WAXAY GUURSATAY NIN XUBNAHA DADKA KAGANACSADA MARKAY HAL WIIL UDHASHAY AYAY OGAATAY SIRTIISA😭🙈

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 131

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 ปีที่แล้ว +9

    Ilaahoow nin Hanoo cabiidin 😢qisada xanuun waaye

  • @naimaabdulkadir2581
    @naimaabdulkadir2581 ปีที่แล้ว +13

    Saan ayaa fcn wlhi iska hurjedka caadi ma ahan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waan idin salamay team 27 we love u hure u socda

  • @qamarabdullahi3298
    @qamarabdullahi3298 ปีที่แล้ว +5

    Indhi wayna intan so tagay ayay birti iga guwatay kkkkkk I love you sister

  • @raxmaaxmed5410
    @raxmaaxmed5410 ปีที่แล้ว +6

    Asxabta ayaan goobdoon bls muraad baan leeyaha ii soo duceeya walalal ❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +4

    Ayaan Qaali sharafay Alle haku sharfo Qaali ❤❤❤❤✋👏👍🥰❤❤

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi waa gob cadeey😂❤meeshaa ku dhibtooto waa laga tagaa hadba fag ay tiraah😂mashallah markey carabta aadeyna maamada runtey usheegtey guuleyso sis❤

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 ปีที่แล้ว +4

    M.a Ayaan cadeey👸🌹

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +6

    Calanka turkigow
    Mahadsanid yaaqay😂😂😂

  • @shardihaji8120
    @shardihaji8120 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney saaxiibkey ayaa iga xanuunsan igusoo duceeya inuu illahay ii aqbalo isha allah adiga iyo asxaabtaada wn idin jeclhy

  • @sadiaaliomar4260
    @sadiaaliomar4260 ปีที่แล้ว +4

    Asc ayaan wan ku slamay byo qisoyika si jediso aad ban u xiseya wlhi codkaga igu socdo xamsad ale hku xfdo mcnto noso badi wlpa dhira galinta gbdhaha aan la qabin si ey gbdhaha an wli gursan I gardka ku filan lahen ee ugu caqliyestan vedio mrkey arkaan asc byo❤❤❤

  • @anisacimraan1938
    @anisacimraan1938 ปีที่แล้ว +2

    Waanagu ceen inala xasuusiyo like ta

  • @hibosalaad2930
    @hibosalaad2930 ปีที่แล้ว +3

    Ayaaneey alle haku xafido abayo

  • @faatushmarketingonline8742
    @faatushmarketingonline8742 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan qurux wanaageey qurayshtii haweenkiyo waxathy qof qiimaleh

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan indhaweyney Hbbt indhaweyd comment ma bixin, waa kusaalamay Hbbti 🌹❤😊

  • @gabarhiiran6774
    @gabarhiiran6774 ปีที่แล้ว +4

    Gabartan jab leeb noqoda noloshida bisnka 😮

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Xanuun badaa Allow gabdaha noo badbaadhi

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว +4

    Saan kuu sugaynay

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan cadey alle ha nookaa xifdiyo apyo

  • @shamsoismacil6099
    @shamsoismacil6099 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaaniita waa kusalamay iyo dhamaan asxpta waa idinsalamay ayaaney nashidada kusaran intee kahelaa

  • @Sacdiyokushakusha
    @Sacdiyokushakusha ปีที่แล้ว +4

    Xabbti ayaney afcarabiga sedii kubaratay iisheeg anig waan jeclhy afcarabig😊😊

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +2

      Waa sheeka dheer waan idinkaga soo sheekaynaa inshaaa allaah

    • @Sacdiyokushakusha
      @Sacdiyokushakusha ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 insha alllah abyo😊waaanka sugeenh🙏🏻

  • @ramloshiqcfitaax-oo8hg
    @ramloshiqcfitaax-oo8hg ปีที่แล้ว +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 ปีที่แล้ว +3

    Ayaney wakusalamay❤

  • @shadiawarda1805
    @shadiawarda1805 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaan maad naga daysid wax oo qayba wanu ka Caajisnayba Sheekade

  • @zaynabyasiin7813
    @zaynabyasiin7813 ปีที่แล้ว

    Qisadaan oo kale waxay ku dhahday gabar qaraabo nahnay waa xanuun runtii 😢😢😢😢😢

  • @habibaguirreh367
    @habibaguirreh367 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney like intaan moqalka bilabinba waan sarey abayo macanto

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 ปีที่แล้ว +4

    Ayaaney manta dhan waxan mudayay ninki hore saw qiisadu madhawo 🤣

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 ปีที่แล้ว +3

    Waa kudhawnahay chanalka ayaan gobdoon😁

  • @MaaidoMaxamud-ks1yw
    @MaaidoMaxamud-ks1yw ปีที่แล้ว +1

    Ayaaneey waa commentiga ugu horeeya ee aan kusoo qoray

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 ปีที่แล้ว +10

    cadeey is not easy waa ku wataa ani😅🤞

  • @saara3724
    @saara3724 ปีที่แล้ว +5

    Waalidiinta waxan kala talinaya iney iska joojiyan bahdilka Ee caruurtoda bahdilayan iyo ine kala jecladan Waayo ma ogid canugas sidu noqon dono mustaqbalkisa🙌🏻

  • @filsandaynush2230
    @filsandaynush2230 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xppti qisaba qisada kle wey ka xanuun badantahy 😢😢

  • @caaishacabdulqaadir6640
    @caaishacabdulqaadir6640 ปีที่แล้ว +2

    Ayan cadeey ilahay haikaxifdiyo kujecliya

  • @qamarabdullahi3298
    @qamarabdullahi3298 ปีที่แล้ว +2

    Asc Ayan cadey waan ku salamay Abayo waxan joga marakanka waxan rabay ina Egypt
    Uso guroh magal ahan ina iga waranto ayan rabay mahad sanid waxan kala on ku shagay family kayga oh dan ina ku xiranhay tagaro ayan ku nahay 💙💙🫶🫶

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll ปีที่แล้ว +1

    Wlh been maha nin qarabo ma gale ayaney ilahey ha noo kaa xafido abyo

  • @zuzuadam6304
    @zuzuadam6304 ปีที่แล้ว +1

    Waxan la yaabnahy hadey ayan qiso soo galin waxaan kusii sugi doono alla hadalkaga jecliyaa ayaan gobdoon

  • @IsraAanoy-ez6kr
    @IsraAanoy-ez6kr ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney Allah Haku daayo

  • @faisaomar1273
    @faisaomar1273 ปีที่แล้ว +2

    Xppti we love you 💖 ayaaney qurux badaney❤

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 ปีที่แล้ว +5

    Xuriyo Ali gabadh la oran jiray halkeba u dhambeeysay comentigedha ma anaan arag adun dhow mise waa qaldanahay yaa ila xasustay asxapta gabadhas

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว +2

      Walaahi maalin walba baaafi aan is dhahaa hadana waan hilmaamaa muuqaalka kan xiga ayaan kubaafin doonaa inshaa allaah waan tabay xuriya Ali shukran xbbt

    • @khadrofarah9502
      @khadrofarah9502 ปีที่แล้ว

      Haa xoriyo xge ku danbesy

    • @fatmazahraqurux2324
      @fatmazahraqurux2324 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 insha Allah xabibtii

    • @fatmazahraqurux2324
      @fatmazahraqurux2324 ปีที่แล้ว

      @@khadrofarah9502 khadro farah ma aqana abayo halka u dambeysi gabadha waa tabay

    • @khadrofarah9502
      @khadrofarah9502 ปีที่แล้ว

      @@fatmazahraqurux2324 ayaan noo baafine i.a khayr ba urajen

  • @aaminasaxardiidcabdilahi5275
    @aaminasaxardiidcabdilahi5275 ปีที่แล้ว +5

    Masha allha tabarka allha ayaan gobdoon waad mahad santahay wllll qali sida quruxda badan ee aad noo danaynayso maxadaad ii sarantahay wlll Allha kubarkeeyo adiya iyo qoskaaga quruxd badan ❤
    Masha allha
    Wlll qali wllhi allha dartii ayaan kuu jecelahay ayaanee❤❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo

  • @fatxicali8235
    @fatxicali8235 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka qar hde janis kugu helan wa eeyo😌

  • @iqraali6298
    @iqraali6298 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ma ilowday sowdo qisadeda manta

  • @Siyathanoor-ci4sk
    @Siyathanoor-ci4sk ปีที่แล้ว +6

    Thank you so much ❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +2

    Ayan ku salamaye ❤❤❤

  • @FaadumoCabdi-l1i
    @FaadumoCabdi-l1i ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @dhoolruuxi6368
    @dhoolruuxi6368 ปีที่แล้ว

    😭😭😭💔maskiin waanka xumahay 😭😭

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 ปีที่แล้ว +3

    First THNKZ OUR DEAR QUEEN

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +4

    Wcs xbbti ❤

  • @sagalbashir790
    @sagalbashir790 ปีที่แล้ว

    Sharciga Canada waa la yaqaanaa siduu u shaqeeyo marka ha cadeyso ninka ay baratay sanooyin ka Dib cunuga carabka dhalay dhala shiida . Sida aya ugu qortay

  • @SafiyaIsxaaq-vk1uj
    @SafiyaIsxaaq-vk1uj ปีที่แล้ว

    Mashaa allah❤❤❤❤

  • @Samiiro555
    @Samiiro555 ปีที่แล้ว

    Caday naag nool wye wllhi marba meel uhaajir bakdhacady😂

  • @khadijaibrahim406
    @khadijaibrahim406 ปีที่แล้ว +3

    As abayo qisoyikaga wankaheley masha Allah marwalbo jekada an kumaqla wahatahay gewer kaftan badan masha Allah ❤ abayo duco cidalab ashabtada iino ilahey carur isiyo waha la iiqawa 14 sano wili wahmadhalin sorry afsomali sifican ma aqani af baarawe an kasa

  • @khaalidgaming4414
    @khaalidgaming4414 ปีที่แล้ว +1

    Mar horaa kuu saaray abayo

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 ปีที่แล้ว +1

    Wa sugeyna insha allah

  • @faadumobuluug552
    @faadumobuluug552 ปีที่แล้ว +2

    Noloshydi ayn indho wyn❤

  • @sacdiyahori1030
    @sacdiyahori1030 ปีที่แล้ว

    Asc sthy ma fcnthy qaali kkkkkkkk wlhi waan iloobay markaa diri ha ii soo idea weynaanin hada aan saaray

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 ปีที่แล้ว +3

    POQORADIII👸👑❤

  • @mohameddabar8212
    @mohameddabar8212 ปีที่แล้ว +2

    Wcs abayo wan ku salamay ayaaney

  • @sagalbashir790
    @sagalbashir790 ปีที่แล้ว

    Markaa mar haddi safarada OO gudbiyey OO halka ay timidna ma bedeli karto illa ay maxkamad tagto iyo cadeyso sabab aya uu bedelayso

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 ปีที่แล้ว +1

    Naag adag waaye cadey 🤣😅

  • @fowzmuhumed
    @fowzmuhumed ปีที่แล้ว +1

    Abaayo qeebta sadaxaad

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 ปีที่แล้ว +1

    Asc hono qali wankojclahai ❤ walahi

  • @NasterxoAli
    @NasterxoAli ปีที่แล้ว

    M.a abyo mcn ❤❤❤

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn ปีที่แล้ว +2

    Nimanka qaar ayagoo ku xisaynayo hdey ku gursadan markay kaa xiso dhacan illen taarikh kugu dhigayan

    • @filsanahmed5395
      @filsanahmed5395 ปีที่แล้ว

      Xiisuhu ma fiicna hadan jaceyl jirin xiiso iyo xunbo way dhacan hora loo yiri

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 ปีที่แล้ว +4

    Wcs ayaan qurux waa kusalamay xbbti horey usoco❤❤❤

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว

    Qisadaan haday run tahay iyo haday been tahayba waa inay ka hadlayso xanuunka ay ledahay waalidka ilmaha dilo, caayo, aan kalsooni iyo aaminaad galin amaba aan la saaxiibin. Waana khasaarooyinka ugu badan ay ubadka la kulmaan gaar ahaan hablaha. That is the moral story. Allaha usha dhexda nooga qabto.

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir ปีที่แล้ว +3

    Wxan sugaba m.a😂

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney cadey habayartey ladhaha dhawr sano bay naga xanunsanaysaa oo ay sarir sarantaha igu soduceeya dhamaan asxanbta hindia lugu hayn jira hada wa layska soceliya 😢😢😢😢waxay noqota malil xita baburka dadka nafada baa lugu jidaa 😢

    • @sadiafarah5021
      @sadiafarah5021 ปีที่แล้ว

      Alha ugargaaro

    • @lalumupdilaahi2243
      @lalumupdilaahi2243 ปีที่แล้ว

      All cafimad sareecana hasiiyo wllo

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 ปีที่แล้ว

      ​@@sadiafarah5021 amiiin wll❤mahadsanid

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 ปีที่แล้ว

      ​@@lalumupdilaahi2243 amiiin wlle❤mahadsanid

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid xbbti 👸🌹

  • @fahiimaapdirizak3552
    @fahiimaapdirizak3552 ปีที่แล้ว

    Part 4

  • @aishahassannor4948
    @aishahassannor4948 ปีที่แล้ว +2

    Ok

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 ปีที่แล้ว +2

    Anoo niyada kugu hayaad is keentay

  • @muunacrashiid365
    @muunacrashiid365 ปีที่แล้ว +5

    car iga soo horeeya war jecleyaalyahaw.😂😂😂😂😜

  • @canabcali9513
    @canabcali9513 ปีที่แล้ว +5

    🥰🥰💘💝🥰

  • @ismacilmaxamed827
    @ismacilmaxamed827 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤ayaan love you abayo❤

  • @filsanbbe2293
    @filsanbbe2293 ปีที่แล้ว

    Ayaaney abyo waxan kaa cod sana walshay iyo wllky iga xanuunsanan waxaan rabaa adi iyo asxaabtada inaa igu soo ducaysaan waa bil ramdaane abyoy

  • @maxamednuur6809
    @maxamednuur6809 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan hurdo weeyn hhhhhh allah Aby ku jecliyaaa waa xamdi salaad nin maahan hhhhhhh

  • @ZamzamAbdirisaq-n7t
    @ZamzamAbdirisaq-n7t ปีที่แล้ว

    ❤maash allah

  • @ciiltirainacileeye9844
    @ciiltirainacileeye9844 ปีที่แล้ว

    Subxana laah

  • @sumayosuhiimit2351
    @sumayosuhiimit2351 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว +1

    ❣❣❣❣💫💫💫🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐎🐎🇸🇴🇸🇴❣❣❣❣❣💫💫🇸🇴🐎🐎🇸🇴💫❣❣❣❣❣💫🇸🇴🇸🇴🐎🐎🇸🇴❣❣

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +2

    Thnks❤❤❤❤😂😂😂

  • @farxiyogabal7984
    @farxiyogabal7984 ปีที่แล้ว

    Wale caday tariiq baaa kudhacdy subxn laaah

  • @faraxflower3553
    @faraxflower3553 ปีที่แล้ว +1

    reer xamarkeenu meherka qarsoodiga waxay moodan xalaala lakin waa xaaran tana wy is bahdishay 😏

  • @muunacrashiid365
    @muunacrashiid365 ปีที่แล้ว +4

    shukram mcnto.🎉❤

  • @sagalsiyaad-el3fj
    @sagalsiyaad-el3fj ปีที่แล้ว +1

    Ayaney wa laba

  • @sacdiamohamett6831
    @sacdiamohamett6831 ปีที่แล้ว +1

    💕❤

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🇸🇴❣🇸🇴🐎💫💫💫🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴❣❣❣❣🇸🇴❣

  • @sagalbashir790
    @sagalbashir790 ปีที่แล้ว

    ASC gabadhaan been ayey sheegay cunuga ay ku qortay ninka kale. Magaciisa. Waayo marka ay bilaabeysay qaxotinida iney iney is qorto ayey cunuga magaca aabihiis ku xareysay

  • @ifraaxsanaag7313
    @ifraaxsanaag7313 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @سامسونجسامسونج-ه8د
    @سامسونجسامسونج-ه8د ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว +1

    🖐👍👍❤❤🌹🌹

  • @shadiawarda1805
    @shadiawarda1805 ปีที่แล้ว +1

    Haatan isku mar Soo daa

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 ปีที่แล้ว

    Sxibey sheekadadu waa marax waayo hadalo is ka horimaanaya ayaa ka buuxa
    So been tan naga kala yareey
    Ku fahamnay

    • @SahroMacalin-f3b
      @SahroMacalin-f3b 9 หลายเดือนก่อน

      Warya hada adi aminsaned ama ku qacansaned anunka rabo ee ha dhagansan qof ku dirgineysoh malahan 😏😒

  • @hamdiabdinoor
    @hamdiabdinoor ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney katiinkaga wala arkaa 🥵🥵

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      Waa kuugu faanooyaaa nus malyuun dolar kabaxshay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @aishaqurux3485
      @aishaqurux3485 ปีที่แล้ว

      ayaaney ciyaarta managa deeysida

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 ปีที่แล้ว

    Waa boorin aan been been

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว +3

    Saan kuu sugaynay

  • @aishahyena6379
    @aishahyena6379 ปีที่แล้ว

    Ok