Oromada Hargaysa oo u codaynta Kulmiye ku cibaadaystay & wasiir M. Kahin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 186

  • @maxamudiidle856
    @maxamudiidle856 วันที่ผ่านมา +21

    muuse iyo oromaba waanu isdhaafinaynaa maanta.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +9

    WARYADA HEE WAR DALKENNI XABASHI AYA LA WAREEGTAY, WAR WAA LA JABAY.

  • @MohammadAbdi-t5x
    @MohammadAbdi-t5x วันที่ผ่านมา +10

    Waxaan rijeynaya xisbiga wedeni markey gulestaan ineyso raafaan oromada

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol วันที่ผ่านมา +10

    Asc Dal jire TV jamac gaalaad waruntaa waruntaa waruntaa waayee Waaruntaa waayee Waaruntaa Waaruntaa waaruntaa waayee guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar wayab waayee ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 วันที่ผ่านมา +9

    Berito ayay dhulka oo dhan ay kala wareegi doonaan doqmahan Somaalida ah ee hurdada kujira

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 วันที่ผ่านมา +2

      Waar Jigjiga ayaaba hadda noogu daran, Reer Garoowena ayagoo ka qaylinaaya ayaan arkaayey....!!!!.

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 วันที่ผ่านมา +4

    Oromada haddii wafani guuleysto wadanka waa laga saarayaa dhaqan xumo,ayey dalka ku soo kordhiyaan.

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 วันที่ผ่านมา +7

    Oromo iyo somali waa laba qawmiyadood kumana raacsanin sidaasi

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh วันที่ผ่านมา +2

    Asc sxb waa dad &dal LAQAATAYY

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz วันที่ผ่านมา +5

    Muse diigisa hal badho wa ormo isaga wataa kuma qanacsanin in soomali cado loo arko ormna walaalo

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@IlhanMohammed-yj3iz
      Musse wuxuu ahaa musiibo
      Allah ayaa na dhaafiyey

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 วันที่ผ่านมา +2

    MA REER SHEEKH ISXAAQ AYAA OROMO KUULA EKAADEY ADEER OROMO ADIGA AYEY KU GUMEYSATAA HADII SOMALILAND OROMO KA CODEYSO MAXAY OGAADEEN UGA CODEYN WAAYEEN SOMALILAND ILEEN ADIGAABA SOMALI SHEEGTA OO XITAA YAQAANA AF SOMALIGA WAXAAD TAHAY BEENAALE BEENAALE DHALAY OO XAASID AH OO INAN GUMEED AH

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 วันที่ผ่านมา +11

    Oromo Muse juudan ayaa Asalkiisa kasoo jeedo Oromo lafta nigaa dhulkiisa Oromiya loodiraa Muse juudan

    • @Sirad47
      @Sirad47 วันที่ผ่านมา

      Oromo waa dad muslim ah , munaafaqa ayaa ka xun tobanka waji leh.

  • @HuhaleWabeye
    @HuhaleWabeye วันที่ผ่านมา

    Thanks for the information and I thank you Jamac galad,
    Insh allah waynu soo raafaynaa Oromada gudaha iyo amxaaradaba

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze วันที่ผ่านมา +2

    AMXARKA SIDEE UGA QEYB GALI KARAN DORASHO SOMALIA

    • @azalikTasfay-zd1yh
      @azalikTasfay-zd1yh วันที่ผ่านมา

      waa wax an layabannaxay cajiib sanfilayo waa kurt shubasho sidii cnfarta loga beray jabuti

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640
    @maxameddaabadsomalilanderd3640 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi waxaad si dadban u sheegtay in mbc guuleystay guul somaliland

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b วันที่ผ่านมา +4

    Shame muse ma fahmayo inuu ormo uu wadanka siiyey dictatorship

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot วันที่ผ่านมา +1

    anaga oromo anahay garxajisaa wa dilaa kulo gjl Aber awal from hargaysaa

    • @Sirad47
      @Sirad47 วันที่ผ่านมา

      Shame on yuo...kataab foqal kataab.

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc วันที่ผ่านมา +1

    Anaguba American waan ka codaynaaa oromo ayaguna haka codeeyaan somaliland anu hormarbaan u arkaa waa jaarka xalaasha ah horay usocda

  • @husseinosman3393
    @husseinosman3393 วันที่ผ่านมา +1

    Meesha anagaa iska leh
    Garxajis ha iskaga baxo
    Guul oromiya

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood วันที่ผ่านมา +3

    😂❤ku soco Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka 😂❤🎉😢😮😅😊❤❤

  • @sakariyeDaud-w7w
    @sakariyeDaud-w7w วันที่ผ่านมา +1

    xabashidu wa saxiibka somaliland

  • @FaizaNuur-ce5oq
    @FaizaNuur-ce5oq วันที่ผ่านมา +3

    Marka dadkan calanka kulmiye xidhana eed wajigoda ku qabanysa ma oromaa

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv วันที่ผ่านมา +2

    Waa been cad weyn ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 วันที่ผ่านมา +3

    Carab Yaman ah oo ceerigaabo xisbiga waddani tageeray waa la soo xiray muuse biixi waa la jiifiyana banaan la joojiyana banaan

  • @saleebaan9859
    @saleebaan9859 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuuuuuuùuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    Janac glad maxasomali maraykanka uga codeyaan

  • @QadanOsman-j7s
    @QadanOsman-j7s วันที่ผ่านมา +1

    AlhmdulillAh qofkastaba Alle aya aburay inti is fahmtana Alle haysu sakhri maxa xuman lokala dhigi anaguba American Wan u codayna horaa lo soconaya d.d.d Alle xafido cadowga somaliland hajabo

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 วันที่ผ่านมา +1

    Reer Somaliland waka Muuse !!!! Halkee Cadaalad ka jirta
    Qaramaynta Oromada ayaa ka mid ah xeeladaha badan ee Muuse iyo Kahiin sameeyeen si ay ugu guuleystaan Doorashada.
    Horay ayaan ku idhi " Nin tur leh taab uu u seexdo ma garaan waayo.

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b วันที่ผ่านมา +1

    waxba ha buun buunin sxb tiro yar oo oromo ah oo maamul xumo kaadhadh siisay. Jigjiga siday u qaateen waad ogtee

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640
    @maxameddaabadsomalilanderd3640 วันที่ผ่านมา +1

    Jaamac galadow waxan aad soo qortay anaga nama khuseeyaan hadaanu nahay QARANKA BARAKEYSAN WEY JIRTAA SOMALI OROMO KU HOOS JIRTAA IYO QAAR KALE OO KUWO KIKUYA AH KU HOOS NOOL OO OGOLAADAY BALSE HADALKAAAGU WUXUU CADEYNAYAA IN KULMIYE IYO MBC GUULEYSTAY

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 วันที่ผ่านมา +3

    SOMALILAND, DAL LA YIRA MA JIRYO, OROMA LA WAREEGTAY, DADKAN WA DULLI.

  • @sakariyeDaud-w7w
    @sakariyeDaud-w7w วันที่ผ่านมา +1

    masha Allah axlmdullah

  • @seed3966
    @seed3966 วันที่ผ่านมา +6

    War oromadii maanta muuse ma u codeysey ??????

  • @baalgoraychanel9116
    @baalgoraychanel9116 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaad Cadayn isleedahay ka dhigo Waa Fashil, Dadkani Waa Dhalinyaradii reer Hargeysa ee Kulmiye Taageersanaa oo Maalintii ay u lahaayeen Beerta Xoriyadda ka soo Dareeray oo Wadooyinka Magaalada Maraaya ayuu Ninkan Wax Duubaya ka Duubay isagoo Kaliya ayaa Oromo ku hadlaya Marna Soomaali Jajabinaya ee Bal Car Hal Qof oo Dadkaa Socda ah Af oromo ha kula hadlo ahduu Run Sheegaayo Beentaadu Waa Badheedh, ninku Wuxuu yidhi Waa Habar Awashii aanu is Xignay ee Muu Odhan Waa Oromadii Hargeysa, Maalintana Mabay ahayn Maalin Codayneed Waa Maalmihii Ololaha ee la soo Dhaafay Waxaagu Waa Wada Been Jaamacoow Dadka Ku Daawada Ka Xishood Wax Kasta ood Jeceshahay inaad Somaliland ku Caydo Laakiin Cadayn Run ah Ma Keentid, Nin Weyna Waad tahay hadana adigaa is Caayaya

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 วันที่ผ่านมา +1

    ASC SUBXAANALAH JAAMAC BEENAALE WAAR UMADA BEENTA KA DAA SAAXIIBOW SOMALILAND REPUBLIC DOORASHADEEDA BEEN HAKA SHEEGIN

  • @MOHAMEDGEESI
    @MOHAMEDGEESI วันที่ผ่านมา +1

    Runlow baan ku moodi jiray maanta uun baan ku oqaaday

  • @MOHAMETT_7
    @MOHAMETT_7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa wax laga naxo wlhi dadkaas allaah umaqan oromo inay kalataageerto dad somaliyeed

  • @cabdilaahiqalinle2437
    @cabdilaahiqalinle2437 วันที่ผ่านมา +1

    Jaamac garac cusuri

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 วันที่ผ่านมา

      Oromadii codaysay miyaad ka mid tahay

    • @Ashaabdi-n7v
      @Ashaabdi-n7v วันที่ผ่านมา

      Oroomo urto wdalka somaliya leh waalidinka Saari somaliya somali baa leh

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 วันที่ผ่านมา +3

    Fallow wuxu weydisanaya Reerkiisa Habar awal ama Reer Abaagadhe

  • @husseinosman3393
    @husseinosman3393 วันที่ผ่านมา +1

    Mar hadii doorashadii s\laam ku guulaysanay bada yaa naga xiga
    Guul oromiya
    Guul muuse biixi
    Guul awal Oromo
    Garxajis hadhaco

    • @Ashaabdi-n7v
      @Ashaabdi-n7v วันที่ผ่านมา

      Oroomo dhulka somalida waa lidinka Saari adoonti axmaarada tihin

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc วันที่ผ่านมา +3

    Oromo kaliya maahee amxaaro xataa wey codeeyeen.

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d วันที่ผ่านมา

      Kulmiye oromo is kadhala weeyee dalka khatar ayuu kutahay sidee oromo muwaadin u ga dhigeen??

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jigjiga waxa ka taagan calanka itoopia hadaad neceb tihiin iska dulqaada waad dhunktaane

  • @Umo580
    @Umo580 วันที่ผ่านมา +2

    SUBXAANLAA ALEYLEHE WAKAQAADEN DADKII UDHASHAY

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h วันที่ผ่านมา

    Oromodu adiga iyo reerkinaba wayqabaane cunfiga iyo naxliga kalabax soomaaliland

  • @mireaadan8062
    @mireaadan8062 วันที่ผ่านมา +1

    Taasi waa maalintii oo oloha jamacooow wax kale sheeg sxb

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Somaliland watch out

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w วันที่ผ่านมา +1

    Oromada waa khatar Ku soo socota dalka war hada ay dhowdahay iska qabta

  • @moktarahmed8525
    @moktarahmed8525 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaamac Galad. Muuqaaladani maaha codaayntii ee waa banaan baxyadii ururada maalintii kulmiye

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 วันที่ผ่านมา +2

    Oroma xaaaq 😂😂😂😂😂

  • @MahadilHassan
    @MahadilHassan วันที่ผ่านมา

    Hadaliin wariiyahee

  • @UmalkhayrCabdi-t5x
    @UmalkhayrCabdi-t5x 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Galanow dhareerka iskadu oromo hargaysa kama codayso xabashiga iska rid caqli haad leedahay dad tashaday waxba haka sheegin doqonay

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s วันที่ผ่านมา +1

    Waa yaab iyo amakaag,bixi inuu ahaa oromo maanta bay cadaatay,ama runtii habar awal inay tahay oromo asalkoodu way cadaatay mudo ayaa wararkaas la maqlaayey

  • @libanismail-g3l
    @libanismail-g3l 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkaadhmasito ee kaftankii ayay barteen barigii hore qaxooti ayay ahaayeen imika jaaliyad ayay samaysteen walaahi suuqa dhaxdiisa ayay leeyihiin isaaqa nagudara waanyabanahay sxb

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 วันที่ผ่านมา

    JAAMAC HUURO WEYNE

  • @sacdiyaabdulla9478
    @sacdiyaabdulla9478 วันที่ผ่านมา +1

    WALAHI WANASIBDARO KUDHACDAY SOMALILAND 😢😢😢😢😢😢

  • @ismaaciilabdirahmaan865
    @ismaaciilabdirahmaan865 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida koofur waa laga dareeriyaa hargeisa iyo meelaha kale ee soomaliand
    Oromada saan ee hargeisa u joogtaa waa yaab mustaqbalka meeshaan yaa u hari doono somali mise oromo qof walbo wuu fahmi karaa

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse วันที่ผ่านมา

    Shalay maha nacasyahaw bukaa manta weye oromaduna adiga ayay ku gumaystaan e iska xoree

  • @Enas-p5k
    @Enas-p5k วันที่ผ่านมา +1

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 00967735955836. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·°꒰·̮ •̥·°🎉😢😢 😢😢😢😢😢

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse วันที่ผ่านมา

    Oromadu aday ku haystaane

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 วันที่ผ่านมา

      Ku qabato iyo qadar alle waa la qaataa adiguse cagahaaga gumaysi ma ku doonatay ?😮

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l วันที่ผ่านมา

    Waka Caqligi cagdhaar adigu maxad oromo dhanta wadiga Ethiopia 🇪🇹 Kenya ka codaya hadana af somaliga ku hadalya oromdu wa jararta raxawwinta kofur kula dagto kala munfaqnimda kala taag mashe

  • @mbaqasvlogs7147
    @mbaqasvlogs7147 วันที่ผ่านมา

    Waxaasi jaamacoow wax dhacaya ma aha qofka Oromka xitaa kaadh lama siin karo wlhi oo bilaahi qofka waxa lagu xidhaa caaqilkiisa hadii aad si kale wax u wado ma sheegin qof somali kale ah bay adag tahay inuu kaadh codayn qaato

  • @omarwarsame8514
    @omarwarsame8514 58 นาทีที่ผ่านมา

    Jamac Galladow , somaliland waa dal xor ah oo tashaday e intaanad wax ka sheegin horta adigu isxoree oo dad iska dhig intaad dadkii markaad tuugsanjirtay Moqorofka wax kuugu ridijiray aflagaadaynasid xoolayahow.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 วันที่ผ่านมา

    Oromadu kaadhba ma haystaan ilaahay ka baqo jaamacaw runta xitaa hadaad sheegtid lacag waad heli waliba xalaal ah

  • @AbiweliKhadar
    @AbiweliKhadar วันที่ผ่านมา

    Marka wadani qabsado waa la mastaafurinayaa go to xabasha

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 วันที่ผ่านมา

    OROMADA JIGJIGA AYAANU U DHIIBAYNAA. XAGAAD QABAN JAMACOOW😮

    • @AxmedAxmed1234-ru6ot
      @AxmedAxmed1234-ru6ot วันที่ผ่านมา

      waraar ogaadeen ayaa inaga axmaarsa hadaalina meeshana dds iyagaa xukuma ithiopiana danteeday raacdaa m8skiin hanoqon

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwaa oromada ah waa kuwo aay kashalaayaan reer somaliland hadii aaysan xadeeyn dhiirigelintaa waxa aay kaheleen waa nacaskii biixi ahaa ee dhulkiisii badiisii ugu daray in aay waxdoortaan sida caalamka kajirta ajnabiga helaa kaarka cod bixinta waxa uu lamidyahay mustaqbalka muwaadinka oo kale biixiyoow sunta aad dhaxalka ugu dhigtay somaliland waa in sida ugu dhaqsiyaha badan loo helaa suntaasi daawadii ka hortagi laheeyd waxa aan filayaa ciro in uu daawadii kahortagi laheeyd shaqo uu ka bilaabaa ileeyn waxa ku doortay waa reer soomaaliland musana waxa inta yar uu helay ugu shubay oromo balo kugu dhacday damac xumaha caqligu ka damay

  • @XasanAxmad-ut7fq
    @XasanAxmad-ut7fq วันที่ผ่านมา

    Iswaydii

  • @MustafeAhmed-rd9un
    @MustafeAhmed-rd9un วันที่ผ่านมา

    Dadka reer hargaysa miyaa oromo kuula ekaaday, cadaawadadu fogaa

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa adunuyo waxa so midhan e u mouse sameyayi loma duluqadan karayi wayabe ma dhuluki somalida ayayii oromo ka codayinayisa

  • @AadanFarah-s3q
    @AadanFarah-s3q วันที่ผ่านมา

    Nacayb baa kaabuuxe kaadhka aqoonsiga somaliland oromada kahadlaysaaye somali baan lasiin waa in qofku degaankiisa sheega caaqil kiisuna cadeeya marka oromkaayar ee suqa iska dhexmaraya ee follow GA raadinaya ayaad leedahay Muse ayuu kursi ku hayaa
    Xaasid ilahay kabaq oo jooji
    Munaafaqada

  • @SahraSiciid-mw8or
    @SahraSiciid-mw8or วันที่ผ่านมา

    Asc subxanalah jaamac galahad ow inyar oo iimaan ahi miyaanay qalbigaaga ku jirinbeenta intaaleeg eed isugegeyneysid ilaahay unoqo ooxaasidnimada somland yayxaka kaasaarin adoo ninweyna waxwalba laguma Hadlo kazmana aanan qaadan somland sidaa oromo kumanoqpnayso gogol somaliyeed aanay oromojoogin iisheeg? Xishood xishood

  • @snw9257
    @snw9257 วันที่ผ่านมา

    Abiy reerkodi uu meesha kubertay muuse ayey ku cibadesten😂😂😂😂😂

  • @XasanAxmad-ut7fq
    @XasanAxmad-ut7fq วันที่ผ่านมา

    Somalida maraykanka jlogta aubaneyaa

  • @FaizaNuur-ce5oq
    @FaizaNuur-ce5oq วันที่ผ่านมา

    Subxanallah war aakhiro maad ilowday ninka dadka malinti ololaha dadku isugu so baxay duubanaya maxad u buubbuninaysa

  • @makimohamed2395
    @makimohamed2395 วันที่ผ่านมา

    Halbaan kuu sheegayaa oroma waxaye somaalya soo sashay 1864 maxad kabadali kartaa 3 jii oreerkega ayaa ku dhashay magaalada muqdisha an waxaan ahay jiilka mool hada saxiib

  • @FaatimaAwdhuub
    @FaatimaAwdhuub วันที่ผ่านมา

    jaamacoow ninwayn baatee waxa iska hubso codbixintii maaha ee waa olalalihiii

  • @raagebusinenesscentre
    @raagebusinenesscentre 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wanu raafayana

  • @Bile_baashi
    @Bile_baashi วันที่ผ่านมา

    Jaamac Sideey Wax U Juraaan Oromo habar Awal Ah Miyaa Jirtay?

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 วันที่ผ่านมา

    Jaamac galad cidda u coday muuse waa hooyadaadii dhilada ah iyo adigoo ilmo sino

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa la bastaafurinaya ormada maxay yeeli

  • @abdisamadmohamed8662
    @abdisamadmohamed8662 วันที่ผ่านมา

    Qoxootiga yurub ku nool uma codeen karo doorasho madaxweyne hadduu San heysan dhalasho

  • @sakariyeDaud-w7w
    @sakariyeDaud-w7w วันที่ผ่านมา

    Ok

  • @yasminabdirahman2777
    @yasminabdirahman2777 วันที่ผ่านมา

    Awalba oromay ahayeen reerkasi h awashu

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz วันที่ผ่านมา

    Musa wataa armada soomalidin below Ku dirtay wa nabsi soomali u yaalay

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e วันที่ผ่านมา

    maanta dheh adeero adoo mahadsan

  • @Waris668
    @Waris668 วันที่ผ่านมา

    Cajaaib

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 วันที่ผ่านมา

    Arrinta way iska cadahay musse baxi ayaa Rabo inay oromada Doorato si uu u soo baxo waa yaab

  • @khadraistahil5230
    @khadraistahil5230 วันที่ผ่านมา

    Jamacow warka iska hubso dorashadi maha waa isu soo bixi xisbiga sokuwan calanki kulmiye sita dorashada safaf baa la gala, mida kale dadkani kaadh ma qadan karan caruurihi ay dhaleen hablaha reer somaliland baa loo diiday marka qof aan kaadhki simaliland haysan ma coday karo

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 วันที่ผ่านมา

    Yaahu geeyo shaximan wey kudamaatey

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 วันที่ผ่านมา

    Waaryee naga xishood mid garxajis ayaa iska dhigaya oromo waad fahmaysaa filmka lkn waad badheedhaysaa

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 วันที่ผ่านมา

    Bal yaa xaq u siiyey inay waddan ayna lahayn ay wax ka doortaan

  • @boranauniversityoromia7720
    @boranauniversityoromia7720 วันที่ผ่านมา

    Oromo is not easy 😂😂😂😂😂

  • @khadarhassan8723
    @khadarhassan8723 วันที่ผ่านมา

    Munaaaqad bad bilowday
    Hadday aad ucadaatay
    In aad tahay dadka jecel
    Khilaafadka somaliland

  • @AbdifatahCusman
    @AbdifatahCusman วันที่ผ่านมา

    Xaq uma lehe raafa gajada

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina kaahino kulmiye iyo abii oromo by bye

  • @mohamedabdi6593
    @mohamedabdi6593 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ora mada hala saaro iñte la wareegin wadanka

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 วันที่ผ่านมา

    Muse dhig ya cab aya waxa ka danbeya jamacow

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 วันที่ผ่านมา

    Oromadu ma waxbay doorankaran

  • @RoobleAbsiiye-fv6wq
    @RoobleAbsiiye-fv6wq วันที่ผ่านมา

    Xaasid wayn yur baa lagu yidhi

  • @FaizaNuur-ce5oq
    @FaizaNuur-ce5oq วันที่ผ่านมา

    Tani mahaa manta wa ololihi nin klib dubanaya isagu titog kala kacsanaya niyaad ka dhigtay oromo codaynaysa waar ninwayn baatehe qolofa oromo ady ku gumaysata hadad xiniyo leedahay iska xoree duliyow cirihi aad wadatay na dhacye xaarka isu xaji wajixun yohow

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar oromo dalkaag ayay xoog ku qaadatay ee somaliand maxaa kaagalay jaamac dameeraw

  • @fifisaid6470
    @fifisaid6470 วันที่ผ่านมา

    Maxaa BURCO Goobo ku yaal loo xidhay oo loogu diiday Dadkii ay ahayd inay ka codeeyaan ? Maxaa keenay in Goobo ku yaal HARGEYSA oo xaafadaha GARXAAJIIS KA ah la fuuro 9h ? Maxaa 6000 oo codbixiya ah loogu diiday in ay soo galaan Somaliland ? Maxay ahayeen Xafiisyadan hawanaya ee LOOWYACADE iyo tuugada ka dhIlacday ?

    • @maxameddaabadsomalilanderd3640
      @maxameddaabadsomalilanderd3640 วันที่ผ่านมา

      Anagu waxaa lanoo furay 9:30 anagaaba is lahayn tolow siday wax yihiinn goobo x.awr ku yaala