ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Bad uma hayno Alaaha nooma keeno insha Alaah amiin yaa Alaah
❤❤hadaanu Nahay Itoobiya Bad baan Helnay
Hasan sheikh m weyne miyaa mise waa wasiirka arimaha dibada
Dawlada muqdisho aan dhaafin maxayka qabankartaa soomaalilaandr oo kaxasiloon ruta halaysku sheego
Rèr somalia 🇸🇴 waa munafaqiin an Rèr Somaliland u ogaleynba
Labadaba wxba isma dhaamaan waa dameer iyo labadiisa dhagood👉muuuse iyo xasanba☝️
@Iskutasho Muse warkisu waa cada ictirafka aha ee somalia 🇸🇴 maxay ku badalty badedaa
war naga sii safarka u rabo xasan shikh inu ku tago masar
Tolow xasan sheekh iyo cali balcad halkey u wadaan somaliya? Aaway barlamaankii hor joogsan lahaa waxa ay xasan iyo cali balcad ay ka wadaan dalka ? Allow sahal amuuraha.
Waxaad sheegeyso ma runbaa mise views baad raadineysaa
Sxbyaal xaqiiqatan kooxda xasan sheekh maxamuud iyo xulafadiisu waa koox khayaali iyo mala'awaal isku maaweelisa-- sidaa daraadeedna waxalla waxay sheegeenba waa beeen iyo khuraafaad iyo inay afmiinshaarnimo dadkooda maskaxda kaga haystaane iska jira please- hana rumaysannina waa munaafiqiin Aan waxba la hadhaynine,,, isku soo wada duuboo tusaale waxa idiinku filan booqashadii ugu danbaysay ee uu xasan sheekh maxamuud Ethiopia ku tagay wuxuu kala soo kulmay xaqiiqatan guul daradii iyo waji gabaxii uu ruux Aadmi ahi meel uu tagay kala soo kulmo kii ugu xumaa,kadib shantii qodob amba codsi ee uu Abby axmed ula tagay siiba labadii qodob ee reer somaliland ka khuseeyay oo labadiiba laga diiday sida ka noqoshada heshiiskii(MOU'gii) Ethiopia iyo somaliland dhex maray iyo safaaradda Ethiopia ee hargaysaad inay xamar hoos tagto oo uu xasan sheekh maxamuud labadaba si kastuu ugu dadaalay iyo wax kastuu sameeyayba- ninkii Abby axmed innaba soo marin waayay kana dhaadhicin Kari waayay Dr Abby axmed, isagoo waliba xasan sheekh xataa qiime sare inuu ku badasho iyo farsamooyin badanba isku dayay sida isagoo fursado badan u saxeexay Ethiopia ayuu hadana fara madhnaan kala soo baxay Addis ababa - xaqiiqatanna soomaaliyeey labadaa codsi waa labada qodob ee haday xasan sheekh u soo fuli lahaayeen jiritaankiisa madaxnimo sii laba jibaari lahaa, nasiib darrose waxay tahay inuu xasan sheekh maxamuud- wax yar kadib markuu xafiiskii Abby axmed ka soo baxay- ee uu dayuuradda soo fuulay shaqsi waraystay oo Arrimihii xasan iyo Abby dhex maray wax ka waydiiyay ugu yidhi= hebeloow reer somaliland waxay gaalada iyo carabtaba ( madaw iyo cadaanba) ku Akhriyaan aniga waa fahmi waaaayay oo wallee waa fahmi waaayay, sida oromkan Abby axmed ninkii muuse biixi ayaa maskaxda ka haystee-maxaa uga xidhan toloooow? sixir miyuu cabsiiyay waa yaabe??? Hadal iyo dhamaantii Cali balcad iyo axmed macalin fiqqi sheekadoodu waa sida sheekadii turkibaa heshiis diffaac nala galay oo saylac iyo berbera noo qabanaya oo maraakiib dagaal noo soo diraya oo markabkii ugu horeeyay waakaa dekedda muqdishaad soo joogsadaye- baarlamaanoow dhaqso noogu saxeexa please iyo maxaa ka danbeeyay??????? Wbtawfiiq