Gabay: Gudgude....Maxamed I Warsame "Hadraawi"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025
  • Faallo ayuu Hadraawi ka horreysiinayaa gabayga, si fahamku u fududaado. Gabaygan waxa lagu duubay Jabuuti. Waana barnaamijkii sirta Ereyga, oo ay ka qaybqaateen IHN.tee Maxamed Xaashi Dhamac "Gaarriye" iyo Cabdi Aadan Xaad (Cabdiqays). Barnaamijka waxa hoggaaminayey Maxamed Cabdillaahi "Riiraash"

ความคิดเห็น •