Maxaabiis iswaydaarsiga Somaliland & SSC Yaa Hogaaminaya Xagee se ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 46

  • @Yeyle1234Kaleexo
    @Yeyle1234Kaleexo 2 หลายเดือนก่อน +4

    MARNABA FIRDHIYE HAKA SHAKIYIN HESHIISKANA SHURUUDO BADAN BAA KU XIDHAN BEESHA CAALAMKUNA MARKHAATI BAY KA NOQON DOONTAA💯

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ka baqo.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa doorosho ku raadis

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 หลายเดือนก่อน +1

    Welkom 🤗 Jaamac Galad

  • @FaizaNalayeh-fs7em
    @FaizaNalayeh-fs7em 2 หลายเดือนก่อน

    Isaag waa bantood marabaan in lahasheeyo maxabiista bay rabaan ilaa ay dhahaan ssc khatumo ma aha s/land mana oranayaan kk baantoodii bay wadaan fardhiya Kama yaalayo guuul for ssc khatumo 💪🏾💪🏾💪🏾♥️♥️♥️

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 2 หลายเดือนก่อน +1

    Khaatumo's stand is peace at all costs, if the initiative will lead a lasting peaceful coexistence between the two intertwined familae communities

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wc

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 หลายเดือนก่อน

    Doorashadii baa dhow oo waxay is leeyihiin.aad cod ku heshaan maxaabiista.sababtoo ah sanad dhan miyay ku heshin waayeen.

  • @AbdirazakAhmednour
    @AbdirazakAhmednour 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @Apdilaahiawaalerooble123
    @Apdilaahiawaalerooble123 2 หลายเดือนก่อน

    SSC warkaas hakasoohadlan anigu warkaa xaqiiqdisa markasban garna dona

  • @museosman8296
    @museosman8296 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shuryudu waa aqoonsiga ssc shuuruud la aan

  • @AtlasAtlas-r6s
    @AtlasAtlas-r6s 2 หลายเดือนก่อน

    Alla somali xuma wa dad xun somalido

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 หลายเดือนก่อน

    Qurmis Maxaabiista = Deposit in my bank account.
    No negotiations! WADA DAGAALKA xaaxeeydaana yaan ladhageysanin😂

  • @SofiaHassan-e2u
    @SofiaHassan-e2u 2 หลายเดือนก่อน

    Tola ay somalia waa laqabsaday Itopia ayaa ciidan ku qabsatay

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 หลายเดือนก่อน

    Ina kaahin duli sirqo

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 หลายเดือนก่อน

    Alle hawsahlo maxabiistas labada dhinacba waa umad somaliyed🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @_22260
    @_22260 2 หลายเดือนก่อน

    Cismaci cumar geele baa kadabeeye dhulbahate waa rag fudud

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalka xanafta leh isaaq majoojinayaan waayo waa waxa at ku qaraabtaan oo dadka lagu cabsi geliyo

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน +1

    waa been hadalkaasi adeer ololaha doorashadaay kugalayaan adeer ilaa aay isaqaq qaranka iyo gooni goosadka aay ka tanaasulayaan wax wada hadal ahi nagama dhexeeyaan

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamac marmarka qaarkood faaladaada waan ku yaqyaqsadaa waayo adigoo og iney sl badda Ethiopia kusiiyeen si ay ciidan hub uga duulaanna soo yihiin marka somaliland weli wey sheeganaayaan dhulka ssc hadey xataa colaada joojiyaan waa in la hubiyaa in nabadu dhab ka thy hana ka tanaasulaan iibka badda soomaaliyeed.

    • @MaxamedReermagaal-e6e
      @MaxamedReermagaal-e6e 2 หลายเดือนก่อน

      @@AxmedDuufaan-uw3sb bada ma siilka hooyadaaba leh

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 2 หลายเดือนก่อน

    Maalinka kowaad ay SSC ay wareejoso maxaabiista, Isaaq waa weerer.

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 2 หลายเดือนก่อน

    Jamacaw miyaadan aqoon u lahayn odayadan asaasaqyada ah inaysanba aqoon kelmed run ah oo ay qaadeen koobka beenta,

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    JAMAC GALAD NINKAN WUXUU SUGAYAA CIIDAN CAAWIYA XAGGA ETHIOPIA EE DAACAD KAMA HADLIN WELIBA HADALKIISA QAAR AYAAD KA TAGTAY WUXUU YIDHI(BILAA SHURUUD AAN MANSAB LA SHEEGANEYN HADAL U DHIGAN SIDAAS AYUU YIDHI).

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 2 หลายเดือนก่อน

    DAWLADA SOMALILAND KULAHAA NACAS MAAMULKA SOMALILAND DHEH

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 2 หลายเดือนก่อน

    Waar dadka deegaanka ha odhane waxaad tidhaa Daarood oo dhan ayaa ka qaybqaatay Huwan..Huwan iyo hadhaagii Faqashta

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 2 หลายเดือนก่อน

    Waa wax lagu qosla ah dowlad shacabkeedii maxaabiis u haysato,somaliland baa bilaawday,
    Ar waxaan wax u aqli ciliya majira miyaa,
    Muuse biixi waroye weydiya su,aashaas ma laha miyaa,maxaabiista ay haystaan wadankeey ka qabsadeen,suaashaas jwnteeddda waa xalka somaliweyn.
    Wiil Hiiraan

  • @gooranguux3929
    @gooranguux3929 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka baqaya ayuunbaa la qabsanayaa jaamacaw ha xiiqin sxb

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhh war wixii carari jiray uunbaa la.qabsanayaa insha Allah 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 หลายเดือนก่อน

    MAYA MAYA NABAD AMA HESHIIS BILAA SHURUUD AHI MASHAQAYNAYO WAA IN DAMMAANAD BUUXDA LAHELAA OO AYDADKA SSC AY YEEShaan maamulkooda gaarka ah waa in ciddii dagaalka bilawday bixisaa magdhaw khasaarihii gaadhay dhinacii lagu bilaabay,waa indenbigii dhacay masuuliyad yeesho

  • @tebiniyotusmo
    @tebiniyotusmo 2 หลายเดือนก่อน

    In maxaabista lays dhaafsadaa way fiicantahay ilaahay hays keen jeclaysiiyo

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 2 หลายเดือนก่อน

      Lkn, waxaa ka horreeya in Isaaq ogolaadaan in ay joojiyaan weerarka ay soo abaabulayaan.

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

    wax sarkasl ah lama siidaaynayo halkuu tuke maray baay marayaan adeer ilaa sool sanaag iyo caayn ka tanaasulaan iyo soomaliya waan ka gonay aay joojiyaan lahadli maayno adeer walaay katahay taasi soomaliya waa mid

  • @SofiaHassan-e2u
    @SofiaHassan-e2u 2 หลายเดือนก่อน

    Tola ay somalyay Somalia waala qabsatay etopia qabsatay ciidan soo galisay to ay midooba

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 หลายเดือนก่อน

    Keleb Eden DARAN BEEN MIIDHAN AH JAAMAC KINTIR

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 หลายเดือนก่อน

    Jaamac Galadow reer ssc uga dig inay Ethiopia dhexdhexaadiso waayo Ethiopia waxay usheegen inay ssc uu soo celinayaan

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

      adeer itoobiya anagaa wasna maba naqaan anagu xataa dhulka itoobiya ee dhulbahante ma imaan karaan waan kulaaynaa walaahay ilaa waagii mala sanaawi alaaba waa hadoo aay burburtay mana jirto wax wada hadal ah oo noosocdaa isaaqland anaga waa sheeko lagu doonayo in aay ololaha doorashada ku galaan kulmiye adeer

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa ay ka tanaasulaan sool iyo sanaag yaan la wareejin.
    Hadii kale ina biixi xata haduu ka tago madaxnimada dayn maayo weerar

  • @jadetycoonjadeite4034
    @jadetycoonjadeite4034 2 หลายเดือนก่อน

    Firdhiye haduu djaputi kasoo ogolaaday in maxaabista la celiyo ama les dhaaf sado waxa ka muuqata Firdhiye inuu caqli yaryahay maangaabna yahay wuxuu na istaahila in xilka laga qaado
    Sababta oo ah hadu sidaa yeelo lascaanood waxaa ku dhicidoona tiihore mid ka daran waxaa kale oo cajaaib ah in geele u laayay dhulbahante hadana sida uu doonayao na usoo aqbalay Firdhiye wuxu caqli xuma oo caqli yaraa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 หลายเดือนก่อน

    Jaamacoow ma taqaanid ina Kaahin waayo ina Kaahin waa benaale ma xishoode ah Wixii afkiisa kasoo baxaa waa been waayo Caqliga fayow waa ogyahay in aanay suragal aheyn in maxaabiis aad usoo deyso nin aaminsan in aad argagixiso tahay

  • @ahlamduale1979
    @ahlamduale1979 2 หลายเดือนก่อน

    Waxba kama jirto waa been

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 2 หลายเดือนก่อน

    Firdhiye han yara neefku side u ogalan kara sheekadani waba la is hor fadhiya eh shame on fat boy

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 2 หลายเดือนก่อน

    Mr gallad anigu waxan jeclahay marka lagu waraysanayo

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 หลายเดือนก่อน

    Beenaale beenaale

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน

    War xumo tashiil uurka ka buka ayaad tahay