Waaw maashaa Allah channel Kan waan u baahnaa nasiibkeeyga ayaan ku helay waayo Miisaankeeyga ayaa aad u badan inshallah inaan kaa faaiidi dooni raashin soomaaliga waan soo dhaweeynaayaa jizaa ka Allah kheeyr
coach su'aal carbs ka 180gm ma badna miyaa low carb mida kle qaacidade kusocda only fat loss hada ahay cunto somalina kaso samee usbuuci oo dhan hal cuno ma cuni kara
Asc wll waxa ka codsanaya in aad noso sameso dumarka video uqaas ah sida cuntada ku habon oo ay cuni karaan xiliga ay iscatenaya iyo Gym ka waxyaba ay qadi karaan mhdsanid
Masha allah tabarakallah hal bil ayaad lix kilo ku riday anigana labo bil baan afar kilo la shahiidayey 😂😂😂 war hee dheh aniga igu caawi kheir badan Allah haku siiyo walaal 😘
Kumuzka iyo raashin somali kaa sugayaa. Ustad suaL wx cardio maan arag adigo sameynayo hadana 6kg Ridey 2k 2B calorie wa cuntey how is that working no faidey ustad
HADII AAD RABTO INAAD NAFTAADA WAX KA BADASHO WAXAA IGA SOO XARIIRTAA EMAILKAAN Nazzii6@live.com
Sidee hadaan haysa sacada raashinka aan cunay aan ku cabirto see yelaa ustaad
Cunada caadiga ayaan iska cunaa sida bariiska boorashaka madama somaliya joogo ustaad
Asc
Haalke kalaa so xariira boss
Masha Allah Mudane rashin soomaali kas samee Jazak Allahu Khairan...
Insha Alah walalkey
Maasha’allah tabaarakallah cashir wax laga faa iideysakaro ayaad noosoo kudbisay ilahey hakaa ajir siiyo bro ilahey cilmigaaga iyo xoogaagaba ilahey hakuu barakeeyo bro💪🏾💪🏾❤️
Kiitos rakas veli ❤️
Bro waad ku mahadsantahay
Waaw maashaa Allah channel Kan waan u baahnaa nasiibkeeyga ayaan ku helay waayo Miisaankeeyga ayaa aad u badan inshallah inaan kaa faaiidi dooni raashin soomaaliga waan soo dhaweeynaayaa jizaa ka Allah kheeyr
Saas ka dhig maryoleey muscles 💪rashiin somali
Insha Alah walal
My brother keep going umada somaliyeed wax wayn baa u ahaysa waana kaaka mahqdcelineena
Mahadsanid walal ❤️🙏🏿
Masha alah macalimow bariska kariska ka hor mise kadib ayad cabirta
Mahadsanid bro barnaamijka wuu fiicnaa lkn farqiga u dhaxeeye fatløs iyo misaan dhimis nooma sheegin
Wxn rbnaa coach rashin somali oo weight gain yaa ugu raacsn
M.a waa ku wataa wllka
Mahadsanid walal 🙏🏿❤️
Raashin Soomaali soo same Ustaad
Insha Alah walal waan ka soo suubinaa
Masha Allah ustad Jazak Allahu Khairan...
Mahadsanid walal ❤️🙏🏿
Macalimuu rashin Somali ka soo sameey insha allah
Raashin somoli ka soo samee Bariis canjeelo muufo baasto soor canbuulo galey
Qabadi misigo
Macalin cuntadan soo same anaga dalka ayan joogna cuntadan ayan isticmaalnaa
Walal nagada Ukunta xabkeda ee cunto somali so same oo cafimad leh oo cuntada dalka
Cajiib waka hely wlhi 😊mahadsanid couch
USTAAD qaali Raashin soomaali kasoo samey ajir illaahay hakaa siiyo wax badanaa kaa faa'iidey
raashiin somaaliga aan aragno ustaad
Ustaad inaa afsomali bes nogu sharaxdid isku day mahadsanid
Hore Usoco Sxb, Waxaan ku rajeynaya Guul Inshallah
Masha Allah tabaarakallah couch muuqaal qurux badan
Mahadsanid walal ❤️🙏🏿
Raashin Somali sugeena Ustaad
Balanteena raashin somali waaye
Next video waxaan kaa sugnaa coach cunta soomaaliga
Insha Alah walal
Thanks walaal naasir
Adiga mudan walal
Coach ✋
Mahadsanid
Coach reaching soomali soo samay
Ma arkin coach ka dacadsan coach maryoley wllhi lacag la'an aa icileso moye coach waan ka dhigan laha si uu jirkeyga isku badalo
❤️❤️❤️❤️
Amazing waye walhi
Mclin mhdsnd adaa ugu bahanhy
Somali food diet akasugeenaa inshlh
Insha Alah walal
Raashin somali soo samee maclin🙏🏾
Insha Alah walal
Macalin rashiin somaaliga kasoo sameey
Balan waaye walalkey
Please tell me Saxiiib sabuulka malagu cayilaa thank you so much
Raashin gooni ah ee lagu cayilo mä jiro. Raashin waliba oo kaa dhigaayo caloric cer plus waad ku cayilaysaa
Ustaad Hilib ariga Badan Maku dhisi Kara Murqo badan miiskaankeygana hada rabo inu siyaado maku ii siyaadin karaa iina so sheeg
Inta protein, fat ,KK ,ku jirta Hilibka idaha iyo ariga hilibkiisa ?
Kapten wax badan baa kaa faa,iiday kheeyr Allaha ku siiyo
Aamin walalkey ❤️🙏🏿
Coach cuto Somali nogaso samey video
Soo badi maclin videoyadan👑🙏🏾
Insha Alah walal
Coach raashin somali kaso sameey ✊
Thanks bro
🙏🏿❤️
Soo suubi sxp raashin soomaali
Amazing! Mashallah
Ka soo samay vidoe sida maraq looga dhigo brocoli
Raashin somali soo suubi bro
Masha Allah.
Ardeyda maxaa ugu talagashy qiimaha jadwalka cuntada iyo Alamiitada..?
Rashin somali oo weight loss ahaa
No soo soo bi couch rashiin somaali
Insha Alah walal
Coach waa ku slaamy wxa ahy qof xoga caato ah tallo isii wxa raba ina xoga weynado gymkane mudo bdan aya dhiganoya
Masha Allah
Adiga mudan walal ❤️🙏🏿
Coach pls icawi Aniga wn daalay
Asc Wll mel lagala soxariro maledahay
Ustaad waa mahadsantahay mealka dhexe hadaan habeenkii gymka kadib kadhigto kwrn wakhtiga lunchiga ahna aan iska dhaafo oo labo meal bes wax cuno?
Mahadsanid
Masha Allah wll lkn cayilka wa waxa xun
100%. Channelkaan wax uga badan oo LOOGA hadlo waan dhibaatooyinka cayilka keeno💪🏿
Please raashin Somalia
Please
Insha Alah walal
Haa coach cunto somali noso sameey
Homus kasosamey😊
Asc haa kasamey is sxb waa luu bahanaya waayo aniga somali ayaa joogta
xoog ayaaD haysa
💪🏿🙏🏿
Raashin somali kasoo samee plz
coach diagaaga ceeriinka ma miizaantid miyaa?
Soo samee rashiin somali
Insha Alah walal
No same bro raashin somali
Insha Alah walal
coach su'aal carbs ka 180gm ma badna miyaa low carb mida kle qaacidade kusocda only fat loss hada ahay cunto somalina kaso samee usbuuci oo dhan hal cuno ma cuni kara
Rashin somali nso samey maclin
Insha Alah walal
Brokkoli dabadiisa soo hal video ka soo samee bro
Keep going
Mahadsanid walal 🙏🏿❤️
Soo samee rashin somali kaas ayan kasaynaa
macalin mahadsanid in badan waa kaa faa'iiday Jazakalah waxaan kaa codsan lahaa anigoo Weight loss sameyn Sidee fat-ka jirka isaga saari karaa majadsanid
Walal videos badan ayaa ka suubiyay arintaas. Hadii baarto waan ka heleysaa chanelkayga
Masha allah
Maxaa keenaya gmyka waan aadaa
Inta aad cuntey 3/1 ayaan cunaa
Hadana cayilkeeyga ama faatkeeyga isma dhimo
Waad mahad santahay
Only waxaa igu siyaado ah koobshaha oo riji ah
Iyo caanaha caadiga ah oo aan ku qasto brootiinka iyo colagenka
Waad mahadsantahay cabdi naasir
Secmlna sxp 🤔 beef 🍖 3mumints qadanayo sida digaaga muu ujilicsanyahyna
Miisaan kordhin iyo fuul eating kasoo hadal ustaad
Maashaa Allah 💪🏆
❤️🙏🏿
Hilbka waxaa kudartey majirto miyaah ustaad
Asc wll
Wcs walal
Plz rashin Somalia so same
Insha Alah walal 💪🏿
coach miisaanka aad cuntada ku cabireysid Link aad ka iisatid xagee waaye sxb ama magaciisa noo sheeg
Walal Google hadii aad ku qorto kitchen scale waad arkaysaa
Walalakey calosha maxa leskaga jara
Raashin somali sxb
Haa kasoo sameey cunto somali
Insha Alah walal
Hi Abdi Nasir why protei
Intee ka gadataa please
Many thanks 👍
Walal waxay ku xiran tahay proteins guud oo maalintii dhan cuntay
Asc wll waxa ka codsanaya in aad noso sameso dumarka video uqaas ah sida cuntada ku habon oo ay cuni karaan xiliga ay iscatenaya iyo Gym ka waxyaba ay qadi karaan mhdsanid
Hadaan reer mogdisho nahay cuntooyinkaan mawada helikarno waxan ka codsana inqad cuntoyinkq somalida inaad diet ku sa meysid
Insha Alah walal
Baaaaamiya iyo sooor galey kasameysan kasooo hdl please
Rashin somali
Has sxp waxaan ahy asxaabtad kugu xiran ee soosamee rashin soomaali
Mahadsanid walal 🙏🏿 Insha Alah waan ka soo suubinaa 🇸🇴👍🏿
Coach raashin soomaali ayaa na anfacaayo Anaga, madaama inta kugu xiran ay soomaaliya u badan yihiin.
Walalkey video ayaa ka soo suubinaa INSHA Alah
Macalimuuuu rashiin somali kasoo sameee
Insha Alah walal
Masha allah tabarakallah hal bil ayaad lix kilo ku riday anigana labo bil baan afar kilo la shahiidayey 😂😂😂 war hee dheh aniga igu caawi kheir badan Allah haku siiyo walaal 😘
sxp cunadan ma awoodno sxp cuno somali ka soo samee
Sxb cuntaan kama qaalisna cunto Somali lkn video ayaa ka soo suubinaa cunto Somali
W maryoley
🙏🏿❤️
Jiimka haweenki mala aadi karaa
Mclimu raashin somali no so samey mahadsnid
Insha Alah walal
Rashiin somali aa ubaahan nahnay inaa kasoo sameesid coatch video.
Insha Alah walal
Maryooleey muscle 💪😫😡👊
🙏🏿❤️
Do it bro
Kumuzka iyo raashin somali kaa sugayaa.
Ustad suaL wx cardio maan arag adigo sameynayo hadana 6kg Ridey 2k 2B calorie wa cuntey how is that working no faidey ustad
Sxb caloric deficit videos badan ayaa ka suubiyay. Fadlan daawo. Video Yadaa. Insha Alah video ayaa ka soo suubinaa raashin somali
Ustaat kasoo samey rashiin somaaali
Insha Alah walal
#Raashin_Somali
Qumuska muqaal ka so maclin
Haye walal🙏🏿❤️
rashiin sonali
Insha Alah walal
Sxp rashiin somali
Insha Alah walal
Thnkz sxp wxn rawaa weight losst wxn ahaay 100kg dhirirkeygu waa 184 plz hal video full eting soo sameey lkn rashiin somali jawaab wcn insha allh wn kslmyaa