Ganacsade Soomaaliyeed oo qaab qabiil looga soo tarxiilay Zambia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 197

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797 ปีที่แล้ว +17

    Waa sheeko kalee😮 sheekadan far aa ku godan waa ku celis sidee qof somali ah wadan shisheye kaga soo tarxili karaa🤔 hal mid wa macquul in cadeyn lugu helay kadibna qof somali ah uu ka gudbiyay lakin qabyalad darteed aa wadan shisheye leyga soo tarxiilay nooooooooo war kalena waa sugeynaa inta ila qabto isoo raaca qoralkeyga save gareya

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂dhaqankaas mj lee Ku dhaqmo waana leeyskaga taba tagi doonaa

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 ปีที่แล้ว +1

      Geedkaan tii oo Bar Ubax aa dhashey😅 aniga ayaa soo tarxiiley 😅 waa tahriibiye😅 wecel wecel dhalaley waaye😅
      Culusoow ID cusub hakaraadsado

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว

      ​@@Xuseenaadan-nl7im❤Waar dariskiisii baa dacweeyey oo zambian ah, waxay yiraahdeen daaqadaha iyo taqtadaha ayuu guranayaa alycni camal hawiye, mooryaan waa uun moryaan meel kasta uu joogo😂😂😂😂.

    • @AbdirshidMahamedhagi
      @AbdirshidMahamedhagi ปีที่แล้ว

      Haa Sheeko kale rag somaliyey is hayaan hhhh 😂

    • @a.sabriye5797
      @a.sabriye5797 ปีที่แล้ว

      @@beerkaaicadaaday2057 nagamaad xishoon😞 lakin ogow anaga hal qof adi cml qabiil dhan uma aflagadeyn karno waana sida leygu soo koriyay alxmd dhaha inta dhaqanka wanaagsan lugu soo koriyay ceeb caleek somali nooc kasta waa ku jiraa waana wiil iyo abtigiis ha la kala xishoodo shaqaiyad gaar ah waa dhaliili karnaa lakin qabiil dhan ceeeeeeeb

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 ปีที่แล้ว +3

    TUUG WALBA OO BEENAALE AH WUXUU DABADA LA GALAA QABYAALAD. Ninkaan waxaa la caddeeyay in BEERTA u waaraabin jiray nin MAJEERTEEN ah, wuxuuna faraha la galay MUQALASNIMO iyo TAHRIIBIN. Dawladda ZAMBIA🇿🇲 ayaana soo tarxiishay. What a looser mooryaan guy he is.

  • @maxamuudcabdiraxmaan5316
    @maxamuudcabdiraxmaan5316 ปีที่แล้ว +9

    26 sano baan Zambia joogay waxaana jooga halkaas qabiil aan ogalayn qabilkayga😅. Hadii qabiilkaas ogolayn see hanti ku yeelatay see intaas ku joogtay.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan warkiisu waxba ka qaldan nin zaambia sharci ku leh oo ganacasiga ku leh weyn ciyaar looma wabsan warkiisu sax maaha

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 ปีที่แล้ว +10

    Ninkaan wax waraysanaayo ma aha wariye professional ah waa qaaqle sida ka muuqato waxaa haboonayd inuu baaritaan sameeyo oo safaarada somaliya la xadhiidho lakiin xirfad xumi weyn ayaa ka muuqato runtii

    • @ruqyafromquran
      @ruqyafromquran ปีที่แล้ว

      Waa xaqiq la og yahay in qabyaalad lagu dulmiyay adiga go and search

    • @Waankudaalnay
      @Waankudaalnay ปีที่แล้ว

      Somaliyoo dhan baa saas ah .

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว +5

    HABAR HAWIYE AH IYO MID ISAAQ AH HADAY DHALI WAYDO WAXAA LA ORANAYA DAAROOD BAA KA DANBEEYAY, 33 SANADOOD OO AY DOWLAD LA'AAN WAXAY LEEYIHIIN DAAROOD BAA KA MASUUL AH

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f ปีที่แล้ว +1

      Sababtoo ah iyagu waa biri ma geeydo oo wixii aay kharibaan xitaa Dusha ma saaran karaan ee Daarood baa u sabab ahaa!
      Waxaa maqlay in uu Culusoow Dunida ku dacweeyey Farmaayo iyo Fahad oo uu leeyahay dowleeyda iyaga ayaa luga ku deggan! Kkk

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 ปีที่แล้ว +9

    Ninkani waraysi xumaaa su aalihii loo baahnaa mawaydiinayee
    Waxaad moodaa inay isasii ogaayeen

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 ปีที่แล้ว +2

    Zambia MOORYAN DHIIGYOCAB AH reer Guriceel ayaa soo gashey guryo badan ayaa dahab laga gurtey ninkan ayaana madax u ahaa waana reer guriceel HG waana tuug xamar soo fiiqdey

  • @abdikafiabdi4362
    @abdikafiabdi4362 ปีที่แล้ว +11

    Dee Zambia 🇿🇲 dadbadan baa joogee muxu galabsado iyada oo runta la abaaraayo

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 ปีที่แล้ว +1

    Kan wariyaha ahna wax uu soo baadhey iyo inuu laxidhiidhay Safaarada Soomaalida Zambia Soomaalida ku leedahay ama uu dawladii Zambia uu xidhiidh lasameeyay si uu arin gunteeda u gaadho muusan sameeynin oo aan ka ahayn caadifad yar oo caata ah waana wax sharaftiisa iyo shaqadiisa hoos u dhigaya. Waana musiibada Soomaali haysata baryahaan axad walba waa wariye afuufaya qabyaalad nacayb aad ka dheehankarto wajiyadooda subxaanallaah war Alle Ka yaaba oo isku daya inaad sheekoiyinka iska baadhaan inta aadan ku ceeboobina wabillaahittawfiiq.
    وتعيها أذن واعية
    اللهم أصلح جميع المسلمين في كل مكان

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 ปีที่แล้ว +7

    Laba jaahiiliin ayaa is wareysanaya.

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp ปีที่แล้ว +4

    Somali meel markey dhib ka sameyaan ay qabiil dabada la galaan. Kenya ku xigta islii

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani suxufiga sheeganya waa ninkii walaakiis hoyadiis dhashey qori AK47 ku dhamayey waxana la yiraahdaa xasan cade dhiigyo cab ninka uu wareysanya waa ninka xukumijirey Ciyaal Weero

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 ปีที่แล้ว +3

    Xasanow waxay Somalidu dhahdaa hubsiimo halbaa la siistaa ee reer saambiyana wareyso

  • @AhmedMohammed-oq5bp
    @AhmedMohammed-oq5bp ปีที่แล้ว +1

    Zambia macnaha daarood baa leh miyaa noo sheegaysaa? Waa dal xor ah oo aynu marti kuwada nahay ee aqbal in dalka Zambia ku tarxiilay.

  • @ruqyafromquran
    @ruqyafromquran ปีที่แล้ว +7

    Waa wax laga xumado lkn dulmi iyo xasad kuwa sameyay way heli donan cawaaqib xun insha allah sabru jamiil bro,,

    • @hashiyahya2518
      @hashiyahya2518 ปีที่แล้ว +2

      Lama ogola 1000 jaaliyadood sida maamul goboleedyada ina waaley

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f ปีที่แล้ว

      ​@@hashiyahya2518Mooryaan waxaay doonayaan in aay dhiiqeeyaan meel kasta oo aay cag dhigaan oo aay Soomaali sharaf ku joogtay, laakiin laga leeli maayo! Viva reer Zambia

    • @rukiaabdulle420
      @rukiaabdulle420 ปีที่แล้ว

      Waa isku reer😊

  • @hajiyusuf5648
    @hajiyusuf5648 ปีที่แล้ว +3

    Xasoonoow wariyaad tahay dhambaalada qabiilka aad gudbinayso iska
    Ceeb bay ku tahay adiga iyo television aad u shaqayso

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂 Habardigir 😂 Habartaa iyo Culusoow ID karaadso😅

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 ปีที่แล้ว +4

    Mooryaankan wuxuu rabay in sumcada somalida Zambia uu haleeyo .in lamasaafuriyo waan soo dhowenaya tuuga haduu ganacsi ku heestay maxaa garoonka seexiyay beenaale

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f ปีที่แล้ว +1

      Zambia 94kii baan safar ku marnay annagoo South Africa u socono oo 2 dhalinyaro ah. Markii Bus aan Lusaka kaga degnay ayaa waxaa nagu soo yaacay Tagsiile yaal leh, Waaryaa OOHAN OOHAN! Dad sharaf leh ayaa ku noolaa, waana in aaysan oggolaan in uu Mooryaankan oo kale sharaf dhaamin! Talxiila wixii edeb daran.

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 ปีที่แล้ว +5

    Isagu hadaanu khalad samayn lama tarxiileen

  • @superfun1819
    @superfun1819 ปีที่แล้ว +5

    Hawiye Muqdisho Lee iskuu dil Dila iyo Galmudug
    Intaa kale hadan sharciga ilaalin
    Fuutada xabad lagaa gaslin

  • @BosteyA-pt9mz
    @BosteyA-pt9mz ปีที่แล้ว +1

    Dacaayada daayA Kenya dadka waa tarxiile Zambia waa tarxiila afrika majeerta ma iskalehe dhulkada welkomme Galmudug ⚠️👁👁🔰💰💰💰💰💰💰💰📡📡📡📡📡 26 yrs dawlada Zambia u 💳 dacwaa🔰⚠️❤⚠️⚠️⚠️⚠️🇸🇴✍️🏿🌐📮✍️🏿📨📭📮📨📮👁👁 🛖🛖🛖🛖dokumenter ma haystaa hantida

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 ปีที่แล้ว +2

    Addis abbaba in lagaaa tarxiilo ayaaa habooon waaayo mooryaaan beeen sheegeyso ayaaad tahay

  • @zaksypher571
    @zaksypher571 ปีที่แล้ว +4

    Waar nin aan danbi galin cid ma tarxiisho wax kale iska warsysta caqli baa loo baahan yahay

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 ปีที่แล้ว +3

    XASAN SHEEKH AXMED XADDE WAA CAYR ASALKIISII MARREEXAAN AH , HAWIYE IMMISA UMAD AH AYUU LIQAY OO QAAR MAJIHII IYO LUGIHII SOO MUUQDAAN, QAARNA SI TOOS AH LOO LIQAY

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 ปีที่แล้ว +6

    Meeshii zambia ahayd buu camalkii hawiye la tagay, tuugo wax isdaba marin, daroogada uu gado, dameer intuu soo qalo uu yiraahdo waa hilib lo'aad iimaan majiro😂😂😂😂😂.

    • @sahnim7481
      @sahnim7481 ปีที่แล้ว +1

      Alle ka Cabso oo umad dhan aflagaadadeeda Iska daa , xuska Allena badi qudhunka qabyaladaa kaa maydhmiye.

  • @mrxussein
    @mrxussein ปีที่แล้ว +5

    Waxbuu isdaba mariyey oo lagu heysta. Wuu soo cararey oo somalia ku socdaa isagoo fakad ah. Taa iga dhowra

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 ปีที่แล้ว +2

    Qaxooti qaxooti kale ka dacwoonaya waa yaab

  • @abdijama603
    @abdijama603 ปีที่แล้ว +11

    Zambia dad badan oo soomaali ah baa ku nool oo ganacsi ku leh. Waxaan ogahay in kuwo ninkaan la heyb ahi ku leeyihiin ganacsiyo waaweyn oo xataa warshada leh. Weriyuhu waa kii meelo badan wareysta. Maxuu u wareysan waayey safaaradda Soomaalida.

  • @ابراهيمالصومالي-ط6ض
    @ابراهيمالصومالي-ط6ض ปีที่แล้ว +1

    Subxanaka yaa ilaahi war habargidir wax kalay wadaan saambiya ma majeerten baale warxiskujishoda nimanyohow

  • @mohamedahmed-dg9me
    @mohamedahmed-dg9me ปีที่แล้ว +3

    Wariye maaha ninka waraysanaya ninka waxa uu qaban jiray muu weydiiyo iyo sharciga uu haysto iyo cida soo tarxiishay waalaga dabi tagi karaa zambia waa wadan dawlad leh ganacsi haduu kula lhana waa khasab inuu u sharciyeysanyhy ninka warkiisa been buu iila eegyhy somali baa wadan ajnabi iga tarxiishay allahu aclam

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +4

    Ninkan dadku isku dirayaa

  • @al-xikmaprimaryschooljalam44
    @al-xikmaprimaryschooljalam44 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan jaalid ayaan furtay iyadaana lagu haystaa hadday mid soomalidu leedahay ka furantahay haddaan lagu dulmiyin maxaad midda kale ku falaysaa
    Miyaan adiga lugugu oran karin adigaa qabyaad iyo reeraysi wada

  • @kafally741
    @kafally741 ปีที่แล้ว +6

    Criminals ayaa la tarxiilaa????????????

  • @alisheikh417
    @alisheikh417 ปีที่แล้ว

    Somaalidu waa gun hadii mid ilaahay wax yar siiyo kuwa kale ayaa ruufyaanaya
    War Ale ka baqa

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud ปีที่แล้ว +1

    Soomaalibaa sambia iga tarxiishay annaga hanoogu sheekayn.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว +2

    Waa dhaqan xumadii aad somaaliya ku haysay ayaad latagtay zaanbiya somaali oodhan ayaa joogta guutaale waxuu kashaqeeyaa waxa xun dalka somaliya maxaad xolo iyo beeraha ugudiiday xoolo xaaran ah oo aad xamarkadhacday ayaad geysay intaas ayaa kqabtay inkartooda

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 ปีที่แล้ว +1

    Waa weriye daciif ah!

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 ปีที่แล้ว +3

    Wadan shisheeye sidee dad aad isku jinsi tihiin kaaga soo tarxiili karaan!?ar ninku been weynaa!? Show malaha drugs buu gadayey.

  • @moyusaf7435
    @moyusaf7435 ปีที่แล้ว +2

    Qofka aad is haysaan ma ka masuulbaa qabiil dhan , eeda ma laha qabiil se raadso qofkaad ishaysaan , warkaaga cadee addeero warkaaga.

  • @mrxussein
    @mrxussein ปีที่แล้ว +6

    Morayan degarr leh oo la tirxilaba wuxu dhaha ree hebel itarxilay😂

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 ปีที่แล้ว +1

    Aaway inta kula qabiil ka ah maa iyagana la soo tarxiilo, wax sax ma ahan waxa aad ka sheegeyneyso, suurtagalna ma ahan Zambia aa qabiil ahaan isoo tarxiishay waa arin aan ku qoslo wllh 😂😂😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 ปีที่แล้ว

    Ninkani waa mafio dhiigyocab ah oo ciyaal weero waana reer guriceel

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 ปีที่แล้ว +2

    Mooryaan hawiyey ha la soo masaafuriyo fasahaad ayey meel walba la tagey hawiye qadhmuune

    • @Zahro-x3u
      @Zahro-x3u 7 หลายเดือนก่อน

      Jaahil jahligiisa aan ogayn baad tahay ee dadka ha caayin wax kaa qudhmoon ma jiree .

  • @maryanali9186
    @maryanali9186 ปีที่แล้ว +4

    Sambiya na waxaad mooday somaliya oo aad qasteen

  • @abdallaibraahim1370
    @abdallaibraahim1370 ปีที่แล้ว +2

    Boowe zambia unagaa iska.leh

  • @abdikaabe3662
    @abdikaabe3662 ปีที่แล้ว +2

    Wariyuhu was mooryaan qabiilista ah oo jiran,Zambia na waxay la tageen foodo iyo in ay jaaliyad habar gidir ah oo tii ka jirtey la dagaalamaan taas buuna eedey.
    Hawiyoow aawey dadkii reer magaalka ahaa oo dinkaga hantida badnaa xamar? Mid aad dishaan ,mid aad kuf sataan iyo mid aad dhacdaan.

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 ปีที่แล้ว +1

    Warkaa war halagu sugo anagaa Somali xaalkeeda naqaane

  • @ahmedmohamoud3683
    @ahmedmohamoud3683 ปีที่แล้ว +4

    Saambiya ma hooyadaabaa leh kulahaa meeshan hantida kulahaa ayaan jeclahay Somaliana 17 sano kohor ayaan halmar imi adeer dadkii meesha lahaa ayaa uf kuyidhee raadso meel aad leedahay

  • @yaakcon
    @yaakcon ปีที่แล้ว

    WALIGEY WAXAAN OO KALE MA ARAG. WAR KAN WARIYAHA SHEEGANAYA WAREYSI XUMAA.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy ปีที่แล้ว +2

    Waxad fasahadiseen aduunki oo dhan yacnii musuq iyo fasahaad runtii melkasta oo joogtan aad bay udhibsadaan Somalida

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว +1

    Zambia tuuganimo loogama baahna.

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 ปีที่แล้ว +1

    Waa ayo iyagu sheeg qabiilkooda

  • @BalaAdibali
    @BalaAdibali ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk kkkkkkk warka aan hayno ninkan Arin khatar ah oo kotarabaan ah ayaa ayay ku heshay sanbiya

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj ปีที่แล้ว +4

    Qabiilkii ma halkaas buu marayaa walee soomaali meeshay u socoto baan yaabay

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 ปีที่แล้ว +3

    Waadawlad wax uun qoonsatay in lahelo way fiicnaan lahayd

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 ปีที่แล้ว

    Ninkani waxa ka soo baxey xaqii biyomaalka uu biyaha wabiga ka gadijirey waana tuug sh/hoose soo wada fiiqdey Ethiopa waa ineysan siidan tuugani Gafanaha ku noqdey xoolaha xaaranta ah

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z ปีที่แล้ว +3

    Damiirki wa dhintey🤐 Afrikanki xita dhulkiisa wuu naga tarxiilay!!
    Nin walboo somali ah yuusan u jeedin oo tuhmin somalikale, afrikanka aa idin ogoleen in aad nolol ku dhex noolatan😒 Dalkiina iyo meeshi aad ku dhalateen ku dhaga oo hagajista ,dal shisheye kasii ah afrikan ha u indhocadanina😡

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp ปีที่แล้ว +1

    Weriye qabiiliste ayad tahay xassan black 😂😂😂😂😂😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 ปีที่แล้ว

    Mooryan dhiigyocab ah ayuu ahaa oo guryaha zambia ayuu jabsadey waana tuug

  • @hafsaismail6338
    @hafsaismail6338 ปีที่แล้ว +1

    Zaambia ma daaroodbaa leh

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว +3

    Nin kaan wuxu u egyahay Qof been sheegayah

  • @IfraahAhmed-o3m
    @IfraahAhmed-o3m ปีที่แล้ว +2

    Hhhh😂😂😂sheekadaas buu keenay lacagtii baa ka gubatay wuxuuu dalkii kula noqduusan haysan xariif,ama dadbaa lacag kudarsaday inuu dhaco oo film uciyaaruu rabaa

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud ปีที่แล้ว

    Dalkiisii soomaaliya wuxuu ka jeclaystay sambia yaab.

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 ปีที่แล้ว +9

    DAROOD IYO HAWIYE DALKA INTEE BUR BURIYEEN DIBADA IS JAAJUSEEYN INKAAR IDIN HESATO

    • @caraweelo2673
      @caraweelo2673 ปีที่แล้ว +3

      Qof weyne bad tahay ee wax hubso marka hore

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 ปีที่แล้ว

      WAAR RUNTA SHEEG ILAAHAY BAA KAA SAREEYEE!!!!!!.FIDNO AAN DAAROOD AHAYN SOMALI MA LEH!!!!!!.

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f ปีที่แล้ว +2

      ​ Mooryaan Habargidir Daarood kama daba Harto oo meel uusan joogin Maalin kuma noolaan karto, haddana nacayb, dhaqan xun iyo xishood li'i ma deeyso!! Mooryaaneey Daarood America iyo meel kasta oo uu awood ku leeyahay oo uu sharaf ku joogo in aad dhiiqeeysaan idinka yeeli maayo! Viva Boqorada Cali Yuusuf

    • @ubaxismail6285
      @ubaxismail6285 ปีที่แล้ว

      Afkaaga suubso sida ninkaan oo kale ha u hadline.

    • @ubaxismail6285
      @ubaxismail6285 ปีที่แล้ว

      ​@@mustafahassan2555cidaas lagaa raac

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 ปีที่แล้ว +1

    Maxaad u diiwaan galineysaan jaaliyad cusub maad ku biirtaan dadka kale ee jaaliyada leh

  • @maryanl804
    @maryanl804 ปีที่แล้ว

    Qorshahaan ma fahmin isku dhufasho habar gidir iyo majeerten miyaaa allow runta soo saar dacwadedii waa badataye

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s ปีที่แล้ว +2

    Sms somali tv wa qabilayste wayn d Dlke horay u qado

  • @cumarimohamed7766
    @cumarimohamed7766 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan Haa laso oo gado danbi baa ka galay wadanka

  • @khadarabdullahihaji7127
    @khadarabdullahihaji7127 ปีที่แล้ว

    Thumbnail sax Ganacsade hawiye ayaa ganacsatada soomaaliyeed Ka Soo tarxiishay dalka zimbia

  • @abdallekiikooz6846
    @abdallekiikooz6846 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂 wuu kala hadlayaa musuq ayaa lagu qabtay Zambia wuxuna ahaa muqalas 😂 soomaalina in u kala geeyo ayu rabaa isaga khalad galay wuxuna rabaa ino gulaafto dadyow isku tagay oo soomaalinimo midaysay🇸🇴marka dambiile waa dambiile tarxiilkana Zambia ayaa ugaratay

  • @idilahmed9092
    @idilahmed9092 ปีที่แล้ว

    Maxaa loosoosaray???? Arinta seetahay Shacab ka ha usheego🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s 3 วันที่ผ่านมา

    Marba hadday dhankeena yihiin ku lahaa

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan odhan lahaa siomaalidu si walaalo ah ha uwada noo laato ama halakala danbeeyo nin walba qolku uxiran halagu ixtiraamo oo halooga danbeeyo oo yaan laysku taagin
    Waxaa muuqata dadkii uu meesha ugu tagay ee uumartida u ahaan jiray ee waliba soo dhaweeyay ayuu hogaankii ku qabsaday
    Waana dhaqanka iyo il adayga soomaalida aqalkaaguu kuugu iman oo uu dooni inuu salaada kugu tujiyo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Ninkan nin baabuur wata ayuu isteerinka kuqabsaday kaddibna waa latarxiilay.

  • @Salugla
    @Salugla ปีที่แล้ว

    Wax wayn baa khaldan dawlada Zambia, Safaarada Somalida iyo Qabiil baa isugu kaytagay oo isku raacay in la tarxiilo ma fahmin warkaas Laba nin baa Ethiopia I keentay anoon dambi galin iyadana ma fahmin wixii uu sameeyay ayuu qarinayaa

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 ปีที่แล้ว +1

    Zanbiya waa in lagu la xisaab tamo arinkaan

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว +1

    Maxaa zanbia kugeeyay waafaduul

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 ปีที่แล้ว +1

    Moryaan waa gacan gashay

  • @AhmedMohammed-oq5bp
    @AhmedMohammed-oq5bp ปีที่แล้ว

    Mooryaan iswaraysanaysa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Waa kuwii waxfiiqanjiray Zambia maaha meel Soomaalida magaceeda lagu dilo, tuuganimo iyo isgarab orodna looma baahno. Hawiyoow adinkaa hoggaan neceb ee sida duurjoogta unoolaada.

  • @AbdirahmanHussein-bv5nt
    @AbdirahmanHussein-bv5nt ปีที่แล้ว +5

    cudur kansar eey qabaan somalida qabiil uf

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 ปีที่แล้ว

    Dhankeenaaas waxaad cadaysay inuu wariyuhu isku qabiiltihiin

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi ปีที่แล้ว

    Zambia. MOOLKA UGU WEYN SOMALIBA LEH rag Reer Ex Uk iyo Nord america qaarna Zambia Lusaka iyo Nadola busnes koodu
    Waxay Batrool station.hotelo waaweyn oo la seexdo somali leedey
    Markaa Somali baa dawlada laaluush siisey ku dhe ee Dawlada iska kaasaartey kaayeeli maayo dalkaas wan aqanaa Raga bilion dollar hysta somaliyaa jooga..majerteen isaaq sowkuwa ka shaqaysta

  • @WHO2024
    @WHO2024 ปีที่แล้ว

    Musuqmaasuq inay meheradiisa tahey hadalkiisa aa ka dareemi.
    Muqdisho waxaad ka wadey baad meesha la tagtey. Kama shaqeyneyso.

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว +3

    Sms tv waa warbahintah moryantah weligih wuxuu fafiyah bentah lagah Aburoh sidah qabilkah

  • @abdulrazaqaljabarty8838
    @abdulrazaqaljabarty8838 ปีที่แล้ว +1

    Beenaalayaal oo ALLAH ka cabsi qabin

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 ปีที่แล้ว +2

    Haa hawshiinii maad bilawdeen?

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g ปีที่แล้ว

    Walee Soomaali khiyaali kama dhamaato, adeer ninkaan sheekadiisa waa fashilantay , sakxada buu ku fadhiyay, wuxuu damcay in ummad dhan oo cid walba leh afduubto.
    Niman aan qoslin baa helay.
    Yaan lagaaga darin ee fariiso yaa yoraahda, qaylo UGUS iyo SNM baa wax ku waayay, HABAR-GIDIR baa ku soo biirtay, geedka aad gaartaan miro ka gurta.

  • @aaranherbal6526
    @aaranherbal6526 ปีที่แล้ว +1

    War xumaa wuxu weriyaba maahan waa qabyaalidiiste xun

  • @xawom3016
    @xawom3016 ปีที่แล้ว

    Hadaa maqli jirtey odey baa afka dhiiiqo kasii daayey waa tanoo kale😅, 26 sano baan kunoola ito waa la itarxiiley iyo reerkeyga jawaaab karabaa, kkkk

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 ปีที่แล้ว

    Alla Hawiyow Daarood meel Iskasaara waa cadowe

    • @ikranmohamud4789
      @ikranmohamud4789 ปีที่แล้ว +3

      Xitaa urur samaale ayaad wax ku qaadi wayday, caaaaaac caaaaac Daarood waa dad Ilaahay yaqaan dowlad nimana yaqaan.

  • @maryanwarsame8827
    @maryanwarsame8827 ปีที่แล้ว

    Xaasid nimo ayey salka ku hayaan waxaas oo dhan ilaahey ayaa dadka xoolaha siiya

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 ปีที่แล้ว

    Waa dhaqan xun oo ugub nagu ah oo ay noo bilaaben. Carab inta ku nabto ay nabiga kaaga hormartaa

  • @FaranFehirgh
    @FaranFehirgh ปีที่แล้ว

    Iimaan la aan iyoQudhunkii aad labarbaarteen baad soomaaliyay meelwalba latagaysaan iimanka xasiliya oo ilaahay isku xidha

  • @alkenalken9460
    @alkenalken9460 ปีที่แล้ว

    waa waalida samalida wax walba waa suurta gal 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohashiine2458
    @mohashiine2458 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiqda rabi baa og lakin ninkan uma eka qof hanti leh dhaqankii xuma ee wadanoa lagu hayay ayaa hadan waxaa lala tagay dibada wadamada aan tagnayna waa wadamo xeer leh oo aan qof hantidis been been lagu boobi karin

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf ปีที่แล้ว

    Somaliyey san ma fiicno ee yaanan isku adeegsan DOOWLADAHA aan lajoogno isku dan baan nahay ee

  • @143-k1d
    @143-k1d ปีที่แล้ว +2

    kuwa xamar transit ka ku ah hilfaha haloo qaado qaniin yaa qaniinyo kaa fujisa

    • @aisha665
      @aisha665 ปีที่แล้ว +1

      XAMAR WA CAASIMAD SOMAALIYEED MAAHA TUULA LEEDIHIIN

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f ปีที่แล้ว +1

      Xamar yaa horta transit ku maro, ma ogi qof dhoohan? Magaaladii qaraxa, dulmiga iyo kansarka?! Wixii kuugu yimaado ku qalo.

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 5 หลายเดือนก่อน

      Xamar ma hoooyadaa ba leh xamarna anaaa kula leh
      Dhul darooodna kaligay baaleh
      Zambia , usa, canada, Kenya aniga baa leh
      Tuuuugyhaw tuuugu dhalay
      Fataaalka ihi
      Xaraaanta ku koray

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad ปีที่แล้ว +3

    Hawiye waa mooryaan zanbia uma baahna

    • @143-k1d
      @143-k1d ปีที่แล้ว +1

      faqashtana waa naago mooryaanta wasaan kudar dhuubo aaku dhashay