Will laay dartaa ayay unoqotay markay tiri waxan uqoray Awlaada mana naciima hayso Alle ayaa baxshee mashaa Allah naciima codkar aan codkeeda uciishoon jawabtana barteeda dhigto Allaha kudaayo
Asc mamo wan kusalamay salanta islamka habaryar qali ah waxan kuleyahay allah kacabso cebaha dadka in lagu mashqulo ma wanagsano ayada haday xuntahay ayaday anface haday ninkeda lugaha kashumisana ayaday anfece haday istustus katahay ayaday anfece haday jecel katahayna allah ha u ziyadiyo hoyo mcn waxan kuleyahay carabka wa fidno e allah kabaq e iskada gabadhan xumanteda iyo samanteda cebaha dadka in lagu mashqulo ma wanagsano cebehena inan kumashqulno aya wanagsan
Naagta we iska hadlesa hadalka se ugu rafatay waba ka yaqyaqsoday xataa hade runtahay dadkaas masuliyad %100 kama saarna dad waxa jiro halqoflee uso maqan halkaas qof niloshisaa iyo intu maaulka ka aha kama badna wixi sacidaadna sida ramadanka iidaha ma marki qofka so cabado le logu talagalay baahi iyada qabto ayaan o cago islamed la leefleftay teeda kale wexe dhowrjeer varav dhawday guriga iga dumin rabtay weyba cabsaneesa qofta waba halqal kunool iyo in lafuro e ka baqdaa tan xigto Maama zaynaf janno iyo Raxma alle swt hasiyee waa ogeen xaladeeda ilahey owladada hakaa siiyo Naima naagtan intaa ugu ekee inte si walanin 🙏❤️
Runta dadka ku dulminaayo waad inad u sheegto. Qofna dulmiyi marabo. Naimo waa iney sharafteda Ila shata intas oo dad aya ku xiran. Dadka runta waaa in loo sheego qofna lagu xafgudbin. Nolow my beautiful
Ascw abaayo in aad u jawabto ma aha maxa yelay warka un ba badan aniga iskaga har baan ku dhihi laha qof aad is ku level tihiin baa lala hadla energy in aad galiso ma aha dadka wax ka faida ku jirna ilaah mizanka zananadka ha ku saro
ASC Habo Mcn ♥️ Alla ha ku barakeeyo Hadal iyo dhamaantiisa qof nadiif ah ayaa tahay qofii kugu qaltamayna Alla ha soo hadeeyo ilaahna Dambi dhaaf ha weydiisto (waxaa tahay Mashaalaah ♥️🙏💯)
Naciimo in badan ayaan kula socday, macluumaad qaldan gabaan inay wadato Waan aragnaa,allaha xifdiyo adiyo qoyskaaga quruxda badan,talo waxaan ku siin lahaa ka soo gaabso abaayo❤❤❤
Maansha Allah Naciimo abaayo jawaab ku haboon gabadhaan waad siisay haday in yar oo xishood ama Allah ka cabsi uu ku jiro ilaahay xaqa ha garansiiyo Insha Allah
Dadka wll hadaan khaladkooda la sheegin sow caruurta yaryar ee hada qaan gaadhay Uma arkayaan dadkaa waalwalan ee lugaha leefaya inay saxsan yihiin ولولا دفع الله الناس بعضهم على بعض لفسدة الأرض
@@hamdamohamed4155 runtii gabadhaas iyo ninkeedu baraha bulshada dhaqan xumo ayay la joogaan waana waajib in loo naseexeeyo laakiin bil xikma iyo in aan la xad gubin ayaa loo baahan yahay si looga midho dhaliyo. Maxaa ka dhashay naseexadii Naciima waa ka dar oo dibi dhal
ass ca wrx walal naima aadbaan kula socdaa walal talk ahaan fadlan mardanbe haka soo hadlin gabadhan warer aya jira fadlan walal halkaa uga had h kheerbadan ban inii rajeynayaa walal asc
wa xaqiiqo wllhi wan dawaday dugtii hooyadaa wll anagu waxan kadawanaa janalka adiga is ahoow wll gabadhan wa ciyal suqad e waxba ha ujawabin waruntaa wll anagu wan kutagernaa
Bisinka iyo quranka ya so waaley qoftan istaqfurullah hal wax o run ma sheegin walee wa lagu so ajarey hooyo mcn sharaf iyo wanaag lagu duugey mey been ka shegee allahu akbar Messina ku yaabey aan fadhiya
Hooyo qurux badan aatahay oo aqli badan Masha Allah hadal karmeed naimo ugu imow🎉🎉🎉
Khaali aad ayaad u mahadsan-tahay guuleeyso!
@@dhaqaaqaaddhaxashidee aduu mudan abayo
Adaa mudan abayo,♥️♥️♥️♥️♥️♥️
ASC NACIMA WALAAL ALLAHA KU XAFIDO ADIGA IYO CARUURTADA IYO ABAHOODA
Hooyo qaali ayaad tahay waxan ilaahay sharaf siiyay beenteeda wey cadahay khaaimada afka balaaran waxaan nacay qof walaakii waxaan jirin ku caayo xawayaan xun weeye ayaan ilaahay aan ka xishoonin shaydhaan mara wato ayaad tahay
ماشاء الله تبارك الرحمن،
Wanka xuumahay Nicima oo hooyadeed sidan aragnay u daryelaysay nicima waa qof shaarafle waalalo qoftani waa qashinade iska dhaf hoooyo allaah ha u naxaristo amiiiin yaa raabi
Naciimo abayo waa qaldan tahey gabarta ka leexo tadad ka adko iska daa qofka haduu ka diido waanno qasab ma ahan please iskagag harr. Ramadaan kariim ❤
Ilahey hasohadeyo inta lunsan inta hanuunsana Allaha usiyadsho dadka ashraarta oo fidmoolayasha Rabbi hanagaqabto Aamiiiiiiiin
Will laay dartaa ayay unoqotay markay tiri waxan uqoray Awlaada mana naciima hayso Alle ayaa baxshee mashaa Allah naciima codkar aan codkeeda uciishoon jawabtana barteeda dhigto Allaha kudaayo
الله يقويكي حبيبتي نعيمة ❤❤❤❤❤❤❤❤
نعيمه حبيبي جزاك الله خيرا وبارك الله فيك أختي الغالية الله أكبر
MashaAllaah Naima qof sharaf Iyo karaamo leh ayaad tahay Illaah ha ku xafido Adiga Iyo reer kaada a amiin amiin
Naciimo Reer dhaqaaq aad dhaxashid sanadkii sedexaad Aanwada soconaa been iyo faan kuguma Arkin guleeso xabiibti ❤❤❤❤
Asc mamo wan kusalamay salanta islamka habaryar qali ah waxan kuleyahay allah kacabso cebaha dadka in lagu mashqulo ma wanagsano ayada haday xuntahay ayaday anface haday ninkeda lugaha kashumisana ayaday anfece haday istustus katahay ayaday anfece haday jecel katahayna allah ha u ziyadiyo hoyo mcn waxan kuleyahay carabka wa fidno e allah kabaq e iskada gabadhan xumanteda iyo samanteda cebaha dadka in lagu mashqulo ma wanagsano cebehena inan kumashqulno aya wanagsan
Masha Allah abaayo walaahi cashar ad u dhigtay hadeey ku cibrad qadaneeso
Naagta we iska hadlesa hadalka se ugu rafatay waba ka yaqyaqsoday xataa hade runtahay dadkaas masuliyad %100 kama saarna dad waxa jiro halqoflee uso maqan halkaas qof niloshisaa iyo intu maaulka ka aha kama badna wixi sacidaadna sida ramadanka iidaha ma marki qofka so cabado le logu talagalay baahi iyada qabto ayaan o cago islamed la leefleftay teeda kale wexe dhowrjeer varav dhawday guriga iga dumin rabtay weyba cabsaneesa qofta waba halqal kunool iyo in lafuro e ka baqdaa tan xigto Maama zaynaf janno iyo Raxma alle swt hasiyee waa ogeen xaladeeda ilahey owladada hakaa siiyo Naima naagtan intaa ugu ekee inte si walanin 🙏❤️
Subhana Allah ,Aqoon ay uleedahay Naciima yaraa .waxaa ilaquman inay dadaka dhalay dhakhter geestaan.ayna qabsadaan
Mashllah sisters qofkastaba ha Loo daayo wixii uu sameysatay ‘yaan la isku xadgudbin fadlan joojiya hadalada Aad isdhaafsaneysaan fadlan Aamusa 😢
Runta dadka ku dulminaayo waad inad u sheegto. Qofna dulmiyi marabo. Naimo waa iney sharafteda Ila shata intas oo dad aya ku xiran. Dadka runta waaa in loo sheego qofna lagu xafgudbin. Nolow my beautiful
Abaayo macaan gabadhaas waqti ha iskaga dhumin waa qof wanaaga aan arkin. Allaah hana hadeeyo kuligeyna. Aamiin
Walaashey qaaliyeey ilaahay ha ku kareemeeyee xaqqa ha ka amusin
ilaahay baa xaqqa kugu jecel
﴿ وَقُلْ جَاءَ الْحَقُّ وَزَهَقَ الْبَاطِلُ ۚ إِنَّ الْبَاطِلَ كَانَ زَهُوقًا﴾
[ الإسراء: 81]
❤❤❤ Naciimo Abaayo Allah unaxariisto walidiinteeba oodhan marka waxii hakh Ah waa wax fiican jidka toosan Allah nagu hagaajiyo Amiin
Naciimo walaal diin iyo akhlaaq ayaa leedahay ,masha Allah, dadka noocan ah oo xuman iyo samaan kala garanayn hala hadlin.Walaal Illahay ayaa kusharfay ee sabarkaada ayaa aad iyo aad u sarey.Masha Allah ❤❤.
Habo ilahy haku barakeeyo afdabolana wa dahab naima ilahy dartii ban ku jeclahay habo 😘😘
Masha allah
Ducada walidka allaha ku aqbalo hooyo wan aragna ayado ku duceynayso 🥰
Iska Hadal Looma Hadlo Ee Waxaa Loo Hadlaa Sida Naciimo Cabdi Odawaa. Huuno Xikmad Ayuu Kuu Hibeeyay Eebbe Maashaa Allah Horey Usoco Huuno
Si fiican oo aqli ku saleysen ayaad jawaab u siisey haddii ay ku shaqeyso walaal naciino horey u socoe
Plz wll iskadaa qoftaas way kaa yartahay haku dayanin khayr waad usheegtay bas iska dhaaf na ixtiraam faniskaaga nahay wll alle dartiis usamir
Walaaley wad qaldantahay hadey odageda cagaha udhaqdana dhib maleh haday waano kaadiidana qasab kuma lihid
ماشاء الله الله يحفظك حييبت
Masha allaah Naciimo xabibti waxa tahay hooyo sharaf iyo ciso sharaf leh cilmi illaahey siiye illaahey ha ku xifdiyo dadka qaarka xaqa alle ha tuso mar kale waqti haku luminin jzkmallaah qeyr
Mashaa allah tabarak Ilahey haku hifdiyo Abaayo si fiican ayaad Ilahey hadashay waa hadeey wax ku qaadaneyso
Ascw abaayo in aad u jawabto ma aha maxa yelay warka un ba badan aniga iskaga har baan ku dhihi laha qof aad is ku level tihiin baa lala hadla energy in aad galiso ma aha dadka wax ka faida ku jirna ilaah mizanka zananadka ha ku saro
Asc
Waxaa la dhahay indha dhafoor ku yaal
Qof aan kugu mustawa ahayn yeysan ku daalin abaayo
Subaxanalhi Subaxanalhi malesxisabinyo miya masa aqiro majiro miya walhi allha kacabsiga waa yaradaye Masha allha nasiiba awalida uyeelataye allha hanasiyo ❤❤❤❤❤
ASC Habo Mcn ♥️
Alla ha ku barakeeyo
Hadal iyo dhamaantiisa qof nadiif ah ayaa tahay qofii kugu qaltamayna Alla ha soo hadeeyo ilaahna Dambi dhaaf ha weydiisto (waxaa tahay Mashaalaah ♥️🙏💯)
Mashaa alaah tabarakalaah ❤❤❤❤
Masha Allah abayo Allaha ku xafido
ماشاءالله الله تبارك الله ربنا يحفظك
Masha Allah sis si fican u hadashay iyada Allah so hadeyo 🙏♥️
Asc naima habaryar inaa tasi u jawabto ma ahen waxa tahy wey ka muqadaa ina tahy qof bari ah oo ahlu diin ah isku meelna ma martaa. Nagtani hadaladeda is burinayan waxkasto waxey usameysa ninki furay iney ku dureyse waan arkay iney isku dhax yaac wado. Qof la waniye oo intaso caay dambi afkeda ka baxayo waxa larabay in marki la waniye iney ku dhahdo mahadsanid madamo aad wanisay lkn garadkeda mesha dhigay
Asc wr naima wanada ad wanisay ilahay ha ka ajarsiiyo wax un bad u shegtay ma adan caynin waridka o dhan allah u naxaristo.
Ma shaa Allah
Tabaaraka Raxmaan
Ha isticmaal in kelmadaha aan afsoomaaliga kamid aheeyn sida pointiyada adigoo helikartid AF soomaali sida *qodobo*
MashaAllah hoyo sharaf leh baad tahay aqliga Ale haku siyadiyo kuwi kafaida Rabi hanaga yelo hooyo mcn 🎉
Naciimo sidani waa sheekadii Sheekh Shantaay dadkan social media yaha ku jira ha ku wareerin
Mashallah abayo
Asc walaal Naciimo waxaan Ku waydiiyay dagaalka adiga iyo Ayaan bilaan ilaa intuu socondoonaa noo sheeg. Qaladna ha ii farming..?
masha allah abaayo naciimo allah hakusharaf qof sharaf leh baad tahaye qof ilmo caayo aya necebahay subhanallah
Asc mama adiga iyo ayaan waxba ismaba dhantan labadinaba alle hanisohanuniyo saana diinta wax loguma shego dadka waa aduunyo gadoon codkiina labadinaba hadalkiina waa cawro alle kaxishooda
Aqoonta aad so qadanayso waaba ka helay aqoon yaanad masha'allah Allaha ku xafido atiga iyo familygaga jawab fiican waad siisa ayaan bilan
Naciimo in badan ayaan kula socday, macluumaad qaldan gabaan inay wadato
Waan aragnaa,allaha xifdiyo adiyo qoyskaaga quruxda badan,talo waxaan ku siin lahaa ka soo gaabso abaayo❤❤❤
My sister keep saying the truth always .
Masha Allah habo MCN aada IGA qoslisay naagti dhaqan xun tarbiyey xafidu lah
Subxan Allah. Waxa tahay dadka. Farad kutiriska ah ee kudayshada mudan ayad tahay. Somali
MashaAllah MashaAllah MashaAllah 🌹💞🌹💞🌹🥰🌹💞🌹🥰❤️🥰🥰🥰🥰
Mashallah xbt iskadaa ❤Allah kubarakeeyo
Kala xishooda gabar iyo hoyaded baatihine wll
Subxaan Allah niciimoy wll isku darajo ma tihiin wll yaya ku aakhiro seejin waayo waa gabadh walaacsan oo mskaxdeedu fadhiyin wabilaahi tawfiiq
ماشاءالله تبارك الله الله يحفطك يا نعيمه👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼🥰🥰🥰🥰
❤❤❤❤❤❤Manshalah nacimo ilahey haka xifdiyo walashey adiga iyo familkaga
Hooyadeed Filan bayku dhimatay Allha unaxariistee
Masha allah wa ducessantahay
Maansha Allah Naciimo abaayo jawaab ku haboon gabadhaan waad siisay haday in yar oo xishood ama Allah ka cabsi uu ku jiro ilaahay xaqa ha garansiiyo Insha Allah
waan ushegay runta hadey hore kudaawan leheed kumaba sojawaabteen. hore kufiirsan cilmi iyo aqliga illaah baa bixiyo
😂😂😂 walaaley dadka hakaa amaan helaaan waqtigaada firaaqadaadana wax aaqiro iyo aduun ku anfacaayo ku bixi
Masha allah naciimo wllhi wxnku jclhy dar ilaley runtana rabi ayaa kugu jclanayo sidas ku wad oo wixi xuman soo gudbinayaba kasoo hdl
Wlh waxaa Ku qosly fudedka waxaa kugeye leeflefowga kulaha
Masha allaah tabarakalaah ilahey ha u naxariisto walidkaada Amiin yarabi ❤❤
Naciimo abaayo wan ku baahnay halkeen kalaasoo xariira lanbarka aan kaqortay adiga is ahaaw woo ii sogaaliwaayay qadka
Masha Allaha Abayo Allaha ha u naxariisto hooyo Mcn Aamiin yaaaaa Allaha 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🙏
Aamiin walaal shukran!
Iska sabar walal
Anaga ma maqlin meel aad hooyadeed ku cayneysid markaan Ilaahey ka cabsano qoftaanse afkaaga qoyan ayey u hadlooysaaye Ilaahey ha soo hanuuniyo
Jamila hooyo walba waan jeclahay waana u deceeya, hooyo wanaageeda cay ma mudan tahay horta?
@@dhaqaaqaaddhaxashidee asc abaayo aqon kumalihi lkn dar ilahey ayan kujeclade muraad ayan leyahay ilahey ibari siniyad ah
Naciimo gari Allah ayay taqaanaa nasiixo ma xumo laakiin nasiixadu xad ayay leedahay xadkeeda markay ka baxdana xadgudub ayay noqotaa. Hadalkaagaa hore waan dhegeystay waanad ku xadgudubtay waxaanan kugula talin lahaa inaad iska dhaafto dadka arimahooda waayo dhibaato ayaaba kaaga imaneysa
Dadka wll hadaan khaladkooda la sheegin sow caruurta yaryar ee hada qaan gaadhay Uma arkayaan dadkaa waalwalan ee lugaha leefaya inay saxsan yihiin
ولولا دفع الله الناس بعضهم على بعض لفسدة الأرض
@@hamdamohamed4155 runtii gabadhaas iyo ninkeedu baraha bulshada dhaqan xumo ayay la joogaan waana waajib in loo naseexeeyo laakiin bil xikma iyo in aan la xad gubin ayaa loo baahan yahay si looga midho dhaliyo. Maxaa ka dhashay naseexadii Naciima waa ka dar oo dibi dhal
Wallo quruxey gabadhas iska dhaaf waayo qofka haduu iska hadlo uun qaylo joogto ah iyo buuq waa dhib amuuraheda ha walaaqato wakhti hayska galin wallo❤
Maanta oo dhan ma dad umbaa loo jawaabi.
Masha Allah masha Allah waxaa tahay waalo jedaa abayo codkar baatahay alle haku xafido
Wa sax si wanagsana ula hadashey wlhi qof ku jecala saa kula hadla
Mansha Allah abayo qofku marku cilmi diin iyo madiba alle siyey baatahay
Allow u naxariiso yaa rabbi
Subxaana laah
Qofkii fududaa waaye
Iska daa
Sharaftaada Koraa ilaaheey haku
Daysan
Maanshaallah subxaanalaah been abuur baa wadaa ilaahay hasoo hanuuniyo
ass ca wrx walal naima aadbaan kula socdaa walal talk ahaan fadlan mardanbe haka soo hadlin gabadhan warer aya jira fadlan walal halkaa uga had h kheerbadan ban inii rajeynayaa walal asc
hada ayaan Ninki hore ayaad jacayshahay un baay ka xanaqadayaa 😅😅😅
😂😂😂😂😂
haa wllo ninka say sheegty ayaan aad buu uxumeeya marka way necebthy waana run saas ay sheegty haduu yeelay wax lanaco wayahy caku nin gabr xumeeya
Qof illahey ka cabso lugu yiri ku caytamaayo ayaaney illahey ka cabso
Masha Allah ❤❤❤
wa xaqiiqo wllhi wan dawaday dugtii hooyadaa wll anagu waxan kadawanaa janalka adiga is ahoow wll gabadhan wa ciyal suqad e waxba ha ujawabin waruntaa wll anagu wan kutagernaa
Bisinka iyo quranka ya so waaley qoftan istaqfurullah hal wax o run ma sheegin walee wa lagu so ajarey hooyo mcn sharaf iyo wanaag lagu duugey mey been ka shegee allahu akbar Messina ku yaabey aan fadhiya
Walal Niciimo shaarka cad oo sharafta badan hawasaqeynin. Sharaftaada way muuqataa. Walal bisha Ramadan fadligeeda warka kuekee.
Asc Naciimo iska daa sharaftaada ayey rabtaa iney mel uga dhacdo tanoo kale meesha ay joogto yey kugeynin waa qof an fayobeen
Masha allaah tabarakalaah wllo kufilan
Wcs wr wb sister we love you Abayo Keep going sister 😘😘😘😘😘
sax waye abayo carurta iyo walid lamacay carur iyo walid cay malaha
Masha Allaah
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Naciimo si wanaagsan ayaa laguu so tarabiyeey.Allow kuxifdi
Abayo waxaan oo kale hanosoogudbin wax ayhayso maleh benalayda walatay lalabo socotawaye bilaa xigmad
Machaallah allah sister 😍😍😍 inchallah take your Self
يا عاقله ماشاءالله عليك أحبك في الله
Subxanallha Subxanallha hortaa ilahay xaqaa hatuuso hgabadhaa lakiin waxaan kudhihii lahaa haujawaabiin mardaanbee iskulebaal matiihiin
Ha ujawabin walal mardanbe danahaga ka raaco
Naciimo hore u soco waxwa ha u jojin naktas waa doqon rurtii
MashaAllah you talk points MashaAllah, iska daa ayan maskahiyan ayey canunsannhay
Ilahayo Jahilnimad naga baxi hadan somali mahayo Ilahey xaqa ha tuso walasheen Ayan.. waan u duceyneynaa
اَللّٰهُمَّ اَخْرِجْنِيْ مِنْ ظُلُمَاتِ الْوَهْمِ وَ اَكْرِمْنِيْ بِنُوْرِ الْفَهْمِ