HERERI IYO ZAMBIA QAYBTII 4AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 304

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 ปีที่แล้ว +33

    Haye haye haye Haye hhhhhh intii ila aragtay like ta ku qabta

  • @mohamedabdimajidsamatar3726
    @mohamedabdimajidsamatar3726 5 ปีที่แล้ว +9

    Cabdisalaan hareeri weriye mug weyn Alla haku sharfo

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 4 ปีที่แล้ว +12

    mujahid cirguje waa ssdf darteed waxa logu diday basaborka zambia majerteen baa ubadan

  • @sahraahmedkoshin
    @sahraahmedkoshin 2 ปีที่แล้ว +19

    I met with mr Shire in Kapiri Mboshi in November of 2021 as part of my ongoing research. Kind and generous man.

    • @daadeheeye4175
      @daadeheeye4175 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal Warbixin baan uga baahnahay meesha sidee iga caawin kartaa

    • @abdifosiya23
      @abdifosiya23 2 ปีที่แล้ว +1

      Ààa

    • @abdifosiya23
      @abdifosiya23 2 ปีที่แล้ว

      Q

    • @sahraahmedkoshin
      @sahraahmedkoshin 2 ปีที่แล้ว +1

      @@daadeheeye4175 waad ila soo xiriri kartaa walaal. Emailkaaga iso qor.

    • @karti-soor
      @karti-soor 2 ปีที่แล้ว +2

      Asal Ummadda Soomaaliyeed waa Reer guura.. Bila xuduud ah...

  • @codkaguusha7275
    @codkaguusha7275 5 ปีที่แล้ว +120

    Haaye... haaye... haaye... inta HERERI jecel suulka kor! :)

  • @axmedgaab3309
    @axmedgaab3309 5 ปีที่แล้ว +20

    Cabdisalaan Hereri Waa Weriye jecel Dalkiisa iyo dadkiisa waan jecelahay dar alle iyo ummadda Somaliyeed suu ujecel yahay

  • @lanegamer9973
    @lanegamer9973 5 ปีที่แล้ว +125

    dhulka hoyo inata jcl like kuqabta

  • @malikabdiali4518
    @malikabdiali4518 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta jecel diinTa izlamka like izaara

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 ปีที่แล้ว +5

    C/salaam Herari waxyaabaha aan kaga yaabey waxa ka mida markasta su,aal aan madaxa ku hayo ayuu waydiiya qofka uu waraysanayo Mida kale su,aaluhu meel uguma qorna m.a wariye ruug cadaa ah

  • @moulidabdi8611
    @moulidabdi8611 5 ปีที่แล้ว +12

    Dadka Jooga zambia waxa aad ugu wayn Somaalinimada allaah haku guuleyo runtii aad ban ugu farxa qofka Somalinimadu ku wayn tahay

  • @realsom36
    @realsom36 5 ปีที่แล้ว +19

    Dadkaan sharaf ayey ku noolyihiin ayagoo ajinabi ah. Kuwa daanyeerta ah ee somaliya jooga ayaga oo muwadin ah ayey wada noolaan waayeen.

  • @hassanabdi9528
    @hassanabdi9528 5 ปีที่แล้ว +7

    Xasuus ayaan galay sannadku marku ahaa 2006 ayaan Lusaka ku noola muddo 2-bilood ah waliba lagu xirey, Waa Magaalo aad uu qurux badan dad fiican ay ku nool yihiin intaa ka xasuusto.

  • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
    @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 ปีที่แล้ว +9

    Ala ciil weynaa jeclaan lahaaya inaad herariyow aan kusii raaco meel kasta aad marto ku jecliyaa haaye haaye haaye

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame8901 4 ปีที่แล้ว +1

    .keniya ethiopia.. tanzania.. mosabic..south africa....congo....angola....simbawe..sambia..intaas oo dal wan soo.joogay ikn sambia somalida joogta dad.ka fcn maan araag somali jcllka ku jiira .soo dhawiinta iyo gacan qabashaada magaac somaliyeed ..viva reer sambia

  • @noorhassan2847
    @noorhassan2847 5 ปีที่แล้ว +25

    Odaygu waa funny isi soo cadeey ayaa la iyiri kulahaa oo dhowr kiilo oo bura ayaan isku màluuqay hhh

  • @Naxariiso
    @Naxariiso 5 ปีที่แล้ว +62

    Masha Allah..Dalka Zambia waan ugu mahad celinahayaa Nabad galyada ay siiyeen dhamaan umada somaaliyeed. Dawlada Zambia thank you very much..Somaliwayn ha midoowdo

  • @idirisfarah1128
    @idirisfarah1128 5 ปีที่แล้ว +20

    somali allaha u gargaaro

  • @dulmidiiddowladdonartan3013
    @dulmidiiddowladdonartan3013 4 ปีที่แล้ว +1

    🙏🏽❤️masha allah jamaal waa runtaa weli qalbigenu muqdishu yaala dowlada jirta rabi hanoo xafid mucaradna xaqa allaha tuso

  • @casura08
    @casura08 5 ปีที่แล้ว +5

    Dad qalbi wanagsan oo kafayow cudurka soomali kalageyay ayay umuuqdaan ilahay somalida kalena hacaafiyo

  • @cabduqadirnuur6613
    @cabduqadirnuur6613 ปีที่แล้ว

    Masha allaha wariye dacad ah oo kahadla darawalinta waxaye qaban allaha ku barakeyo 👍👍👍

  • @ilwadawed5997
    @ilwadawed5997 5 ปีที่แล้ว +15

    Hhhhh cir guje waa iga qosliye alle caafimaad ha siiye

    • @ahmedfrah5170
      @ahmedfrah5170 5 ปีที่แล้ว

      Cir guje yaa ku baray
      Balaayo garweeyn
      😂😂😂

  • @amenxared8505
    @amenxared8505 5 ปีที่แล้ว +34

    HERERI WUXUU CAAN KU YAHAY
    #HAAYEHAAYE#
    MA U FIIRSATEEN HADAAD UFIIRSATAY LIKE

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 5 ปีที่แล้ว

      MUSLIM EMPIRE Haaye Haaye Macno Ayay Ku Fadhidaa Markuu Qofka Sheekadisa La Yaabo Ayuu Isticmaalaa

    • @amenxared8505
      @amenxared8505 5 ปีที่แล้ว

      @@yaasir1936 WALLO KUMAAN ODHAN MACNO KUMA FADHIDO
      LAAKIIN WAXAAN LEEYAHAY KALMADAAS CAAN AYUU KU YAHAY HAL HAYSNA WUU U LEEYAHAY

  • @kabdirahman5741
    @kabdirahman5741 5 ปีที่แล้ว +3

    Aad ban uga helay runti Zambia, Hereri iyo teamkisana wan umahad naqaya sida ay nooso dalxiisiyen anagon wadankaa joogin, waxan hadana bilaabaya dawashada wadanka Tanzania.

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah adeerkeey laxmi faandhe shire alle haku xafido adeer mcn 😍 wa suldaanka somalida ee zambia masha allah maqayada cilmi awowe ayuu ugu magac daray

    • @faisalshire701
      @faisalshire701 5 ปีที่แล้ว +2

      Mashallah Allah haxafido adeer mcn

  • @dahirrooble7879
    @dahirrooble7879 2 ปีที่แล้ว +2

    Maa shee allah illah mahaddiis mid kale soomali Zambia 🇿🇲 joogta waa mid waxan somarray annga oo sefar ah fabr 2/23 20'18 halkas in dholle Zambia and falling u go soo dhegatay xasuus and illow bin doonnin manta heer kii and haminaa yey wan gaarray ma shee allah illah mahaddiis 6 /28 /2022 mid kale inta Muslim ah ha ii so ducay so sefar America 🇺🇸and rejey haa in she allah peals ducadda waa xagiinne inta Muslim murrad kaadde allah ha sehlo

  • @AhmedOmar-vt6qu
    @AhmedOmar-vt6qu 4 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib hareeri noolow maxaa khibrad,cashar iyo sheeko ku jirta barnaamijka very informative.

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 5 ปีที่แล้ว +2

    Sax waaye hadalka Qoraaga.
    Dadka baxay dhibka gaaray, waxay ka tarjumeysaa waxa dalkooda hooyo ka soo saaray.
    Mahadsanid hareeri.

  • @hassantech510
    @hassantech510 5 ปีที่แล้ว +9

    Abdisalam hereri wariye Allah Ku awat yeelo barmamishkan wax badhan ayn kafa,aday aad iyo aad umahadsantahay🙏

  • @digirfilmsandvlog9275
    @digirfilmsandvlog9275 2 ปีที่แล้ว +2

    2013 ayaan maray meshan odaygan maqayadisane afar malin baan ka cunteyneynay odaygan oday wanagsan ma eheen lkiin allaha xafido

    • @Ahmed_abdiyy
      @Ahmed_abdiyy ปีที่แล้ว

      Ma customer ka ayuu u xumaa mise shaqaalaha

  • @abdiazizfarah3215
    @abdiazizfarah3215 3 ปีที่แล้ว +4

    Laba goole waa iga qosliyay cabsalaanow qaybta somalida English ka ay ku hadlaan “where are u going “ ‘ bring me spare parts “ kulahaa. Waa nin edab iyo akhlaaq ay ka muuqato Masha allah.

  • @sumeiyabashir3253
    @sumeiyabashir3253 4 ปีที่แล้ว +4

    Watching from mombasa kenya 2020 somali guul iyo gobonimo meel walbo ad joogtan

  • @samiiromar6763
    @samiiromar6763 5 ปีที่แล้ว +7

    Malaayga yaryarka ee dhaga, Anaa cunay hada kahor, 2011tha Zambia

  • @engahmedmohamed5997
    @engahmedmohamed5997 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhulkaan anaa ku tahriibay oo si wanagsan usoo arkay xaqiqda jirta. Wadankaaga qiimaha uu leeyahay waxaad fahmi kartaa markaad kasoo tagtid .

    • @sultaanomar
      @sultaanomar 3 ปีที่แล้ว

      Beenta maahan sxb ninwalba dhulkiisa wax udhaama malahan anigaa hadda jooga zambia

  • @fadumocumor8003
    @fadumocumor8003 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Alaah rag waa ragi hore mahan wax jira kuwan manta joga sharafti soomaali lehed iyaga ba bi iyey Alaha soo hanunsho

    • @alimohamed9960
      @alimohamed9960 ปีที่แล้ว

      Dalka ma dhalan yaraa maamusha walaal mise odoyaal

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab 5 ปีที่แล้ว +15

    Micheal Maryama wadani dhaba oo dadka rer Zambia oodhami jecel yihiin buu ahaa odaygu kulahaa ninkii michael Maryama illaahay meel wanaagsan ha geeyee.wuxuu ka baqay inuu dhaho allaah ha u naxariisto meel wanaagsan in la geeyana wuu la rabaa kkkkkkkkkkkkk

    • @dersohnvonpiraten2267
      @dersohnvonpiraten2267 5 ปีที่แล้ว

      Michael Mariabo R.I.P

    • @saalijamac5389
      @saalijamac5389 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk geesi buu ahaa

    • @MrQoolaab
      @MrQoolaab 5 ปีที่แล้ว +2

      Saali Jamac.wuxuu rabo ha caabudee muwaadan sharafle oo masaakiinta u tudha buu ahaa.

    • @Dabayl
      @Dabayl 5 ปีที่แล้ว

      Miskin buu buu ahaa Micheal . Xornimada uu gacantiisa ku dhaliyay buu ka helay safiir ku yaala meel cidla la'a . Waxaa uu ahaa bastaardihii afka waynaa la dagaalamo, uu labaatan sano hoos fadhiyay.

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 5 ปีที่แล้ว +3

    Dad wax Soo gudbin Kara oo sheekooyinkoodu xiiso , aftahanimo, khibrad , waddaniyad iyo kaftan bilaa turxaan ah ay ka muuqato waxaan ka sii gartaa markuu abdisalaan yidhaa HAAAYE HAAAAYE HAAAYE......

  • @2jaboisak761
    @2jaboisak761 5 ปีที่แล้ว +2

    Dadkeygan kala dhumay ee aduunka ku firxaday waa alxamdulillah hadayba dalkoodii xasuustaan wali

  • @qazimabdirizakarab5448
    @qazimabdirizakarab5448 4 ปีที่แล้ว +3

    Zaambia dowlad uwanaagsan umada somaliyeed

  • @dersohnvonpiraten2267
    @dersohnvonpiraten2267 5 ปีที่แล้ว +7

    Jamaal waa nin degan Oo Qalbi wanaagsan Wadaninimo iyo waaya aragnimo iyo Tacliina leh Allah ha barakeeyo waa role model!

    • @khalidabdihakiimabdilahi7193
      @khalidabdihakiimabdilahi7193 5 ปีที่แล้ว +2

      Wa runtaa inder

    • @dersohnvonpiraten2267
      @dersohnvonpiraten2267 5 ปีที่แล้ว +1

      @@khalidabdihakiimabdilahi7193 aad iyo aad Soomaalinadu weli waakusii dambaysaa markiisii horena nin wanaagsan buu u dhashay, waa nin dowladnimo iyo sharafteeda yaqaano

  • @ala.9768
    @ala.9768 5 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah soomaali horumarkeeda waan ku farxaa alle ha u barakeeyo dhamaan inta xalaalasha quudata...

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 5 ปีที่แล้ว +20

    odaygaas dhutinaya waa adeerkay LUSAKA ayan ugu tagay 2012 kii waa xayraan aan qoslin lugtaa utaagan kkkkkkk

    • @nuuraismail3904
      @nuuraismail3904 5 ปีที่แล้ว +1

      SOMALIDA CAANKA AH kkkkkkkk waxwalan

    • @saddambarrow6364
      @saddambarrow6364 5 ปีที่แล้ว

      Burtinle maad kawadaa sxb

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 5 ปีที่แล้ว +1

      Hussein Hussein Barre Burtinle haa bro kkk

    • @abdullahiabdi1359
      @abdullahiabdi1359 5 ปีที่แล้ว +1

      Burtinle safi hussien dulcad weye

    • @trumpppl2024
      @trumpppl2024 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk waraa caadi iska dhig Kkkkkkk gaala gudanyahay

  • @amiirhared6093
    @amiirhared6093 2 ปีที่แล้ว +1

    Mar uun inaan tago baan rajayn Zambia oo ushaqo tago hadii rabi iiqoray.

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 5 ปีที่แล้ว +4

    C/salaanoow mashallah shaqo fiican haysa wl

  • @abdifatahmuhumed7102
    @abdifatahmuhumed7102 5 ปีที่แล้ว +5

    Cir guje caadi ma ahan heer bur uu marsado ayuu gaaray

  • @fuadsanjadiredawa6203
    @fuadsanjadiredawa6203 5 ปีที่แล้ว +4

    Haa yee haa yee harari waa wariye calami ah

  • @alihassan9240
    @alihassan9240 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxb keey Jamaal Ali Barre Allaha ku xafido.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 5 ปีที่แล้ว +15

    Hereri... Waxuu ku Xasuusinayaa Waayahii Dadnimada. Haaye Haaye. haaye.

  • @ahmednaasir
    @ahmednaasir 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxa Alle mahadii ah inuu Booga Jamaal cali Barre Gacantayda soo Galay, Abaal ban kuugu hayaa wariye C/salaan Hereri

  • @kamaalDeelka
    @kamaalDeelka 5 ปีที่แล้ว +3

    Dhasha kaluunka qofki cuno waa wax baqtitay kkkkkkkk kkk

  • @arimahabulshada5930
    @arimahabulshada5930 5 ปีที่แล้ว +3

    Gawaadhi fiyaadka la dhaho bariban wadan jirey

  • @cadeeycabdi1256
    @cadeeycabdi1256 4 ปีที่แล้ว +2

    Zambia intey ku taalaa tanzania miyaa mise waa labo wadan

    • @Shamso697
      @Shamso697 4 ปีที่แล้ว

      Waa labo wadan Tanzania aya sokeeso

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 5 ปีที่แล้ว +2

    walee soomalida weey kala firdhismeen meel walbo aad tagto waan joognaa ,

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 5 ปีที่แล้ว +7

    Somali aduunkiba transit bay ku mareen
    Allow dalka noohagaaji
    Waa barnaamij fiican👌
    Herari💥❤

    • @Ahmed-tl5rg
      @Ahmed-tl5rg 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkk soo reer guuraa maaha, wadankooda dhexdiisa bey kolba meel u hayaami jireen qaarkoodna ilaa maanta u hayaamaan iyagoo roob meel ka da'ay daba ordaya.

  • @Tafo775
    @Tafo775 5 ปีที่แล้ว +8

    Odeyga Makhaayada 69kii dadkii danbe ayaan ka mid ahaa
    Hereri haaye haaye 69kii dhawaa 😂🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 ปีที่แล้ว +1

    Asalaam Caleykum waRaxmatullahi waBarakaatuhu
    Waa Barnaamij aad uwanaagsan,
    Shugran, Mr A/Salaan Hereri iyo Uni.Tv

    • @mohamoudelmi3366
      @mohamoudelmi3366 5 ปีที่แล้ว

      wacalekuma salaam waraxmatulahi wabarakaatuk walal

  • @ahmednaasir
    @ahmednaasir 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allaah!
    Hereri, Baafo iyo Jaaliyada somaliyeed ee Zambia Alle haydin Xifdiyo

  • @libanmohamed4517
    @libanmohamed4517 5 ปีที่แล้ว +7

    Dadka waqooyi kaso jeeda inay Gob yihiin bal ninka marki passport ka loo diiday sida u mikal maryam ula dhaqmay eeg cajib

    • @modh1695
      @modh1695 5 ปีที่แล้ว +1

      maykal maryama rer burcu ahaa adr isgana safiir ahaa e isga loma didin
      kan loo didayna wa nin r muduga
      fahan yaa wax loo diday

  • @ahmedfrah5170
    @ahmedfrah5170 5 ปีที่แล้ว +3

    Reer kapiiri poosh waan salaamayaa
    Cirguje asna Waan salaamay

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah aadban uga hela hereri barnamijyadi
    Afrika iyo meelkasta ilah haku xafido

  • @Abdulrahman-oi6xe
    @Abdulrahman-oi6xe 4 ปีที่แล้ว +1

    AAD BAAN U QOSLAAY ILAAHAYOW ISAAMAAX ISA SO CAADE MA WAXUU GAARAN WAYEY IN LALEYAHAY YAA KUGARANAYAA KASINA INU UU FASILO BUU AHAA SOD AFR ILAHAY SHARKODAA HAA KU CELIYO SOM NUUS BAY LADEGEN DHALINTAYADAAA

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +1

    Isma lahayn walhi nin soomali ah 70 jir ah oo aan waligiis arag ayaa jira...

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa somali sax ah ninkani wadani allaha ku caafiyo

  • @bossjhj
    @bossjhj 5 ปีที่แล้ว +2

    Plz come and visit to Australia

  • @hakeemadam6771
    @hakeemadam6771 5 ปีที่แล้ว +3

    Ragaan inbadan ayaan ka garanaya sida Jamaal waa nin kaftan badan 2014 kii ayaan Lusaka joogay

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 5 ปีที่แล้ว +1

      Wa wanag.dull shiisheye o barwaqo .inshaa alaa gull

    • @hakeemadam6771
      @hakeemadam6771 5 ปีที่แล้ว +1

      @@zamzamabdi5279wadankeena ayaa nooga fcn wadan shisheeeye waxan rajaynaya inuu ilaahay nabad nooga dhigo

  • @heeezeendhoven924
    @heeezeendhoven924 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks hereri and universal TV sambianka ayaad nabarteen dadkena say uso dhaweyen abaal ban uhaynaa naga gaarsiiya adinkaa nabaray maantagi waligey alaha xifdiyo dadkeyga somaaliyed sambio thanks

  • @saudipressagency3774
    @saudipressagency3774 5 ปีที่แล้ว +4

    Tanzania wa wadan fcn wllhi south Africa meel ma aha isaga imada inti jogta oo qoralkeyga aqrisay

    • @abduqani4951
      @abduqani4951 10 หลายเดือนก่อน

      Adigu ma Zambia joogtaa walaalo

  • @faataaale
    @faataaale 4 ปีที่แล้ว +3

    Faatale boy 17/12/2019

  • @madaxweynahamustaqbalka6979
    @madaxweynahamustaqbalka6979 5 ปีที่แล้ว +4

    Mar waliba ayaa ka cunten jiray wlh 2/3/2018 ayaa igu danbeysay

  • @badkidexcalibur1748
    @badkidexcalibur1748 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi meshaas waxaan maray 2003gii dadka Somalida halkaas joogta boqolkii 80% wa mj majeerteen

    • @tukusom
      @tukusom 4 ปีที่แล้ว +1

      Ya ku weydiiyey qabiilkooda?

  • @ahmedlove7960
    @ahmedlove7960 4 ปีที่แล้ว +2

    hererri waaan ku ssalamay

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 2 ปีที่แล้ว

    Masha
    Allah
    Guull
    Soomaliya?

  • @alijimale3280
    @alijimale3280 5 ปีที่แล้ว +3

    mahdsanid hareeri iyo Bahda tv xaqiiqa waxaa ah inaadan lamid eheynina bbc iyo voa oo dhibaato maahine wax wanaaga umada soomaaliyeed aan usoo diyaarin qarax muushin Abaar wax daran maahine wanaaga umada noo soo daaya mahadsanidiin dhamaantiin

  • @hanaqadhorumarka1411
    @hanaqadhorumarka1411 5 ปีที่แล้ว +1

    Somalida waxan ku latalin laha qurbaha jooga luqada barta waxa la inagu xanta wa qararac wax ku wada oon luqada garanayn

  • @thewariah
    @thewariah 5 ปีที่แล้ว +2

    Buuga qoraaga xagee kaheli karaa?

  • @osmanyusuf7322
    @osmanyusuf7322 5 ปีที่แล้ว +3

    JAMAAL MA'AHA MAGACIISA EE WAA BASHIIR.

  • @yacquubfaarax4370
    @yacquubfaarax4370 5 ปีที่แล้ว +1

    woow ani baabuurta ayaan ka helay

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 5 ปีที่แล้ว +3

    Barnamijkan wan la helay

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 5 ปีที่แล้ว +1

    Odaygi lacagtii dalka sodhacay wali manoolyahay

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxn dawadey mar Labaad 2021

  • @saddambarrow6364
    @saddambarrow6364 5 ปีที่แล้ว +1

    Odi layiraahdo burtinle ayaan ka gartay meesha zambia ne almost 5 Mar ayaan tagay

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 5 ปีที่แล้ว +1

    ABDISALAAN HERERI AAD U XIISEEYAA BARNAAMIJYADDA UU SAMEEYO MASHAA ALLAAH. WADANKA ZAMBIA DAD BADAN BAAN KA AQAAN. .. WAA DAL AAD U FIICAN SOMALIDA KU NOOL WAA DAD AAD ISKU JECEL

  • @saidofarah9195
    @saidofarah9195 4 ปีที่แล้ว +1

    Zambia wadan laaluush badan ala maxaa necbahy

  • @yuusufahmad8270
    @yuusufahmad8270 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariye jira

  • @qadraaniadeed8870
    @qadraaniadeed8870 2 ปีที่แล้ว

    Kkk
    Haayee
    Haayee
    Haayee!

  • @siciid666
    @siciid666 5 ปีที่แล้ว +1

    maasha alaaaaaah zamia dad wali somalinimada ku danbeysa jogta ilahay ha idin xafido

  • @Qaanso2018
    @Qaanso2018 5 ปีที่แล้ว +1

    1969 kii dhawaaa kulahaaa

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First 4 ปีที่แล้ว +1

    Inaynu laba waddan kala nahay waxa caddaynaya anagu waxaanu qaxnay 1988 halka idinku aad 1991 qaxdeen!😭. Somaliland ha noolaato💪.

    • @mahamudnur1582
      @mahamudnur1582 2 ปีที่แล้ว

      Qolo 1969 qaxdey ayaa jirta, haddii qax labo wadan lagu noqonayo

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 5 ปีที่แล้ว +1

    Balaayo jiir la cuna ma wax kalo la cunay waayen subxan Allah

  • @abdiazizheer-sare2878
    @abdiazizheer-sare2878 5 ปีที่แล้ว +1

    Hereri weriye ruug cada ah barnamijkiisa hereri iyo hargeisa miyu ka bedelay magacii

  • @mohamadboodhle9038
    @mohamadboodhle9038 ปีที่แล้ว

    HHH HHH ISU SOO CADEE WUXUU KA WADEY SOOMAALI DHAB AH OO KA YIMI SOMALIA MATAHAY HADAAN SIKALLE U DHIGU MA SOMALIDA DEEGAANO KALLA DUWAN BAY DAGEEN SIDA JABUUTI ENEFDHII KIILKA SHANAAD ALLE SOMAALI HAMIDEEYO AMIIN YAA RABBI🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🦁🇩🇰

  • @muktarabdinasirosman1488
    @muktarabdinasirosman1488 5 ปีที่แล้ว +4

    waan so dhawaynayaa barnaamijka maansha allah aaad baad ugu mahadsantihin

  • @muktarabdinasirosman1488
    @muktarabdinasirosman1488 5 ปีที่แล้ว +1

    waan so dhawaynayaa barnaamijka maansha allah aaad baad ugu mahadsantihin

  • @axmedcabdi9570
    @axmedcabdi9570 5 ปีที่แล้ว +1

    Maykal Maryama maantay ayaa maqlay 1960 calansaarkii hargeisuu jooga Masiixi buunAhaa

    • @Brightone1
      @Brightone1 5 ปีที่แล้ว

      Diinta uu haystay isaga ayay gaar utahay ee nin somali waxtaray buu ahaa oo muwaadin ah

  • @madaxweynahamustaqbalka6979
    @madaxweynahamustaqbalka6979 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh masha sad dagandahay xasus ayey i ledahay

  • @adkow6784
    @adkow6784 5 ปีที่แล้ว +1

    mawduucyo cajiib ah lkn bro camarada iska yar badala mid kasii halissan cml always lightka ayaa ku badan e

    • @abyanabyan1
      @abyanabyan1 5 ปีที่แล้ว +1

      Hereriyoow Ugu Horeen Mahadsanid
      Runtii Waxaad Najecliisay Zambia. Waan Soo Dhaweenayaa zabianka.

  • @deqasuleiman1290
    @deqasuleiman1290 ปีที่แล้ว

    From 10 year old me to 18 year old watching you and even your personal youtube. This ia not my email but great buddy

  • @amiinducaale9080
    @amiinducaale9080 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah alllah ha idin xafido dhamaan umadda somaliyeed

  • @mustaphemanafezto1586
    @mustaphemanafezto1586 5 ปีที่แล้ว +2

    HERERI keep

  • @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
    @cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 4 ปีที่แล้ว

    Responsibility and culture are the hallmarks of good governance and a good society, which is the lifeblood of thousands of people around the world, but when you see some areas of Somalia using young people who hate families or want to be sent to family, I have A bad reason. Stop the destruction of its central and familiar environment looga invaders, countries that will have a significant impact on Somalia's neighbors are facing people working independently in offices and homes and businesses, but they do not create young individuals who hate hatred clans to respect the Somali neighbor The rule of law in the country reduces the genocide of Somali families and enjoys the peace and respect of the neighbours and neighbours of the Nairobi National Development and Cooperation Commission. 2020

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 ปีที่แล้ว +2

    Cabdisalaan heri waa uusoo wareeg bogay walee