Dagaalkii 77 Soomaaliya & Itoobiya, Burburki Dowladdi Kacaanka & Arrmo Badan Kaga Bogo Wareysigan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 ปีที่แล้ว +6

    Asc, Masha Allah, qof waayo arag ah, oo loo baahan yahay in taariikh laga helo, dadka 30ka sano burbuka ku barbaarey ha bartaan taariikhda saxda ah.wbt

  • @jawychannel6993
    @jawychannel6993 ปีที่แล้ว +1

    Waaxid Abgaalkii Salaad Gabayre basaasay... miskiin xerow ah oon waxba la socon ayuu ahaa

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto aabe xaaji maxamed siyaad barre aamiin aamiin

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว

      Ayax tag eelna reeb afweyne musiibo somali ku habsatay ayuu ahaa, ilaa maanta waxaa la xalin layahay wixii 21 sanno uu haleenayay.

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 ปีที่แล้ว

    Illahay ha unaxariisto aabe siyaad ❤❤

  • @Ibrahim-vx1fu
    @Ibrahim-vx1fu ปีที่แล้ว

    CALI SAMATAR WIXUU YIDHI ANIGAA AMRAY IN DIYAARADAHA LAGU DUQEEYO MAGAALOOYINKII WOQOOYIGA EE HARGEYSA, BURCO ,& DADKII KA QAXAY MAGAALOOYINKAAS.

  • @djamasa5235
    @djamasa5235 9 หลายเดือนก่อน

    Odaygan waa somalidii nadifta ahaa

  • @kaalaynoo
    @kaalaynoo ปีที่แล้ว +2

    Goldogob iyo Balanbale waaye

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว

    Allayaraxma Aaabe siyaad Barre

  • @ayocurry6340
    @ayocurry6340 ปีที่แล้ว +2

    farax qare macna malaha isaga ito buugiisa midna guulwada yaashii siyaad barre

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว

      inuu caayo ayaad rabtay siyaad bare oo si qabiilaysan oo cuqdad iyo caadifad ku dheehan tahay u waramo ayaad rabtay

  • @Caruurtasomali
    @Caruurtasomali ปีที่แล้ว

    ODAY XOG OGAAL AH OO XIDMAD BADAN

  • @abdirisakisse4277
    @abdirisakisse4277 ปีที่แล้ว +1

    Maskin iska daacada oo lagu shaqeysanayey ayuu ahaay😅😅

  • @omarsharif6308
    @omarsharif6308 5 หลายเดือนก่อน

    6:55

  • @WiilkaRiyada-dz4zx
    @WiilkaRiyada-dz4zx ปีที่แล้ว

    dadkaani waa dad hore adigu waxaa lagayaabaa in aadan dhalan😊😊😊

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 ปีที่แล้ว +3

    Kuwa aan garan waxay garan karaan marka ay gartaan Alif la kor dhebey Alif la hos dhebey Alif la godey?!1@

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว +1

    Nooloow admiral

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 ปีที่แล้ว

    Aadanaha naftooda ayaa dhib ugu filan,Laakiin nasiib darro waxaa ugu filan inay dadka kale kula raftaan dhibaatadii ay naftooda ku haysay.

  • @abdirahmanfarah4901
    @abdirahmanfarah4901 ปีที่แล้ว

    Miskiin weeye ninkaani waxba lagama faa'iidayo hadalkiisa sababtoo ah shaqaale hoose ayuu ahaa waligiis

  • @Husseindini
    @Husseindini ปีที่แล้ว +1

    Odagu wuxuu yiri 3 nin baa guusha dagaalka keentay cali ismaaciil Majeerteen, Xaashi Cali rooble Habargidir cayr, general cabdiraxmaan Caare hg Sacad

  • @ahmedalisudi6046
    @ahmedalisudi6046 ปีที่แล้ว +2

    Kani waxba ma oga sidaan filasyo

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว +2

      Waxaad ka rabtaa inuu wax caayo haduu sidaad rabtid u warami waayo waxba ma.oga miyaa maxaan soomaali ka yaabay

  • @ayaanlemuse7556
    @ayaanlemuse7556 ปีที่แล้ว

    Ximad xuma ninku

  • @omarsharif6308
    @omarsharif6308 5 หลายเดือนก่อน

    7:48