TURKIGA OO GO’AAN ADAG KA GAARAY KHILAAFKA SOMALIA & ITOOBIYA & QORSHAHA ERDOGAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • TURKIGA OO GO’AAN ADAG KA GAARAY KHILAAFKA SOMALIA & ITOOBIYA & QORSHAHA ERDOGAN

ความคิดเห็น • 92

  • @SHAFIIHussein-h8c
    @SHAFIIHussein-h8c 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Somalia guul itoobiya ha jabto

  • @YusufYusuf-z9i
    @YusufYusuf-z9i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Asc guul wacan soomaaliyaa ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Soomaaliya guul

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Illaaheey Hanoo Hiiliyo Turkiga Nabad Noo Sameeyo Dagaal Shacabka Soomaaliyeed Tabar Uma Heyso 😭🇸🇴🙏

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Baroow itoobiya mahainla horfariisto

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    dowlad Somalia wax gorgortan ah kama geleeysa dhulkeeda iyo badeeda Turkey inuu runta usheega itobiya waataas xalka kama dambeeysta ah

  • @AbwaanC.casiis-s1i
    @AbwaanC.casiis-s1i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Turkigu Haduu Dhaqwale Badan Gashaday Etopia Ma Bada iyo Beriga Somaliya Buu Rabaa in lasiiyo Etopia Turkiga Halaga Saaro Somalia Si Dhaqso Ah❤

    • @shamsogarad6932
      @shamsogarad6932 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Turkiga nacalad haku dhacdo. Badda dadweynaha Somaliyeed baaleh. DFS iyada laba wejiile ah.

    • @JadhabeIsmacil
      @JadhabeIsmacil 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Basasinta iskadhigaya soomalida wankufahany zxb turkiga wankukalsonahy ee oy oalbabka xidho

  • @mamudxun1027
    @mamudxun1027 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc magaceeygu waa mahamud Araale umaleey maayo somaalia tanasul inlaleeyahay insha alaah taasi waa waxkabaxsan sharciga caalamka kaba san❤❤❤

  • @Abdinasir-tq8ge
    @Abdinasir-tq8ge 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    nanaga ayay nagumeysteen ethiopia hadaanahay sooli galbed soomalia hanoolaato❤

  • @abdiqarni8505
    @abdiqarni8505 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Turkiga ayaa khayaano wada wax fahma soomaliyey

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Turkiga ma aqaan waxa uu dabo socdo abiye oo maanta u diyar garoobay inuu xoog wax ku qaato dhul iyo bad gardaradoida addiunka layaabay soomaaliya ma waxay burcad abuyee soinaysaa oo cadaw ah dhul iyo deked taas waa gunimo iyo fulsynimo waa in layska qabtaa abiye oo hads qabsaday gobolada baay bakool gedo iyo raba inuu soomaaliland qabsado oo uu xoig ku helo dhul iyo bad Turki waxa uu maal gashtay itoobiya marka hunguriyaa ka haauo in xoolihiisa uga harin xabashida laakin soomaaliya Turki kama yeelayno inuu badeena iyo dhulkeena yiraah siiya haltaako xabashi masiinayno waa cadsw raba inuu dalka oo dhan kawareego kuwaa durba dabadhilif uniqday waa in dalja laga saaraa xabashida ciidan iyo shacab waa cadaw weliba dhaqso looga saaraa waa ku tarneen dalja weyba is kahaysiiteen xataa diwladeey bah dileen waxay yiriheen xamar kaliyeey ka talisaa ma kuwaasaa lala gadlaa u socda boobka bada iyo dhulja waa doqonimo waa xoog looga saaraa dalja saldhigyada laga saaro la geeyaa ciidanka masar iyo jabuuti iyo ciidamo asn damceyn dhulkeena.

  • @AbwaanAliSamaan
    @AbwaanAliSamaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guuleeso sxb

  • @nashaadilmi650
    @nashaadilmi650 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    guuleso

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rabiyoow tufiiq iyo ismaqal sii dadka islaamka ah madax iyo shacaba kanayeel dad isjecel isku jecel islaam nimada rabiyoow nagadulqaad qabyaalada adigu waa awoodaa in aad midayso quuluubtooda insha,alah

  • @fe8445
    @fe8445 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abiy ama keligii ha qaato ama sida la wada ogyahay Imaaraad ha ku riixo, SOOMAALIYA waa diyaar. Abiy ciidankeena uma babac dhigi kar🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadkaga ima dhafo barow mahadsanid sidaa dalkena cod ugu tahay siyaa siyinta oo aby Ahmad iyo imrad adeg sadan yaa tariiq madow xagena ka galay

  • @axmedwadan-tb5kt
    @axmedwadan-tb5kt ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa xbakamadhaxeyo ❤❤❤❤itoobiya cadhuuftadibuliq❤❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somalida wa inay fahanto inay kaa awood badan tahay Ethiopia wayo shalay 77kii meynan haysan tagero iyo ciid hub inaga gada balse manta dawlada haa islamka oo awood badan ayan haysana Turquie 🇹🇷 kow ka Yahay marka Aanka fa ideysano oon sidey jecel yihin walaal Laden ulaso cono , dhulkeni ingiris ku maczummey Ethiopia wanka soo ceshan karna wayo shidalka walaal keen aya ino qodaya ciidanka isaga ino dhisaya marka maxa inagu habon somaliyey inaan karti yelano oo dalka dhisno ciidanka qorno Turquie ❤🇹🇷🇸🇴 Garan istagno soo ibsano qalabka military sharikadaha Turkiga sosaran ,oo xata deyn kuso qadan karno wayo qani ban nahay,talabad gobolka somalida galbed wa inan tagero buxda sino oon uu dhisno ciidankankoda qaranka jamuriyada somalie galbed oo cadeysano sidda aay inoga go'an tahay inay xoroban
    Sibuxda halogu warejiyi cidanka qalabka sidda ee Somalie galbed sii ay uu muquniyan cadawga
    Safarda somalida galbed naa laga furo muqdisho,hadi tasi dhici weydo somalida weliged gunbey han Ethiopia dhulka khatar bukujira ,salan katimi saylac Somalia 🇸🇴

  • @AbwaanC.casiis-s1i
    @AbwaanC.casiis-s1i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Turkigu Etobia Ayuu Bad la Rabaa Waa in laga Saaro Somalia ❤

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waa been waxaaas,

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Badeena waa dhaxal awoowe yasheen noga tageen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @abdihodanali6021
    @abdihodanali6021 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Barrow ❤

  • @libanibnelmi9210
    @libanibnelmi9210 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tukerga somaliya

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah 😂❤🎉🎉😮😮

  • @hamida8217
    @hamida8217 35 นาทีที่ผ่านมา

    Itoobiya inay arinta aan macquula ahayn inay kalaabato ayaga ayaa Dan ugu jirtaa

  • @SucadHasan
    @SucadHasan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yoomka warka sheg

  • @ShuukeAxmed
    @ShuukeAxmed ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cida gadaal,katakana,itoobiha,waa,imaaraka

  • @salahmohamed9476
    @salahmohamed9476 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markaad wax soo diyaarineysid hala soo shir tagin adigoo ka dhigaaya in Itobia iyo Somalia kuu siman yihiin,noqo nin dalkiisa difaacaya.
    Turkigana riwaayad ayuu jilaayaa,madaxda Somaliyeed iyo Turkiga labadooda kii munaafaq ahna mar dhaw ayaa la ogaan doonaa.

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaliya turkigy wuxu isleeyahay mbc doorashada dhaafi laakin waxaanu in campaign kaliya lahaya yahay MOE

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida fulaysanaa warbxabashi waxba naga qaadi meyso faas xataa waan iskaga celinkarnaa ee fulaynimada joojiya

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waabaqalad.in.etiopia.iyo.soomaliya.in.ay.bad.istic.mal.ganacsi.iyo.kiro.iyo.xoogba.lagalahadlo.waaqalad.diciifnimo.ah.

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turki hadeey rabaan ineey na hosasiyaan fiqi waa ku kalsoonahay marnaba kama tanaasuli doono hal taako oo dhul ah

  • @user-tt1lt7dn2b
    @user-tt1lt7dn2b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya waa cadowgeena soo jireenka ah hadey faraha Nagaland bixi weyso casher Baan u dhigeynaa

  • @Kitten4you
    @Kitten4you ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer kuwaaso waa Imaarat iyo shiyaadeen kale

  • @fe8445
    @fe8445 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    "Ninka tuhunsan, Soomaali baa tabaryar, Inta aanad dhib wayn kororsan, Aan talo ku siinee, Warhooy Timir laf baa ku jirta."🇸🇴🇸🇴

  • @salahmohamed9476
    @salahmohamed9476 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga waxaad ka hadashay danaha Turkiga,ee waxaa isweydiin leh maxaa ka dhaxeeya Somalia iyo Itobia, waxaa ka sheekeyneysaa wax lagu qoslo,Abi Ahmed waa nin riyoonaaya.

  • @HousseinHousseinmed-u4w
    @HousseinHousseinmed-u4w 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wll wariye dawladaha abiye riixaya waa faransa iyo imaaradka

  • @wilwiil7630
    @wilwiil7630 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu waxan ku talin lahaa in Somaliya aaney ka biqin inay la fariisato Etopia eyna xushmayso
    Walaladeen Turkiya
    Oo abaal weyn nagu leh
    Lkn ay ku adkeysato
    Somaliya in aanan ogoleyn wax aan sharciga caalamiga qabin Afrikan nimo iyo daris nimo ma diidanin
    Lkn horta waa in aan sharciga caalamiga ah isla meel dhignaa
    Intaa ka bacdi
    Somaliya waa in ay miiska keenta gefafka iyo dhibaatada ay nagu heyso ha noqoto
    Gobolka Somalida
    Ee dds iyo dembiyadii
    Ay muqdisho ka geysteen Etopia
    Iyo hada oo ay nin waalan muuse biixi
    Oo ay yaqaanaan isku dayeen inay dhacaan
    Hantidi ummada Somaliyed bad iyo beri xataa Dowlada Somaliya oo idil ma bixin karaan intaas in miiska loo saaro hadii ay ka garaabaan waan aqbaleyna deris ayan nahay Afrikan ayan nahay tanaasul fara badan ayan u ogolaaneynaa
    Mahadsanidin

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somaliya.totali.waa.in.ay.joojisaaba.wadahadal.dambe.oobada.ah.ha.udiyaar.garowdo.siday.udifaacilahayd.wadanka.cvcviidomo.daylac.iyo.badaba.ilaa.somalilad.gacan.waxlagagawabyo.hadiikale.iscuna.idinku

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inta la ogyahay Ethopia dowladda badan baa gadaal kajooga, waxaanse xusi karaa, UAE, FRANCE iyo Israel.
    Dadaalka iyo juhdiga Turkey bixineyso in laxush meeyo waa muhiim, balse Turkey waa inuusan madaxda Soomalida kuqasbin waxaan ucun tameyn oo dhaawacaya wada jirka iyo madax banaanida qarankeena, sidoo kale Turkey waa inuu Abey runta usheegaa kuna qasbo inuu baabi'iyo isla markaana meesha kadaaro wixii loogu yeeray mOU, ee xaaraanta ahaa.

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladaha waweyn ayaga ha tanasulaan dhulkoda oo ha siyaan ama slave ha u wataan etobiyaan Somaali tanasuli meyso dhulkeedii baan soo ceshaneyna

  • @cabdirashiidcaydiid9326
    @cabdirashiidcaydiid9326 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlaha Ethiopia daba taagan waxaa ka mida France, ingriiska, iyo emarat

  • @maxamudhirsi8189
    @maxamudhirsi8189 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turkigu waxaa iiga muuqatah labo Dani kaga wada xiran tahay in uu labadaba ilaashado waayo wax la isku haystaa waa mulkiyad dhinac ah isna uu dhexdhexaad ka noqdo ma u suurageleysaa wakhtigaa sheegi doona

  • @faisalali9739
    @faisalali9739 20 นาทีที่ผ่านมา

    DHULKENA WADAHAL KAMA GALEYNO TURKYE HA ISKA TAGTO

  • @AbdirahmanAbdirahman11
    @AbdirahmanAbdirahman11 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turkish xaguu ujanjeedhaa

  • @Cismaanmaxamuud-dj8jr
    @Cismaanmaxamuud-dj8jr ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya ayaa la dhanayaa dib ufadhiista

  • @YassinFaye
    @YassinFaye ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawladaha dabada kaga jira Aby wa 1- Emirates 2- France ...

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waayo.etiopia.isticmal.ganacsi.marabto.waayo.jabuutibay.dakaderda.ayay.ismaalasay.kufilan.maxay.ugatimid..iswaydii.somaliyow.badbay.rabtaa.ay.yeelato.iyo.badacas.ooy.maamusho

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marnaba lagama yaabo inaan ka tanaasulno hal taako oo dhulkeena iyo badeena ah Ethiopia waxay doonto ha aqriso iyada iyo imaraatka lacag waalaysa siiyaa balse dhul la ismo siiyo hadaan somali nahay cidna dhulkooda marabno balse dhulkeena cidna uma ogolin xataa bad ganacsi ma siinayno Ethiopia maadaaba ay meel uga dhacday sharafta wadankeena

  • @fatumahassan8924
    @fatumahassan8924 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Is ilalisa

  • @IbrahimMohamed-ny6yb
    @IbrahimMohamed-ny6yb ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walal cbdiyow itobiya waxay rataa dulakena iyo badeena lakiin somalia iskadaa dul ayrabtee dul somaliyad iyo dad ayaakumaqan itobiya marka turkigu hadu itobiya jogso dhahana wansodhawaynana hadiikale maslaxada turkiga dhulkeena kubixinmayno

  • @FarhiyoMahamed-1984
    @FarhiyoMahamed-1984 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sikasto oon turkiga u extarameyno kamayeleyno in aan wadankena iyo badena aan cadawgena wax kasino xurbanahay

  • @AbdirahmanAbdirahman11
    @AbdirahmanAbdirahman11 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawlada soomaaliya matanaasulayso

  • @user-bg4kf5kl4j
    @user-bg4kf5kl4j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    in lawada fadhiisto waa qalad sababtoo ah waxa la osku heystaa waa xuduudaha soomaaliya gudaheeda ah

  • @user-cz4zj1bc2y
    @user-cz4zj1bc2y 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itobiye ayaa runta loo sheeigi doonaa somaliya dhulkaaga ka tanaasul ma qabato

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War turkigu. Waxa. U. Rabaa. ETHOIPIA. Soomaliya. Bad. Ka. He's. Diyaar uma. Nihi. Sidaa

  • @abdishakuralisedow2954
    @abdishakuralisedow2954 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Innaba wax kasto turkiga noqabtay kumabadalaneyno bad io biriba

  • @alikaafi3793
    @alikaafi3793 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia ciidankoda wakabaxayan badeynane umasoodhawakaran

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Etiopia.oocir.iyo.dhulbay.kaasoo.weerarijitay.somalow.mawaxaad.rabtaa.inay.babaykaasoo.weerattana.aad.siisan.ismo.og.somaslay

  • @SHAFIIHussein-h8c
    @SHAFIIHussein-h8c 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sacuudiga ayaa soo shitaraya itoobiyanka miyey qarsoontahayba wey isa cadahaye

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turkiya lugaa ulaaban

  • @1956177
    @1956177 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Joogi eeda imaaratka aad marqaati aadan u heyn runtii ayaga ayaa kaa somali jecal

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xalka u ka gaara muxu yahay Ethiopian badna nagu heystaye

  • @fatumahassan8924
    @fatumahassan8924 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc itoobiya waalu bob waa inay soomaliya

  • @Kaltoune
    @Kaltoune 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walagayaba .inlagatageri itobiy .faragalinta

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliya maxaan kaqan isweydii waa in laka celiyaa oromka

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadeey turki wax noo tareen ayagana waa naga faa,deen ma dhaxlkeena ayeey dal kale siinaayaan taasi ma dhaceeyso

  • @mohamedabdi8433
    @mohamedabdi8433 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma waxan ka gorgortameyna badeena? Kulankaas wa gaf weyn oo madax banaanida Soomaliyed. Kulankaas yuusan qabsamin wa hadii Soomaalinimo ay idinku jirto.

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Turkiga abiye inuu gardaran yahay waa atkaa marka dpomsskyiu is leehe smaa dhul iyo bad uga qaadaa abiye cid ksyeeleyso maleh waayo waa cadaw hanjabaya waajib tahay in lagu shahiido abye waa cadaw aan geed ku soo gabsn turki waa inuu joojiyaa uusan noo dabrin itoobiya faraha kala baxaa masar iyo soomaaliyaa ku filan abiye ooyasye.

  • @bashiircismaanyuusuf4823
    @bashiircismaanyuusuf4823 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawladaha riixaysa ithopia waa cadahay waana emarat oo waddamada islaamka cadaw ku ah loona adeegsado dowladeenuna ay u taqaan walaaleheena ah saxibkena kowaad balse waa cadaw loo adeegsado waddamada islaamka ah

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    TURKIGA ABAALKA U INOO GALAY NAGUMA QASBI KARTO IN HANTIDEENA GORGORTAN LA GELIYO. ABIYE AXMED WUXUU KU DOODAY IN BIYO-XIREENKA KU YAALO ITOOBIYA E UUSAN KU OOLIN EGYPT TA, SIDAA DARTEEDNA U KALA HADLI DOONIN WELIGII, SABAB TURKIGA U CADAADINAYAA SOMALIDA?

  • @JadhabeIsmacil
    @JadhabeIsmacil 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladahasi waa israil iyo faransicka

  • @FakerNews
    @FakerNews 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyada was...itoopiya badda ha lasiiyo xaq bey uu leydahay badda

  • @IbrahimMuqtaarSalaad
    @IbrahimMuqtaarSalaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadi aan isku dayo somaliya iyo etoobiya wada hadalka ladonayo iney wada hadlan xalka somaliya etoobiya nin gurigaga kugu heysto maxaa kala hadlee gafuur jibis Lee waaye etoobiya iyo somaliya waxaan turikga danteesi maslaxaadisa ayuu firsana anagana maslaxadeena waa inaa firsan

  • @AminaCali-t2d
    @AminaCali-t2d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidaad noogu weynaysay umaad waramin

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War maxaad ku hadleysaan hawiyow. Ma'baddayada baa ajnnebi go'aan kagaadhaya dufkubaxee.

  • @FakerNews
    @FakerNews 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawiye wax ma mamuulii karo ee darood kursiiga uu baneeya😂

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dawladnimadu hawiye ayeey ka bilaabatay hadana wey ku dhamaaneysaa oo iyaga ayaa wax laga weydiin jiray ilaa hadana waa laga weydiiyaa lkn adigu adduun iyo aakhiro war uma heysid ee daarood haku soo gabanin

    • @FakerNews
      @FakerNews ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@axmedsixteen8509 hawiye damper waye🤣

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan aad ka dhigayso wax macnale meesha mayaalan waa meel baabaday

  • @IbrahimMohamed-tp5fb
    @IbrahimMohamed-tp5fb 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ematadka yshuda gadaal kaagan

  • @yasminomar1209
    @yasminomar1209 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Imaaraat ka wado allaha naga qabto 😂

  • @AbtiUgaas-jx8pu
    @AbtiUgaas-jx8pu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia gor gortan ka geli mayso

  • @mohamedhaybe
    @mohamedhaybe 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xalku waa Somaliland oo ictraaf hesha waxba xaqiiqda ha iska indhatirina

    • @dahiromar1060
      @dahiromar1060 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Reer Sheikh isaaq maxay u jecelyahiin ictraafka, marka ay samaroon, ciise iyo darood ay rabaan midnimad ummada soomaaliya in la,ilaaliyo

  • @isse1325
    @isse1325 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kusoco