"Baryo danbe ma jirto Waynu is Xoryanaynaa maanta " Prof Axmed Ismaacil Samatar.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 100

  • @mohamedsaadmuse542
    @mohamedsaadmuse542 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guulayso abti prof axmed samatar guul hilaac

  • @Aniop45
    @Aniop45 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ku saliya nabiga❤

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Calankii SOOMALIYA BU SOO XIDHAY

  • @XayaadQasin
    @XayaadQasin 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Msha Allh pro,Ahmed ismail samatar gud,xis,hilaac guuuul isha allh tacaala adeer

  • @MahdiCismaan-s8t
    @MahdiCismaan-s8t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inta dhiigale❤❤❤❤😊

  • @abdisalantahir8749
    @abdisalantahir8749 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Hilaac waynu soo saraynaa❤❤❤❤

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hilaac guuuul

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guul

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha allah

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ADIGA ILAHAY SWT AYA HORE KU KASHIFAY OO AFKAGA FURAY DALIM YAHOW LAKINSE WAAXAN KU SHEGAYNA NIN CIL QABA AH OO CUQDAD IYO XUMANI KA BUXDO QARANKAN JAMURIYADA BARAKAYSANE SOMALILAND WAAXBA UU DHIBAN MAYO ADO QARANKAN WAAXBA KU DARSAN OO WALIGABA DAGAL AD KULA JIRTAY AYA MARKI SOMALIA KU SO ERIDAY EE DANTU KUGU QASABTAY INAD TIMADO JAMURIYADA BARAKAYSANE SOMALILAND WALINA CILKI IYO XUMANTI IYO NACAYBKI IYO CUQDADI AYA KA BUXDA LAKINSE QARANKANI WAAXBA KU DHIBAN MAYUO MARKA CILKAGA KU DHIMO

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 39 นาทีที่ผ่านมา

    Hilaac iyo kulmiye iyo horseed guul viva

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ماشاءاللہ❤

  • @mmq5207
    @mmq5207 16 นาทีที่ผ่านมา

    Professor ka gulayso anu kasojeda bahwaynta Subeer Awal codkayga adaa iskale lakin xisbigu hanoqdo xisbiqaran thanks.

  • @Nagiibmqulumbe
    @Nagiibmqulumbe 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan waa aqoonyi oo qofa hadal human oo aqoon iyo waayoaragnimo ku fadhiya siyaasyuinteenu wadaday martey muu marin oo ah qofcay iyo siyaasada suuqa lagu hayo eenaxligaa❤

  • @SalebanGamuute
    @SalebanGamuute 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    guul

  • @burco688
    @burco688 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Scw scw scw scw scw

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waxaan ka jecelahay maanta ma jirto in reer awdal saddexda xisbi ee soo bixi doona ay mid ku yeeshaan
    Xisbiga hillaac guul baan la rabaa insha Allah
    Dhalinyaradana reer awdal na dantooda alle ha garansiiyo

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War. Nacasnimada. Nagala. Tag. Sadaqadu. Waaxay

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul Somaliland guul Boorame Awdal

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 44 นาทีที่ผ่านมา

    Waa ku garabtaagannahay oo codka hargaysa waa kuu diyaar waa in hilaac soo baxaa oo kooxda kale laga codeeyaa,

  • @faysajibriil73
    @faysajibriil73 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahayoow hilaac soo saar hanka raysano sadex xisbi oo isku reer ah

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hilaac guul somaliland oo dhan ayaa tageersan hilaac guul guul somaliland ayaa taageertay hilaac

  • @dirikhaliif6689
    @dirikhaliif6689 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hilaac on fire 🔥
    WadNi + hilaac

    • @NimcoHassandhere
      @NimcoHassandhere 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Hilaac iyo kulmiye Nahay anigu

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@NimcoHassandherenagaha sacad muse fulaynimada waxa u dher dhilaynimo

  • @سعيديوسف-ر6س
    @سعيديوسف-ر6س 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KULMIYA +Hellac
    Gobolka Odel ee ilbaxnimada, taariikhda, sayniska iyo interface ee Somaliland
    Runtii waxaan u rajaynayaa❤❤❤❤ walaalahayaga gobolkan
    Professor Sumter wuu guulaystay

  • @faisalhassan6665
    @faisalhassan6665 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa alaa

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Anigu Reer Hargeisa Ayaan ahayn kun keer baan taageersanahay in hilaac soo baxo wayo in badan ayay bahashu dhinac ka rarantahay

  • @HRU20
    @HRU20 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ISKA HADAL WAA CILMAD LA'AAN

  • @MaxamadMuuse-b2e
    @MaxamadMuuse-b2e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Anagu sadaqada ayaan waydiisanjirnay ciilqabaw kulama qabno ciil ee hadalka adeeraw naga hagaaji

    • @yaaquubabdiqani
      @yaaquubabdiqani 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Adigu xageed ka gubanaysaaa

  • @reermiyi1fi
    @reermiyi1fi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof aan goaan lahayn, waxaan u aqaan qof aad u liita. Ninkan wuxuu yidhi hadaan madaxweyne lay dooranayn kama qayn galaayo. Waana goaankayga rasmiga ah. Maantana waa kan.

  • @Gamboole
    @Gamboole 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    No policy xisbi aynu leenahay!!!!!????

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kani wuxu u egyahay dariiqii Faysal cali waraabe in u mari doono

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxad moda dalka dhan inu yahaye borom faysal too

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AFWAA KOO MAY LAGU AAMEE

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Prof samater waa runtii kuwa qabanaya ee hilaac ee ugu horeyo saylici iyo xaamud Cali jibril waa maqlaan goaanka prof samater iyo reer awdal inay leeyihin hilaac

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ADEER BARASHO CIDNA IGAMA BAAHNIN LAAKIIN IDINKA AYAA LUGTAHAYA TOLKIIN SIYAASIYIIN HORGALA AH AYEEY YEESHEEN SAMATOON

  • @calibarud9917
    @calibarud9917 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hilaac ma awdal o qudha ayuu ka
    Ololaynaya maye goboladi kale

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Samaroon ma doonayso in Kulmiye la soo ciliyo, adeer ha is daalin.

    • @NimcoHassandhere
      @NimcoHassandhere 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wlhi anagaa dooneyna ee maxaa ku meydha

  • @KoosMohamed-p1p
    @KoosMohamed-p1p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odayaan dhuusadu dhaafaysa Muxuu kola xamar ugu Cararya haddan. SLand munafaqad kulawareegay Riyaalab9san somuhayan Salicina 14 sand o maxaad qabasaten meeshad Mary's meel meelkaficn helimyasan captain dhiga.

  • @ibrahimahamed1605
    @ibrahimahamed1605 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadini car haysdhaqaajiyo waats afkay kala daysan wayday

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    samatar inuu wax noqdo wuxuu ka jecel yahey inuu adoon isaaqxu ahaado

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalka ma yaqaan laakiin waa Aqoonyahan hadal dadka ka jeedinayuunbuu matagi

  • @mumo77
    @mumo77 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anoo habar awlaa wata hilaac

    • @fighterforlife5284
      @fighterforlife5284 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Habar dhilo🤣🤣🤣🤣

    • @libanismail-g3l
      @libanismail-g3l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@fighterforlife5284cayda iskadaa

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@fighterforlife5284adigu ma garacbirsigi indhaha qoyan bad tahay quruxey

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAR NASAO ADUUN INTAA KADIB QIIMA MALAHEE ILAASHO AAKHIRADAADA

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    duli ala kubad aqoonti8sii waxey noqotey inuu juhalo isaaqa ka hoos shaqeeyo

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hilaahqy guusha hasiiyo reer adwal xisbina hawsoo saaro

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 40 นาทีที่ผ่านมา

    hadalka phr ilama qurux badna lakin reer awdal xisbi inay yeeshaan waa sax ee garab hala siiyo reer shiikh isxaaqaw

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waadaani+hillac: somaliland oo wadan AA inchallah

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kani waxu moda wadanku inu yahaye borom kaliya siysadisi borom kuma soo dhafinsyso

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ADEER ANAGAA CANSHUUR BIXINA NINA MASADAQADEEYSANO HA NACAAYIN

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Cahuur ma bixisid ee waxaad bixisaa lacag baad ah

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@mohamed88466 hhh cashuurtu ma dhax baa hadaanay aheeyn lacag maamul qabiileedkan soomalilan waxeey ka qaataan canshuun gobolada oo dhan gaar ahaa awdal

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    soomalandtad sheegeysa hooyada male ee udhafaa isaaq udhulkisa oo awdal baad leedahaye maamul kadhiso doqonyahaw

  • @abdiqanifarah7750
    @abdiqanifarah7750 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Su’aashu waa hadii uu soobixi waayo what’s next for him?
    1-Go back to America and collect his pension
    2-Go back to Allah and asked forgiveness
    3-Go back to Somali and joined his brother
    Or ???????

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Meesha huwantii baa wax kusoo qor qoraysa,,, meeshan cod iyo caqli iyo ilbaxnimo ayaa lagaga hadlayaa iska nasta waxani idinma khuseeyaan kala baxa faraha

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhhh Awdal State Ka Shekeeya Huunoy iidorka idin Gumaysta iska Xoreeya 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @IlyaasBicola
      @IlyaasBicola 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂 soo kii lahaa majirto ictiraaf hhh adigoo gale ayuu ku ciyar ciyaara waa ninkii asiga isluxayay hhhhhhhh ninka raga waa in uu leyahay hal ko.aan lkn ma ah 5 hadal kala duwan hhhhhhhhhh somaliland waa gobal ka mid ah Somalia 🌎🇸🇴✍🏻👆🏼

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@IlyaasBicola hhhh Free Samaron iyo Ciise Free Awdal State🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @IlyaasBicola
      @IlyaasBicola 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@awiladen7814hhhhhh Somalia waa Somalia 🇸🇴 😂😂😂😂 😂😂😂😂

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@IlyaasBicola 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CiiseMuuse-g3m
    @CiiseMuuse-g3m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin weeye hilac ee codka aynu siinu

  • @aniga7280
    @aniga7280 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Markaad qabyaalada ku cusub tahay hhhh

  • @سعيديوسف-ر6س
    @سعيديوسف-ر6س 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hallac +Kulmiya.
    Xisbiga waddani waa cadow munaafiq ah oo Somaliland leeyaha

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Prof Ahmed ismaaciil😅samatar😅doorta

  • @maxamedburcaawi730
    @maxamedburcaawi730 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkaan muslinima fiisa shaki baa ku jira yaan loo codeyn

  • @burco688
    @burco688 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inta ay dadku ciil qabaan waa ayaan daro ,hore ayay gacanta ugu qabteen reer awdal xukunka dalka intii ay somaliland jirtayna madax waynah ku xigeen bay ahayeen ,inteeda kale ee dawlada dadkay ula sinayeen marka ciilka haya waa maxay tolow

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Goormuu hogaan qabanayaa waa qorax sii dhaceysee kkkkkkkkk

    • @yaaquubabdiqani
      @yaaquubabdiqani 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cadka Madaxwayne nimada doonaya wuu dhaamaaa😊

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    reer awdal oo iskugu jira samaroon iyo ciise iyo waliba isaaqa kale ee degan iyo galbeed oo dhan xisbigiina la soo baxa, calaacal dambe looma baahna walalayaal...

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    war dhiso maamulkaaga awdal hadikale wa kukhasbatay inad isaaq adoomo unoqotid duliyahow

  • @advyser
    @advyser 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Iska qabta kaah iyo ina abiib reer awdalaw
    Wadani iyo kaah baa idinka hortaagan himiladiina oo idin kala qaybinaya
    Iyaga iska xoreeya marka u horaysa

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aqoonyahanoow raali ahaw . Proff ma tihid nin u bisil siyaasadda Dalka taala. Reer awdal hore ayey u lahaayeen hogaanka Dalka iyo UDUB. Ee bahasha iska badheedh oo kulmiye uga doon.cod reer awdal?

  • @Qasaayecableoffic
    @Qasaayecableoffic ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    fulaydi sacad muse mesha ka gul gul leh sida tolkod lo coladiyun bay yiqanan dadka kle wa kuwa u nikinaya dhiladi idin dhashay fulayada ahayd wase makhanidyey

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxkastoo oo muuse kusoo baxayo samaroon waa u dacar iyo sun dameer cilmi kujiroow iska naso

    • @suberh8985
      @suberh8985 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Doqoniimo ayaa ku haysa ee xisbigaaga la soo bax aad mustaqbalka siyaasada dalkan qeybtaada heshide oo Muuse iska illow cidina Muuse Biixi kugu qasbi mayso bilaa abaal ayaad tahaye. Muuse waaka fursadaa ku siiyay maanta waana madaxweynaha ku haboon inuu ina hogaa miyo xilligan aan joogno.

    • @yaaquubabdiqani
      @yaaquubabdiqani 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxba nooma yeedhin kartid adigu danta reer Awdal na anaga oo Samaroon ah ayaa ka talinayna Ha nagu mashquulin indr

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Free Awdal State🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@yaaquubabdiqanifree samaron🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SAMAROON. MIYAS. LA. HAYSTAS WUXU. KU. LEEYAHAY. WAAN. XOROOBI. OO. 60. SANAAN. CIILQABAY

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhh de haa Viva Awdal State🙏🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @daacaddood3740
    @daacaddood3740 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    2024 Adoontii isaaq iyo reer owdal alloow hanaga dhigin

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Samaroon wuu diidey iney muuse horor kabaha u qaadaan yaan wakakhti kaa lumin

    • @yaaquubabdiqani
      @yaaquubabdiqani 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Samaroon waay diiday inay Danaha Garxajis ka shaqayso dantayaduna waxay ku jirtaaa ninka maanta ila raba inan xisbi yeesho

    • @NimcoHassandhere
      @NimcoHassandhere 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@yaaquubabdiqani walahi waan kula qabaaa

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Awdal State Ka Shekee iidorka Ku Gumaysta Haw Niikine Inagumed Yohow Huunada .Ahi 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @GUUL-t2m
      @GUUL-t2m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cuqdad u dhimo

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@GUUL-t2m hhhh Free Samaron iyo Ciise Free Awdal State🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dee isaaq kuciilay iskaga tag adiga garadarane walle idoor dadba idinma yaqaane

    • @NimcoHassandhere
      @NimcoHassandhere 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Huwaneey halkan shaqo kagama baahna