Tubeec Cali Geelle Abwaan Soomaaliyeed oo 1950-maadkii ku noolaa Lafaciise gabay gumaysi diid ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Abwaan Gadabuursi ah/ Samaroon oo gabay yaable oo xornimo doon ah tiriyay 1950-maadkii.
    Abwaanku wuxuu ku noolaa agagaarka Deegaanka ay ku taal magaalada Lafaciise oo aan berigaasi jirin.
    Abwaan Xasan Sheekh Muumin
    Abwaan Cali Cilmi (Cali Taadhase) ayaa akhrinaya
    Tubeec Cali Geelle "Abwaan Soomaaliyeed oo 1950-maadkii ku noolaa Lafaciise iyo suugaan yaable oo uu ka tiriyay gumaystihii Ingiriiska" Abwaan Xasan Sheekh Muumin ayaa ka waraystay Abwaan Cali Cilmi (Cali Taadhase) AHUN dhammaantoodba e'

ความคิดเห็น •