Sooyaalka Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Itoobiya - Dr. Saadiq Eenow - IFIYE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว +15

    Fadlan Walaalaha Ifiye Waxaa iga Codsiya In hada kadib Codka Aad Hubisaan Sida Marka LabadaCamera La isu bedelayo Marbuu Codku Hooseeyaa
    Mahadsanidiin.

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว +10

    Cimri dheer iyo Caafimaad Dr Eenow

  • @SalmanAhmedoIbrahim
    @SalmanAhmedoIbrahim 6 ปีที่แล้ว +4

    maasha Allah drka Alle ha xfdo wax badan ayaan ka faaidystay hbeenkaa waliba wxaan jeclaa inan suaal waydiiyo lkin timekaa noo saamixi wayey pizza housena wxaan leeyahay wad ku mahdsantihiin sida quruxda badan aad noo soo dhowyseen hbeenkaa

  • @husseinceynaanshe6291
    @husseinceynaanshe6291 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah aad baad umahdsantihiin Dr Saadaq Eenow IYO Bahda ifiye✔

  • @maxamedcaliyuusuf6152
    @maxamedcaliyuusuf6152 2 ปีที่แล้ว

    mashallah dr waa mahadsanyahay dadka soomaaliyeed waxay ubaahanyihiin in laga maalgeliyo xaga waxbarashada waayo umad aan aan wax baran faa,iido ma keeneyso.

  • @osmanmohamedahmed217
    @osmanmohamedahmed217 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidiin Bahda İfiye Sida aad Har iyo Habeen ugu tagantihiin Kobcinta Garaadka Dhalinyarad Soomaaliyeed..

  • @burhansamatar7983
    @burhansamatar7983 4 ปีที่แล้ว

    Dr Eenow cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban allaah ku siiyo

  • @ahmedsenda
    @ahmedsenda 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidiin Xarunta IFIYE iyo qabanqaabiyaasha madasha, Eebbe Ajar iyo Xasannaad ha ka siiyo Dr. Saadiq Eenow aqoonta iyo waayo aragnimada uu nala wadaagay!.

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 ปีที่แล้ว

    M.a Ifiye Waxay Markasta uheelan ayihiin sidii Dalka Uu horumar ugaari lahaa Dadkuna Ufahmi lahaayeen In aan Dowladeenu Dhisno Oo Garab Istaagno

  • @deeqcadexl
    @deeqcadexl 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid dr eenoow Ilaahey ajir hakaa siiyo muxaadaradaada

  • @osmanmohamedahmed217
    @osmanmohamedahmed217 6 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك وجزاك الله خير الاستاذ صادق اينو....وكذلك اشكر لاصدقاء أفي ...

  • @sidraosman8724
    @sidraosman8724 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allh Dr saqid enow allaha ku barakeeyo waa taariikh dhaxal gal

  • @abdirashid9674
    @abdirashid9674 4 ปีที่แล้ว

    wlahi shekhan wa aqoonyahan dhamaystiran oo muwaadin ah Ilaahay sharaf ha siiyo

  • @abdikhaliqmursal8454
    @abdikhaliqmursal8454 6 ปีที่แล้ว

    Dr.saadiq eenow alla khayr ha siiyo run ahaanti Somalida wax ku oolka ah ee an la arag lkn wx badan ku duugan yihiin yuu ka mid yahay .... waa shakhsi wax badan kulan saday allah cimre dheer iyo cafimaad ha siiyo dr. Sheikh qoraa taariikh yahan , philosophy.. saadiq Eenow

  • @huseanahmed9671
    @huseanahmed9671 6 ปีที่แล้ว

    Thanks ifiye and Dr.eenow

  • @abdiahmed3419
    @abdiahmed3419 5 ปีที่แล้ว +3

    Kaliya haku soo koobin aragtidaada dekado iyo ganacsi ethiopia waxa laysku hayo intaasi way ka wayntahay. Somali iyo ethiopia inta u dhaxaysa waa damac dekado. Dhaqaale. Dhul. Iyo Waxa ugu wayn oo ah Diin. Wxy iyagu heleen gacan caawisa oo gaalo oo dhan ayaa iyaga u laab tumaya. Lkn aniga kuwii diin aan wadaagaynay ayaa igu noqday cadaw

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Waa maxay isbadal isbedel waa wax kadhasho mushtamaca oo badala kiihore

  • @huseinbarkat6988
    @huseinbarkat6988 5 ปีที่แล้ว

    Enow. Nin somali dhab ah baad tahay. Thank you

  • @burhansamatar7983
    @burhansamatar7983 4 ปีที่แล้ว

    Codku marbuu asd uliitaa oo faseex maaha marka iska saxa.. Dr eenow allaah xifdiyo taariikh fiican buu noo sheegay

  • @Africatraininginstitute
    @Africatraininginstitute 6 ปีที่แล้ว

    mzha alah waa barnaamij xiise leH oo kobcin ku haya

  • @abdiwahabahmedmohamud6524
    @abdiwahabahmedmohamud6524 6 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantihin mowduucan wanagsan oo aad noosoo xisheyn.
    Inta aydan videos ka so gelin TH-cam ka idinku daawada. Xaga maqalka aadbuu u liitaa

  • @prince4057
    @prince4057 3 ปีที่แล้ว

    1988 jabhad active ah oo aaan SNM ahayn ma jirin, ssdf way baaaba,day, usc iyo spm na 1989 kii baaa la sameeyey oo
    snm taa ethiopia u gaysay oo ku dhalisay fikirka ah in la rido dictatorkii berigaaa jiray.

  • @MohamedMohamed-nc7ff
    @MohamedMohamed-nc7ff 4 ปีที่แล้ว

    Sx

  • @m.a.k1853
    @m.a.k1853 4 ปีที่แล้ว

    Codka naga hagaajiya

  • @prince4057
    @prince4057 3 ปีที่แล้ว +1

    ninkani koonfur uun buu ka hadlay . calanka iyo xorriyada reer somaliland baa geeeyey koonfur ,iyagooo gumeysi ku jira , 1943 na united nations waxaa tagay cigaaal iyo cabdullaahi ciise oo uu kaxaystay iyagooo xorriyad doonaya

    • @mataanciiideed4046
      @mataanciiideed4046 ปีที่แล้ว

      🌬🌬🌬💨🌬💨🌬💨💨🌬

    • @mohamudhuzendhagood1426
      @mohamudhuzendhagood1426 7 หลายเดือนก่อน

      C/laahi ciise iyo cigaaa xataa weli ma dhalan rabin 1850 bu ka sheekynyaa wll

  • @mahamedali4793
    @mahamedali4793 4 ปีที่แล้ว

    codka no clear