jwb ku Socota Wadaadki wahaabiga ahaa e Si khaldan wax u fahmay | Sh cabdulaahi madoobe | Daawo he 👀

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #subscribe

ความคิดเห็น • 93

  • @hamdiomar9972
    @hamdiomar9972 ปีที่แล้ว +5

    حفظ الله العلامة الشيخ نور

  • @abdirashedalibritish1447
    @abdirashedalibritish1447 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh Nuur Cali Jaamac waa caalin

  • @AbdullaahiAbdi-p9y
    @AbdullaahiAbdi-p9y 18 วันที่ผ่านมา

    الشيخ عبدالله مذوب حفظه الله ورعاه

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 ปีที่แล้ว +2

    Sh Abdulqaadir wa wali ilaahey mrka walinimada ayay diidan yihiin wahaabiyo wa wa juhaalo

  • @khalud1272
    @khalud1272 2 ปีที่แล้ว +9

    Wahaabiyada ayagoon afcarabiga baran ay iska qeelshaan, waxbarta ha dangaginee nahaabiyooy

    • @wllmafo1578
      @wllmafo1578 2 ปีที่แล้ว

      Aduu wax baro hora

    • @hassandahir683
      @hassandahir683 2 ปีที่แล้ว

      @@wllmafo1578
      Maxaad baratay eed haysaa, jahil Wahaabiya , Alla idin qabay

  • @nasroabdi8818
    @nasroabdi8818 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahayow culimada Ehelusuna Noo xifdi kor ka yeel wahaabiya jabi

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 2 หลายเดือนก่อน

    Diinta illaahay iyo sunada rasuulka scw waxii kasoo hara waa bidco manabanaana ee aynu ilaah barino
    لاإله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

    • @ibrahimali8746
      @ibrahimali8746 11 วันที่ผ่านมา +2

      Waxaan caabudnaa ilaahay swt kaligiis from suufi

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo ❤allahayo 🐆libaxa allaha soo celiyo shisheeye lug mariye hooyo u gargaaro ❤❤

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww 5 หลายเดือนก่อน +1

    M,a sh,nuur cali jaamac

  • @MohamedHassan-ug3gu
    @MohamedHassan-ug3gu 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wahaabiyo waa dad isu haysta in ay kaligood iiman iyo cilmi leeyihii muslimka kale oo dhana jaahiliin yihiin oo waliba kaaga sii darane intii yarayid ee Saudiga lagu soo baray mooyaane hadaad sikasta cilmi ugu sheegta qaadan maayan.iga oo arkaya qaladkooda nin Wahaabiyo ihi waan qaldanaa ka maqlimaysid

  • @JamalMaxamed-c3p
    @JamalMaxamed-c3p 2 หลายเดือนก่อน

    Shaykhaan mashaa allaah luqada waa yaqaan

  • @FarxanMohamed-er9mu
    @FarxanMohamed-er9mu 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh clhi galka seefta ayuu kla baxday wlhi waa rug cadaa cod Kar ah
    M.a

  • @sahalcadde6141
    @sahalcadde6141 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow fahamka noo toosi
    Sheekh jazaakallaah sheekh
    Tuhumka noocaan oo kale qatarteeda ayey leedahay.
    Dad culuma in loo nisbeeyo in sheekh c.qaadir ay u duktaan waa jahli murakab ah.
    Dadka qaar waxaysan ayaga sameyneynin ayey u nisbeynaayaan dad Ka cilmi badan Ka aqoon badan, Ka Alla cabsi badan.

  • @cabdiraxmaancabdiqaadir8148
    @cabdiraxmaancabdiqaadir8148 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Alla hakudaayo shiikh cabdulaahi madoobe

  • @SucadoAbdi-g6q
    @SucadoAbdi-g6q 3 หลายเดือนก่อน

    M,a Allah barkayo

  • @cabdiqoslaay
    @cabdiqoslaay ปีที่แล้ว +2

    nuur ali jaamac muxuu yiri waaw

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa dhib ah awalba caamaad dufsan jirteen , haddana ayagaad soojeedsha isleefihiin cilmi ay idinku fahmaana malaha illaa mid Alle hanuun la damcay maahee oo uu fahamsiiyay diintiisa , Allow aadnaan naduufsan .

  • @Noor-uu8hx
    @Noor-uu8hx ปีที่แล้ว +10

    شيخ العلامة شيخ الاسلام المجدد السفلي المحدث الفقيه الأصولية شيخ نور على جامع حفظه الله

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 ปีที่แล้ว +1

      Waa shaydaan ilahy aqooon😊

    • @farsamo872
      @farsamo872 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad qortay dib ufiiri

    • @AbdiFingo
      @AbdiFingo 2 หลายเดือนก่อน

      لاتجامل شيخك اتق الله 😂

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 2 หลายเดือนก่อน +1

      شيخ الضلالة والخرافات شيطان نور

    • @AlfiaAmiin
      @AlfiaAmiin 2 หลายเดือนก่อน

      Canaan caamo waaye iyo Hana fahmina .

  • @MadrasatuAtTibyan
    @MadrasatuAtTibyan 2 ปีที่แล้ว +1

    CAliyal owliya sheekh cabdiqaadir ma aheen nabi صلى الله عليه وسلم ba ah. Iska qayli wax ku tari mayso hawadaada baa ku indha tirtay

    • @updalle18
      @updalle18 2 ปีที่แล้ว

      Wll sheekh cabdullahi madoowe wuu saxan yhy sheekh nuur Mas Ala Daan wuu ku qaldamay waana la GA fi karaa adiba waad gaftaa ee adigoon aqoon la heyn mashaaiqda ha u qafin👍

    • @MadrasatuAtTibyan
      @MadrasatuAtTibyan 2 ปีที่แล้ว

      @@updalle18 anigu culumo kuma qafin ee suufiyado waa shar. Ma suufi baad tahay adigu?

    • @madashaaqoontaislaamka9030
      @madashaaqoontaislaamka9030 ปีที่แล้ว

      @@MadrasatuAtTibyan صوفي macnaheeda kelmadaa baro horta inta Aanad qaadanin Nacaybka lagu waraabiyay ee mad,habka ibnu cabdulwahaab kugu beeray Culimadii diinta ina soo gaadhsiisay iyo taariikhda dib ugu noqo ogoow diintu maaha kutubta yaryarre sucuudiga laga keenay dadka lagu takfiiriyo Ee kuwaasi wax cusub diintu adeero 1400 sano ka hor Bay soo dagtay maaha diintan sucuudiga eed la ordayso Umaddan Aad suufiga ugu sheegayso Shar Ogoow mad,habkeedu Waxa weeye Shaafici Xaga caqiidadana Waa ashcari waligoodna Muslim Bay ahaayeen Waxa shar ah Anaa kuu sheegayee Wahaabiyada muqaadaraadka ingiiriisku MI5 ay Aasaastay ee mahamed cabdi wahaab iyo mahamed binu sacuud loo xambaariyay muslimiinta Lagula dagaalamayay Si iyaga layskugu jabiyo Wahaabiyad waa waxa umada baabiiyay Ee walaal Waxba Aniga ha qaadan warkayga Adigu Xaqiiqda raadi waxa laga yaabaa diinta inaad moodayso intan wahaabiyadu kuu sheegay wlhi maahee intay ku bareenba waa qalad raadi wadada saxda ah yaan qol lagugu xidhin cilmi baadhis samee

    • @MadrasatuAtTibyan
      @MadrasatuAtTibyan ปีที่แล้ว +1

      @@madashaaqoontaislaamka9030
      كذاب
      Walahi Beenta ka ma xishoonisid
      عليك من الله ما تستحق
      Ilaahay in kaligii lacaabudo ma ingiriis baa samaysay?
      Kkk
      Maxaan lagaala doodi jahli murkkabha baa ku hayyaa

  • @cabaasmusdhaf953
    @cabaasmusdhaf953 2 ปีที่แล้ว +3

    Suufiya 💪💪💪💪

  • @XassanyuusufSasbakeeri
    @XassanyuusufSasbakeeri ปีที่แล้ว

    Xafida..allaah

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 2 ปีที่แล้ว +6

    Kuwan suufiyadu Hees iyo dhaanto ayay u haystaan in ilaahay loogu dhawaanayo. Kaga darane Dad goor hore dhintay ayay u haystaan inay u gargaari karaan. Alxamdu lilaah ilaahay oo kaliya ayaa igu filan.. Cid kalen gargaar kama rabo.

    • @adenjibril7974
      @adenjibril7974 ปีที่แล้ว

      Caqli maqabtide wax sobaro markahore

    • @naajaxofficialchannel125
      @naajaxofficialchannel125 ปีที่แล้ว +3

      @@adenjibril7974 Ilaah baan ku dhaartee waxaan caqli iyo cilmi toona lahayn nimanka qubuuro hoos fadhiya ee baryaya. awooda ilaahay miyaad saluugteen markad qof dhintay u yeedhanaysaan. SUUFI saaxir weeye. waligay iyagoo dad wax u sheegaya oo wacdinaya ma arag, sheekh baa duulay iyo sheekh baa karaamo lahaa uun bay dadka la hor imanayaan.

    • @madashaaqoontaislaamka9030
      @madashaaqoontaislaamka9030 ปีที่แล้ว +1

      @@naajaxofficialchannel125 Qubuuraha in la tago oo la siyaartaa Maaha shirki Nabigaa SCW booqan jiray Midna ogoow Qiyaamaha waa lagu waydiin doonaa Inay dadkaas aad leedahay qubuuray caabudayaan Akhii waxaan ku leeyahay ka fiirso Ma jirto cid qubuuro Caabudaa Ma kula tahay Qof iskadaa cilmi diineed e Caqli leh Ayaa qubuur caabudaya Waa maya Mida kale waxa jira wax la yidhaa Tacabud iyo Tawasal labadaa kala baro
      Wali miyaad aragtay iyagoo tukanaya Salaad aan ilaahay lahayn oo sheekh leeyahay waa maya Ilaahay Bay caabudaan qubuuraha way siyaartaan Way u duceeyaan halka aad ka Aaminsantay way baryaana Maaha sidaas ee way ku Tawasulaan . Tawasulkana Aan kuu sheegee Imaka hadaad salaatu istiqaaro tukato Waa Tawasul camalkaagi baad ku tawasushay istiqaaradaadaasi ilaahay agtiisa fadli ayay ku leedahay Bal ka waran Hadaba hadaad tidhaahdo Ilaahayoow Fadliga Nabi muxammed ducada igaga aqbal oo waxaa iyo waxaa isii Ma shirkibaa mise Nabigaad Caabuday waa maya Bro Waa Tawasul Markaa sidaa salaada istiqaarada aad ugu tawasulaysee Aad u leedahay ilaahay waxaa igu sii ama fudaydi hawshaa Uun weeye waxaana hubaala ilaahay Agtiisa Cida ugu fadliga badani waa Nabi Muhammad SCW Ka labadaada rakcadood ee istiqaarada ah waxaa ka fadli badan ilaahay agtiisa Nabi muxammed scw Sidaa si la moda Awliyada Ilaahay doortay iyo dadka Saalixiinta Waa lagu tawasulaa sax weeye shirkina maaha Yaan lagu waalinee diinta Baro wllo Nimankaa wahaabiyadu waxaa ay kugu shubeen maaha diin saxa ee ha rumaysan kutubta Islaamka soo Akhriso yaan kitaabu tawxiid iyo usuulu salaasa iyo usuulu site Lagugu wareerin Wahaabiyada xataa Caqiiqada ay Ilaahay ka aaminsanyihiin waa Sida Nasraaniyada oo kale Christianity ga trinity ga oo kale Ilaahay ba waxay ka dhigayaan Nin iyagoo kale Ah marna soo daga marna noqda Subhaanallah
      inta Aanad gaalaysiinin Dad musliina ka dibna aanad ku qarxin kutubta culimada islaamka soo Akhriso Ibnukathiir kaa culimadii ugu dambaysay muslinlmiinta kutubtiisa akhri imaamu Nawawi ,ibnu xajar Al casqalaani imaamu qaasali,jalaaludiin suyuudi Culimadaa kutubtooda akhri mutacasir yaroo aan waxba aqooni yaanu ku waalin muslimiintana gaalo kaaga dhin wax faham awoow

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix ปีที่แล้ว

      ​@@madashaaqoontaislaamka9030 waryaa ilaahay baad u sheegtay inaad tiraahdo wahaabiyo waxay caabudaan ilaah sida kiristank iyo yahuuda maxaa kuu daliil ah teeda kale usuulu thalaatha iyo usuulu sunna iyo kitaabu towxiid aqoon ma u Leedahay mise aqrisay naga tus meesha uu ku yaal trinity ga keen daliil . Waryaa waxaad baneysatay inaad qabuuraha barisaan oo aad ilaahay qayrkiis tuugtaan ilaahaygii idin abuurayna waad ka tagteen ee waxaad tihiin juhalo madax adag ee ilaahay diintiisa barta kaligiisna caabuda intayna qayaamuhu idiin imaan

    • @Shortsyahye
      @Shortsyahye ปีที่แล้ว +1

      @@madashaaqoontaislaamka9030Aan adiga halmid ku weydiiye ayaa Allah kaa hortaagan markaa qof tawasul saneesid Maad allah toos isku hortaagtid oo waxaa rabtid weydiisatid mase wxaa lagaagaa soo dhaadhiciye alle dadkaanaa kaagadhow ee ayaga umar

  • @maxamuudali2550
    @maxamuudali2550 2 ปีที่แล้ว

    cilmi baa loobahanyahay iska qayli ma aha sheekhu war cad ayuu ku hadlay qofkii qalbigiisu nuurayo oo aan muslimiinta diinta kasaarayn wuu arkayaa waxa saxan insha aalh

  • @MaxamedXasan-ue8je
    @MaxamedXasan-ue8je 5 หลายเดือนก่อน

    Xafuduhulaahu

  • @cabaasosmaanosmaan515
    @cabaasosmaanosmaan515 4 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah war fakaari gilgilasho kuma baxde wadadow ialahay mad ka baqdan mida kale marka masalo lagu qabsado sufiyada meel kale ayay ku bodan ayagoo umada indhahoda sijediyan mida kake waxey caado i ah iney dhahan macnaha masalda mayaqanan diintena oo dhan wa luqad carabi ah marka waxasey ku merestan sufida xata waxan arkey wadado sufiuo ah ooba ku dhahaya culimada salafka ee sucudiga wey khalden carabi ahanta masaladasa haye kawrama hee

  • @cabdicumar4529
    @cabdicumar4529 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @AbdiFingo
    @AbdiFingo 2 หลายเดือนก่อน

    Wadaadkan nuur jaamac fudaydbuu ku baey

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 2 หลายเดือนก่อน

    Eey leeyihiin ayuu leeyahay yaa kacbada uga dhigay dadka Sh Cabdulqaadir eee odayaashaan sirqada ah oo caqliga ka guuray yaa Diin ka dhagaysanaya kkkkkkkkkk

  • @FarxanMohamed-er9mu
    @FarxanMohamed-er9mu 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh suufi ayuu ahaan jirey wuxuuna wax Ku bartay ahel suna wal Jamaica culumadiisa waa suufiyaal lkn xaqa ayuu gadàal kanfahmay
    Hhhjj

    • @wanaagsa
      @wanaagsa 2 หลายเดือนก่อน

      Hunguri ayaa qaaday

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 2 หลายเดือนก่อน

    Hadda sheekha Makka miyuu dadka u yahay si kasta u fasirtaan wallee micna aad kaga wareejisaan ma helaysaan suufiya uraysa Diin la aan ah

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikhow iskafii intaaso shàràxad ah adiga ayaa laguugu qancinayA laguugu nastexrynayaa iskafiiri dadwaxasjogo al azar loogayimado ee haxujobi luqada carabiga furfura ee waxbaro

  • @cabdiqaadirnuur9080
    @cabdiqaadirnuur9080 7 หลายเดือนก่อน

    Wadaadka libaaxi miyaw afka lagalay ha ulaaban hee

  • @Noor-uu8hx
    @Noor-uu8hx ปีที่แล้ว

    اللهم اهدم طرق الصوفية القادرية

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 ปีที่แล้ว

      Noor-yy8hx اللهم اهدم الوهابية و الشبابيون الشياطين waa kuwa dhiiga Muslimta baneeystay qabuuraha dumiyo ilaah naga qabo baa bi kuwaaas

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 11 หลายเดือนก่อน

      @@hassaan-fw8lr shabaab+wahaabiya+salaf=Waa isku mid tankale fikirkaan waxaa Somalia soo galay 1975 sacuudi arabi oo hada yahuuda uga hiiliyay falastiin waxa aad watiin diin maahin waa fashil teen Somalia 500 oo sano ka hor ayeey islaam ayed qabuura faag iyo is qarxiska gaaleeysiinta idinka ayaa keen ilaah ha idin soo hanuuniyo😢

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 10 หลายเดือนก่อน

      @@hassaan-fw8lr walaal waanu is naqaana fikirka ay wataan shabab waa kii qolyahaan sacuudiga nooga imaaday sida salaf iyo mad hab cabdiwaab isa soo saxo ilaah hana waafajiyo jidka sax ah

  • @maan8746
    @maan8746 2 หลายเดือนก่อน

    Oo hada bood boodka ey suufiyada cibaado kadhigteen maad qiil uvraadinoysiin alaha ìdin so hanuuniyo

  • @najmacaliaxmed2397
    @najmacaliaxmed2397 2 ปีที่แล้ว +3

    Wahaabigo foolxumaa subxaanalaah cadiim kkkk

    • @abshirmaxamed8593
      @abshirmaxamed8593 2 ปีที่แล้ว +2

      Nin qabri baryay ayaakafolxun

    • @alimaxamed3660
      @alimaxamed3660 2 ปีที่แล้ว

      Walaal cayda waa ku qiimo redeysaa

    • @abdiwahaabmahamed2778
      @abdiwahaabmahamed2778 2 ปีที่แล้ว

      Subxaan allaah ilaahay ka xishoo inaneey cayda jooji

    • @hassandahir683
      @hassandahir683 2 ปีที่แล้ว

      Qalbi Adagaa Wahaabigu, Khawaarij tagfiiri ah

    • @abdirahmaanyusuf3733
      @abdirahmaanyusuf3733 ปีที่แล้ว +1

      Quruxeey ma aragtay wajigaaga finanka badan badan

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 2 หลายเดือนก่อน

    waxba mahaysid dadka khayr usheeg kacbada kale xagay kutaal

  • @AbdiFingo
    @AbdiFingo 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas waa ninka wahaabiyo ugu cilmiga badan asaguna wakka carabigii ayaa ku fadhiya nuurow iska soo baro saxiibow.

  • @yusufjeeri8428
    @yusufjeeri8428 ปีที่แล้ว

    Kacba ayaa wali laguu fasirayaa kalmadaas walaguu fasirayaa wahaabiyoy wax barta hasoo ordina wax hubsada

  • @caliseydcali2110
    @caliseydcali2110 ปีที่แล้ว

    😅😂

  • @dhoodimeer7052
    @dhoodimeer7052 2 ปีที่แล้ว

    Wahabiya cilmi kama daadegin ee waxaa ka daadegay lacag doon..

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 ปีที่แล้ว

    Wahaabiyadaan wa iska dhib bdn yihiin wa wax qariban

  • @adenadow2871
    @adenadow2871 2 ปีที่แล้ว

    Juhalada waxba aan aqanin dadaka haka aamusan

  • @daadiralimacow6829
    @daadiralimacow6829 2 ปีที่แล้ว +1

    Maddow hadusan shjkha ula kedin kacbadi saxda ehed hadana dad allh rumeyay iney kacbo kale
    Yeshan Mahan mid u cuntameyso.marka waxba heyka Dabo waregina waxasi war idinma noqonayane

  • @abdullahiwarsame3211
    @abdullahiwarsame3211 ปีที่แล้ว

    Shiikhow jaahilkaan wahaabiga ah caamadow qalddaaa . Luanda carabiga ah maba yaqaanaan .

  • @Qoyro
    @Qoyro 2 ปีที่แล้ว

    War waxa losodiiray deenta iyo doododa kaliya yaan waqti liisaga dhumin ee uduceeya inay deenta macani deeda allaha siyo naxawah carabiga kama dadago cey iyo propaganda uhasta deen waxa ladhaha reer timir dhose

  • @abdirashedalibritish1447
    @abdirashedalibritish1447 10 หลายเดือนก่อน

    Suufiyoow wax barta

  • @salaadmaxamuud7666
    @salaadmaxamuud7666 2 ปีที่แล้ว

    Bada haka soonaqana dheh

  • @issackabdiibrahim7289
    @issackabdiibrahim7289 ปีที่แล้ว

    Somaatha qancin

  • @mahadahmed7033
    @mahadahmed7033 2 ปีที่แล้ว +1

    War hee hadii runti sheegeyso si dhab ah u sheek beenta ka daaya dadka

  • @EngGaaciye
    @EngGaaciye 7 หลายเดือนก่อน

    Bal orod hadyiga ku qol magaaladada inuu kaa ansaxo
    Marka kacbada ama nafteeda haloola jeeda ama nafteeda halaala jeedo waa islameeshee meeshii

  • @caliqarshe4170
    @caliqarshe4170 ปีที่แล้ว

    Bidco qaylodhera hilib miyakutegey

  • @YussufHassan-bs1ph
    @YussufHassan-bs1ph 6 หลายเดือนก่อน

    Wahabiya waa juhala fuded uu dilay

  • @nurtonuray686
    @nurtonuray686 2 ปีที่แล้ว

    Sufiyow Ala ka baq

    • @marwanalashcari2124
      @marwanalashcari2124 2 ปีที่แล้ว

      War maxaa waxbo mafah meysed miyaa

    • @hassandahir683
      @hassandahir683 2 ปีที่แล้ว

      Jeebkayga kalama soobixin, imisa jeer buu kuu sheegay, kutubtii saxda ahayd wahaabiyo way diideen, khawaariij fidmo waxaan ahayn kama shaqeeyaan, cidhibtiina alla goo

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 หลายเดือนก่อน

    Adoo Cajami ah ayaa rabtaa inaad wax fasirtid. Aayad quran ma sheegin, xadith saxiixna ma sheegin. Khuraafi kheyr lahayn ayaa tahay. Qabuuri ayaad tahay maxaa sheegee.

    • @abdulahimalay3320
      @abdulahimalay3320 2 หลายเดือนก่อน

      Waxboo bartay. Quraankaba luqada carabiga ku qoran yahay shiikhaagana woo fasiraa. Meesha cajam mataalee ee waa wax barasho. Shiikhaan waa shiikh wax bartay ee u baney indhaha haku xajiimin😂😂😂

  • @maxamedfiidow8177
    @maxamedfiidow8177 2 ปีที่แล้ว

    M.a