Waa side nolosha habeenkii Muqdisho| night life in Muqdisho with​⁠

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 88

  • @ShukricamarShukricamar
    @ShukricamarShukricamar หลายเดือนก่อน +14

    Mashallha wadanken ilahey nabad nogadhgi❤❤❤❤

  • @saabirmohamedjeylaani9084
    @saabirmohamedjeylaani9084 หลายเดือนก่อน +21

    Ani wxaan layaaby markii moqdisho ama somaliya wax positive laga sheego comm3ntiga wxaa ku arkee kuwa kaxun. kuwaas maso somaliye mise waa dadkle waaba kashakiyay.

    • @aster5929
      @aster5929 หลายเดือนก่อน +1

      Waa somalii

    • @mos1954
      @mos1954 หลายเดือนก่อน +6

      Waa Ethiopian Siyaasadoodu tahay iney umadeena kukaladhexjiraan sideeysan uheshiinin waligood.

    • @lukmanH-r8q
      @lukmanH-r8q หลายเดือนก่อน

      kuwas wa oromadi iyo ethopianka af somaliga bartay ayagoo tuugsanayo. xata haddii la weydiiyo maxa uga xuntihiin wax jawaab oo macquul kuma siin karan just naceyb iyo xasidnimo aan macno iyo meelna u socoto aan jirin .
      { Natural born rudeness. lafahooda aya xun internal uncurable illness ayey qabaan

    • @saabirmohamedjeylaani9084
      @saabirmohamedjeylaani9084 หลายเดือนก่อน +1

      @@mos1954 Haa taasaaba ooga shakiyay ilaahay hanaga qabto shartooda.

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 29 วันที่ผ่านมา +3

      Anigaa Xamar booqasho u joogo, ka imidna Toronto. Meesha ee mar martay - Taleex iyo Banaadir - fiid walba maraa, waana meelaha Xamar ugu shidan caadi ahayn, furan habeenkii dhan, amaankeedana u dheertahay. Alloow u sii siyaadi Xamar nabadeeda.

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq หลายเดือนก่อน +4

    Maansha alaah muqdisho is beautiful ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน +5

    Mansha Allah 😍 ku raxayso wadankaga ❤🎉

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab หลายเดือนก่อน +8

    Mash allah dhulkena hooyo allow noo hagaaji ❤ say amen

  • @Farhanholland
    @Farhanholland หลายเดือนก่อน +6

    Mash llah caasimadeeni moqdisho

  • @hassanmah8126
    @hassanmah8126 หลายเดือนก่อน +8

    laakiin wiilasha kula socda usheeg ineeysan dadka ganacsigooda caayin (reer mudug waa na ceebeeyseen) kkkk waxaan dhar maha,cabaayadaha waa wada madoow shaarkaan mafiicna....... waxeey aheeyd ineey waxkastoooy arkaan dhahaan maaansha allah tukaankaan waxa yaaala halagu soo yaaco

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 19 วันที่ผ่านมา

    Gabadhan ha la I baro asxaabeeeeeey❤❤❤❤❤

  • @fali2695
    @fali2695 หลายเดือนก่อน +2

    Mash Allah muqdisho caday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he หลายเดือนก่อน +3

    Najuu Araale, hi from Ottawa, Canada, keep it sister, love you ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @cayuun
      @cayuun หลายเดือนก่อน

      markaa ottawa maxaa kasheegi ma New York baad uhaysataa waayaabe

    • @ABDINAJIBABDIRASIDOSMAN-j8k
      @ABDINAJIBABDIRASIDOSMAN-j8k หลายเดือนก่อน

      Zxb pls iso qabo hawlo ka waraysane

    • @faymohamed9644
      @faymohamed9644 หลายเดือนก่อน

      @@cayuun new york adigee wax wayn kula tahay orod oo kiina dhista labadaanba dad ficiin ah ayaa dhistay(-_-)

  • @NajiibNajiibahmad-ss9sg
    @NajiibNajiibahmad-ss9sg หลายเดือนก่อน +3

    Najuu Horay u soco 😊

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 28 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤

  • @n.h6221
    @n.h6221 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah somalia 🇸🇴 Allah barakeyo. umada sonaliyed wll Qabilka & qudhunka dib ino dhigay an iska dhaafno wadanka ilashano. Ethiopian damaca kaga jiro dhulkena ma yaro.

  • @AbdallaAbshir-y8c
    @AbdallaAbshir-y8c หลายเดือนก่อน

    Najuu caraale baye aan mar hore taageeri jiray baad tahay ee noo soo dheere muqaalada aad habeen muqdisho kasoo duubay daqiiqadaha soo dheere we love you najuu araale🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Naciimo.abdicasiis
    @Naciimo.abdicasiis 19 วันที่ผ่านมา

    Inshallah mar uun wan iman doona❤

  • @Xasno-wn6mj
    @Xasno-wn6mj หลายเดือนก่อน

    Masha alah Masada waa here sare

  • @Real_jisu1
    @Real_jisu1 24 วันที่ผ่านมา

    Magaladena bey yurub nogu dhigeen😂❤

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน

    Www Masha Allah tabaraka Allah xamar cadey ❤❤❤ ❤❤❤

  • @OmarNur-w3b
    @OmarNur-w3b 27 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @amoudmahdi9937
    @amoudmahdi9937 หลายเดือนก่อน

    WAAN GUSALAMAYA WALALO MASHA-ALLAH MOGADISHO, CADAWGEDA ALLAHA JABIYO SOMALIYA, MESHA UGU QURXOON LAMAA IYADHAHDOO MEELAHAA WAXAAD DHAHDAA UGU QURXOON YAAY KAMIID TAHAY DHEE, MADAMA AAD CADAW BADAAN AAD LEDIHIIN, FROM JABUTII WAAN IDIIN SALAMAAA SOMALI WAYN

  • @luulabdullahi793
    @luulabdullahi793 หลายเดือนก่อน

    Wallahi mogdisho wan u xiisay 😢❤

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg หลายเดือนก่อน

    Qofkan waligi arkin imaanin ahay muqdisho kawrm😂😂😂❤❤❤

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 หลายเดือนก่อน

    Great Mogadishu🏠

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xaafaddii aan yaraanteydi garangarta ku kaxeyn jiray lkn waqtigaas dukaan iyo suuq looguma tala gelin ee xaafad reero degganyihiin ayeey ahaan jirtay

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc หลายเดือนก่อน

    Najuu waad nagu gaabisay muqaalka muqdisho aanku dhashay 11sano ka maqanahay marka hilowgiisa ihaya xamar o dhan aan rabay inaad soo duubtid xitaa gurigaygi aanka dhex arko ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @VardowsoMoha
    @VardowsoMoha หลายเดือนก่อน +1

    Naju arale guuleyso ❤

  • @baqtiquransade5435
    @baqtiquransade5435 หลายเดือนก่อน +3

    Gabar adi cmL eh oo sidaan uqurux badan muqaaal ee noguso samese dalkena hoyo maka maqna kara

  • @FadumoAbdulahi-w9j
    @FadumoAbdulahi-w9j หลายเดือนก่อน

    🥰🥰🥰🥰

  • @Abu-Hamza254
    @Abu-Hamza254 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho waa meel fisqi badan
    I’m sure u didn’t cover the entire Muqdisho night life compared to Somalis in Nairobi

    • @fatimaabdinour2703
      @fatimaabdinour2703 หลายเดือนก่อน +1

      Aad baa u aqlaaq xuntahy muqdisho wxy kamid tahy melaha ugu dhawrsan dhulka somalida hdadan cuqdad kle kuhayn

    • @Abu-Hamza254
      @Abu-Hamza254 28 วันที่ผ่านมา

      @@fatimaabdinour2703 Aqlaaq xumada aad kahadleysid waa maxay?
      Anyway Shuuboyinka lamasheekeysano

    • @FootballChannel-jo4xw
      @FootballChannel-jo4xw 27 วันที่ผ่านมา

      Niyow aniga Ethiopian ayaan daganahey fiiq magalaalo dhaho lkn anaga nayroobi Ayaa ugu fisqi badan unaqana isdaji

    • @Runleey1446
      @Runleey1446 21 วันที่ผ่านมา

      Muqdisho waa meesha diinta iyo dhaqanka wanaagsanba laga barto. Dad wanaagsan oo diin iyo akhlaaq leh soo dhaween iyo martisoor wanaagsan leh ee kunool yahiin. Inaa kaxuntahay wee kaa muuqada oo aad naceeb iyo qabyaalada kaahadalsinaayaan lakiin waxbo kama badelikardid Magaca iyo wanaga Muqdisho.

  • @ShariifAbdi-m6w
    @ShariifAbdi-m6w หลายเดือนก่อน +1

    Yahye waa nin rageed

  • @Xasno-wn6mj
    @Xasno-wn6mj หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Wiika waa somaliland Muqdisho way tagtay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 หลายเดือนก่อน

    Waa Guryihii Aun ibraahim Uunlaye oo la dhacey 1991 USC

  • @AhmedAraale-u4c
    @AhmedAraale-u4c หลายเดือนก่อน +1

    M.a

  • @momojojo619
    @momojojo619 หลายเดือนก่อน

    Waa xagee location @

    • @Midnimoqaran202
      @Midnimoqaran202 หลายเดือนก่อน

      Location afsomali maku taqanaa???

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 หลายเดือนก่อน

      @@Midnimoqaran202 wey dhahday, waa xagee, maxaa ku gubaa adiga?

  • @AbdullahiAliSharif
    @AbdullahiAliSharif หลายเดือนก่อน +1

    From marka cadey sist

  • @Farhanholland
    @Farhanholland หลายเดือนก่อน

    Reer Malaysia wan idin salamy

  • @Odaybahal-i8k
    @Odaybahal-i8k หลายเดือนก่อน

    Waku mahadsan tahay muuqalka Kan qurux badan aad noso gudbisay wlshy

  • @tahirartan340
    @tahirartan340 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer coffee habeen lama cabo’

    • @ayuubjack-gz8rl
      @ayuubjack-gz8rl หลายเดือนก่อน

      Xaaran miya hbenki 😂

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj หลายเดือนก่อน

    Wcslm my sister cup gown 🤙🏿

  • @Wadani924
    @Wadani924 หลายเดือนก่อน

    Wiilka goobta ka shaqeynayaa Jabra bay isu eg yihiin.

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud หลายเดือนก่อน

    xbbi kume norway maku so noqotay 😘🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 หลายเดือนก่อน +1

    🇸🇦🏗️🏘️🏘️🏘️🏘️🏘️

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @TAASINTERNATIONALSERVICES
    @TAASINTERNATIONALSERVICES หลายเดือนก่อน

    WELCOME TO TAAS INTERNATIONAL
    GET AIRLINE TICKET DEALS

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 หลายเดือนก่อน

    Heersare

  • @AbdifatahAsad-co7pl
    @AbdifatahAsad-co7pl หลายเดือนก่อน

    Manta le kaso tagy wan u xiisay mogdisho muuq bilan

  • @raatibb
    @raatibb หลายเดือนก่อน

    Muqdisho magaalo rajo weyn lagu qabay laakiin rijiimyada soo maray ay rajo tirayaan

    • @Xasno-wn6mj
      @Xasno-wn6mj หลายเดือนก่อน

      Alaha ku caafiyo

  • @ibnuHajar-x5p
    @ibnuHajar-x5p หลายเดือนก่อน

    Kiki 3 bilod 222 naajuu arale 5 sano kabadan 165

  • @fartun9503
    @fartun9503 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @SharmakeMohmed-w7y
    @SharmakeMohmed-w7y หลายเดือนก่อน +1

    Inkastoo colaad soo marnay hdana in Mogadishu sidas u eg thhy weli wa wx laga xumado

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r หลายเดือนก่อน +4

      Maxaa rabtay marka😂😂😂

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 หลายเดือนก่อน +3

      Waa wax lagu farxo ee qoraalka ku laaabo oo soo sax

    • @abdihashi4650
      @abdihashi4650 หลายเดือนก่อน +1

      Yaah maxaa tiiri 😂

    • @SharmakeMohmed-w7y
      @SharmakeMohmed-w7y หลายเดือนก่อน +1

      @@axmedsixteen8509mxan dib ugu laabtaa wa saxe wyo magac dowlad unba ka jirtee mxa kle oo mesha yala magac caasimad lkn anan lahyn muuqeeda

    • @SharmakeMohmed-w7y
      @SharmakeMohmed-w7y หลายเดือนก่อน +1

      @@Jinkax-u9r in wixii xaqa ulahyd hesho sida caasimadaha la deriska ah

  • @Marshalgeneve
    @Marshalgeneve หลายเดือนก่อน

    yahye jaaahil war naagta duubee ama iskaga taag meesha yaabka adunka

  • @YusuusufkhalidKhalid
    @YusuusufkhalidKhalid หลายเดือนก่อน +1

    Been been wax ku cuntay bajaq dani😂

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 หลายเดือนก่อน +2

    It is sad and scary at the same time that you are glossing over the most dangerous city in the world. Moderating and falsifying the image of Mogadishu is highly irresponsible.

    • @saabirmohamedjeylaani9084
      @saabirmohamedjeylaani9084 หลายเดือนก่อน +5

      Most dangerous kulahaa melaha Kala tag western media wxee kaadhaadhiciyeen. Anaa kunool waana kunabad qabaa.

    • @JustAnotherAbdi
      @JustAnotherAbdi หลายเดือนก่อน

      Its not the most dangerous! Stop lyıng! Thıs ıs the reason people have a bad ımage, because of you who were braİn washed by western Medİa!

    • @Xasno-wn6mj
      @Xasno-wn6mj หลายเดือนก่อน +1

      Alaha ku caafiyo

    • @nacimaneyruuz663
      @nacimaneyruuz663 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂Qofkan ma hordaya yahuu war muqdisho xidigahey tiigsaneysa

    • @saabirmohamedjeylaani9084
      @saabirmohamedjeylaani9084 หลายเดือนก่อน +1

      @@nacimaneyruuz663 xanuuna haayo wxaan somali maba ahan umaleena waaba kashakiyay amee yhn kuwii af somaliga bartay.