Maxay Somalida Angola ku arkeen ka ganacsiga Aluminium

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

ความคิดเห็น • 42

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 ปีที่แล้ว +11

    Somalay masha alaah alaah ha idin ilaaliyo meelkasta o ad jogtan, Amin

  • @wardoonacademy
    @wardoonacademy ปีที่แล้ว +9

    Masha,Allah, waa warbixin xiiso leh, Caaqil iidle aad ayuu u mahadsanyahay warbixinta uu dhiibey,sidoo kalena mudane Abdisalam Hereri aad ayuu u mahadsanyahay, wuxuu na siiyey fursad wanaagsan.

    • @BilalshidiyeWeynathe
      @BilalshidiyeWeynathe วันที่ผ่านมา

      Asc walal angola miyad ku noshaya

    • @wardoonacademy
      @wardoonacademy วันที่ผ่านมา

      @@BilalshidiyeWeynathe wcs wr wb haa

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +10

    Aluminium business is a booming industry

  • @maxamuudsiciid6974
    @maxamuudsiciid6974 ปีที่แล้ว +3

    Wariyahayaga cabdisalaan hareri anigoo yar oo warka bilaw ii yahay dhagaysigiisu ayaan UNIVERSAl TV Kadaa wan jiray
    Ilaa hadana Bernamij yada da waan jeclahy wana dawadaa
    Waxan ogay markii denbe inuu yahay wariya somali yeed oo caan 🥰🥰🥰

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Ganacsi wacan iyo juhdi lagu bixiyey,
    Ilaahy haini Barakeeyo Dhamantiin.
    ماشاءالله تبارك الله
    اللهم بارك

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله اللهم بارك

  • @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
    @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt ปีที่แล้ว +8

    Horumar wacan
    Saxafiga weyn
    Ee cabdisalaan hereri 🎉🎉❤

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallaah wll wa ganacsi wanaagsan illaahey hanii fududeeyo👀hareeri

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah Tabaraka Allah,
    Arinta islaminta waa sheey aad uqiimo badan, qofkuna dhankaagu ayuu eegaya, ee dhaqankeena Suuban ee Dintu nafartay aanu kudhaqano, laga yaaba inaad sabab unoqdo qof inuu soo Islaamo

  • @hersi_moumin06.
    @hersi_moumin06. ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 ปีที่แล้ว +2

    Allah Barakeeyo oo Xifdiyo ganacsatadan soomaliyeed.

  • @im8112
    @im8112 ปีที่แล้ว +7

    Ma sha Allah ganacsiga wanagsan in Diinteena islamka ee suuban dadku so galaan ayay horseedi kartaa. Sida raggan. Taariikhda Indonesia ee muslimiinta ugu badani ku noolyiin adduunka waxa sababay dagaal lala galay ma ahayn balse ganacsatii carbeed ee waagii hore ayay ahayd iyo macaamilkoodii fiicnaa kadib ayay so islaameen

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad wll waa runta 💯,
      Ilahay hawaafajiyo qurbo joogteena,
      Akhalaqda Diintena Suuban nafaratay aad bey sameen uleedahay marka lagu dhaqmo

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah , waa ganacsi barakaysan mar hadiiba shaqaaalaha ka shaqaynaya ee ee islaamka ahayn ay diinta islaam ka ah ugu baaqayaan meel fiican wey gaadhi doonaan insha allah

  • @halimaaxmed7699
    @halimaaxmed7699 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilaahay ha u barakeeyo business kooda 👏👏🥰🥰

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว +3

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan&Dayax(Angoola)

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว +3

    Hererri💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @abdirizakgedi4339
    @abdirizakgedi4339 ปีที่แล้ว +4

    Haye haye haye😂😂😂

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 ปีที่แล้ว +1

    👋👋 Hereri

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 ปีที่แล้ว +4

    waariye sare cabdisalaan herreri indr yaa iska kaa raaca aduunka oo dhanbaad ku wareegtaa

  • @bashiiryuusuf2926
    @bashiiryuusuf2926 ปีที่แล้ว +6

    Meeshu madoobaa nalku ma qaali buu ku yahay.

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +4

      Waa meel store ah,
      Waxeey u'eeg tahay ineey nalka daarin😅,
      Lkn adigu mashqulka intaad deysid maad barnamijka ku mashquushid

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaal ❤

  • @leftyareyare2859
    @leftyareyare2859 ปีที่แล้ว +4

    Nio waad dhubnatee 😊

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 ปีที่แล้ว +1

    Professional 😊

  • @Somaliland4162
    @Somaliland4162 ปีที่แล้ว +1

    Abdizalan hereri dad iyo dal kale dhise

  • @Qadafi_mandela
    @Qadafi_mandela ปีที่แล้ว +1

    Ganacsiga an raba in an ka bilawa wadan aniga i sir ah waya inshalah very soon

    • @bashimohamed67
      @bashimohamed67 3 หลายเดือนก่อน

      Mudane Sanad kadib ganacsigii maka bilowdey wadankii sirta kuu ahaa lol

  • @ahmeddubow8384
    @ahmeddubow8384 ปีที่แล้ว +2

    Angola kuna kazi ama ni madoido tu.

    • @izackali2861
      @izackali2861 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @abdisomali369
    @abdisomali369 ปีที่แล้ว +2

    hadday isku darsadaan faaiido aad u badan bay ka soo saari lahaayeen

  • @kadijohassan2745
    @kadijohassan2745 ปีที่แล้ว +1

    Ma noogey kart aa wadankeenii ????? Walaal?

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 ปีที่แล้ว +1

    Wax ila qabta waan jeclahay ganacsiga

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 ปีที่แล้ว +2

      Ilahay tala saaro wll, intaad dadaali kartana dadaal,
      Bini'aadamka laguma tashdo,
      Ilahay Risqi iyo Shaqo barakeysan haku waafajiyo

    • @alikaffe1242
      @alikaffe1242 ปีที่แล้ว +2

      @@dayurwarfa9762 Masha Allah

  • @mcrmcr2335
    @mcrmcr2335 ปีที่แล้ว +3

    Tumaalnimo wax la isku caayo maaha...waaba engineero waayey dhiiri galin...

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 9 หลายเดือนก่อน

    kolka dalka dibada uga baxo waxa i qorsheysan Angola iyo rewanda inan gaadho Dedham ka shaqo donto hadii alle idmo