Waxan tagay meesha aduunka ugu qurux Badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @buraale134
    @buraale134 ปีที่แล้ว +316

    Next video food cuntada soo duub bro inshallah

    • @ahmth167
      @ahmth167 ปีที่แล้ว +2

      Aaah

    • @muntazissa6837
      @muntazissa6837 ปีที่แล้ว +2

      cuntada waxan dawaday mid reer kenya oo tegay $92 ayuu ku soo cunay lakiin wuxu laha wa la i dhacay wa la i khiyamay ha inoo soo duubo qays

    • @jawahirweyrah1036
      @jawahirweyrah1036 ปีที่แล้ว +1

      Xagey ku taal walalkiis

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y ปีที่แล้ว +292

    Qaysow wakhti habeenimo ah noo soo duub

  • @qoslaye5006
    @qoslaye5006 ปีที่แล้ว +292

    Noloshu waxay i bartay :-
    Nimcada ugu wayn Ee alle bixiyo inay tahay Hanuunka ✨♥️🥰🥰

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 ปีที่แล้ว +38

    Maashaa allaah aad iyo aad bey u qurux badan tahay laakiin waxaa ka sii qurux badan qofka u shaqeysta aakhiradiisa oo illaahay uu gudoon siinaayo mulkiyad ka weyn aduunkoo dhan illaahay ha inaga dhigo kuwii aakhiro janooyinka ilaahay ku raaxaysta oo illaahay inagu soo dhoweeyo mulki aan dhamaan aamiin

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 ปีที่แล้ว +65

    Yaa alaah yaa raxmaan adaa awoodo ku sugnaatay ee wadanka a soomaliya saas iyo si ka qurux badan iyo nabad nooga dhig. Wadamas saas dhulkoda u quruxsaday ayagana u siyaadi🤲🤲🤲🤲

    • @armyforever1402
      @armyforever1402 ปีที่แล้ว +3

      Dadku intey hormar kumashulsanaayeen aniga qabiil iyo inaan is cuno ayan ku mashqulsaneyn

    • @cumarlaki884
      @cumarlaki884 ปีที่แล้ว +1

      Allahuma Aamiin

    • @faadumoaadan7521
      @faadumoaadan7521 ปีที่แล้ว

      Alaahuma amiin

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @user-tu3rp7hg9w
    @user-tu3rp7hg9w ปีที่แล้ว +93

    قال تعالى: ((وما الحيوة الدنيا إلا متاع الغرور))

    • @user-ob2re2ze3f
      @user-ob2re2ze3f ปีที่แล้ว +4

      المرح من الحياة...وليس الدين دين تشدد..بل دين يسر فلا تعسروا

    • @user-tu3rp7hg9w
      @user-tu3rp7hg9w ปีที่แล้ว +4

      وعن ابن عمر رضي الله عنهما قال :أخذ رسول الله صلى الله عليه وسلم بمكتبي فقال: (( كن في الدنيا كأنك غريب أوعابر سبيل))

    • @abdirahmansuleman7700
      @abdirahmansuleman7700 ปีที่แล้ว +2

      صدقتَ يا عبد الله
      اللهم اختم لنا بالخير

  • @aqoonjiretv5456
    @aqoonjiretv5456 ปีที่แล้ว +21

    Ma ogtahay in #maldives uu diinta gaadhsiiyay nin barakaad barbari la odhan jiray o #Soomaali ahaa sida la sheegay .
    Dadkeeduna waa muslimeen 100% ❤.
    #ALLAAHU AKBAR ❤

    • @Abdifatahmihile
      @Abdifatahmihile ปีที่แล้ว +1

      Waa sheikh awbarkhadle wxu ku aasan yahy tuulo loogu magacdaray oo udhaxaysa hargeisa iyo berbera awbarkhadle baa ladhaa sheikha diinta gaadhsiiyay waa sheekhaa allaha u naxariisto

    • @yow4367
      @yow4367 ปีที่แล้ว

      @@Abdifatahmihile sheikha waxa layerahdaa abdiaziz al-moqdishawi
      go and check. taariqda iyo reernmada kala saar

    • @Abdifatahmihile
      @Abdifatahmihile ปีที่แล้ว

      @@yow4367 adoon tariikhda garanayn baad ciyaysaa almoqdishawi wuu xukumi jiray oo dhulkii hoos iman jiray Bay ka mid ahayd lkn ninka diinka gaadhsiiyay waa sheikh albarak berberawi oo ganacsadane ahaa niicda jooji oo soo baadh intaanad dadka aflagaday neefow 😂

  • @cabdinasir0981
    @cabdinasir0981 ปีที่แล้ว +41

    meshan adunyo in an ku helo marabo madama ay saxaro ku dhibeyso (janada ayan ku rabaa iyo meelo ka qurxon) inshaa allaah☝🤲

  • @Ugaaso11
    @Ugaaso11 ปีที่แล้ว +493

    Nooga soo waran wlal Qiimaha kugu Baxayaa tagideeda iyo joogistaba insha Allah.🇲🇻🖤

    • @Jamal00415
      @Jamal00415 ปีที่แล้ว +20

      Celcelis ahaan 3k dollar

    • @saalimcumar122
      @saalimcumar122 ปีที่แล้ว +9

      Qay qeysar ugas qimuhu wa imisa?

    • @1yearago664
      @1yearago664 ปีที่แล้ว +25

      Kirada qolku waa kudhawaad 600 dollar vipduna waa ilaa 10kun ban filaya tikidhkuna wa baynal samaa i wal ardi😅

    • @cubeydcumar9274
      @cubeydcumar9274 ปีที่แล้ว +4

      @@Jamal00415 Inte Kaso aragtay bro😊

    • @engrabiic
      @engrabiic ปีที่แล้ว

      @@1yearago664 H.was kkkkk

  • @gacanwiish3777
    @gacanwiish3777 ปีที่แล้ว +23

    Nabi Maxamed scw 🖤

  • @xamseqalbad4261
    @xamseqalbad4261 ปีที่แล้ว +17

    قال تعالى أعددت لعبادي الصالحون مالا عين رأت ولا أذن سمعت ولا خطر على قلب ♥ بشر.............🥰🥰

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +28

    What a great view 😍 👌 ❤ 😊 thanks for sharing with us mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤ 🇺🇸

  • @Osman_mursal
    @Osman_mursal ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah jaziirada MOGADISHU aaad bee u qurux badan tahay

  • @Hooda36
    @Hooda36 ปีที่แล้ว +29

    Masha'Allaah Qays qeyser video muqalada ad soo dubto waa stress free verry nice hore usoco wllo thanks for sharing your time with us my Allah bless you 🌺❤️❤️🌺👏

  • @dantadadkaiyodalka7594
    @dantadadkaiyodalka7594 ปีที่แล้ว +5

    Habeen nimo iyo cunooyinka laga cuno noosoo duub iyo qiimaha ugu sareeya joogisteeda iyo hoteladeeda iyo qalabyada la isticmalo bada iyo biri oo dalxiisyada qiimahooda faah faahin fican noga soodiyaari mahadsanid vedio yadada quruxda badan❤❤❤

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 ปีที่แล้ว +6

    Nasiib badanidaa wall Qays Allah kuu siyaadiyo meel kamid ah meelaha aan oogujeclay aduunka 😰

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 ปีที่แล้ว +24

    One day you will be the first somali youtubers🥰

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว +7

    Qays qaysar there are places like this in Malaysia and Indonesia oo maldives ka jaban weliba Indonesia 17000 islands ayeey leedahay inooga soo warran. Lombok, Yogyakarta so many beautiful places

    • @kaltuunabdii7448
      @kaltuunabdii7448 ปีที่แล้ว

      Maldvis xagey ku taal wlo wa imisa ticket ka

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว

      @@kaltuunabdii7448 xagaad joogtaa walaal....Africa hadaad joogtid taasaa kuu jaban oo meelo sidaa Maldives u qurux badan oo ka jaban baad ka helaysaa.

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 ปีที่แล้ว +26

    Maasha Allah Maldives my favourite holiday destination ♥️

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +102

    You know how to enjoy life and at same time make a business. Have a nice trip. Love you brother ❤

  • @Jamal00415
    @Jamal00415 ปีที่แล้ว +33

    Maldives 🇲🇻 caadi maaha waa jasiirado aad uqurux badan waan tagi insha allah

    • @ayanyusuf2003
      @ayanyusuf2003 ปีที่แล้ว +1

      Aduuu wad tgysa jml ♥️♥️

    • @ayanyusuf2003
      @ayanyusuf2003 ปีที่แล้ว

      Information keda ma hysa wan is rcnyna

    • @Jamal00415
      @Jamal00415 ปีที่แล้ว +2

      @@ayanyusuf2003 dacban anigu matagin balse asxaab tagtay baan ka wareystay
      Waxay iisheegeen inay tahay meel ku haboon in aad kudalxiisto
      Anigu taariikhdeeda horaan uhayay meeshaan

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 ปีที่แล้ว

      Ha iga tegin

    • @Jamal00415
      @Jamal00415 ปีที่แล้ว

      @@ayanyusuf2003 meeshaan maa la dayn karaa waan tegayaa insha allah maku wadaa😊

  • @dayahjaama8589
    @dayahjaama8589 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan garan waayay goortuu muuqaalku dhamaday waxaan isku mooday in aan anigu madives joogaba😰😁🏝🏖🏕
    Qeys sxb hal safar in aad i wadid alla maxan jeclan lahaa waa raxaysatay sxb wlh😭😢

  • @IsmailHassan-gd5rp
    @IsmailHassan-gd5rp ปีที่แล้ว +3

    Legendnow wakhti habeen ah video qurux bdn noga soo samay waliba daroon ah ✌️

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 ปีที่แล้ว +6

    Masuul waad raaxaysatay waa meel qurux badan maldevis 🤩 keep going brother and take your time 🏆✅

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 ปีที่แล้ว +65

    Don't follow everything that glitters because fire melts. You are a role model boy abdi rahmaan abdi wali❤.

  • @hansamejama4532
    @hansamejama4532 ปีที่แล้ว +6

    Wow manshaalah meel quruxbadan mel an jecley inaatago inshalah sxb noga soo waran qimaha nolosha iyo tegista.

  • @khaalidkhadar7068
    @khaalidkhadar7068 ปีที่แล้ว +6

    Wllo wxaan Kula talin lahaa in xajka aad ku tagto taas ayaa ku anfacysa if iyo akhiro jaaniska ka faaidayso inshaa allah

  • @nawaalnalka5983
    @nawaalnalka5983 ปีที่แล้ว +2

    Qays waxa kugu dari laha video yadada u same subtitle ama qayb English ah ku dar waxa heli karta subscribers badan oo somali kali ah ahayn waxad u qalanta millions somalidu na maha dad is motivate gareya❤️❤️‍🔥

  • @abdirahmanabdiwahid4885
    @abdirahmanabdiwahid4885 ปีที่แล้ว +17

    Meel ka qurxoon waligay ma arag wlhi Maantana Arageeda igu horeysa Insha allh waxa Rajaynaya mar in aan tago Lkn Taliye waa wadankee Magaladani ❤️

    • @mohtayib
      @mohtayib ปีที่แล้ว

      Maldives wadanka la yidhaa ayay ku taal jasiiradana qeys Mogadishu ayuu ula baxay se magac kale ayay leedahy hhh

    • @HayatInspiration
      @HayatInspiration ปีที่แล้ว +1

      Waxay ku taalaa South Asia, Indian Ocean waxayna u dhaxeysaa Siri lanka & India

    • @abdirahmaanburhaan5302
      @abdirahmaanburhaan5302 ปีที่แล้ว

      Wax ma aqirsid miya nio somalida waa malaayacni 😂

    • @YouTubeSpot911
      @YouTubeSpot911 ปีที่แล้ว

      Suuqa xolaha ayay ku tala

    • @wiilkaxaafadda1819
      @wiilkaxaafadda1819 ปีที่แล้ว

      Waa barbara Somaliland pro

  • @CAWADCHANNEL
    @CAWADCHANNEL ปีที่แล้ว +3

    Waaw runtii waa dhul iyo bad aad u qurux badan, incha allah waxaanu rajeynaynaa inaad goob dalxiis oo dadka jecel dalxiiska u fudeydisa abuuri doontid

  • @inacali9465
    @inacali9465 ปีที่แล้ว +2

    Maalin malmaha kamida in sha alah wa rumayb doonaa riyadayda🔥🤍

  • @yahyeshell
    @yahyeshell ปีที่แล้ว +1

    Cabdiraxmaan Cabdi wali
    Qays Qayser king of City ✌️👑🖐

  • @saedgeele9635
    @saedgeele9635 ปีที่แล้ว +12

    my freind you are a young man who ideas canbe taken i wish you success as always.i really enjoy your videos about toursm

  • @munamahdi6237
    @munamahdi6237 ปีที่แล้ว +4

    Waa riyadayda insh allh ilhy wuu ii rumayn maalin 😭🤲

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah bro qiimaha soo sheeg koray somali baan nahay qiimaha inaan iska ogaano waa muhiim, adna ala haku barakeeyo

  • @hassmali1139
    @hassmali1139 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allaah Ader Manta unbaan Geesi noqotay Horey usoco Adunkoo Dhan kuwareg Nin Yarbad Tahy Waxbadan bad Kaso baraneysa Taxadar Badan same Waliga Qalbiga Haka Fakarin ee Maskaxda Ka Fakar Shekada Qirada Diimahana doing Iska ilaali Wan Dawada TH-cam Kaga Markad melahaa mareysid Dhulka Jaban iyo Dadka Xalkooda Kaso waran Qiimaha hotels iyo Bangaloyink Ama Guryaha Haben Inta Ay yihiin Halka ugu Qalisan iyo Halka ugu jawaban Anigu Waxaan Daganahy London Uk Lkn Hadda Waxaan u Guray Indonesia

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo ปีที่แล้ว

      Hass Maki walaal Indonesia ka waran life ka

    • @khalidguntigab1175
      @khalidguntigab1175 ปีที่แล้ว +1

      @@FaadumoArdo way jaban tahay wll Indonesia nolosheedu

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo ปีที่แล้ว

      @@khalidguntigab1175 walaal guriyaha inta lagu kiraysto iyo amaankeeda hadaan qof dumar oo keliya sidee ku tahay?

    • @hassmali1139
      @hassmali1139 ปีที่แล้ว

      Indonesia Was Wadan ilan 300mil Dadkisu kor udhafay illa 3500 Jaziradod ba kuyala waxaa laga Baa meshi uga badan ee Dunida loo Dal's taco aha Halka Uhu Badan eeDadku Markey Haelaha kafaristan Nolosha ku Dhameystan Arimaha ugu mudan waaa weeye Cimiladeda oo wacan Nolosha oo Aad ujaban Dhaqamo kala duwan Waxyabo Badan bey dada aminslan yihiin Waa Nabad Sacadad donto ayaad socon kartaa Waa Dhulka iyo dadka ugu Badan ee Islam kunolyahay Badnkood ama kuligod waa Duruqu Sufiya waaya Dinta Dagal iyo Colad ido Seflabod ánimo kuma so garin ee Culumo zufiyin ah baa Kenay weeya ku Dhatan fooxo iyo Salia Melwalba Socdo hadan Dad aan Ilahba Aqoon baa kunol Wey isgursadan oo saxibeen Nabad beyna knul yihiin Visa waxyar baa Laga Qadanaya hadda Sidatid Pass Som had Kale was Bilash wadanada Qar Ka eeg Pog Safaraoda Waxaa Dhici Karta in'aad bisha oo dhan u olatid in kayar 100 Doler kirada Hotel ila 5 doler Hargeisa % 100kajaban Adigan intaad so Qaboobeysid Saxib horey usoco oo Xagas tag Wadmada kalena ee u dhow dhow sida Thailand, Taiwan Vise Somaliland iyo Somalia Pass web kusinaya sida Waa Dhul Jano ah Hadda Hargeisa oo Qiiq kabaxayo jooga Saxib ii Bashal

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo ปีที่แล้ว

      @@hassmali1139 walaal ma boqol dollar ($100 usd ) kugu filan bisha oo dhan hotel cuno iyo jiif. Bal halkaa iga soo hubi please waan arkay inuu dal muslima oo qurux badan yahay youtube ka ka daawadaa.

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle ปีที่แล้ว +17

    Maansha allaah meel aad u qurux badan❤️

  • @abdishakurfarhan1563
    @abdishakurfarhan1563 ปีที่แล้ว +8

    qaysoow waad raaxaystay anana waan kula raaxaysany waxanu noqonay sidii digaagadihii laydhka loo bakhtiinayey si ay habeen u moodan marka dambana lloo shidayey si ay u dhalaan beed oo ay dharaar u moodaan anana qays baa na wad wada wxanu moodanaa inaanu maldives joogno🤣😍

  • @rahimamohamed1603
    @rahimamohamed1603 ปีที่แล้ว

    Qays qaysar waa ninka kaliyee anoo gurigayaga Dhana udhaafin ikala barY 🌍 👍💪💪❤️

  • @Youtubecreato530
    @Youtubecreato530 ปีที่แล้ว +1

    Best youtuber somali walaahi qays

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration ปีที่แล้ว +12

    My dreamland Maldives Ku raaxeyso Dalxiiskaaga Walalo qeys Bali tag in shaa Allah waa meel qurux badan iyadana vlog inooga soo duub

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo ปีที่แล้ว

      True bali wey qurux badan tahay

  • @Somaliboy
    @Somaliboy ปีที่แล้ว +3

    Qays qeyser Somali TH-cam to the world 🌎 ninka Gaalada cadaanka naga bareejeeya ❤

  • @ismaelsomali4926
    @ismaelsomali4926 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan ula baxay muqdishu ayaa iga gadan 🇸🇴💪

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean ปีที่แล้ว +3

    Waa meel dalxiis ku wanaagsan adiga iyo shimbirtaada mashallah 😎

  • @bigcatshukri3773
    @bigcatshukri3773 ปีที่แล้ว +12

    Mashallah enjoy yourself the place looks amazing, I heard a Somali man found this place the 🇲🇻

  • @canabqali7351
    @canabqali7351 ปีที่แล้ว +8

    hadadragto comentiga Kusaliya nibiga scw 🥰

  • @justhaveafunn3904
    @justhaveafunn3904 ปีที่แล้ว +4

    Qaysoow meeshaa waankaaga horeeyay lakin vedio duub isma odhan
    Mahadsanid inaad umada uga faaideysay dalxiiskaaga😍
    Lakin hal talo waligaa numberka villada hotel roomka mise cimaarada aad daganatahay dadka lalama wadaago

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 ปีที่แล้ว +1

      Sababtu aan loola wadaagayn maxaa weeye

    • @justhaveafunn3904
      @justhaveafunn3904 ปีที่แล้ว

      @@marisacillahi1537 Bc wa privacy 🔏
      In la ogaadana dhib waynbaa kaaga iman karta
      Info social media aad la wadaagayso cid walba arki karta even dad qalaad tuugo
      Murders dad maskada ka jiran oo xanuuno nafsiya hayaan caalamku wuu noocyo badanyhy wax walbana waa ka dhacaan marka ma wanaagsan inaa naftada halis galisid

    • @1shey
      @1shey ปีที่แล้ว +1

      Sabbta noo sheeg sxb

  • @maryamayahya4098
    @maryamayahya4098 ปีที่แล้ว

    Hadal dunyaa hiya mataacul quruur , hankeena ha noqdo waxaan il arag dhag maqal uu Allaah noo diyaariye janah

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 ปีที่แล้ว +3

    Anoo gaboobayba hanoqotee mar in gaari doonaa insha Allah wuuuw waxani qurux waa dhaafeen War kiiyow Soo dhaqso 🤣😂Qeys waa kaa yidhi lamanaa loogu tala gale😁

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 ปีที่แล้ว +11

    Wooof muqalkii aaad uqurux badan mahadsanid
    Qays qeyser 😍

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 ปีที่แล้ว +1

    Waa meel qurux badan. Adigana si fiican baa noogusoo duubtay. Ku raaxayso waqtigaada.

  • @mohamed3730
    @mohamed3730 ปีที่แล้ว +13

    I got alot of things to tell my grandchildren about you bro😂🙏🏽

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว +15

    👏 wow 👏 😍 what a great relaxation and experience

  • @Itszk10
    @Itszk10 ปีที่แล้ว +5

    You deserve to get at least 1 Million views on this video

  • @user-ut3io6wo8j
    @user-ut3io6wo8j หลายเดือนก่อน

    Qayas qaysar iyo Koko bulle wllhi waa ay isku soo baxaysaan ❤❤🎉🎉bal sawiro iyaga oo is guursaday oo dalxis nafta inagag jaraya

  • @hibocabdullahi251
    @hibocabdullahi251 ปีที่แล้ว +1

    Wow the best video my brother keep going 👏 💪 wakahelay I.a inaa tago rejeynaa

  • @jamamarraje
    @jamamarraje ปีที่แล้ว +8

    Maaashalaah bro keep discovering the world ❤

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 ปีที่แล้ว +7

    Waqtigu hakuu wacnaado my dream island 🏝 war soo duceeya inaan halkaa honeymoon kyga aado 😆😅 tufta igu soo tufa ilma aderayalow hadeey tolnimo jirto

    • @sacdiyasiman1348
      @sacdiyasiman1348 ปีที่แล้ว +3

      Hhhh haiga tagin isku mar baynu halkaa honeymoon ku galaynaaye Alle hakuu rumeeyo sister

    • @amaanimoha8997
      @amaanimoha8997 ปีที่แล้ว +2

      ​@@sacdiyasiman1348 alha noo rumeeyo🥰

  • @hamzeahmed6411
    @hamzeahmed6411 ปีที่แล้ว +1

    Best youtuber horey usoco zxp

  • @ibraahinmaxamed3218
    @ibraahinmaxamed3218 ปีที่แล้ว

    Qays qayser adduunka waad ku raaxysty wlhi zxp keep going

  • @adoontialle4525
    @adoontialle4525 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallah waa meel aad u qurux badan

  • @suhaipuk2754
    @suhaipuk2754 ปีที่แล้ว +17

    Big man doing Big things🔥🔥

    • @marwacabdimaxamuud7217
      @marwacabdimaxamuud7217 ปีที่แล้ว

      Mash allaah wll cabdiramaan muqaalo quruxbadan ayaad nadaawadhiisay wllo hore usoco ish allaah

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 ปีที่แล้ว

    Jaziirada muqdisho cadey casimadeena quruxda badan Allow nabad noha dhiga 🇸🇴

  • @muxyadiincraxman7408
    @muxyadiincraxman7408 ปีที่แล้ว

    Qays qaysar waa nin firfircoon oo muuqaaladiisu na qanciyeen insh allah 1milyan oo subscrabe

  • @fatmahsaeed4137
    @fatmahsaeed4137 ปีที่แล้ว +27

    Wow MashaAllah it’s like a peace of art 😍🏖️🎵

  • @mohamedabdi8771
    @mohamedabdi8771 ปีที่แล้ว +10

    Hadad Jeclan lahyd inad qays la dalxiisto mR uun like saar,😇😇

  • @fatimaahmed3306
    @fatimaahmed3306 ปีที่แล้ว +1

    Alla mxuu qys raaxytay wxan doonyaa meeshaas insha allh inana shrul csal kuqaato wkhy waa meel uqlnta saaid

  • @hebamohamed6320
    @hebamohamed6320 ปีที่แล้ว

    جو حطام صوماليwaaaawاستمر اخي قيص صومالي مقيمه بقطر مرة من هناء🌹☝️💕

  • @KhadarMohamudomer
    @KhadarMohamudomer ปีที่แล้ว +22

    it is a very beautiful place 🥰 Keep Going zxp

  • @mohamedabdisamed9909
    @mohamedabdisamed9909 ปีที่แล้ว +3

    Runtii waa meel aan u riyaaqay wlhy aad bay u qurux badan tahay ❤❤❤❤

  • @nawaalnuuri6353
    @nawaalnuuri6353 ปีที่แล้ว

    M.a jaziiradaha meldives i.a waan imaanayaa waa meelo aad iyo aad u qurux badan

  • @fatimazahraa7049
    @fatimazahraa7049 ปีที่แล้ว +2

    تبارك الرحمان aduunkii ayaa saan uqurx badan maxaad umalyn janada اللهم اجعلنا من اهل الجنة الفردوس الأعلى يا الله جزاك الله خيرا hno adna 😊

  • @muniiroinamuniro8381
    @muniiroinamuniro8381 ปีที่แล้ว +4

    Wllo ilahy haku xafido 🤲angana wad naga farxisaye niyada kugu dhisata👍😇

  • @najaxnuura4966
    @najaxnuura4966 ปีที่แล้ว +3

    mansha Allah aduunyo ciil kaga dhiman maysid enjoy your time and remember Allah

  • @ruweydamohamedahmed4890
    @ruweydamohamedahmed4890 ปีที่แล้ว

    Qeysow inoga so waran qarashka mesha ku bixi kara ad ayey u qurux badantahay waqtigaga Alle haku barakeyo

  • @yurubhashi8372
    @yurubhashi8372 ปีที่แล้ว +1

    Wow what's the beautiful view and keep going

  • @saeedlover2457
    @saeedlover2457 ปีที่แล้ว +9

    Amazing as always.. Enjoy your holiday big Man 🤛🏾

  • @Hussein-musa55903
    @Hussein-musa55903 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah aad bay u qurux badan tahay ❤

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waa qaab dunida looga dalxiis tago hadana lacag looga sameeyo....he's enjoying at the same time making money 💰 hori usoco saaxib

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 ปีที่แล้ว

    Waa meshii shiikh yusuf kaynuun al barbarawi muslimiyey oo ka sojeda ashraafta xujaas

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว +3

    Legend go forward ❤️🌍🇲🇻 thank you sida noola share garaysay

  • @jaaibadam9951
    @jaaibadam9951 ปีที่แล้ว +6

    Meel walbo aan jeclaa inan tago wan arkey badankooda thanks qeysow wana tagi doona insha allah 🥰♥️

  • @khadra4912
    @khadra4912 ปีที่แล้ว +1

    The bezt video 📹 😍 qayzqayzar the legend zquare

  • @adanabsiye2957
    @adanabsiye2957 ปีที่แล้ว +1

    Asc waa adeero ways qaysar wiilka leh adeer waxaan ahay oday adeerkaa ah aabahaa cabdi weli budh yare ay saaxiib dhaw ahaayeen inkasta oo aaladan TH-camka iyo mediyuhuba iska dhib badan yihiin adeer anigoo jecel inaad aakhiro iyo aduunba guulaysato hadana inaad iska ilaalin karto wixii xun ee xaaraan kitaabka iyo sunaha ku ah iska ilaali
    Waxaan arkay adigoo naag cad la sawiran
    Adeero xumaana ugama jeedo ee waa waano waalidnimo
    Igana raali noqo hadii aad qoraalkaygaa qalad u aragto
    Ilaahay ayaa mahad oo dhan iska leh
    A gurey

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah keeps goings my brothers very nice beautiful high 💯💪

  • @munaabdinour2322
    @munaabdinour2322 ปีที่แล้ว +4

    Qaysow horta waan ku salaamay🙄🖤kadibna anuu horta hadaan ku arko kuma dhaafayo waan ku dili doonaa🙄 mxy tahay my dream kaygii aa tagtay oo soo duubee mrka xiGta ani waa inaa ikaxayzo😊😂

  • @abdilahiahmedelmi4653
    @abdilahiahmedelmi4653 ปีที่แล้ว +1

    Very interesting video

  • @mustafeahmed237
    @mustafeahmed237 ปีที่แล้ว

    Abuurta ilaahay u fiiirso quruxda bada iyo cirka subxaana allaah.

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว +12

    MashaAllah qurux badana Maldives 🇲🇻 ❤ 💖 💙

  • @yasminjamaal8251
    @yasminjamaal8251 ปีที่แล้ว +3

    😍🌴🌊 meeshu inaba caadi maha

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah Qays qaysar keep going bro 🙏 wax qurux bdn baad noo soo samaysay

  • @mohmuthassan3690
    @mohmuthassan3690 ปีที่แล้ว

    Sxb Hambalyo. Runtii Anigu wxn ku Aqnaaa TH-camrka ugu Fiican soomaliya. Aduunka adigaa na baray Iyo Dalxiiska. Wxn Ku Rajwynayaa 1M inshlh

  • @Haldoorka-18
    @Haldoorka-18 ปีที่แล้ว +4

    Waa meel aad qurux badan lakiin hadaad keligaa tahay Boring ayaad ku Daremaysaa ☺💯

  • @mohamedmuusecumargaraad4606
    @mohamedmuusecumargaraad4606 ปีที่แล้ว +6

    Shp wan ku Tageera leGend tahay aadpan ku salamaya insha allh wxan ku rajaynaya inaD gaadHo 1m❤️🖐️

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 ปีที่แล้ว +2

    Cabdiraxmaan cabdiweli qayska💗lejen always is lejen

  • @beertanolosha8727
    @beertanolosha8727 ปีที่แล้ว +1

    Maldives 🇲🇻 dad somaliyed oo jooga maany jirin sooduub

  • @dariq_mo8984
    @dariq_mo8984 ปีที่แล้ว +7

    The one and only qays qaysar✨❤

  • @farhiyadaud4928
    @farhiyadaud4928 ปีที่แล้ว +3

    Young Man take your time 😘

  • @Sh-kj3qf
    @Sh-kj3qf ปีที่แล้ว

    Qays qayzer abti nolow wllhi aduunka wad ku raaxaysaty oo ku dalxiistay m.n🩸❤️🙌

  • @cabdixakiinnuur6145
    @cabdixakiinnuur6145 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan talo ahaan kuusiinaya: muuqaalo qurux badan baad soo dhigtaa lkn music ga Aawadii waan dhaafaa mana daawado, hadaad kadayn lahayd waanu daawan lahayn, Ee walaal music gu waana xaaraam Ee kadaa.

    • @mubarakhamud9959
      @mubarakhamud9959 ปีที่แล้ว

      kkk de codka iska naaqus hadii aanad rabin musicgu videoga ayuu dhadhan u yeelayaaye

    • @cabdixakiinnuur6145
      @cabdixakiinnuur6145 ปีที่แล้ว

      Music gu waa xaaraam walaal, xaaraam tuna waxay hagaajiso majirto, shayga Aad illaah kaga fogaanayso muxuu kuuhagaajin haduu allihii ku abuurtayba kugu diray.