HAWEENEYDİİ SHARTA AY KASOO BİLAABATAY.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
- Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
/ annaga productİon
Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
Arimahasayniska@gmail.com
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...
Mahadsanid madaama aad codsigeena inoo tixgalisay runtii channelkaan waqti fog ayaan ku xiranahay waan ku faanaynaa inaan haysano maamul iyo channel codsiyadeena lagu tixgalinaayo sida kan oo kale ❤❤❤❤❤❤❤💪
Asc brother mar hadaan lugu sheegin Quraanka iyo xadiista waxaa lagayaabaa in ayna waxaba ka jirin ama ay San run ahayn wllo thanks
Runwaye
Wllahi ninkan waqaldanyahay
Niyo iskuxisho waxwalba asoshegin addo iska hubinin
Niyo waxyabaha qaar waxalagayaba indiinta loogubaxo eesaxib iskafiiri waxa aadsheygeyso
allaha curuurteena. Noo badbad baadiyo.. caruurta..shaki ayaad iga lisay runtii....
Waa wax macquul ah. oo run u dhow...
Ameey ayada dhashay.. juuj iyo wamaa juuj....
Aniga wax badan wey I.dhuuqday
Islaamtaa..
Noosoobadi legend mahadsanid like isaar legend
Lkn naanaab buu wajigaagu u eg yahay sxp
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina Allaha idin saqiro amiin 🤲 yarap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏
Vaar vaar vaar subxanal laah hadaad komantigaan Aqrineysaa manasareysid laaktu waa kaftan is muujiyahee 👇👇👍
صلي على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
صلى الله عليه وسلم
One of the best somali youtubers mansha allah wllka aqoon iyo balaaqo aya alle kugu hibeeyay hore uso wllka garabkaga annaga ah
Wll nabiga ku sali
Scw❤
Scw
صلى الله عليه وسلم
Lilifey lagugu dhufay nabi Adam cs kalia umu xawa lo abure ilahow sharka galada adan ka magan gallay subxanallah 🤲🏽
Man shaa allah sxb sheekadaan
Waa sheeko cajiiba laakin xaqiiq
Deeda aan lahayam
Walal waad mahadsantahay horayna ooma maqlin lilith waxaan kugu bogaadinayaa sida quruxda badan ee aad ugu dambeyntii innagoo kuwareersan sheekadan aad noogusoo celisay mowjada caadiga ah iyo waxa ay diinteenna islaamku ay kaqabto in laga sheekaysto oo macluumaad ahaan looqaato barnaamijyadan oo kale,
Allaah Yaxfidak Macalin Waxaan Kaa Cidsan Lahaa Muuqaalada Sayniska iyo Hawada sare inaad inoosoo Badiso Aad baad u Mahadsantahay
Nio wax diin teena shaki galinaya haka hadlin fadlan 🙏🙏🙏
Lilith iyo wax lamid ah majiraaane
Nio wax diintena shaki galinayo mahan hadal israiliyad wya nabikena ayah naa amray Inan ka shekesano mana rumeyneno mana benineyno magaratey marka waxadan hubin haska oran honoo
Barnaamijkaan waan kahelay ustaad balse qisooyinkii jinka aaway ustaadii
Haddaan dhegeysan lahayn illaa iyo dhammaadka waxaan ku oran lahaa ustaadka diin gaalo ayuu ina barayaa balse markaad xadiithka imaqashisey waan qancey. Mahadsanid.
Waad mahadsantahay ustaadi 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
صلى الله عليه وسلم
Istaqfurallah inta aan dhegeystay
Mahadsanid walal
Wllhi muqaalkan waxan sugay ila duhur thanks wlloh qli✋
Lilif aday jirto sida xaawa waa la sheegi.lahaa anigu khurafad yaan ka aamin san yahay sheekadan 🤣😂😎
Marka yaa ku dhahe waa run
Waxa lagu dhahe waa waxa ee gaalada dhan aa min sanyihin
Asc Mustafa wlal waa waxa galada ay amiinsanyahin Anaga Islam ahan maaqabno
m.a macalin cabdi Rashid
Thanks wallo 🥰🥰
Masha Allah maya brother
Lakiin ustaad diintena maxay katiri islaantaan mise waa is shoko yahuded iyo maladooda waye
Talo walaalkeey qaali, Video walba aad sameeyniisid,
ku saleey ama
xigo waxa Diinteena suuban/Islaamka oo ka dhahay inta aad resource kasoo qaadan laheed Bible/waxa eey gacantooda ku qoreeen.
Mahadsanid
Wll waxaanad ogeyn ha sheegin
Badana wxd shegta wx dadkale aaamin sanyihiin
Asc ustad khair anlakobi Karin allah hakusiyo wansuga shekadas haweneidas Jzk
Liliv si qarsoodiya ayey janada ku soo gashay😲😲😲 ilaahay lagama qarsoomo taas ogaw walalkayo
Wa wxy galadu aminsanyihin ayu kudhahay wll ee wax xaqiiq ah maha
zxp codsi quantum physics nooga soo diyaaari muuqal ado mahadsn 🥰
Mahadsanid walaalo
Quantam physics mawduuc kasoo diyaari ustaad mahadsanid
Maan fahmin shekadan. Ilahay baba ugu talo galay o amrayaa say u dida ma iyada is wada sowta la idhaa waxkstaa ilaahay ba qoraa inaad samayso e adigu iskama samaynaysid
Lkn ma aaminsani marhadaan diintayda lagu sheegin ustaad noo soo dhig barnaamij gaar ah sida malaa igtu ukala wayn yihiin iyo Malaga uguweyn hadii aad cilimi idheertay
Naagtan quraanka kuma maqal suradee lagu shegay iga caawi mahadsanid
Bugagta gaalada waxa kasoqatid hano kenin plz
Caruurta Lilif Faracooda Wa Hawiye Fota Madoobe
Yess thanks 😍
Haa ✅
Mahadsanid ✅
Thanks
Thanks waxaad dadka cudsiyaduuda u aqbasho mahad sanid keep going pro 😍❤️
Tnx bro
Marka hore wad nagu soo kardhisay aragtida kutubta yahuuda waanan ka faidnay inbadan islam ahan wan iska leenhy lkn cinwanka ayaa qalad yar kujiraa markaad leedhy haweenaydii ugu horeesay ee sharta kasoo bilaabatey waxay la macno thy wax oagubo 100/100 lkn tan waa aragtida yuhuuda taas oo wax badan khilaafsan quarankena kariimka ah
Mahadsanid bro
Aslamu calaykum wll waxaan kaaga mahadcelinyaa sida sharafta leh aad noogu soo gudbiso muqalada runtii qiimaha badan.
Walaahi waa qiso cajiib ah
Mahadsanid ustaad 🥰
Walal maanta ka hor maan maqal waxad ka sheekaynayso ee quraanku na kumaanan maqal liliv ee waxan ku maqalnay iblays ayaa sabab u ahaa ee walal waxala sheega ama uu qaf ibnu adaam ahi usheegay ama aad maqashay ha maqlin ee waxad waxka sheegta quraanka kariimka ah iyo Rasuulka scw ayey inoo sheegeen ka hadal wad mahad san tahay
Dadba wareerary ninkan aqoon aad iyo aad u fac weyn bu kahadlay mahadsanid
Warkan wa yuhuuda iyaga ayaa sameytey diintenana laguma shegin markaa lama rumeysankaro bro
Waa runtaa weligey ma maqal arintan waa been abuur
Thanks bro.
Walal wad mahadsantahay gabadhan adbanu kaga sugayneeh
Waxaa iiga baxey sheekadaan inuu qorey qof sheeydaanka difaacaayo kan caasiyeyna uu yahay uunkale oo dhoobo laga uumey
Weli manta Ka hor man maalin Naagta shaydamada ah e lagu magabay lilit
Zxp wali ma maqal wax ladhaho lilies🤔
Nabiga Scw wuxu dhahay ha rumeynina hana beeninina kitaabta Baybalka iyo towraadka
Mhd Sanid Usdaadow Leadar
shuKran wall 💜👍
Noo soo badi muuqaladan
Thank you wl
Ustaad ka soo hadal qolka 39 ee kuriyada waqooyi🙏
Mashallah
Anaga production horey usoco.
Adiga oo aan u fahmin si qaldan su'aasheyda waa maxay sababta ka danbeysa in aad nala wadaagto wax yaabaha ku qoran kitaabta masxiyiinta ama kan yahuudiga ??? calashaan sheekooyinka isreal ga ah in laga sheekeyo dhib malahan hase ahaate so ma moodid badi qisooyinkaga in ay u badan yihiin dhankan isrealinta kitaabtooda ula ma jeedo xumaan balse iga jaahil bixi ayadooo aad hali kartid qisas xaqiiqooyin ah walal mhsnid
Ustaad waxad noo bilawdaa shekoyinka danbi baarista plz🙏🙏
waxaan waa waxyaabaha mustashriqiintu allifeen
Waan yaabanahay
Wa waxay gaaladu alifeen oo ay sameyen wana waxa ay aminsanyihin. Ee maaha wax sax ah
quranka iyo axadista mxe ka dhehn lilif
Mahadsanid
Illh ka cabso wax macqul ah na dadka usoo tabi wll wlhi waan kugu xirnaan jiry blse hda ka dib lgama yabo in aan ku aminoh war wax macqul ah soo tabi
Waa mawduuc laga codzadey waxanu ku dhahay waa waxa ay gaaladu ka aminsanyihin wxy Lilif tahay. wixi galadu aminsantahay in naloso gudbiyana ceeb maaha
Subxaanaallah ☝️💯💯
Ahlu kitaabka yuhuuda ama nasaarda rusuulka scw wuxu dhahay ha rumeysanina Hana beynina marka was inaa Ka gaabsanaa
Niyaw wax caqliga gala noosheeg ilaahay muu quraanka lagu sheego
Haa 12sano ka hor ayaan film ku daawaday Lilith marki iigu horesysay
Maya waa imanta lkn waad ku mahadsanthy wllkey
Khuraafaad... War shaqo yeelo
Al ustad raga biya baxa ama sigeysta rag oo kilaya ma ahan waa rag iyo dumar hadii ay kuwa raga ay qadato lilif kuwa dumarka yaa qato? ogow waxa walba waxu ALLE inogu shegay quranka karimka.
Tnx pro
I am frist day hahaha keeep going ustad
Waa markii iigu horaysay aan maqlo
Sheekooyinka noocana ma wacna inaad
usoo gudbiso umad muslina
Waxaa jira qaar imaankoodu daciif yahay oo shaki ay gelinayso shekadani
Mhdsanid
Nu soo badi
Maya maantay ayaa igu horeysa
Maya hore umamaleenayi
Maya sxp lkin qaybteeda kalana noosoosameee
Abdirashid arinkaas quraanka malagusheegiin,qiyasteydha liilic waxba kamajiro
Mxay tahay faaidada ku jirta muuqaalkan?.
Yaab
Waligey ma'aan maqlin caawa kahor
walal c/rishiid in badan ayaan kuxirna chanelkaan walakasoo hadal ardayda pilotka kabartaan dalalka shisheeye badanaa la af duubto mahadsanid🙏🙏🇸🇴
Waa sheeko qosol badan lilif 🤣🤣🤣
Waxa igasi yaabiyey magactada waxy malaigta ku sheegayan
mxa 3daas malaig shiines may ahayen
Hooyo dhen xawaa islankooresi machirta
Mahasanid
haday naagtani jirto waanaloosheegilahaa sidii noogu sheegay ilaahay masiixuldajaal iyo yajuujmajuuj
Mye wa wx igu cusub
Sxb waxaad ka soo hadashaa samira amis naagtii nabruud
Ma leeleefow baa liliftan
War sxp wax qiimonleh kahadal
Jaahil aamusnan baa ku fcntahy
Musabiyanad ayay somalida u taqaana oorida ibliis qabo
Waaw
Hada shekadan wa run ma iledHY hada igu horesa aan maqlo nagtan
Galada aminsan wĺl
@@rexaanudgoon5710 mahadsanid wlshy
War kooci ilayn waa lilith 🤣🤣
Thanks ustaad
wa sheekoyinka benta oo gaalada kitaabadooda kuqoran
Broblem = dhibaato
Ahsantu Jzklh Kher