ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

ISKA JIR | Wadanka Kenya Hadaad La Imaanayso Alaabtaan...Tii Nakala Qabsatay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2024
  • GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

ความคิดเห็น • 184

  • @Munazar74
    @Munazar74 6 หลายเดือนก่อน +33

    The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE 6 หลายเดือนก่อน +31

    😂😂😂 saxib way kuxujeeyeen, Welcome to Mogadishu ayaan kuleeyahay Hosow

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 6 หลายเดือนก่อน

      Bisinka 😢muxu utagaya waa halis muqdisho

    • @leaderfeisalmohamed7679
      @leaderfeisalmohamed7679 6 หลายเดือนก่อน

      @@Aliinaliiban1780wubA jogaye 😂

    • @blkpanther187
      @blkpanther187 6 หลายเดือนก่อน +1

      @aminaliiban1780, are you serious now.😮

    • @Mskydwrn
      @Mskydwrn 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Aliinaliiban1780What's wrong with you, girl, what do you mean by that statement..🤔

    • @ahmedabdullahiibrahim9484
      @ahmedabdullahiibrahim9484 6 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Mskydwrnma been baa rabta abaayo muqdisho miyeesan aheyn meel halis ah

  • @walalmohamed
    @walalmohamed 6 หลายเดือนก่อน +25

    yeysan isku mit ku ahanin 2023 iyo 2024 isbadal same gul wacan in.sh ❤

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 6 หลายเดือนก่อน +47

    40 qof ha isoo marto walalayaal waa xanuunsanahee❤❤😢😢

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 6 หลายเดือนก่อน +48

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @munasaidchannel5767
      @munasaidchannel5767 6 หลายเดือนก่อน

      ALLAHUMA SALI CALA SAYDINA MUXAMAD SALALAHU CALEYHI WA SALAAM ♥️

    • @feizul.feisal
      @feizul.feisal 6 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @MohamedMokluo
      @MohamedMokluo 6 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم

    • @user-yf2dq2fj4t
      @user-yf2dq2fj4t 6 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @deeqaaliibrahim702
      @deeqaaliibrahim702 6 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw 🕋♥️

  • @leylamohamed6
    @leylamohamed6 6 หลายเดือนก่อน +8

    Intas wexey usamenayan lalush aye raban lkn wad ku adkeysay legend👍

  • @sahraahmed5720
    @sahraahmed5720 6 หลายเดือนก่อน +14

    Safar oo dhan baa daal badan. Waa ku mahadsan tahay waxaa la kulantay inaad nala wadaagtay. Si ay noogu dhicin dhibtaas.
    Airport ka Kenya waa dhib aan fahmi waayay. Waa sabartay mashallah. Dulqaad kayga wuu yaryahay. Aniga inta cimrigayga ka dhiman ma aadi doono. Laba mar baa tagay.

  • @dualeale6151
    @dualeale6151 6 หลายเดือนก่อน +10

    I love you brother. Thanks for the sharing. 👍

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 6 หลายเดือนก่อน +4

    Africa is being africa!!

  • @Madridista686
    @Madridista686 6 หลายเดือนก่อน +4

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @MaxamedXaashi-jy7oz
    @MaxamedXaashi-jy7oz 6 หลายเดือนก่อน +2

    Taageeere bilaa cadow aha keep going

  • @Khalid_________09x
    @Khalid_________09x 5 หลายเดือนก่อน

    Sabar ku muhim bro sabarkaga iyo Dulqaadkaga ayan ka yabay Mshallah

  • @Adoontiialle950
    @Adoontiialle950 6 หลายเดือนก่อน +2

    صلي على النبي 😊

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 หลายเดือนก่อน +3

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @J.A.A1
    @J.A.A1 6 หลายเดือนก่อน +1

    the reason they are ignoring drones is because.
    drones are highly an secure. example if u recoding the drone. Areas of restricted. it may collect information's
    and it also have thirty parties. Means "Gacan sadexaad ayaa ku jirta".
    So its good to follow rules sometimes.✔✔✔✔👍👍

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mhadsanid bro. Hosow

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kusaliya rasuulka صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم

  • @AyaanleDek
    @AyaanleDek 6 หลายเดือนก่อน +25

    Look before you Leep Bro🫡

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 6 หลายเดือนก่อน +4

    Wadan sharci leh weeye sida somalia ayaan Waxkasta Lalasoo galin ilayn umad jabtay baynu nahaye Jecliyaa wadan shuruucdiisa ku dhaqma Waxna diida Lkn meel Waxksta Lala imaado Waa dalkena aan cidina Uwar haynin

    • @abdiqaniaxmed1904
      @abdiqaniaxmed1904 6 หลายเดือนก่อน +1

      Si xoola nima ah ayaad u hadashe
      Oo xita muuqalka waxo ku saabsanyhy maadan fahmin.
      Sharciga wow u hogaan same drone waa laga reebay
      Lkn xujo iyo iska daba wareeg aad u qaldan oona sharci aheen aye la imaaden
      Waa foolxumo iyo aduunka ine ka dambeeyan.
      Kaligis ayaa drone laga qaaday
      Marki dambe aaway qofku kula socday kulaha 😂

    • @RuMaan7
      @RuMaan7 6 หลายเดือนก่อน

      Sharci kama ahee lacag Bay raban ilen waxay modan nin wadan lacag leh ka yimid YURUB & America Bay wax kle ka aminen like US😂qofki halka ka imada lacag in uu leyhy ban modana 😂😅

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hasow ma iska hadlo wax muhim lu ka hadla masha allah

  • @AbdullahiVL
    @AbdullahiVL 5 หลายเดือนก่อน

    mar marsiiyaha inta le'eg waxuu u jeedkoodu ahaa in la siiyo xooga shaah ah,inta aad fahmi wayso waa intaa lakin waqtiga unbay kaa lumiyen waxba kama aysan dheefin,kenya anigay ugu dhacday mar an imid fisaha bil bay kugu dhufan aniga sedex bil ayaa rabay ina joogo balse lacagtii fiisaha ayaa xogaa shaah ah u raacshay bilaa buuq waa kasoo baxay kenay waligeed ka dhamaan meyso ina shaah bixiso hadii kale diyarada aya ka tagayso ama garoonka kaliga ayaa kusoo haraya

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf 6 หลายเดือนก่อน

    Thank you sxb inta aad noo faa'iidaysay meeshu wa meel waalan kenya naa walagu yaqaana musqmaasuqa iyo isga daba wareega , lakin sii fiican baad samaysay waxaa kii hadaad ka soo qataday

  • @nuura6075
    @nuura6075 6 หลายเดือนก่อน +5

    Safar dhan ba saxarir ah marka baxayso xiso iyo raxo marka bilowdo ohin 😂lkn kan kenya wa Said 2jer ban maray wana kurafaday 😢

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 6 หลายเดือนก่อน +1

    They are never slow kis yar ina u labte rabeen lkn waligood si toos maku dhahayan na laluush wa lagu meer meerina

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 6 หลายเดือนก่อน +1

    Karibu Kenya tena Hosow❤

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaal warka aad noo soo tabineesid

  • @abdiazizhassan4274
    @abdiazizhassan4274 6 หลายเดือนก่อน

    Uganda ayaa ah slow ayeey u shaqeynayaa AirPort kooda

  • @boqoradacommentska5812
    @boqoradacommentska5812 6 หลายเดือนก่อน +5

    Anago kenyan ah aa sidaas naqabsataa abww iska daa idinkoo foreign passport wata waxkale iska dayee hadaa wadata 4 mobile wee ku qashqashadayaan waa cadadooda

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 6 หลายเดือนก่อน +4

    Kisto laga rabay inaad dhiibto

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 3 หลายเดือนก่อน

    Waa yaab subxana Allah

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 6 หลายเดือนก่อน +7

    Wiil wangsan ayaa ku helay somali meelkasta oo joogto wey is caawisa❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @KalRespect
    @KalRespect 6 หลายเดือนก่อน +2

    howsow microphone 🎤 aad isticmaaleesid ma ila wadaagi kartaa iyo sida aad codka u hagaajiso hadey macquulthay

  • @namelos2963
    @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha ku badbaadiyo wllo
    Ka soo Carrara walaalo rer Kina dadkay taagaane safar salaama❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 6 หลายเดือนก่อน +2

    Guleyso waligaaga walal

  • @maxamedmareye7431
    @maxamedmareye7431 6 หลายเดือนก่อน

    Kafiirso intaanad falin bro😅

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Garissa baan ka soo jeeda moodhi karey laa dhahay waxey laluush biixi waan ka diidi waxan dhahay Aniga ma ihi qof qaxooti ah

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 6 หลายเดือนก่อน

    Intaasaaba dhib kuugu filan imisay ku wareejiyeen maashaa allaah waad dulqaadatay axdllh ❤❤❤❤

  • @user-tu8gu2ig4g
    @user-tu8gu2ig4g 6 หลายเดือนก่อน

    Abowe somaliya sifiican nogo soo duub waan kaa sugena

  • @abdiazizkeynaan
    @abdiazizkeynaan 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad iyo aad ayaad mahadsan tahay tankale cameroyinka iyaga macaadi baa mise shuruudo ayaa jiro marka drone.ta laga reebo mahadsanid

  • @Samiir_yare1
    @Samiir_yare1 6 หลายเดือนก่อน

    Asc zhp Hoosow,
    Wxan raba inan noqdo TH-camr wxanan ku haminayey 5yrs ka hor, Mashrucygu wa ii diyaar, kaliya wxn raba inad igu cawiso camerad
    Abaalkasna wliga an ku hayo.

  • @NuurCabdi-fk8fy
    @NuurCabdi-fk8fy 6 หลายเดือนก่อน

    Keep going my bro

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 6 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @ubaxlefuadubaxle
    @ubaxlefuadubaxle 6 หลายเดือนก่อน

    whi ainga aya sadax saac li heysta basaborka xida laeyga qade lacg waan u tigy

  • @nafisoali8253
    @nafisoali8253 6 หลายเดือนก่อน

    Walal waan kudaawda lakiin dadku waxay dhahaan waxaan jogaa kenya dadku waxay dhahaan waad isku egtihiin xataa gabadhashoqayso ayaa idhahday marka waxaan jeclaan lahaa inaa kuarko

  • @AliAliali-zl3yj
    @AliAliali-zl3yj 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you bro

  • @masuudali3171
    @masuudali3171 6 หลายเดือนก่อน

    Rabi hakubara keyo wllo

  • @fraureach
    @fraureach 6 หลายเดือนก่อน +6

    Madama aay barten somalidu ineey dahida necebto lalush bixiso ama jeebka kucararto waxay karabeen intaa inaa bixiso lkn waku adkeesay wax walbana sharciga in lomara wanagsan sidaa adigu aba sameesay

  • @dhoofyare
    @dhoofyare 6 หลายเดือนก่อน +2

    Africa waa wada qabyo ustaad😅

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 6 หลายเดือนก่อน

    Allah is one 🙏 ❤️ 💖

  • @abdirahiinofficial5594
    @abdirahiinofficial5594 6 หลายเดือนก่อน +5

    Zxp is bar bardhig xawaaraha internetka Belgeim vs somalia

    • @dhoofyare
      @dhoofyare 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wtf💀

    • @nasraabdullahi
      @nasraabdullahi 6 หลายเดือนก่อน

      Somalia meelo bdn oo aan tagay ayay ka internet fcn thy ​@@dhoofyare

    • @inahaipeofficial1018
      @inahaipeofficial1018 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 6 หลายเดือนก่อน

    Kenya waa kistaada

  • @filfilocAhmed
    @filfilocAhmed 6 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinkoow waxa ba ku heeli 😂😂😊

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Tugu

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 6 หลายเดือนก่อน

    Camera drones 🤗❤️

  • @sidra857
    @sidra857 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mashruuc bay kula mareen iska dulqaado walalo kenyatigu waa iska howla badan yihin

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 6 หลายเดือนก่อน

    Afrikaantaas kenyaanka ah ee doqomada ah mardambe ha utagin waa xoolo ilaaheey

  • @hipohaji
    @hipohaji 6 หลายเดือนก่อน +1

    War waa nacalad keyn lacag ee barteen 😅

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kenyatiga laaluush ayey qaadan

  • @AhmedDheere1-nk1gw
    @AhmedDheere1-nk1gw 6 หลายเดือนก่อน +2

    Kenya dasturkeda waa adag yahy wlhi

  • @FM34573
    @FM34573 6 หลายเดือนก่อน

    Hoosow Walaal kenyaanka waxeysaas usameynayaan mafahmin adiga waxay rabaan in aad wax uun ulaabtid waxaaso idil weey kaadhaafilahayeen Wlhi Anna Arkay laaluush yar ay barteen siiba somalida

  • @garaaadibnuahmed8664
    @garaaadibnuahmed8664 6 หลายเดือนก่อน

    Kenya waa wadan musuq maasuq badan inaga markii layna arkaba waxaa mooda in laynagu sii tashanayaba wyo wxynu nhy dad jecel howl fududaynta laaluush baynu isku barnay kenyaanka
    Lagend baad thy sid aadan uga yeelin in ay laaluush ka qaataan kuweena dambe ayy anfacaysaa
    Sida ay inoo samaynayso kuweeni hore laaluushkay bixiyeen

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 6 หลายเดือนก่อน

    Hadaa lacag yar siin la hed dhibkaa madan marten kenya waa lalush anaa 10sano ku nol

  • @user-zo9bx6zy9u
    @user-zo9bx6zy9u 6 หลายเดือนก่อน

    Hadday sidaas tahay ilaahay iguma oga nairobi da lasheegaayaba

  • @khadrahassan624
    @khadrahassan624 6 หลายเดือนก่อน

    Adaa ahaa qof dagan oo wanaag udhashay lkn haduu ahaan lahaa soomali kale oo xayraansan waa laxieilahaa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 6 หลายเดือนก่อน

    I wish inanku aqonilaha waa tuugo kuwa airporka

  • @Cadale63
    @Cadale63 6 หลายเดือนก่อน

    Wcs wr wb

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 6 หลายเดือนก่อน +1

    : ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂

  • @cabdulhaadihasan610
    @cabdulhaadihasan610 6 หลายเดือนก่อน

    Guleyso❤

  • @fardowsomuqtaar5206
    @fardowsomuqtaar5206 6 หลายเดือนก่อน

    Kisto ee ka rabeen micnaha laaluush

  • @BaafoOfficial
    @BaafoOfficial 6 หลายเดือนก่อน

    Wllkey hosow kenyanka tuugo waye allah kaso fakiyay

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 6 หลายเดือนก่อน

    Hi wallkey hossow ana u horeeyo 😂😂😂🎉🎉🎉

  • @user-et1uo9qb8m
    @user-et1uo9qb8m 6 หลายเดือนก่อน

    ani wadan aan tagy dalka thailand mxaa iga raacy

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kenya meel walbo shaafto waaye. Airportka kasoo billow illaa wadada aad ku lugeyneysid waa taagan yihiin. Adigoo wax waliba kuu saxan yihiin aa layska dhahayaa waxbaa kaa qaldan si aad shaafto u dhiibto.

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 6 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂 waa umad wado shaafto ah madaxweyne ilaa askari shaafto kunool midakale qofkasto hadii uu jaafto rabo alle mooyee cidkale ma deeqi karto

  • @Samiya1.
    @Samiya1. 6 หลายเดือนก่อน

    Kenya mixnad miiran waaye aniga January 1st 2023 aya ka dagay subixi then waxay igu qabsaden corona vacation card ka doqomada waxy isku qalden date ka an qatay oo ah January 18 2022 ninka kulaha January 18 lama gaarin January 2022 iyo January 2023 maxa Iska galay Yaab 1 saace igu dhagnayen lacage raben koley anina Waku adkeyay Shiling ma siin

  • @fatmabashir4951
    @fatmabashir4951 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kenya tee igu digeeen iPhone aan hadiyaad ahaan uwaday baay idaheen diib canshuur aan macquul ahayn saan iskuhesanay waay iga reeben markaad baxeeso qaaado idaheyn intay warqad yar isiiyen yaaab walahi

    • @user-ir1ot2vk6h
      @user-ir1ot2vk6h 6 หลายเดือนก่อน +1

      Next time i will assit you isoqabo

  • @Abdi_aziz04
    @Abdi_aziz04 6 หลายเดือนก่อน

    Waaar sxb Tucker Carlson ka soo hadal

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 6 หลายเดือนก่อน

    10:12 aawey ninkii Kula socday😂😂😂

  • @Abdirahimmohamud-kp2jb
    @Abdirahimmohamud-kp2jb 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sxbow adiga xariif ma tihit maad iska afgaratit
    Intaas o dhib ah maadan marayn waa iska xaallada l
    Kenya

    • @nadhifaadan3191
      @nadhifaadan3191 6 หลายเดือนก่อน

      Walal afgarashada maficna waxas waa shaqadoda hadii lacag dheeri ay bartan ne horey lee shacabka udhibayan marka lacagta halaga dayao sharciga halamaro kenyanka waa balayo lacag iyo wax isdawamarin jecel

  • @user-gs3xt9sv6m
    @user-gs3xt9sv6m 6 หลายเดือนก่อน +2

    First person pin hosowpro

  • @jimaleismail3102
    @jimaleismail3102 6 หลายเดือนก่อน +1

    Libaax ayaad tahay , waan Qoslay wallaahi waa Ila meerayso caadi ah .😂

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 6 หลายเดือนก่อน

    Hadana markey ku arkaan inaad tahay Somali wexeey kaarebayaan safka ama linka si aay lacag kuu weydiiyaan

  • @RM100-d9z
    @RM100-d9z 6 หลายเดือนก่อน

    Waa in lagu daahiyaa ama wa in aad lacag bixisaa

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 6 หลายเดือนก่อน

    Cargo baggage maxaad u raacin wayday😊

  • @user-ji9fg6xm1j
    @user-ji9fg6xm1j 6 หลายเดือนก่อน

    My brother Fast sorry anyway because off security purposes in Kenya don't worry thanks

  • @boqorabdirahman2443
    @boqorabdirahman2443 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa laga cabsanaya duubis maaha ee waa in garoonka dhexdiisa lagu duuliyo sidii hada ka hor ka dhacday london sxb cabsidasi aduunko dhan ayay ka jirta😂😂😂

  • @captainaser8085
    @captainaser8085 6 หลายเดือนก่อน +2

    Bro hadan ogan lahay in ad imanesid wan Ku sharixi lahay sida ad ulaso gudbi karto sorry bro

  • @abdirahmanahmed9466
    @abdirahmanahmed9466 6 หลายเดือนก่อน

    Laaluush bay ka rabeen sidan filayo,

    • @NAchma-hazzan
      @NAchma-hazzan 6 หลายเดือนก่อน

      Haaa tani wey jirta wllshy ayey sidan kusameyn yacni alabtada dhan waa in an dadina si an ufirino kadib ayey dhahdy xal kle mleh miya alabtan dhib waye in an dib uxirxiro markas ayey dhehn lacag bixine waa lagu dhafa bes sas ayey kutagty

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 6 หลายเดือนก่อน

    Askarta kenyanwaxan maqlay musuqa ku badan marka malaga yaba inay lacag rabeen

  • @xamzokhaliif7703
    @xamzokhaliif7703 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sasey dadka Somalida udhiiban laluuahey karabeen adna madan garan

  • @c58pro50
    @c58pro50 6 หลายเดือนก่อน

    Hossow midaan oklae waxay kajirtaa Ethiopia balse way ka duwan tahay tan Ethiopia waa mobilada hadaa wadato ama uwado dad wax ka badan 4 taleefan siday donto ka timaade waxay kaa qaadayaan canshuur $500 gaaraysa

  • @SundusElmi-bi7pm
    @SundusElmi-bi7pm 6 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga ayaa fahmi wayay shaafto ayaa lagaga baahna waxaa laguu daalinaaye inaa is garatid aaqir oo waxyar dhiibtid 😂adna waaku adkeesay anyway waa qeer hadad dib u heshay waxaaga😊

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 6 หลายเดือนก่อน

    Kenya wa iska laluush markey kuwarerihayan laluush ayey karanen wa iska Afrika iyo xalkeda

  • @dekowibrahim8049
    @dekowibrahim8049 6 หลายเดือนก่อน

    Kenya is not easy bor🙏

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 6 หลายเดือนก่อน

    Yaaab badanaah bal hadiba lagaa soo daba shiibaya sacad iyo bar kadib soo noqo waa maxay Yaab

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 6 หลายเดือนก่อน

    Waa waan fani ah😂😂😂😂

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 6 หลายเดือนก่อน

    VIP laga baxaaaa simple

  • @Tariigashots
    @Tariigashots 6 หลายเดือนก่อน

    Ina kista iska dhiibto ba ku rooneeyd rafaadna ma marteena xitaa waa iska isticmaali lehed saa sheegte oo waad u bahatay mr so laaa baaas hda Wa so moday alxm

  • @ABDIRAHMAN_700
    @ABDIRAHMAN_700 6 หลายเดือนก่อน +2

    KeNya Meel BakhTiday weye😂

  • @salmaanyarrepro3924
    @salmaanyarrepro3924 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry bro I wish in aan ogaan lahaay inaa Nairobi imaneso