 3 ปีที่แล้ว +3

    guul guul dhaaftay oo ay gaareen kooxda heegan waana taariikhi arintaan

  • @moussaalimoussa4072
    @moussaalimoussa4072 3 ปีที่แล้ว +2

    Kooxda heegan dhamantiin guulasta wadaniyal guul iyo gobaniimo

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waxqawad ka taliyaha heegan

  • @clfitaaxibnu.taysiir9011
    @clfitaaxibnu.taysiir9011 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamplyo hamplyo taliya abdi ftaax sxb wxd thy taliye aqteyda qaali ku ah hmplyo bn ku leyahy guuul guul

  • @bashirhassan5621
    @bashirhassan5621 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees cilmi KU fadhida heerkiisu sarreeyo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nolol dheliyo dhalanted ah sharaf maku dhowranta dhambal gogol ah iyo dhar adan laheyn maku dhaxan tiran inagana dhabti intan dhuniga iyo dharag teyda an dheri gacan walal ka sugaya o inan ahay dhameys asaged la dhigan how dhag tagine dhalil ba jirto nolosha walalow isi ina ka baxo wax kasto u sameyay wana ka bixi wayay aniga nolosha nacay

  • @maxamuudcabdicali8928
    @maxamuudcabdicali8928 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhaliil baa Jirtee
    Walaahi Waa Dhab

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah Alxamdulillah/ Again We Always Working Hard In God wye.

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 ปีที่แล้ว +1

    Family Always we Are the ONE OK.

  • @mjaangoow5780
    @mjaangoow5780 3 ปีที่แล้ว +2

    Walle iyo bille waxbaa ka socda kooxdayda heegan

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Great song

  • @farxaangureey8883
    @farxaangureey8883 3 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus wye walee

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Sax waye aniga shaqsi dhibsado walalow wax isi

  • @YA-lv2xg
    @YA-lv2xg 3 ปีที่แล้ว

    🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    💙

  • @caliyare2864
    @caliyare2864 3 ปีที่แล้ว

    M.a taliye c fitax u nolow heegan waligaa jir o joog

  • @rashkaofficial9676
    @rashkaofficial9676 3 ปีที่แล้ว

    Heegan hambalyo

  • @UbaxDahir-jf6nh
    @UbaxDahir-jf6nh ปีที่แล้ว +1

    .walikiiinjir

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 4 หลายเดือนก่อน

    Geyiga iyo dad yahow Waxa dhabana heys nagu dhaliyay wa dal kuwi u dhashay e u dhidhiyay dhididna u hureynin dhef siday ku helan xidid gobinimo lo dhaqan tiro umad dhehata sey ku dharata dhontada baryada abar dharata dhalmo lagu korsho nolol dheli dhalanted ah sharaf maku dhowranta wa dhab marti wa dharar qur ah dhambal gogol ah iyo dharka adan laheyn maku dhaxan tiran inaguna dhabti inta dhuniga iyo dharag tena an dheri shisheye iyo ka sugeyno dhul dher inan nahay dhameys asagod la dhigan how dhag tagine dhalil ba jirto inteynan dhulkena dhalato iyo ber lin cambo iyo cows dhuganeynino dhayahu dhul kale si dhowrayan inan nahay dhameys asagod la dhigan how dhag tagine dhalil ba jirto dhigal har iyo ceyn isku dhaxal mid ah isku dhilo iyo farax iyo dhib wada dhalatadan leysku dhaminey dhaqan geli dantada
    Somalia dhaqan geli danta hada dhaqalo jirin dhisnan mayo qaran raxo lagu nasto tacab ku dhiro o dhaqan geli dantada hadan dhaqalo jirin dhibin meysid calan kaga dhehano ad ku dharatide tacab ku dhiro o dhaqan geli danta hada dhaqalo jirin cilmi dhigasho iyo dhowris cafimad si dhaqso leh bulshoy sahal kuma heshide tacab ku dhirado dhaqan geli danta wa ka dhulka iyo cirka no dhan yahay somalia dhaqan geli danta ❤❤❤❤❤

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 2 ปีที่แล้ว

    KOOXDA HEEGAN EE CIIDANKA BOLISKA SOMAALIYEED JIILKII SADEXAAD EE DHAXLI LAHAA AYAA KU SOO BIIRAY, HOWSHU WAA QORI ISU DHIIB........MAHADSANIDIIN

  • @bisharomayow4465
    @bisharomayow4465 ปีที่แล้ว

    7

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 6 หลายเดือนก่อน +1

    Tugsi walalow isi ina ka baxo wax kasto u sameyay wana ka bixi wayay nolosha nucas dhibsaday dalka dhan nolosha nucas ku jiro waye dalkena walalka intu wax ku sinayo in kasi tashato la raba malin kugu cajiso wax ku sin wayo iman karto 😂😂😂😂😂😂

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 2 ปีที่แล้ว

    KOOXDA XARAASH QARAN , DADKAN BARAARUGEY RABAAN DIB INEY U CELSHAAN...........

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Geyiga iyo dad yahow Waxa dhabano heys nagu dhaliyay wa dal kuwi u dhashay u dhidhiyay sey ku dhefsadan dhidid gobinimo lo dhaqan tira kontada baryada abar dharata dhalan ku korina dhanbal gogol ah dharka adan laheyn maku dhaxan tiran inaguna dhereg tena iyo dhuniga an cuni dhul shisheye an ka dhowreyno inan nahay dhameys asagod la dhigan how dhag tagine dhalil ba jirto inteynan dhulkena dhalato iyo ber xolaha dhex yal nimcada dhex tal dhuganeynino dhayuhu jiran dhul shisheye tug inan nahay dhameys asagod la dhigan how dhag tagine dhalil ba jirto xaqiqdi shacabka iyo dowlada dibada tugsana shacabka dadkoda dibada aday so bilo ku nol nahay dowlada saxibada calamka wax siyo ku nol yihin geyigena wax so sar ganacsata