Cudurada Neerfaha Dr. Cabdirisaaq Cismaan Gaboobe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ค. 2022
  • Dr. Cabdirisaaq Cismaan Gaboobe waxa uu aqoon khaasa iyo khibrad dheer u leeyahay cudurada, sababaha keena iyo sida ugu fiican ee ay u dawaysmaan Diktoorku wuxuu diyaar kuugu yahay xarubta Formula 10
    Gelinka dambe ee maalmaha:
    .Axada
    .Salaasada
    .Khamiista
    ☎️Hargeisa:+252633 300 032
    ☎️Boorama:+25263 44 181 66

ความคิดเห็น • 48

  • @yaslam4118
    @yaslam4118 ปีที่แล้ว +1

    Good 👍 lesson

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว +2

    Thanks you soo mach my dear teacher me

    • @user-gu1bz7wj5m
      @user-gu1bz7wj5m 9 หลายเดือนก่อน

      anfacaya 90% ciladaha caafimad👇
      1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray.
      2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic,
      3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga.
      Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅)
      Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅).
      Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅)
      Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6.
      Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅.
      mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata.
      Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊
      20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲
      Dr Berg research 🔬🧐

  • @abdisahali801
    @abdisahali801 9 หลายเดือนก่อน +2

    Dictor xageen kahelaaa daawooyinka neerafaha

  • @user-gu6ti7wr4r
    @user-gu6ti7wr4r 3 หลายเดือนก่อน

    Heer kaas hadii oo qof ka gaaro malaga daaween karaa DR ii sheeg waa codsi

  • @cawoyasiin2402
    @cawoyasiin2402 ปีที่แล้ว

    See baa loo daweeyaa neervaha bal noo Soo sharax Dr

    • @formula1026
      @formula1026  ปีที่แล้ว

      Fadlan Nagala soo xidhiidh 0633300032

    • @user-gu1bz7wj5m
      @user-gu1bz7wj5m 9 หลายเดือนก่อน

      anfacaya 90% ciladaha caafimad👇
      1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray.
      2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic,
      3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga.
      Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅)
      Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅).
      Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅)
      Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6.
      Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅.
      mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata.
      Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊
      20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲
      Dr Berg research 🔬🧐

  • @KulanCabdulcaziiz
    @KulanCabdulcaziiz 10 หลายเดือนก่อน

    Dictore anaa isku arkay ee see loodaweeyaa

  • @ducalemaxamed1603
    @ducalemaxamed1603 ปีที่แล้ว

    Neervahyga wan udhacaye

  • @FaadumoShaaf-tf4lx
    @FaadumoShaaf-tf4lx หลายเดือนก่อน

    Dad afsoomaaliga ubadi.

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว +1

    Good 👍easel

  • @user-rt5qi5lb5g
    @user-rt5qi5lb5g 9 หลายเดือนก่อน

    Intee kuyaalaa

    • @formula1026
      @formula1026  2 หลายเดือนก่อน

      Fadlan nagala soo xidhiidh ☎Muqdisho:+ 0613927726
      ☎Hargeisa:+252633 300 032

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 7 หลายเดือนก่อน

    Dr neerfaha iyo isfiilatada maskaxdu ma isku mid baa
    Maxaanse iskaga daweeyaa isfiilatada😢😢😢😢

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 7 หลายเดือนก่อน

    Asc Dr isfiilatada maskaxda iyo neer fuhu ma isku mid ba

    • @formula1026
      @formula1026  2 หลายเดือนก่อน

      Fadlan nagala soo xidhiidh ☎Muqdisho:+ 0613927726
      ☎Hargeisa:+252633 300 032

  • @nuzayrmohamedabdi2689
    @nuzayrmohamedabdi2689 ปีที่แล้ว +1

    Seen isaga daweya wan leyahe

    • @formula1026
      @formula1026  2 หลายเดือนก่อน

      W Fadlan nagala soo xidhiidh ☎Muqdisho:+ 0613927726
      ☎Hargeisa:+252633 300 032

  • @maqosle1257
    @maqosle1257 ปีที่แล้ว +1

    See loo daweya nerfiska dr

    • @formula1026
      @formula1026  ปีที่แล้ว

      Fadlan Nagala soo xidhiidh 0633300032

    • @user-gu1bz7wj5m
      @user-gu1bz7wj5m 9 หลายเดือนก่อน

      anfacaya 90% ciladaha caafimad👇
      1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray.
      2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic,
      3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga.
      Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅)
      Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅).
      Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅)
      Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6.
      Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅.
      mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata.
      Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊
      20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲
      Dr Berg research 🔬🧐

  • @rodamohamed8026
    @rodamohamed8026 2 หลายเดือนก่อน

    maxadawa u ah wll

    • @formula1026
      @formula1026  2 หลายเดือนก่อน

      Fadlan nagala soo xidhiidh ☎Muqdisho:+ 0613927726
      ☎Hargeisa:+252633 300 032

  • @Ayuublii-ot3dt
    @Ayuublii-ot3dt 11 หลายเดือนก่อน

    Gobolkee waay dr

    • @user-gu1bz7wj5m
      @user-gu1bz7wj5m 9 หลายเดือนก่อน +1

  • @mandeeq-hl4td
    @mandeeq-hl4td ปีที่แล้ว

    Dhinac ayaa maso idhegee senyeela Dr

  • @habiboscousins6073
    @habiboscousins6073 ปีที่แล้ว +1

    Walal maxa lagudaway xanunkas jawab isi

  • @farhiyahasan7068
    @farhiyahasan7068 ปีที่แล้ว +4

    Neerfo wan qabaa seen.iskaga daaweeyaa🤒

    • @formula1026
      @formula1026  ปีที่แล้ว +1

      Fadlan Nagala soo xidhiidh 00252633300032

    • @maqosle1257
      @maqosle1257 ปีที่แล้ว

  • @mulaaxoismail6707
    @mulaaxoismail6707 2 ปีที่แล้ว +7

    Walee waa ruunta

    • @aishamohamedabdullaahi
      @aishamohamedabdullaahi ปีที่แล้ว +1

      Abaayo neerfaha maleyahay inad ilawi weydo waxyabo horey kuso maray io ka fikirka qof
      Io madaxa in ad umodo hoon gaari inu ka daranyahay qaylo aya kwda iso jwb abyo

    • @mohamedAhmed-wt1mh
      @mohamedAhmed-wt1mh ปีที่แล้ว

      @@aishamohamedabdullaahi abayo sethy

    • @mohamedAhmed-wt1mh
      @mohamedAhmed-wt1mh ปีที่แล้ว

      @@aishamohamedabdullaahi seenoqo tahy xanuunkii

    • @mohamedAhmed-wt1mh
      @mohamedAhmed-wt1mh ปีที่แล้ว

      @@faraxxuseen6444wll

    • @aishamohamedabdullaahi
      @aishamohamedabdullaahi ปีที่แล้ว

      @@mohamedAhmed-wt1mh alx wn fcnhy wlal

  • @ducalemaxamed1603
    @ducalemaxamed1603 ปีที่แล้ว

    Nio neervan qabaye see idinla soo xirira ama see isku daweeya