Damiirkaaga iyo Diintaada Islaamka Siduu u weyn yahay waan ka helay ee reaction positive u badan 80% culumana way dawataa ee Somaliada Ku dhiiri gali diinta halkaa ka khaldan iska saxaan wixii wanaagsana qaataan ❤ inta yar 20% ka sii yareee insha Allah fikirkayga
Laba haydhle qashaafada xaga sare ku leh o iskaas wayne ah o 8 boston ah o salida taabanaya/ makaaniyinta awey wxn mxa laga wadaa 😂😂😂
Iksasku waa dabada salida uu tabanayana waa waxa ka qoyan khashadu waa nasahaha😅makani ma ahi wa inta ka fahmay😅😅
ههههههه
Isamail inader ilaahay caqliga iyo cuudka iyo cimriga iyo caruurtaba haku barakeeyo ❤ diintana sidaa aad ugu damaqanayso ilaahay abaalkaaga waad ka heli guul iyo gobanimo inader
Jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii ❤❤❤
#Guri #barwaaqooow fikirkan aad aaminsantahee somaliwaynta iska daa
Isaaq baad tahay somalilander baad tahay laandtaada taada aamin adeer
Yaa daawada marka adeer soomaali dhan baa beejaykiisa joogta nina reerkiisa kaliya kuma koobna ✅️
Oromo lagu fahan
@@MakeAmericagreatagainforlife yaa u dhow labadeena adaaba ku faanayooo Rabeee isma ogaa islaan rogay
Ninkani aadankiisana wuu aaminsanyahay somaliland balse somaliyoodhana wuu wataa
Legend of Legend ismaaciil guri-barwaaqo
Wlhy zxp waan ku wataaa. Nin wax bartay. Nio. Malin walbaa sidaa muuqalada. Riashan uga soo same
Illaahayoy gafkayaga iyo geeridayada ha kulmin
Gurèy barwaaqo Oo update ah😂😂😂😂
Walaal waa runtaa soomaali iyadaa isku maqan❤❤❤❤❤❤❤
Guri barwaaqo goatka ❤❤
first comment and first like me🎉🎉
Guray
🤣😂😂😂Waryaahee badawna kuma oranaye ninku waa Fysioteraoi weeye.
Ii aaamina waaa gurey barwaaqo😢😢😢😢
kkkk Guri baawaaqo waan kusalama ninkii xididka laga suuxo yaqiin maka haysaa.
Camal nin wayn oo naqaska xadaya oo habeenkii riyooda oo laba fayuus gubteen😂 oo canjeelo ku quraacda❤ away reer burco😂😢
Marki oogu horeyay ee an arkay ,guri barwaqo ayan moday
Guri barwaaqo ayaan moodayay ninkan markii hore
Galaan laynama darin kulhaa waa garac guri barwaaqo 😂
True ayaad haadkaaga uqasanysaa😂😂
Ismail Abdilahi Ali legend kii ❤
Damiirkaaga iyo Diintaada Islaamka Siduu u weyn yahay waan ka helay ee reaction positive u badan 80% culumana way dawataa ee Somaliada Ku dhiiri gali diinta halkaa ka khaldan iska saxaan wixii wanaagsana qaataan ❤ inta yar 20% ka sii yareee insha Allah fikirkayga
Guray Baan Dawaday mana qoslin hadan ka yeelo😂
Jis deh😂😂
Reer burco caadi maaha kaftankii ayey uga dhabeeyen si dirita ah ayey u aaseen kkkkk😂😂😂😂😂
ismaaCiil Azxaape 6000k maad ku Tuurta odayga🎉❤
Geed ka maxaad u soo qaadatay saaxiib
@@عبدرشيدالوحشي maxy zhp
Guri barwaaqoow halkay la fadhiisan lahayd😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ismaciil guribarwaqo❤
Guray sxb sare hesta cusub ee
Iskalaji reaction kasobixi
Wankusagaya ❤❤❤❤
Plz plz plz I like your reaction
Qamteda faleysa mina
Sharma heesta horuu u qaaday 2023
Walaahi wan fahmay
Hal dugsi bay kasoo wada baxeen 😅😅😅
Hore uqada sxp heesta sharma boy
GB❤❤❤❤❤❤
Kaliya legendary uun fahmi kara kulaha galaan inalagama darine
waa samixa khaliil tan agmartay😅😅
Ismaciil abdilahi ali waan daaway mana qoslin been waaye😂
Qof bodhisa😂😂😂fah shah 😂xageyku socoto😂😂😂😂
Waa barnaamij macmiila
Keep going bro 🎉
Kkkkkkk wllhi waa waxba lagama qaban karo❤
Ismaciil Abdulaahi ali bro waxaan kaala socda fro puntald dhul somaliyeed waxaan ku leeyahay bro dadka somaliyeed isku hay oo kaga faa iidayso 500 ee aad haysato oo cidna wax ba ha uqarin kahadal wixii khaldan ha ka aamusin hadaad qof waynayso
Guriyow waan kahay liketa bro Alle ha ku karameeyo
Nio guriburwaaqo waa laga fiirsada hada kadib waxaa soo dhigayso waa ceeb in aad nin ama nag cowradoodi nasoo gudbiso wax kale talent karaadi bro
Nagadaa zxp qali
team guri barwaaqo like
waa la soo wadaa
somalida waxa halkaas geeyey waa siyaasiga😢
Gurow kaaasi waa kuegyahay i aamin inadeer😂
Mar horuu qaaday Daahir calasow uu u waday Garoowe ku qaaday
Bk isagupa kamuu bixin nio cidii ogey like😊
Qaybta musicada ayuu ka baxay
Guri barwaqo maye lamdada sidaysay
Guri barwaaqooy haadka uga bax macalin jeecelow waa doctor professional ah sxb halkaa udhaafin widh widh
War salida matabanayee
Waa juumjaam biyuhu tufaya😂😂😂😂😂😂😂😂
Gurayow eksaas weyne Salida cunaya tahye 😂😂😂😂
Laba haydhle qashaafada xage sare ku leh Oo iskaas wayne Ah Oo 8 bastoon Ah Oo saliida taabanaya 😂😂
War bal iifasir nio reer burco waa imtixaan waxba kama fahmin wllhi😂😂😂😂
Mar horuu qaday heesta
Kkkkkkk waad ku fahantay gabdaha wuu ka danansada 😂😂😂
Dheele😂😂😂
DhayLi 😮😅
Woow😮
Guroow ciyaalkii hore maad thyn filimki mee sxp
❤❤❤❤❤
😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂
Lejen guri
Maxaa inaga dhacyy galaan la inama darine ku lahaaa😂😂😂😂
𝐒𝐎𝐌𝐀𝐋𝐈 𝐖𝐀𝐒𝐌𝐎
Nacalaa kugu yaal
Waxaan xasuustay 2012 waxay somalidu google-ka ka raadin jireen
suudh kaa weyn baad soo xidhatay gurow
Waa garacii faarta
Gulyso wll
Waa barnaamijkeni ka qabso maanta ama maalinkad halesho
😂😂wa laba haydhle xaga sare qashafad kule😂😂oo is gas weyne ah😂😂😂😂
😂😂😂 wankaa hayaa 2 haydh 8 bastoon
Haa
diinta ciyaar maaha dadaw diinta barta
Xididka laga sooxo ayuu hayaa oo wa laahaya 😂😂😂
Malin afarada true ayad haadkaga uqabsanaysa😂😂❤
😂😂😂
@hodanhussain4699 sowmah 😅😅 wadada ayaad qaniinayza nio reer burco kaliYa language
anigu riyada waxaan ku furtaa studio caadiya
Guriyow mee riwaayadihii
Gurayow maalin afraada true ayaad haad kaga u qabsanaysaaa 😂😂😂😂😂
Salida uunbanu fahmaynaaa 😂😂😂😂
Sxip guribarwaqo ... masrax sheekedyadii iyo madadaaladii soceli kolba vidio aad bari hore duubtayban ku noqonaynaaye
Waa hees hore 😮
Sxp fanaankee qaadey
Nio imika xagaad joogta ma burco
Soomaali isku maqan caalamkuna ku maqanyahay😢
Wllhi guray beer casaad weeye😂
Saliidu iyara taabanaya😂😂😂
Gala haa
Sxp dadka xanuunsanaya ka dhac wax reaction ah lgma bixiyeee. Ka dhac
اللهم💚ﷺصل💚ﷺوسلم💚ﷺوبارك💚ﷺعلى💚ﷺنبينا💚ﷺمحمد💚ﷺوعلى💚ﷺاله💚ﷺوصحبه💚ﷺاجمعينﷺ💚
manager weysay marketing nin itatabo dheheyso diinta barta waxan waa xaaran
Somaliyy yarka fanand cad waa ani ee igaday bisha aaan iska aha😂
First
Dhaban😂
Tell me you're Lander Without telling me you're Lander
Aaree Gurow Ilaayo 2014 Ayaad Nasoo Hor Taagantee Maad Naga Hor Dhaqaaqeen
Nio hadaad sidaad heesaha uhayso quraanka uhayn lahayd mala iktaad lasafan lahayd aakhiro
Ilaahay dadka hakaa shido
HEESTAA JOOJI SHARMOW🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Asc kudarsoo guri barwaaqooy ninku miyuu isu kaadshay
Sax maha
Kan iska dhiig baxay baa ugu daran😂😂😂
Ninkandar illahay uga baxay waa Cabdi hani xaashi
Dumarku si walba way u cuni karaan waa xor😂😂
Cajiib
Guray wan dawaday mana qoslin hada kayelo😅😅