Daawo;-Ismaaciil Cumar Geelle Oo Khaatumo Shaaciyey In Somaliland Ka Madax Banaantahay Xili Wali
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
- Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
Subscribe Like Comment Share
ssc khaatumo ismaacil sixun bu ugalay kow inu dagaalka jirin been kasheega bu kukhasbay dhaqaalihi ssc oo jabuuti lagu dhiso iyo dacwadi oo meesha laga saaro
hubki lagu duqeyay lascaanod jabuuti ba lahayd oo cadeynti lascaanod bayba taala
Waxas wallaga heshiin.
Nin baa hada kahor nin caayey .markasuu buu ninkii ucayay dhaqale u dontay.markasbuu kii lacayey kuyiri ninkii cayey maxad hada iga rabtaa.
Markasbuu kuyiri afkii an kugu cayey ban kugu amanayaa.
Marka siyasada maleh saxibtimo jogta ah .ee waxey ledahay danjogto ah
FIRDHIYE REMOTE XAMAR YAAL AYAA LAGA HAGAA WAA NIN MUGDI GUDAAYA OO SITAASAD KALE OO UUSAN LAHAYN LAGU HAGAYO. BARINA FILO IN HARGAYSA LA GEEYO UUNA YIRAAHDO SOMALILAND CIDNA MA XASUUQIN FADHI KU DIRIR LA BUUN BUUNSHAY AYAY AHAYD!!!
Ma tuulo ayaa maamul noqon karto neefyahow