Cabdi Tahliil || Nin Caashaq Wadaa Ma waabtee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Ereyadii: Barre Maxamed Fiidow
    Laxankii, Tumistii iyo Codkii: Cabdi Tahliil Warsame

ความคิดเห็น • 24

  • @AlihasanJama
    @AlihasanJama 2 หลายเดือนก่อน +2

    Woooow hees heer sare ah, alle ha u naxariisto legend cabdi tahliil warsame❤😢

  • @dadir4922
    @dadir4922 2 ปีที่แล้ว +3

    Ceelweyne daraad meeshii LA igu dhalay mansha allah

  • @mahamedquresh9788
    @mahamedquresh9788 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hees ega dheh AUS ABDITAHLIL😢

  • @abdisalamfarah9344
    @abdisalamfarah9344 2 ปีที่แล้ว +1

    "Nin weyn waxba kama qarsoonee
    Muxuu sirtii waalidkaa helay!"
    Faysal Cali Waraaboow, waan ku salaamay.

  • @mahadyare9503
    @mahadyare9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Ceelweyne daraad💘 iyo cadare degmooyinkeygi💘💘💘

  • @inacabdirisaaq6529
    @inacabdirisaaq6529 3 ปีที่แล้ว +2

    Hab-qoraal cajaa’ib ah, we need more akhuunnaa. 🙏

  • @caydurusjarfadhi
    @caydurusjarfadhi 3 ปีที่แล้ว +2

    Bilshaas ay TH-camka osman ku jirto si maalinle ah ayaan heestaan u dhagaystaa, guulayso saaxiib.

  • @abaasosman9765
    @abaasosman9765 7 หลายเดือนก่อน

    Heestan Xusuus beey ii leedahay 1994 Waqti iyo wayo Baan Kuso qaatay heeskan Aniga iyo warda ubax lamoodii

  • @cabdiraxmaanmuxumed1638
    @cabdiraxmaanmuxumed1638 3 ปีที่แล้ว +1

    nin aashaq wadaa mawaabto
    xaqiiq weeyaan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว +1

    Love

  • @abdikhaliqmohamed7493
    @abdikhaliqmohamed7493 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid saaxiib, sidaad deegaannada quruxda badan usoo xushay ayaaba wakhti badan u baahan. 🤚🥰

  • @abdiazizmohamed646
    @abdiazizmohamed646 3 ปีที่แล้ว +2

    Kumahadsanid heestan qiimaha badan

  • @Mohamednegeye
    @Mohamednegeye 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waan kula socdaa.

  • @muuminmohamed9788
    @muuminmohamed9788 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa alifay abwaan barre Mohamed fiidow waxaa loo sameeyay jaceylkii abdiweli Mohamed qanyare oo leysku diidanaa waqtigaa

  • @abdiqaniosman4924
    @abdiqaniosman4924 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib !!

  • @iprahimmohaiprahim8048
    @iprahimmohaiprahim8048 3 ปีที่แล้ว

    𝐒𝐱𝐛 𝐪𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐚𝐡 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐢𝐢

  • @ahmedyusuf6482
    @ahmedyusuf6482 3 ปีที่แล้ว

    Axyaa hees mahadsanid sxb

  • @abduuqanii9708
    @abduuqanii9708 3 ปีที่แล้ว

    Mashalal

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 15 วันที่ผ่านมา

    Ani Qisadaydu waa mid cajiib aha yaan ku naftaay 😂😢

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 3 ปีที่แล้ว

    Share'S