Guri nuucee ah ayaad ku iibsan kartaa $130,000, Nairobi? | HOME TOUR - AZHAAR RESIDENCY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 12 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahoow aanan dal shisheeye lacag iska gelin. Soomaalida NAYROOBI gadanaa walba may GAARISA maal gashtaan ??

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 11 วันที่ผ่านมา +1

    Waa kuukuuyo hakudhacdee maad kadhisatid dhulkaagii hooyo isagaa ku hudhane

  • @imhim535
    @imhim535 12 วันที่ผ่านมา +2

    Muqdisho kakeen

  • @alisiad7053
    @alisiad7053 12 วันที่ผ่านมา

    Xisaabta bilaha iyo sanadka iska sax,wadarta lacagtana iska sax, qof xisaabta yaqaan la kaasho.

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 6 วันที่ผ่านมา

    Danleeyay Allaah ka yaaba umada meesha lesku dhacaayo ha ugu yeerina dalkooda ha dhistaane

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 12 วันที่ผ่านมา

    130,000 oo apartment ah affordable ma ahan aadee qaali utahy hdee guri hoos ahaa lahed macquul waye

  • @abdiazizalielmi
    @abdiazizalielmi 11 วันที่ผ่านมา +1

    Muqdisho noo soo diyaar Nairobi flat ku yaalo kuma heestee 😂😂

  • @faizaabdi4630
    @faizaabdi4630 10 วันที่ผ่านมา

    Hadee kenyatta igaqaato kawaran

  • @MohamedAhmed-qg2jz
    @MohamedAhmed-qg2jz 12 วันที่ผ่านมา +3

    Saxiib iku xisho de dalkaka dhisoo ena dadka kaa ki 😡😡😡