Garta Dhaqanka Iyo Xeerka Soomaalida | DHIGANE QAAYO LEH IYO DHIGAALKII ABWAAN C.SALAAN CAARADHUUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Alle SWT ha u naxariisto abwaan Cabdisalaan Maxamed Xirsi
    "Cabdisalaan Caaradhuub", waxa uu geeriyooday
    27/07/2017. Waxa uu deggenaan jiray magaalada Burco
    ee xarunta gobolka Togdheer.
    Waxa uu ahaa macallin, suugaanyahan iyo dhaqanyaqaan ba.
    Wareysiga waxa aan ka qaaday 16/10/2015.

ความคิดเห็น • 5

  • @mohamedtimacade324
    @mohamedtimacade324 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allow kuu naxariiso aamiin aamiin

  • @kuxidhnawwaadhawr_official9237
    @kuxidhnawwaadhawr_official9237 หลายเดือนก่อน

    Shuruudaha garta

  • @abdilaahihussencg9169
    @abdilaahihussencg9169 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wallo aad baad uu mahasantey adiga iyo abwaan ka ba kakin buug xagen ka heeli kaar

    • @HeersareMedia
      @HeersareMedia  5 หลายเดือนก่อน

      Buuggaa waxa iigu war danbaysay Burco in la heli karo iyo in kale hadda war ka ma hayo. Abwaankii na wuu dhibtay ee Alle ha u naxariisto.

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 2 หลายเดือนก่อน +1

    dadkeeni hore kaalintoodi way kasoo baxeene dadkeena dambe meelba ma haysano waayo toodiina kuma dhaqano tu kale oo dad leeyihiina kuma dhaqano