Waataa nuurku baxayee barakee allow xamar🇸🇴💙 Allaha wax walba ogow wadankena nabad la isku halen karo ka dhali o naga xijaab kuwa qas wadayaasha ah o magalada amnigeda iyo hormar keda dhibayo Bal sawiro muqdisho o nabad ah side u ekaan lahed meqo bulsho o ajanib ah ayana joogi lahaa meqo qarash ah ayana naga so gali lahaa dadkaa meqo shirkado o waa weyn o dunida caan ka ah o nuuc walba iskugu jiro ayaana ka furnaan lahaa🤭
Ramadanka Next year 2025. Ayaan u socdaa Magaladeydii iyo Hoyadey aan mudo u xiisay❤🇸🇴. Lkn Hadaadan Hotel lagu geynin xaq baad u ledahay Refound inaad sameysid 100£ ay kuu soo celinayan in kasto Ethiopian 🇪🇹 Airlines aan ka jeclahay Qatar 🇶🇦
wa tuugo 😂 ethiopia iska jir aad bey uxuntahay anigo 2hr transit ku ah Addis bey cancel gareyen dankoda un asey diyarad 8 hrs kadib bexeso naguwarejiyen hotel kacodsadhi lien ayaka sas sameyene 8 hrs na way badantehe way diiden kawaran abahey xanunsan ila socdi oo qalan masajidka dhaxsexane hotel an kiresto xita lacsgtetda labaxa way wada buxan ligudehr hada subixi kuaadid le geyna igudehen hotelka duhur wixi kadambeyo maya
Wlh dadka alle aburay isku dooq ma ahan diyarada ithopian aad ayan u necbahay nafis maba ku daremo doqonta shalay safar dag dag ah ayaan ahaa diyarad kale wan waaayay sababo jiray awgood anna safarki dhan waanba baajiyay maanta gurigeyga ayaan jiifaa adna waxaaba ka jeceshahay qatar wa yabanahay😂😂🤭
Inta diyaarada saaran tahay digriga Rabbi badi filimanta iska yaree ma garaneysid inta laguso jiro
haddaad diyaarada kasoo degatid maa inta lagu soo jiro og thay🤣🤣🤣
15 sano aaaa qurbaha waad isku ilowdee safar khayr qaba wll najuu in the building
Waataa nuurku baxayee barakee allow xamar🇸🇴💙
Allaha wax walba ogow wadankena nabad la isku halen karo ka dhali o naga xijaab kuwa qas wadayaasha ah o magalada amnigeda iyo hormar keda dhibayo
Bal sawiro muqdisho o nabad ah side u ekaan lahed meqo bulsho o ajanib ah ayana joogi lahaa meqo qarash ah ayana naga so gali lahaa dadkaa meqo shirkado o waa weyn o dunida caan ka ah o nuuc walba iskugu jiro ayaana ka furnaan lahaa🤭
Welcome to Moqdishu adeer🙏✌️
Masha Allah sodhawaw walashey
Masha alah welcom 🎉🎉muqdisho. Gabar iska dheh😂😂😂
Welcome back my queen tyda 👸 ❤️
muqadisho tii aan aqanay ma'ahaa, waxaan ka soo baxay xamar 1982. xamar caday xal qado..!!
Welcome back najuu carale wllshe
Wlhi hadey ayan dhahayey naju xage kabaxde
Mashallah ❤
mashaallah welcome dhulkii hooyo ,Enjoyed, be safe 💙🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲
Masha Allah 🎉
Welcome to mogadishu apyo wilka wllka ahna alle hku cfio 🤲
Wellcome najuu abaayo waxaan kugu so dhaweyn dona reeraha afgoye insha allaah ku dalxiis dhulkaaga hooyo
Welcome back sister ❤
Welcom to muqdisho ❤❤❤
Mash allah❤
Naajuu quruxey miss you 😘
Waaw hambalyo kuso dhawow dhulkaaga hooyo
Welcome back muqdisho
Welcome back ina abti ❤
Sample mise simple.
Welcome back sis
Masha allaah❤
Welcome back 🙏
Ewel soomaali ma eheen😅
Qarar Airways waa diyaradan ugu jeclaa waxas loogama fadhin! Kaba daran waayeel haduu safarka qeyb ka ahaa
ADABO 15 SANO JIRO NAJU MANAGU CABE ADEERKA
Hadda kahor bay sidaas noogu diideen, aniga laftaydu ticketka sifiican isaga aqrin marki hore khaladka anaa lahaa.
Ramadanka Next year 2025. Ayaan u socdaa Magaladeydii iyo Hoyadey aan mudo u xiisay❤🇸🇴. Lkn Hadaadan Hotel lagu geynin xaq baad u ledahay Refound inaad sameysid 100£ ay kuu soo celinayan in kasto Ethiopian 🇪🇹 Airlines aan ka jeclahay Qatar 🇶🇦
wa tuugo 😂 ethiopia iska jir aad bey uxuntahay anigo 2hr transit ku ah Addis bey cancel gareyen dankoda un asey diyarad 8 hrs kadib bexeso naguwarejiyen hotel kacodsadhi lien ayaka sas sameyene 8 hrs na way badantehe way diiden kawaran abahey xanunsan ila socdi oo qalan masajidka dhaxsexane hotel an kiresto xita lacsgtetda labaxa way wada buxan ligudehr
hada subixi kuaadid le geyna igudehen hotelka duhur wixi kadambeyo maya
Wlh dadka alle aburay isku dooq ma ahan diyarada ithopian aad ayan u necbahay nafis maba ku daremo doqonta shalay safar dag dag ah ayaan ahaa diyarad kale wan waaayay sababo jiray awgood anna safarki dhan waanba baajiyay maanta gurigeyga ayaan jiifaa adna waxaaba ka jeceshahay qatar wa yabanahay😂😂🤭
kume deee xbbi
iso wac
Qatar airlines. Waxaa maqlay dadkee ku ciyaarayaan. Sad dad wayeel hadee ku jiraan
Waarunteed sifiican baa anba layla dhaqmay mar aan garoonka xamar kadagay xataa waxay dhaheen magaalada meel aad kudagtaan mahaystaan mase Hotel baanu idingaynaa
ma nooshay
Wadanku waa lagama marmaan
Qaboowga Ka dhuumanee somaha var
Maa 22 hours maa lo socda omg
Casimada bajaj hakeynayo
Markaad make-up ka is ka tirtay walaal waxaad u ekaatay, quruxleey , fadlan naga daah makeup kaas foosha xun
hhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Orod laascanood.xamar waa dhulhawiye.naa waalan dhulbahante .Mogadishu waa dhul irrir
Qabyaalad markay ku madax marto wa iska saas 😂