Daawo Caasimada Itoobiya oo Gubaneyso,Faano oo Gantaalo Casri ah la dhacday Oohinta Abiy Ahmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @Sarta100
    @Sarta100 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Anaga hadaa soomaali nahay waa waajib diini ah nin kasta oo soomaali ah ciida soomaaliyeed inuu u istaago inuu difaaco nabiga scw ,almuslim daciif qeyrin muslin qawi marka oo ah muslinka daciifka waxaa ka wanaagsan kand ad adag niman yaho w sheekada faano iyo tigre inaa meel iska dhigtaan ragaas waa rag diiday gumaysiga oromo anaga soomaali gumowdaye ma iska kicinaa abiye iyo gumaysigiisa baraarujiya Soomaalida taasaa noo dan ah oi gobonimo ah faano anaga dalkeena ma xuraynayaan waxay rabaan insy adis qabtaan iyo xukunka ka wareegaan anaga waxaa inoo dan ah in aa noqono dal madax banaan oo la yiraah Soomaali galbeed marka ka hadla danta iyo halgan in loo galo xoraynta dalka taas yoolkiina ha ahaado xayaysiinta jabhadaha fano iyo tigre waxaa nooga qiima badan inaa tageertaan oo xayeysiisaan jabhada xoraynta soomaali galbeed iyo midnimadooda iyo sharafta. Soomasliyeed in dib loo soo celsho.

  • @QalidHasan
    @QalidHasan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Somalida inay difaacdo miyeysan ahayn si digaalka loogu dheereeyo, hadii amxaar wadanka qabsado somali soo looga Dari maayo,

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    allah ilahayow kalaqabooji tolka waxgaradkiyo odayashiyo wadaniga jawaxow kaladhax gala culimadu haduceyan dawladu xalhakento ilahayow muwafaqo isjacayl nasii walalaha midee aamiin🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲😭😭😭😭😭🙏

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ithopia waa kala tagrey ninkii sugaayoow quuso

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Idina faano uun baad tihiin wixii aad sheegteen waa hore uun baad buun buunisaan beena waad warantaan

  • @dumb5112
    @dumb5112 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been Beentinu maydhamaanin hohoda Axmaarada injirtaleh haygasheekayn

  • @QalidHasan
    @QalidHasan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mida kale ciidamada somaliya ayuu dagaal gelin lahaa laakiin been ayaad sheegaysaan.