Qofka somaliga EE dilaya qof Kalo Somali ah beri marka dhulkeena xabashadu qaadato ayu dareemi doona EE uu cid U hiilisa waayo lkn iminka waxa socda intii ugu danbaysay EE Ethiopia beri hore guulaystay wlh😢
Sh,Mustafe Runtaa ka hadal Allaa ku Arkayee ,Kili Shanaad Somaalida ku Nool Waxaa dulaan Soo qaaday Nuyu booliska uu Cagjar Xukumo oo Xasuuq ba,aan ka geystey Arabkii Halka la degnaa ay Xukumayeen, Alle ka baq oo Runtaa Sheeg waa Isaaq burburine,!??🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅💚S/laa,aand
Sh,Mustafe Runtaa ka hadal Yaa Soo duley Soo Maha Daarood oo isagoo bahaystay Ceerigaabo, miyaney ku muqan inay is difacayaan Reer Sh, isaxaaq, miyanad ogeyn in lagu Soo Duley S/la,aand, Allaha ku Abuurtay wuu ku Arkayaa, Xaq kumaad hadal oo daroodbaad garab siineysaa, Sh, Mustafe!!??🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅💚S/la,aand
Sheekhu sidu somali u odorosaybaaba igaga sii daran Bal somali wax xalinaysa arag Xal walbu mushkilad ku xalinayo dhibtiisa ka badan mushkiladii taalayba
لِنَجْعَلَهَا لَكُمْ تَذْكِرَةً وَتَعِيَهَا أُذُنٌ وَاعِيَةٌ. Waar somaali alle haka baqàan ilaa hada ayaad komantiga macangagnimo lasoo taagantihiin ood durba qadiyad qabiil u badasheen waanadii lkn ogaada alle cidna uma baahna qofkii waantama tiisa ayuu u waantamay kan lumana naftiisa ayu u lumay allaah sw labada jid ba dadka wuu u cadeeyay ka naarta iyo ka janadaba ee nin walbaaba jidkuu qaadi uu dooran isagay u taal nafna nafkale wax u tarimayso maalinta qiyaame la taaganyahay qof walowba ku tasho walaa qabiilbaa iilka lagula dhigi walaa ehel iyo qaraabo.
Sheekhow dilku haddeer ma bilaabane xaqu ma markii la rabo ayuu hiil noqdaa? Aaway maxaa kulankan oo kale loo qaban waayey markii reer laascaanood bacaha cas cas lagu aasayey.
Those are the ones you really suport but issaq will never accept another genocide...as the culimaa you want issaq to be submissive, to as ther somali çlans but we have decided to be submissive to Allah so stay with your citisaam. We dont want it @mustafa.
waa dagaal reer sheekh isaxaa oo qoyskii nabiga scw ah lagusoo qaaday. waa malxamat aalul baytkii karaamada badnaa! waa lagu naar tagayaa reer sheekh isaxaaq oo wallaahiya. deegaanadoodaa lagusooo duulay. bal maxay dadka ka sitaan ee baas? waar dib uga choogsada aalul baytka karaamaysan. camal xumadu yay naar idin galin.
Asc shiekh mustafa x Somali Qalbigii ayaa doon ka wada raacay illahow na astur amin amin Amin amin yaa rabi
Wcs
✍اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّد، كَمـا صَلَّيـتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهـيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد ، اللّهُـمَّ بارِكْ عَلـى مُحمَّـد، وَعَلـى آلِ مُحمَّـد، كَمـا بارِكْتَ عَلـىإبْراهـيمَ وَعَلـى آلِ إبْراهيم، إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد✍
Nabigen Muhammed aan ku saalino Salalahu calehi wasalam❤❤
SalaLlahu Calayhi wasalam
Scw Scw Scw Scw Scw
Masha allah
Qofka somaliga EE dilaya qof Kalo Somali ah beri marka dhulkeena xabashadu qaadato ayu dareemi doona EE uu cid U hiilisa waayo lkn iminka waxa socda intii ugu danbaysay EE Ethiopia beri hore guulaystay wlh😢
Maasha Alla,
Sheekh Musdafe, waa runtii
Allaahu Akbar,
M.a sheeaaa
Subxallah bisinka mashallah ❤️
Allah xaqa haa nagu suga walalah khayr iyo wanag faafiya Allah akhira iyo aduun khayer badan haa siyo❤❤
Wanaag ay wafaan ma jirter kuwani waa AL-SHABAAB INOO. DHUUMANAYA
Waa dhamadkii somaliyeed ee haa loo noqodo Allah
Runti waa cajib in qof somaliyed uu ku farxo qof somaliyed geridisa/ dilkisa😢. Emotional loss, ayay noqden badankod dadkayagii
Illahow kalaqawoji amiin
Sh,Mustafe Runtaa ka hadal Allaa ku Arkayee ,Kili Shanaad Somaalida ku Nool Waxaa dulaan Soo qaaday Nuyu booliska uu Cagjar Xukumo oo Xasuuq ba,aan ka geystey Arabkii Halka la degnaa ay Xukumayeen, Alle ka baq oo Runtaa Sheeg waa Isaaq burburine,!??🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅💚S/laa,aand
SHEIKH AAWEY DOWLADAAD SHEEGEYSID ILEYN WAR MAHEYSID
Sheikh Mustafe
Xaqa uu hadda sheegayo
Muxuu usheegiwayay Markuu socday
Xasuuqi & Barakicintii Laascanood
Ee Sanadka Dhan Muuse dukheynayay 10,000 ku dillay
Cullimada Reer Somaliland Xagee Jiren
Ha iska hadlin uune waxad ku hadloyso ka firso
Sheq alle haku xifdiyo runta rabi kugu jecel
Sheekhow why today?
Désolé
Sheekh wada ku daashay somalidu dad walan 😂😂
Sh,Mustafe Runtaa ka hadal Yaa Soo duley Soo Maha Daarood oo isagoo bahaystay Ceerigaabo, miyaney ku muqan inay is difacayaan Reer Sh, isaxaaq, miyanad ogeyn in lagu Soo Duley S/la,aand, Allaha ku Abuurtay wuu ku Arkayaa, Xaq kumaad hadal oo daroodbaad garab siineysaa, Sh, Mustafe!!??🧠✍️⚖️🔑🕋🕌🤽🫅💚S/la,aand
Inti höre muxu Iga hadli waayay markay toolki meesha qabsaday au leeyaha dadkan heshiisiya, xadiskani mu jirin,
Sheekhu sidu somali u odorosaybaaba igaga sii daran
Bal somali wax xalinaysa arag
Xal walbu mushkilad ku xalinayo dhibtiisa ka badan mushkiladii taalayba
لِنَجْعَلَهَا لَكُمْ تَذْكِرَةً وَتَعِيَهَا أُذُنٌ وَاعِيَةٌ.
Waar somaali alle haka baqàan ilaa hada ayaad komantiga macangagnimo lasoo taagantihiin ood durba qadiyad qabiil u badasheen waanadii lkn ogaada alle cidna uma baahna qofkii waantama tiisa ayuu u waantamay kan lumana naftiisa ayu u lumay allaah sw labada jid ba dadka wuu u cadeeyay ka naarta iyo ka janadaba ee nin walbaaba jidkuu qaadi uu dooran isagay u taal nafna nafkale wax u tarimayso maalinta qiyaame la taaganyahay qof walowba ku tasho walaa qabiilbaa iilka lagula dhigi walaa ehel iyo qaraabo.
Sheekhow ,cid baa dulmi wada cidina way isdifaacaysaa , qawlka ayay cadaaladu ka bilaabantaa xaqa sheeg ama iska aamus , ka dulmiga wada iyo ka dulman hadaanad kala cadaynayn waa mudaahano .Mudaahanatul culamaa waxa ka dhalata fidno dadka wada caam yeesha.
REER SOMAALILANDOW. WAAD. ARAGTAAN. SHEEKH. MUSTAFE KUWA. UU INOO QARINAYO !!!
WAA. FAQASH
Waa runti kala celiya dadka muslimka
Jaahiliin weeyey Somali
Sheekhow dilku haddeer ma bilaabane xaqu ma markii la rabo ayuu hiil noqdaa? Aaway maxaa kulankan oo kale loo qaban waayey markii reer laascaanood bacaha cas cas lagu aasayey.
Mar walba culumadu way sheegen qalbigaga qufulan oo wali an cafimadin ee ilahay kaa cabso
@@YuusufYuusuf-o1x sax run bad sheegtay walaal
shiikh.mustafe.shiikh.umal.iyo.shible.iyo.maxed.idiris.intaasiba.dagaalkii.lascanood.iyo.heshiiski.muse.biixi.dhamaantood.waxay.kufidyoodeen.inlagujihaadomuslimiinta.waqooyi.markaa.sidee.warkooda.loqadanayaa
Sax she Moutaphe
SALIGA NABIGU. IDIN QABEY
@@KhadaryYusuf waa faqshti🤣
Waa faqasti 😂
@@KhadaryYusuf waa huwanti soo duushay my body is clean my up
Kii la soo weeraraa ha is difaaco adeer. U wacdi kuwaad la fadhido adeer ee xalaaliyay dhiiga isaaq oo ka garab kac.
Xaqqa wuu cadyahay qaado ama iska daa adigay kuu taallaaa go'aankaagana adigaa leh waxaad ka heshana waxba hanaga siinin.
Those are the ones you really suport but issaq will never accept another genocide...as the culimaa you want issaq to be submissive, to as ther somali çlans but we have decided to be submissive to Allah so stay with your citisaam. We dont want it @mustafa.
Mustafe ma markii reerkiisa isaaq budhka loo culay ayuu diin inoogaa sheekeenayaa
Xaqqa wuu cadyahay qaado ama iska daa adigay kuu taallaaa go'aankaagana adigaa leh waxaad ka heshana waxba hanaga siinin.
Xaqqa wuu cadyahay qaado ama iska daa adigay kuu taallaaa go'aankaagana adigaa leh waxaad ka heshana waxba hanaga siinin.
Ilaayo sheekhoga ayaad ruwaayad nodhigaaya marki burata reerkoodu askarta Ku leynaayeen muxu maslaxo u keeniwaayay, waa qabiili casriyeeeysan,imikana war heeshiiya au naga dhaadhicinaya . Toolka baa lagu soo duuulay gardaro maxaad Iga hadli wayday. Malaha filinkaan isga iyo garxajiskooda noo dhigayaan inan la soocono uma haysto
Khaarij in la dila sowtii balanta ahayd suufiyadana.khaarijtuna inay disho sowta balan ta u ahayd shareecada islaamka in laxukumo sowtii balanta u ahayd aniga waan iman doona hargaisa balanta waa kasoo baxaya waxaana usocdaa inaan khaawrij laayo inta reer waqooyi ah balantana sidii baan uxasuusta iyo muxaadirooyinkiinii badnaa iyo waanadiinii umal xasaana waa ogahay inay isku hayb yihiin Kenyan dagaalka ka amarnaa mustafa iyo dirir iyo barbaarwena waa idin ogahay ina ictisaam tihiiin dhiigayga markaa horay ba ugasheen hada makakul mowd uun ba idin kusoo maqan c naasir xaaji axmadna khawaarijtaa dishay kii kale reer bosasodka e laylkase mursalka qayaadka ah ee xamar cilaajka kuhaystaa dilay axmad aar oo ah oday dhaqmeed kaas qayaadka ah ee naagta sacad muse qaba iyo seedigii ba isla dilay somaliland isasax uun maxakamadahana iska hagaajiya
waa dagaal reer sheekh isaxaa oo qoyskii nabiga scw ah lagusoo qaaday.
waa malxamat aalul baytkii karaamada badnaa!
waa lagu naar tagayaa reer sheekh isaxaaq oo wallaahiya.
deegaanadoodaa lagusooo duulay.
bal maxay dadka ka sitaan ee baas?
waar dib uga choogsada aalul baytka karaamaysan.
camal xumadu yay naar idin galin.
REER SOMAALILANDOW. WAAD. ARAGTAAN. SHEEKH. MUSTAFE KUWA. UU INOO QARINAYO !!!
WAA. FAQASH