Asxaabta waxaa si sharaf leh idinka codsanaa inaad video like saartaan, komentiga ka soo biixisiin si youtube u ogaado inaan TH-cam ku soo laabtay #balanteenawaamuruq💪🏿 mahadsanidiin🙏🏿
Mahdsanid wallkey sual Yara qaba ado mahad san afarti bil ee udanbesay waxan ku jiray bulking powerlifting-na waa utrain grenaye carbs badana wa cunaye marka target goalka waa Garay hada rba Ina misan rido lkn side ku mentain gre kara strength-gii aa bulking ka dhaxaly iyo misan ridista Mahdsanid.
Walal marka aad cutting bilowdid. Proteins badan cun 1g of protein/kg. Si muruq uu kaa dhicin. Saaid ha u noqonin caloric deficit iyo training kaaga exercise ugu horeyso ha ahaa mid ah Compound exercise.
aad baad u mahadsan tahay coach caawinta aan bulshada somaliyed u suubinayso waxa aan donaya murqaha iinan dhiso fat kana iga dhaco so cuntooyinka wadanka laga heli karayo adiga oo ku base garenaya plz nooso diyaari thnaks
Macalimo anigo caato ah ayaan hadane leeyahay calool, from september ilaa hada ayaan gym aadaa 5days every week welina wax is bedel ah kama haayo! maxa igula talin laheyd?
Since you’re way more experienced than the most of us here. brother I wanna know what your thought is about the carnivore diet while trying to lose body fat and yet wanna maintain muscles or maybe even build them more in this process. I been doing it for the past 2weeks now after a year and 4 months of bulking. I’m 25yo, 172 tall & weighed 85kg My daily intake 👇🏾 1850kcal 210P 70-100F 0-5Carb Edition: since last two weeks I lost 2kg.
M.a allaha kuxafido abti marwalbo waa kudaawadaa ani xitaa muqalada wadagaa ani sida aa kubatay ilaa hada waxbadan aa iskeey badalay waayo 75kilo aa ahaay waxaa bilaaba in aa alamiito kutago sahaqada ee isheeg shanbil makujari kaaraa 15kiilo
Asxaabta waxaa si sharaf leh idinka codsanaa inaad video like saartaan, komentiga ka soo biixisiin si youtube u ogaado inaan TH-cam ku soo laabtay #balanteenawaamuruq💪🏿 mahadsanidiin🙏🏿
You deserve millions
Mashruumka maxa lagu bdalan karaa mclimu
Maclin moryeelee you are the best thabks teacher
Thank you coach
Daily routinekaaga vedio kasoo samee hadeey macquul tahay coach 🙏
Maasha’allah macalmuuh cashir muuhiim oo dhaxal gal eh ayaad nagu intifaacday ilahey hakaa awaal mariyo hagarlaantaan aad dadkaada ku caawineysid amiin🤲🏾 guuleyso walaalkey weligaada💪🏾💪🏾
Masha allaah Wax badan ayaad si bilaash ah noogu faa’idaysaa mar walba Adigoo Walaalahaa jecel
Waad mahadsantahay wax bdn ayaana ka faa iiday. Horey usoco sxb nin wax badan og ayaa tahay.
Mahadsanid walal ❤️❤️🙏🏿
Walahi waxa tahay qof wax badan laga fa'iidayo masha allah rabi haku xifdiyo
Mashallah mahadsanid zxp kwrn hadaan cashada ka dhigo cuntadeena wadaniga ah sida galay iyo digir zxp jawaab isoo sii
M.a wax badan baa kaa faaiday guuleyso walalkey
M.Allah coach wonderful job thanks for sharing this video we want more like that🔥❤️✊🏾
Amazing aad iyo aad ayn kaaga faaidna wllo a/nasir wd mahadsan tahay
Adiga mudan walal ❤️🙏🏿
Summer aa soo socdo waa ubahanahnay 50$ per month markay noqoto nalasoo wadaag dad badan ayaa danaynaye thanks for you sharing vedio.
Maansha waa faaido uu fahmi karo kaliya kan isbadal rabo. Abdinasir Bro you get it and I am going know to get it .
Shaaha kee cabtaa aboowe Abdinaasir
Aad iyo aad ayaan u raadinaye videogan oo kale thanks my big bro ❤
Mahadsanid walal ❤️🙏🏿
Wallkey waa mahadsan tahay muuqalka kale waxaad ka so dhigtaa 4 bari kale aad cunto 2200 "KCAL" mahdsanid markale wallkey Abdinasir🙏🤝
Insha Alah walal video ayaa ka soo suubinaa ❤️
Abdinaasir thnks akhii aziiz ❤❤❤❤
Coach ino samey sida la iskugu daro miisan please👏
Macalinka qofka kasta masha alaah ha dhaho
🙏🏿🙏🏿❤️
Mahdsanid wallkey sual Yara qaba ado mahad san afarti bil ee udanbesay waxan ku jiray bulking powerlifting-na waa utrain grenaye carbs badana wa cunaye marka target goalka waa Garay hada rba Ina misan rido lkn side ku mentain gre kara strength-gii aa bulking ka dhaxaly iyo misan ridista Mahdsanid.
Walal marka aad cutting bilowdid. Proteins badan cun 1g of protein/kg. Si muruq uu kaa dhicin.
Saaid ha u noqonin caloric deficit iyo training kaaga exercise ugu horeyso ha ahaa mid ah Compound exercise.
Macalin dadka somalia jogo hadaan nahay ma heli karno waxa yabahaan aad isticmaashay.
maxaa noogu bedeleey adoo mahadsan
Insha Alah waxaa suubinaa videos ku saabsan raashinka laga helo Somaliya
@@MaryoleyMuscle i.a waan kaa sugeenaa dear macalin
aad baad u mahadsan tahay coach caawinta aan bulshada somaliyed u suubinayso waxa aan donaya murqaha iinan dhiso fat kana iga dhaco so cuntooyinka wadanka laga heli karayo adiga oo ku base garenaya plz nooso diyaari thnaks
Legen horay usoco aan ku lenahay Team balantenu waa muruq 💪💪
Ok
Barkin waraabe ma aha dhega waraabe waaye
M.a mahadsanid macalin
Adiga mudan walal 🙏🏿❤️
Macalin siqurux badan ba udiyaarisay
M.a
Inkasto dadka aad wax usharaxayso
Aysn wada helayn waxaa isku dartay
Dhamaantood
Misana nidaamka cunto ee aad dajisay waa mid faa'iido leh runti
Mahadsnitt
Samiyow wlhi video yadaan nosoo badi 👍
Insha Alah walal 🙏🏿❤️
Keep going man thank you
Thanks ❤️
Couch su'aal
GYM-ka markii an jogo cardio iyo birta kee ba wanagsan in la hormariyo
Faiido badan ayuu leeyahay videowgan thks
Mahadsanid walal 🙏🏿❤️
Masha allah coach nin ku dayasho mudan
Mahadsanid walal 🙏🏿❤️
VERY GOOD VIDEO. thanks bro
Thanks ❤️🙏🏿
🔥 coach maryoley mahadsanid
Adiga mudan walal ❤️🙏🏿
My favorite coach
Thanks walal 🙏🏿🙏🏿❤️
Respect couch maryoley muscle 💪
M.Allah coach great job thanks
Masha Allah sxp Allah haku xafido asc
1 isbuuc 1 kg Dhibaato ahaa taas macalin 1 week 5 kg Kabadan inaa rido Ayan rabaa maxan sameeya
Keep it up bruh ❤️👍👍
Gain Free diet PLAN smee Coach💪💯
Keep going pro
Muuqaaladaada waxey ii yihiin dhiirigalin aad u weyn
Mahadsanid walal. Dawashadaada waxay ii tahay motivation 🙏🏿❤️
Shukran wll abdinaris
Mahadsanid walal ❤️
aad iyo aad baad u mahdsan thay wxaan rabay inaan ku weydiiyo
1g oo fat waa imisa calories
1g oo carb waa imisa calories
1g oo protein ah waa imisa calories
mise dhamaantood ma waa isku kcl
aad baad u mhdan thy i hope inaan heli doono jwaabtada
Walal
1g of fat 9 kcal
1g of carb 4 kcal
1g protein 4 kcal
Good Question bro that’s I’m waiting for thank you moryoley🙏🙏
ASC couch waxan Rabaa inan kula soo xariiro INTEE kala soo xariira plz 🙏🙏
Aad ayaad u mahadsantahay macalinka
Shaqo wacan bro keep going
Ustaad cabdinasir mahdanida 🥰🥰🥰
Adiga mudan walal 🙏🏿❤️
masha alah macalin mahadsnid
Adiga mudan walal 🙏🏿❤️
Ina kulasohadla rabilaha
Waa mahad san tahay wll
Macalin food scale ka cuntado raw eh ma cabirta mise ayadoo cooked eh jwab wacan
macalin waxn ubahnaa watisapkaaga in aan kulasozariro
Walal videoga hoostiisa waxaa yaalo links ah socail media deeda
Thanks legend 👍🏾👍🏾👍🏾
Wll app majiraa aad isticmashid oo kugu caawinayo calorie tracking?????
You are the best
Thanks ❤️
Thankz moalin
Masha allah coach
❤️🙏🏿
Heesta magaceed ustaad..
Thanks bro
Wll keto diet kaso hadal plz
Insha Alah 🙏🏿❤️
M.a wll hore usoco
Mahadsanid walal ❤️🙏🏿
tnks pro
🙏🏿❤️
bariiska intaan karinin kahor maa miisamaa mise markan kariyo kabacdi couch ?
Macalimo anigo caato ah ayaan hadane leeyahay calool, from september ilaa hada ayaan gym aadaa 5days every week welina wax is bedel ah kama haayo! maxa igula talin laheyd?
Keep going macalin
❤️❤️🙏🏿
Cadi mahan wa cunto nadif ah mashallah 🥰🥰🥰🥰
❤️🙏🏿
Squat ka qaab aad usameeneso aad ayuu kaga qaldan yahay ma fiicana in aad hoos aad ufadhiisato
Maryooley legend 🙏🙏💯💯💯💯💯
Macalin 200gram chicken breast aso cooked eh meqo prtein ku jirto
Waadmahadsan tahay mclin keep going
Adiga mudan walal ❤️❤️🙏🏿
Cottage cheese 2 % Maxa lagu dhahaa suomi Xagee laga helaa
Libaax waa ku wataa marwalba masuul sare
Mahadsanid walal ❤️
Thank you macalin 🙏 +❤
❤️❤️🙏🏿
malacalin su al bankuweydiraby ani malin walba waxaa cunaa ukun 4 ama 5 xabo lknse yellowka wan iskabixiya marka tas cafimad daro ma iikeni kartaa
Coach aan wax bdn kafahmay
Mahadsanid walal ❤️🙏🏿
Masha alah hambalyo
Mahadsanid walalkey
KEEP GOING MACALLIN💪🏾
Moalimuu waxaa noo soo diyaarisaa sida loo xisaabiyo iyo appka aad ku xisaabiso mahadsind
Insha Alah walal 🙏🏿
Since you’re way more experienced than the most of us here. brother I wanna know what your thought is about the carnivore diet while trying to lose body fat and yet wanna maintain muscles or maybe even build them more in this process. I been doing it for the past 2weeks now after a year and 4 months of bulking. I’m 25yo, 172 tall & weighed 85kg
My daily intake 👇🏾
1850kcal 210P 70-100F 0-5Carb
Edition: since last two weeks I lost 2kg.
Walal Kuma xirna noo a diet ka. Waxay ku xiran tahay caloric deficit. Hadii aad rabtid inuu misaan kaa dhaco waa Inaad tahay caloric deficit. Fiiri 1g fat 9kcals waaye. Hadii aad cunto fat badan waxaa laga yabaa inaay kaa dhigto caloric cer plus. Markaana misaan ma kaa dhacaayo 👍🏿
@@MaryoleyMuscle very helpful as always thanks brother 💕
Ustd waxan ku weydina fatka ku jira quracda sidee ku xisabisay ?
Walal apps ayaa jiraan kuu xisaabaayo 👍🏿
Wll sidee baaskiil cardio loogu sameeyaa
Baaskiil waditaanka waa cardio walal
ukinta wey idhibtaa maxn kubadalan karaa mahadsanid
Qasab ma ahan ukunta. Muhiimada waan inaad tahay caloric deficit
Nice cooking
🙏🏿❤️
zxb Jadwalka Jiimka Nasii 5 Bari sida lookala qoondayato Iyo qaabka ugu fiican
Walal videos ayaa ka soo suubinaa 🙏🏿
Amazing
Mashruumka ma jecli maxaan ku bedelan karaa?
Muhiimada waa Inaad tahay caloric deficit.. Mashruumka waxaa ku badal an kartaa qudaarta cagaaran💪🏿
Side hal malin ku cuni kara 3000 colories video noga so samey teacher
Walal video hore ayaa ka suubiyay. Insha Alah kuwa kalena waan suubinaa💪🏿
Wll waxan fahmi maye qadada 100gram oo bariis 35carp waa ka badan tahey scm
Mashiinka aad chicken ka ku sameneysid magacii
M.a allaha kuxafido abti marwalbo waa kudaawadaa ani xitaa muqalada wadagaa ani sida aa kubatay ilaa hada waxbadan aa iskeey badalay waayo 75kilo aa ahaay waxaa bilaaba in aa alamiito kutago sahaqada ee isheeg shanbil makujari kaaraa 15kiilo
Mahadsanid abti. Haa 5 biloow waa lagu Jari karaa 15kg hadii aad raashinka saxdo👍🏿💪🏿
Abdinasirow waa maxay walaal quracda waxad korka kasaratay oo warwaregaa marotibaa
Maya walal. Rice cakes waaye
digirta cagaaran maxey tartaa macalin
Calories badan mä Lahan. Caloosha way kuu buuxinaysaa, vitamins iyo Minirals waad ka heleysaa
Asc brother Email kaga lama arkayo Wll
Welprepared💎
Always 🙏🏿❤️
👍👍👍
Mr maryolay talo ahaan waxan ku odhan laha gacmaha dhisitankoda xooga saar💪
Mahadsanid
M.a✌️
Number kaaga Ustaad please 👌
Waxbadan ayaa kaa faaiday wlh
Timirta kawrn liwaax
Ukunta cad ee caaga ku jirta xagee laga helaa iyadoo diyaar ah
Super market Yada waad ka heleysaa. Ama dukaamada lagu wax yaabaha fitness ka ah