Sh C.lahi Gacmadhere Oo Soo Faragaliyay Arinti Buuqa Dhalisay Waliba Suufiyada Runta Usheegay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww 2 หลายเดือนก่อน +2

    allaaha ku barakeeyo sheekha❤❤❤

  • @maryancali3288
    @maryancali3288 2 หลายเดือนก่อน

    M.A

  • @YasinMoallin
    @YasinMoallin 2 หลายเดือนก่อน

    Scw shiikh
    Ninka waxaad qirtay in uu buugta shirki ku qoray, haduu shirkiyaad ku qoray kitaabtiisa waa uu aaminsanyahay waana ku dhaqmayey, hadaba, see Alle naxariis ugu waydiinaysaa oo Allah ha u naxariisto u leedahay, ma Allaa beeninaysaa ileenAllah wuxuu inoosheegay mushrikin uusan u naxariisanayne?.
    ان الله لا يغفر يشرك به ويغفر ما دون دالك لمن يشاء
    انه من يشرك باالله فقد حرم الله الجنة و مواهب النار
    Haduu mushrik ahaana, ka toobad keen in aad mushrik Allah naxariis u wadaysay, haduu muwaxid ahaana ka toobad keen shiikha aad dulmiday.

  • @CabdiCabdillaahi-t9k
    @CabdiCabdillaahi-t9k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Magaca Aad Ugu Yeerayso Waa Khalad Suufi Maaha Waa Suuli
    Suufi Waxaa La Dhahaa Qof Alle Dhankiisa Ku Khafiifa Kuwaas Baa Ladhahaa Awliyo Lkn
    Tuug Nabiga Ku Qaraabta Qabriyaashana Sixir Kusmaysta Lama Dhaho Suufiyaal Waxaa La Dhahaa Suuliyaal

    • @DariiqulHidaaya
      @DariiqulHidaaya 2 หลายเดือนก่อน

      Maa shaa allaah walaal waa wanaajisey

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 2 หลายเดือนก่อน

    waxaanba kasii yaabeybo dad isla jirtaan wada shaqeyn idinka dhaxayso hadana kaa bari noqonayo

  • @MunaKuus
    @MunaKuus 2 หลายเดือนก่อน

    War malagii galay, maxaa ka rabtiin wallkiina isku diinka aa tihiin ee dhintay? Ileen gaalnimada aktiina waa ka wahmi aan athar laheyn😮

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

    waxaa tuug aan diin laheyn ilaah ka gfurtay bastar ah weliba

    • @hamdiharrgo4057
      @hamdiharrgo4057 2 หลายเดือนก่อน

      Xishoo subxannallah afka u dhac culumada ha ceyn qofaa dhaqan laheen ayaa tahay

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

    sheekh cismaan xidih allaha u naxariisto markuu noolaa maxaa kurutbka wax looga sheegi waaye oo hada markii ilaah oofsaday wahaabi dhan afka u furtay bal is weydii? jawaabta waa janaazada sheekha oo 2 million kasoo qeyb gashay iyo aduunka dhan oo looga soo racsiyeeye sheekh cismaan xidig urdun qatar saudi arabia dubai sydiya masar wahaabi intaas eeka maseereen walee

  • @CabdiCabdillaahi-t9k
    @CabdiCabdillaahi-t9k 2 หลายเดือนก่อน

    Wixii Firqo Dhan Sheegta Waa Bidco Akhwaan,itixaad,Salafi,Xer,Takfiir,Tabliiq,
    Wixii Firqo Sheegta Oo Dhan Waa Bidco Soo Fiiri Suuratu Aali Cimraan Ayada 103-ilaa iyo-108
    Muslim Waa Muslim Meel Loo Dhhafo Maleh Waxaa Kasii Sareeya Mu'min
    Adiga Xataa isku Dar Bidci Baa Tahay

    • @CabdiCabdillaahi-t9k
      @CabdiCabdillaahi-t9k 2 หลายเดือนก่อน

      @@LearnTawhid Yaa Ladhahaa Salaf Dad Dhintay Baad Magacyadooda Ku Qaraabanaysa is Cadee Waryaa Wixii Muslim Hoos u Dhaafa oo Dhan Waa Munaafaq Salaf Ha La Baxo Ama Jadiid Hala Baxo Aday Kuu Taalaa Salaf iyo Waxaas ha igu sasaban
      Muslim is A Muslim Do You Understand

    • @LearnTawhid
      @LearnTawhid 2 หลายเดือนก่อน

      @@CabdiCabdillaahi-t9k hadal adag baan idhi markii hore baa lagayaabaa, laakiin baro diintaada adigoo runraadis ah. Salafku waa dadkii uu ilaahay u ogalaaday in ay diinta Ina baraan. Ikhlaas qalbigaaga gali, waad fahmi dacwa salafiyyah.

    • @CabdiCabdillaahi-t9k
      @CabdiCabdillaahi-t9k 2 หลายเดือนก่อน

      @@LearnTawhid Ma Anagaa Waalan Misa Cadan Baa Laga Soo Heesayaa Waryaa Hooy Waxba Firqadaada Ha ii Xaysiin Salafkii Asalka Ahaa Waa Dhinteen Kaalay Dad Dhintay intaad Qabriga Kala Soo Baxdid Shaarar Kooda Xiro Sabanka Aad Joogto Wuxuu Yahay Baa Tahay Marka Dadki Hore Afka Kala Bax Adigu Wixii Ku Anfacaya Samayso Nina Sidaad Jano Ku Tagi Lahayd Ha u Hoos Fariisan Caqligaaga Kashaqaysii Af Carabiga Baro Diinta Waad Fahmaysaa

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 2 หลายเดือนก่อน

      Adgane mxaa tahay

    • @CabdiCabdillaahi-t9k
      @CabdiCabdillaahi-t9k 2 หลายเดือนก่อน

      @@Fahadaxmedyuusuf Muslim Mu'min Ah

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

    wahaabi inee diin laheyn waxaa cadeyn u ah ciyow markuu dhahay sheekg cismaan xidig allaha u naxariisto lama dhihi karo maaka hadashid ?

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

    ahaabi inee diin wadin waxaa kuu cad ii sheeg wahaabi dhintay oo sida sh cismaan xidig allaha u naxariistoo loo aasay ama janaazadiisa lees kuugu soo baxay ? cumar faaruuq waa aragnay guri uuku dhexdhintay asagoo lala joogin weliba cabdi nuur sidoo kale umul tuug oo kilyaha ka dhamadayna india kusii carara 4 bil kadib meel xun uuku dhimananaa waa sugeynaa maxaa dad kaas janaazadooda loo soo buuxin waaye bal is weydii maxaase sheekh cismana xidig loo soo buux dhaafiye ? jawaabta waa dhinacadaada hadaa tahay qof islaam ah oo runta ka hadli kara

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 หลายเดือนก่อน

    ciyoow wuxuu dhahay waxaa ka xumahay wahaabi dhahaya allaha u naxariisto sheekh cismaan xidig lama dhihi karo allaha u naxariisto uu dhahay, taas macnaheeda muslim ma'aha sheekha. ileen gaal lee la dhihi karin allaha u naxariisto umul tuug oo nabiga c/s/w caaye kama hadlin adigana sidoo kale maxaa kutubta ugu cararee maaka hadashid hadalka meesha uuka bilowdau? bastar aan diin laheyn oo xaaraan lagu dhalay aa tahay taas isweydiin malaha