Sxb Hassan Osman Haji wan ku salaamayaa marka hore, marka xigta waxaan kusoo jeedin lahaa wll in Channels ka Geography ga iyo wadamada caalamka la xidhiidha aad noosoo badisid adoo mahadsan
Mahadsanid ugaas runti waa taarikh madow waxa jira xita magalo la dhaha mata mores o micnahedu yahay meeshi Musliminta lagu dilay ama dadki mores meesha lagu layay o ay Musliminta ula jedan
Barnaamijyadii hore ee Ma Ogtahay waxaad ka daawan kartaa Playlistiga, sidaasi oo kale ka daawo barnaamijyada kale playlistiga
Hassan adoo mahadsan manoo soo diri kartaa heestaan ma ogtahay TH-camka waan ka weynay
Xasanow noo soo qabo dalka bakistan .wax barashadisa iyo dhaqankisa iyo dhaqaalihiisa
Abuu Cabdilaa Tariikhdiis Soo diyaar Xasanow
Noosoobadi saxib qaali
Nooso badi barnamijkan
🤲اللهم اعز الاسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين🤲
Jumca jamiil yaa akhyaar
Ducada waxyaabo badan aya ka horeeya ✋ " bal waakuwaase gaalada duco ku dumi dalkooda
@@MohmetAmad ????🙄🙄
@@MohmetAmad furashada qalbiyada wxy ka weyn thy qabsashada qaarad dhan ay gaalo degen thy
Amiin
Allhuma Aamiin
Mahadsanid walaal noo soo badi barnaamijgaan sababtoo ah wuxuu ka mid yahay barnaamijyada aan ugu jeclahay channelkan midkaan iyo midka aad uga hadashid sir doonaa caalamka inoo soo badi walaal mahadsanid
Barnaamijkii Ma ogtahay Waanu Uxiisnay Mahadsanid Xasan Cismaan Xaaji
Ma ogtahay 😍
Ma Ogtahay
Barnamij fcn weeyn so badi inshalah
Chnlkygana so booqda inshlh
Wow xasan cismaanow waxaan ahay qofka 1aad,
Sxb muuqaaladaada waa kuwa loo xiiso.
Sxb waan ku salaamaa.
Mansha allaH wlaL Barnaamijka Ma ogtahay wax badan ayan ka faa'idna .
Alle Haku Barakeeyo wlaL❤
Shukran Ustaad
Ma Ogtahay. Waa loo wada xiisay ustaad Hassan keep giong pro
Waclekuma Salaam WALAL
INSHA ALLAH DHAMAN CALAMKA OO DHAN ALLAHA KA DUL QADO XANUNKAN UMADA AFEYAY
INSHA ALLAH
waa sababta caawa ay u garaacdy morroca oo spain kobka loga reeeway muslimiinta mel wlba joga guuuul i love morroca people
Inta midnimada umadda somaliyeed jecel 💖
Sharaftii Andalus mar waay soo noqonee InshaAllah.
5:55 wlhi waa runta waxaa daremi kara qof qax io qub kuso koray
Barnaamijadaada wxn ugu jeclahy barnaamijka Ma ogtahy m.a
Ma'ogtahay waan uxiisay
Waankuu salaamay Ustaad
Waa barnaamije aad u tayaleh waana faiido Mahadsanid hustade wax baadan ayan ka faiidey ☺☺
My fv barnaamij 🤗 wlh mrkaan dawanaayo waanba iska qoslaa
❤️ I love you sis 🥱
Ma ogtahy barnaamij loo xiisay❤
6:15Allah noo soo gargaar
Xaqiida somaalida maalin walab waxa baad usheegtaa lkn ma fahamaan Allah ha fahnsiiyo
Sí gracias amigo
Hore u soco bro
Inta xabiibkeyna jecel like ii saar🥺
Mash alh reer farax madmadoobe
Osmaan tv hore usoco soo badi
Agoonta guuud iyo wararka 5 somali
Iyo qaarada africa aduunkaba
Channelada iigaarka ah buu ka mid yahay radio buulaxuubeey, horumar wacan
Aad ayaan ugu faraxsanay barnaamijka ma ogtahay inaad soo celiso
Horay u soco
boqoradiii andalos allaha unaxariisto wexey dhigeen tariiq yableh
Kuwii saas no galay allah naarta ha ku fogeeyo inta dhimatay inta hadda nool allah silac ha udilo
Mahadsanid sxb waa Barnamij qiima leh
Cool mon youtuber préféré 🇩🇯
Waaw Aqoon Yahan Ayaad Tahy
1st viewer barnamijka kaliya aan dihi karo waan uxisay walhi marku iso dacay ba horan ka furay
Wallahi xilli hre ayaa aad soo daysay video Ma ogtahay ah.
jasaaka allah kheeran
Jimce wngsaN 🔥🔥io ma ogtahy🤩🤩
barnaaamij aan u xiisay inoo soo badi wll hasan 👍🙏🙏
M.a wad iga qoslisay allah ka qosliyo xalanne hadi yurub lugu daro dad badan aya isdhibayo wa saad sheeektey
Maasha alah bro hore u soco
9:00 haa walahi allow qalbiyadeena isu soo dun
Sxb Hassan Osman Haji wan ku salaamayaa marka hore, marka xigta waxaan kusoo jeedin lahaa wll in Channels ka Geography ga iyo wadamada caalamka la xidhiidha aad noosoo badisid adoo mahadsan
Hassan osman mahadsanid wax fcn baad ka hadasha
Ustaad qaaliya hassan husein hanji✌✌✌
Mashallah
Masha allah walalkay Hassan cusman
Baraamijka aan u xiisnay xageed la aaaday sxbow
United We Stand Divided We Fall
Wllkey noosoobadi mahadsanid
Masha alaah
JIMCE WANAAGSAN
MASHAALLAH HORE U SOCO SXB
Ma ogthy ina idacada bulaxubey iyo barnamijka maogthy uso xisy💝🤩
La ciudad capital de Andulisia es Seville, amigo
Hᴏʟᴀ ᴄᴏᴍᴏ ᴇsᴛᴀs
Fadlan warbixin ka soo diyaari dalka jasiiradda ah MADAGASCAR
Kuwii sidhan nogalay naclada rabi haku dacdo
Ma ogtahay barnaamij in bdn lo xiisay wlhi midkale barnamijka sirdonka hdey mcquul tahay no so daa malin wlabo🙏
Asc bro wan kutageraa keep going
M.a wllka Alle haku dhaafo pro tnx
Waaw barnaamijkan waan u xiisay ruuntiii
Wa alleykum salam w w
Walaal waad mahad santahay walaal 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄
Haa waan ogahay koleey anigu
Next USA noo soo samey ustaad
Ma og tahay barmaamijkan in loo xiisay 🙏🙏
Barnaamijkii ma ogtahay waan uxiisnay xasanow wll
Walaahi anba waan u xiisay
Keep up the good work sxb aad ban kula socdaa !!!!🙏🏿
macalin Xasan waan ku taageera wlhi
Aad baan ugu xiisay barnaamijkan qiimaha leh ee Ma Ogtahay
Waalhi waan ku heesta ma ogtahay
Ustaad Xasanow Barnaamijka Ma Ogtahay inaad Nooso Badisan Rajaynaya
Mahadsanid ugaas runti waa taarikh madow waxa jira xita magalo la dhaha mata mores o micnahedu yahay meeshi Musliminta lagu dilay ama dadki mores meesha lagu layay o ay Musliminta ula jedan
Wllhy marabaan is,idhi marookotag izpeyn gal laakiin my dhicin
Jumca Mubarak adeer 😍😍
Barnaamjikan waa sugynay haka caajisin ustaad
Sxp Hasan wanku salamay ✋
Assalamucaleykum brother horey u soco xasan cusman
Wallahi Barnaamij Aan Uxiisay
Mahadsanid
Wlh wajeclahay barnamijkaan waqti baadan ayaan firsadaa
Keep going
Waa baraa mijkii aan u xiisay
Qosolka Adunka aki bro u are funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Barnamijkan #Ma ogtahay ad bab ujeclahay😍
Wanan kaga mahadcelinayna Radio Buulo xuubey.
Abti wa ku tageera in badan aniga iyo familka oo dhan❤
Ma ogtahay coming back.
Xasan cisman wll barnamijyada nuucan ah noo soo baddi
xassanow runtii barnamijkan wan uxisay sxb mahdsanid
Ma ogtahay Nasbka la sheego waa adigoo kale walaaliinta inta ila qabto sidaa fadlan like ha i saarina &&&
Barnamijkan waan u xisay wlhi
Walal Waxan aad ugu heystaa bernamijkan nogu so tuur Mar mar Ka qaar bilawgisa Ayaan jeclhy bernamijkan
Waa uxiisay barnaamijkaan
Legend
So badhi nio
Zxp haaye muslim ayaan nehee nagadaa heesta
😊
Zxp wan u xiisney barnamijkan
Ma Og ThY iN baRnaaMiJKaagan Loo
XiiSeY✌🏽🖤
Pro imisa luuqadood ayad ku hadashaa
Maogtahay waanjeclahay ee soo badi
thanks fits
Wnku farxsanhy wllhi inaa socelisay mogtay😍🥰😘