SAFAR XIISO LEH , MARKI NOGU HOREYSAY AN AMERICA AADNO!! (14 SACADOD GAARI !!) 🇺🇸🇺🇸

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 210

  • @mohamedsiciid2879
    @mohamedsiciid2879 หลายเดือนก่อน +42

    One of my favorite TH-cam videos I really enjoyed have nice vacation buddy let me know if you like it usa or not 😅

  • @abdisalam679
    @abdisalam679 หลายเดือนก่อน +29

    next vlog arooska ka dhig inta igu raacsan like

    • @jiijomj
      @jiijomj หลายเดือนก่อน

      haa ka dhig

  • @fantasticgirl6448
    @fantasticgirl6448 หลายเดือนก่อน +63

    Alla canada jecliya 😭 ilahow mar un igeye malin jimca wye 🤲😢

    • @MaliyowG
      @MaliyowG หลายเดือนก่อน +2

      😂

    • @Hindaaliabdalle
      @Hindaaliabdalle หลายเดือนก่อน +5

      Alle hana wadageeyo 🙏 🤲

    • @Guhaad34
      @Guhaad34 หลายเดือนก่อน +1

      Adigoo caafimad qaba

    • @fantasticgirl6448
      @fantasticgirl6448 หลายเดือนก่อน

      I.a🤲​@@Guhaad34

    • @MusabAdem-ep3hz
      @MusabAdem-ep3hz หลายเดือนก่อน

      walaal illahay kuma geeyo amiin🤲🤲

  • @hamdaapdeksheekh4877
    @hamdaapdeksheekh4877 หลายเดือนก่อน +39

    Wara khalid Arooska vlog noga soo duub 😊❤

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI หลายเดือนก่อน +11

    MANDH ALAAH ILAHAY HA IDIN XIFDIYO NOLOL DHEER OO FARXAD IYO CIMAABAADO IYO CAFIMAAD❤

    • @Khalodymahi
      @Khalodymahi  หลายเดือนก่อน +2

      Aamin, Allaha ku xafido ❤️

  • @Mohamed10-v7o
    @Mohamed10-v7o 24 วันที่ผ่านมา +4

    ilahoow rabiyoow raxmanoow adonkada aan ahay American ama canada ama Germany ama zwearland ama Austra igeey

    • @user-qr6lv2pb1r
      @user-qr6lv2pb1r 12 วันที่ผ่านมา

      Germany ha isku iman wallo

    • @Mohamed10-v7o
      @Mohamed10-v7o 9 วันที่ผ่านมา

      Sabab aan u imaneyn waba jeclahay Germany​@@user-qr6lv2pb1r

  • @Rahiimoww
    @Rahiimoww หลายเดือนก่อน +12

    Zhp hasa qof jiro tahay kasoo hadal qaabka ku tagtay canada mahadsanid👍🏿👍🏿

  • @Gabadhii-murugeysnayd
    @Gabadhii-murugeysnayd หลายเดือนก่อน +10

    Khalodyow baryahan waad naga caajistay anyway welcome back😢❤

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M หลายเดือนก่อน +8

    22:31 it’s Minneapolis the city and Minnesota is the whole state.

    • @clraxmaanzaadiq
      @clraxmaanzaadiq หลายเดือนก่อน

      That's not your work 😊

  • @Guled_alberta
    @Guled_alberta หลายเดือนก่อน +5

    Toronto kaa soo raacay USA 🇺🇸 kula soo galay

  • @MohammedAmiin100
    @MohammedAmiin100 หลายเดือนก่อน +5

    wow so beautiful masha Allah welcome to America 🇺🇸 Los Angeles ❤🎉

  • @Mohammed-H.A.E
    @Mohammed-H.A.E หลายเดือนก่อน +2

    CONGRATULATIONS SXp You finally reached 30k, I'm happy, I've been waiting for a while, finally 30k, congratulations 🎉

  • @shardiyaretube3336
    @shardiyaretube3336 หลายเดือนก่อน +5

    Ani saanaa ba mareeekan kujeeegaaa heee kwrm asaxabta adinka leee waaye😂😂😂😂

  • @diplomazyzky2509
    @diplomazyzky2509 หลายเดือนก่อน +4

    M.a dad aan tageero tihiin soo badi bro vlogyada qasatan waqtiyadan summerka ah

  • @waalicad5733
    @waalicad5733 หลายเดือนก่อน +5

    Khalid Vlogg yada lasoo Dhaqso🔥

  • @AbdulaahiAbshir
    @AbdulaahiAbshir หลายเดือนก่อน +1

    My fifered country canada ilaahay nabad, caafimaad , cimridheer iyo barwaaqo ilaahay ha iku keeyo amiin

  • @user-zk9jc6qc1e
    @user-zk9jc6qc1e หลายเดือนก่อน +9

    Meel fiican ku jartay Nio hotelka inaad arkno fiicneed😂😅

  • @sudeysofficial9353
    @sudeysofficial9353 หลายเดือนก่อน +18

    Ilahay aniga family geeyga saan cml noga dhig😢❤ 22:21

    • @hanooolaato
      @hanooolaato หลายเดือนก่อน +2

      I.n wll mcn saan si kadaran bey idinku kalakecee ❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 หลายเดือนก่อน +5

    Wellcome America 🇺🇸 plss come Chicago ❤❤

  • @Honey_115
    @Honey_115 หลายเดือนก่อน +5

    waa wadanka in aan aado an jeclahay إن شاء الله ❤🇺🇸🥰

    • @maxamadyare5898
      @maxamadyare5898 หลายเดือนก่อน +1

      ani bo wa jeclahay inshaalah wa adi dona iyo qof walbo jecel wu adi dona

  • @Chrissss124
    @Chrissss124 หลายเดือนก่อน +4

    Khaalid vlog kasoo duub arooska teda kle malmahaan waxaan daremonaa in aad nanacday😂❤

  • @AnuuAbshir
    @AnuuAbshir หลายเดือนก่อน +1

    I can't wait vlog kle 😂

  • @HodanOmar-oh4bn
    @HodanOmar-oh4bn หลายเดือนก่อน +3

    Arooska vlogiisa waka rabna yaroo

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 28 วันที่ผ่านมา +1

    Jimco mubaarag 💚🤍❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AaminoMaxamedjaamac-t5q
    @AaminoMaxamedjaamac-t5q หลายเดือนก่อน +2

    With 30k❤🎉 congratulations my poy ❤❤❤

    • @Khalodymahi
      @Khalodymahi  หลายเดือนก่อน +1

      Thank you so much 😀

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n หลายเดือนก่อน +1

    Allow America 🇺🇸 igee😢🤲😞

  • @mohamedupdikadir9642
    @mohamedupdikadir9642 หลายเดือนก่อน +2

    30k congratulations 🎉

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 หลายเดือนก่อน +1

    Waan idinla safray horumar wacan❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 หลายเดือนก่อน +1

    Hey America 🇺🇸 soo duub ..Waryaaa Khaalidoow 😊😊😊nice vlog

  • @Mohamed27282
    @Mohamed27282 หลายเดือนก่อน +1

    isbuuci 2 video an ka helno 🥰😁

  • @Mohamed10-v7o
    @Mohamed10-v7o 9 วันที่ผ่านมา

    Video gaan markasta waan firsadaa niyada ayaan ku dhistaa

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 หลายเดือนก่อน +1

    Khalid keep going vlog ka soo duub America iyo arooska ❤❤❤❤❤

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 หลายเดือนก่อน +1

    Waa darawal farta kaxiran wiilka gaariga wada Canda and USA ninka gaari uqaatay safarsalaamo

  • @SAIDALIMOHAMED-vz8yt
    @SAIDALIMOHAMED-vz8yt หลายเดือนก่อน +5

    What name of music pls 🙏

    • @HargeisaawiOfficial
      @HargeisaawiOfficial หลายเดือนก่อน +1

      Ahmed Rasta quruxdii bureeqa

    • @HargeisaawiOfficial
      @HargeisaawiOfficial หลายเดือนก่อน

      @@SAIDALIMOHAMED-vz8yt gobaad waaye Heesta magaceeda anaa qalday

  • @Inadhanto
    @Inadhanto หลายเดือนก่อน +1

    Taliye wankasuagayna video ga arooska❤🎉

  • @user-ew6pc1ig6n
    @user-ew6pc1ig6n หลายเดือนก่อน +1

    Be careful you are all one family marka is ilaaliyo gaariga slow u wata keep going pro man

  • @phenomenonfozi390
    @phenomenonfozi390 หลายเดือนก่อน +1

    Mchallah tabarakallah, allahuma baarik❤
    May you hurry with the next vloges Lord.

  • @Minu--23
    @Minu--23 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 30k subscribes🎉

    • @Khalodymahi
      @Khalodymahi  หลายเดือนก่อน +1

      Thank you so much 😀

  • @ceydaruuscusmaan
    @ceydaruuscusmaan หลายเดือนก่อน +2

    Khaloday halkee kala sooxarira please Answer my question ?

  • @user-js1yb5sm6e
    @user-js1yb5sm6e วันที่ผ่านมา

    Allow hamigeyga waa america iikas inaatago mar un in.a hadiiba iiqoronthy

  • @Tlie____Raajuu__2008
    @Tlie____Raajuu__2008 หลายเดือนก่อน +2

    Wallahi 🎉wee idin fadhisaa 🤣❤❤

  • @Oblack443
    @Oblack443 หลายเดือนก่อน +2

    Best vlog four ever ❤❤

  • @Adanizza
    @Adanizza หลายเดือนก่อน +3

    14 sacadod o Sharaf io xamasad leh🥰

    • @Khalodymahi
      @Khalodymahi  หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad maba daremin 🤩

  • @SucaadAbdirxmaan
    @SucaadAbdirxmaan หลายเดือนก่อน

    Mnsha allha family qurux bdn❤

  • @shamwellamir
    @shamwellamir หลายเดือนก่อน +2

    What is that camera 📸 blue called my brother

  • @nasraabdinasra9271
    @nasraabdinasra9271 หลายเดือนก่อน +1

    Vlog badan kaa rabnaa my fv TH-cam ❤😊

  • @SalmagwalGwall
    @SalmagwalGwall หลายเดือนก่อน +2

    Wafamil isku farax San m,a❤❤

  • @clraxmaanzaadiq
    @clraxmaanzaadiq หลายเดือนก่อน

    Congratulations for 30k insha,allaah 100k

  • @mahadmama3487
    @mahadmama3487 หลายเดือนก่อน +3

    So excited ❤🎉

  • @abdulbarizubeyr5345
    @abdulbarizubeyr5345 หลายเดือนก่อน +1

    Vlog aad u qurux bdn m.a😮❤

  • @Lovelyyy-i6v
    @Lovelyyy-i6v หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah I really love you guys. Beautiful family ❤

  • @user-zk9jc6qc1e
    @user-zk9jc6qc1e หลายเดือนก่อน +1

    Oh War khalody videoga 40 daqiiqo ka dhig😂😂😂

  • @Abdoulkani-Shirdoon
    @Abdoulkani-Shirdoon หลายเดือนก่อน +1

    Marka aad noqonaysana waan kaasugaynaaba vlog 😂

  • @user-tu3fq8nv9d
    @user-tu3fq8nv9d หลายเดือนก่อน +1

    Zxp meniapolis vidio ka soo duub waliba dhanka douwntonka

  • @Abdulhamidkarazy
    @Abdulhamidkarazy หลายเดือนก่อน +1

    30k subscribers congrtes

  • @ikeaamkhaalid
    @ikeaamkhaalid 13 วันที่ผ่านมา

    M.a aniga Minnesota joogo

  • @zahramaxamed3895
    @zahramaxamed3895 หลายเดือนก่อน +2

    Kan arooska lasoo dhaqso hee waba uxiisnay vidioyadada❤

  • @sakariyehaaji8790
    @sakariyehaaji8790 25 วันที่ผ่านมา +1

    My family ❤️❤️❤️❤️

  • @ceydaruuscusmaan
    @ceydaruuscusmaan หลายเดือนก่อน +2

    Thanks my brother

    • @ceydaruuscusmaan
      @ceydaruuscusmaan หลายเดือนก่อน +1

      Khalody su'aasheyda kasoo jawaab

  • @Mohaanzilva
    @Mohaanzilva หลายเดือนก่อน +1

    Welcome to America pro

  • @kaltumaali8470
    @kaltumaali8470 หลายเดือนก่อน +1

    xusuus xafada kalidi addis ababa u ektahay mesha Aaden dalxiiis waxan wa adin salamay

  • @isramuktar2881
    @isramuktar2881 หลายเดือนก่อน +1

    Saa usugaayey leee videogan😭❤

  • @huzzeinomarabdi1131
    @huzzeinomarabdi1131 หลายเดือนก่อน +1

    Big brozky zxp videos america noso badi ❤

  • @user-um4gi9ht7n
    @user-um4gi9ht7n 26 วันที่ผ่านมา

    Laguma caajisaayo video gan❤

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 หลายเดือนก่อน +1

    Asc khalid..
    Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @MrAzizisse
    @MrAzizisse หลายเดือนก่อน

    I really liked it so much wen u said salaada subax tukanaynaa!
    Ilaahay ha idin xafifo, xariga ilaahay oo salaada ah intaa haysatid ilaahay idin xafidaya.

    • @Khalodymahi
      @Khalodymahi  หลายเดือนก่อน

      Aamin dhamanten wll ❤️

  • @NibzeAli
    @NibzeAli หลายเดือนก่อน

    Go forward pro wllahi wanku taagera zhp mantana funs kaaga cusub ayaan ahay❤🎉😂

  • @askimyasin8638
    @askimyasin8638 หลายเดือนก่อน +1

    Rer Africa hadaynu nahy inagu waxaa waan ku qosolnaa😂

  • @user-jk6xi1li1h
    @user-jk6xi1li1h หลายเดือนก่อน

    Woow beautiful safar ayuu ahaa 😊

  • @cabdirisaaqraamsade
    @cabdirisaaqraamsade หลายเดือนก่อน

    Alle ha barakeeyo familygan mashallah ❤

  • @SucaadAbdirxmaan
    @SucaadAbdirxmaan หลายเดือนก่อน

    Mnsha allha

  • @ikhlaasabdullahimohamed212
    @ikhlaasabdullahimohamed212 หลายเดือนก่อน

    Hooyadey samideda kaaho 🥰🥰

  • @AishaAyeeyokuris
    @AishaAyeeyokuris หลายเดือนก่อน

    Hore usoco 🎉 100k insha Allah ❤

  • @JamacSaid
    @JamacSaid หลายเดือนก่อน

    God bless your family bro I liked this vlog we need to record the wedding vlog ❤

  • @munaiman490
    @munaiman490 หลายเดือนก่อน +1

    Video kale masookaliyeesiin😮

    • @Khalodymahi
      @Khalodymahi  หลายเดือนก่อน +2

      Haa Insha Allah

  • @Anwar_clahi_cali
    @Anwar_clahi_cali หลายเดือนก่อน

    Allahuma barik Buddy's have some fun ❤

  • @user-ku2dw4it4c
    @user-ku2dw4it4c หลายเดือนก่อน

    M.a pwe gcnta camerada xittaa waa fadhisaa❤keep on!

    • @Khalodymahi
      @Khalodymahi  หลายเดือนก่อน +1

      Thank you 🫡🫱🏻‍🫲🏼

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 หลายเดือนก่อน +1

    Warya khalid niyada kala joognaye soo badi😂

  • @Mustafaaa121
    @Mustafaaa121 หลายเดือนก่อน +3

    Literally you guys on mind Khalid did u back from USA ?

    • @Khalodymahi
      @Khalodymahi  หลายเดือนก่อน +2

      Yes we came back yesterday.

  • @user-xu3hi6vn7o
    @user-xu3hi6vn7o หลายเดือนก่อน +1

    Sxb America videos nooga so duub😢

  • @SalmoYuusuf-qn3ek
    @SalmoYuusuf-qn3ek หลายเดือนก่อน

    Vlog yo badana ka sugeena khalid❤

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIAL หลายเดือนก่อน

    Kuso dhawow Minneapolis, Minnesota sxb

  • @eckeibreezybwya4035
    @eckeibreezybwya4035 หลายเดือนก่อน

    Ngl i really enjoy the trip wlhi wakhti fcn baaad qaadateen i.a ana mar un saan camal california waa u aaadi doona i.a

  • @KhadraCabdiraxman-h3n
    @KhadraCabdiraxman-h3n 13 วันที่ผ่านมา

    Wow minisora

  • @moshtakabib
    @moshtakabib หลายเดือนก่อน +1

    My favv❤

  • @SAM22948
    @SAM22948 หลายเดือนก่อน +1

    16:14 I’ll be there One day if Allah wills ✨🖤

    • @iconicon3381
      @iconicon3381 หลายเดือนก่อน

      Insha allah

  • @HamseMuktaar
    @HamseMuktaar หลายเดือนก่อน

    Taagere number one ❤

  • @AbdiFatah-xg9ze
    @AbdiFatah-xg9ze หลายเดือนก่อน +1

    Asc bro

  • @IlhanCamaley-zd2uq
    @IlhanCamaley-zd2uq หลายเดือนก่อน +1

    30ki comonsoon🎉❤

  • @Mohamett07
    @Mohamett07 หลายเดือนก่อน

    Bro video yal badan noso dhig ❤️👏

  • @dekabilanoubah9801
    @dekabilanoubah9801 หลายเดือนก่อน

    If you were in Winnipeg your trip would take 5 hours, but from Toronto to Minnesota it's tiring.

    • @Khalodymahi
      @Khalodymahi  หลายเดือนก่อน

      Yeah it was long trip but fun Alhamdulillah 🤩

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 หลายเดือนก่อน +1

    Nice video❤

  • @HamdaHassan-g1f
    @HamdaHassan-g1f หลายเดือนก่อน

    Khalid video noo soo badi baryahan waad na ilawday😢😊

  • @user-zk9jc6qc1e
    @user-zk9jc6qc1e หลายเดือนก่อน

    Videoga Arooska I can't wait 😂

  • @Mwlyrics12
    @Mwlyrics12 หลายเดือนก่อน

    Fans khalid ibrahim i think i am part of fans with you❤bro

  • @samiiramohamed8177
    @samiiramohamed8177 หลายเดือนก่อน

    Welcome to Minnesota

  • @SumayoAli-rf7wh
    @SumayoAli-rf7wh หลายเดือนก่อน

    From TikTok 🎉❤😂

  • @mumtii538
    @mumtii538 หลายเดือนก่อน

    Khalid camerada ad wax ku sawireysay magaceed

  • @CABDIRISAAQMAXAMED-bl8gy
    @CABDIRISAAQMAXAMED-bl8gy หลายเดือนก่อน

    One day canada i.allaah❤😢

  • @SUHAYB1725
    @SUHAYB1725 หลายเดือนก่อน

    Sxp hadda Canada imado sharci Canada ah la isiiyo America ma aadi karaa anoo baburkeyga wato mise sharci American ah aa la igu xujeena iso jwb pro

    • @Khalodymahi
      @Khalodymahi  หลายเดือนก่อน +2

      Passportka weyn o canadianka wa ina haysata marka America adeysid.