Burco oo wayn loogu so dhaweyay xubno ka mid ah Guddida Garxajis ee qabanqaabinaysa shirka beesha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 55

  • @habiburco6402
    @habiburco6402 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah tabarka allah alle ha barkeeyo isha cadowgana haka qabto

  • @saidawad4435
    @saidawad4435 2 ปีที่แล้ว +1

    Garxajis maasha Allah guuleysta
    Dalku gacantiinu ku jiraana
    Dalku gacantiinuu ku jiraana
    Maasha Allah ascnimcob in my

  • @farahabdilahi2947
    @farahabdilahi2947 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa Allaah Burco magaciin ha jiro

  • @djamamohamed9327
    @djamamohamed9327 2 ปีที่แล้ว +1

    Every options is on the table guul guul insha'Allah garxajis weyne !!!!!!!

  • @abdallehassan5626
    @abdallehassan5626 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏

  • @awm221
    @awm221 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ❤

  • @ayaanhussein7716
    @ayaanhussein7716 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah guul Somaliland

  • @farahabdilahi2947
    @farahabdilahi2947 2 ปีที่แล้ว +3

    Cadaaladda iyo Xaqu waa astaanteena Garxajisoow. Illaahayna aynu talo saarano insha Allaah. Waxba inaga xumaan maayaan.

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 ปีที่แล้ว +2

    Dalka ma kaligiinbaa leh
    Isma dhaanto iyo dhasheed

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 2 ปีที่แล้ว

    Gobonimo sharafi waa taa ka naxoow nafda waa kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk ♥️♥️♥️

  • @hassanabib3766
    @hassanabib3766 2 ปีที่แล้ว

    Reer aan ogahay maguire waayo taladu waa Mara aad garato Mara aada garan wayado waxay ahayad inlakala reebo musharaxiinta waxaa hada utaagan 4 musharax 2laban hore ayaa jiray waxay noqadeen 6 musharax marakaa reerku Maku guuri karaa?

  • @nasserpokie
    @nasserpokie 2 ปีที่แล้ว +2

    chief caaqilo waaweyn ilaahbaa weyne ayaa ka muuqda oo Suldaanka guud ah garbihiisa uu ku duulo , oo ah rag mug iyo miisaan alle ku manaystay , Sida Chief caaqil Asker /Chief caaqil martiilaaq/Chief caaqil Jaambiir oo gadaal ka soo socda iyo Chief caaqilkii guud ee burco , mohd daahir ( duriyat suusle) maxaa qamaamuur is aragtay

  • @awm221
    @awm221 2 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏👏👏🌹🌹❤❤🌹🌹🌹💯💯💯

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuse biixi kalsoonida kala laabta Somaliland 60% baad dagantihiin Haduu Dorasho ku qaban waayo 9ka bilood ee komishan isu sheega ah sheegeen,

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว

      muuse kala laabashadiisa iyo taageeridiisu anagay noo taal talana kaagama baahnin ka daaq tag

  • @saynabxiisxiis7248
    @saynabxiisxiis7248 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว

    war hadu wax isla hayo xisbiga wadani may kuba wareejiyaan haba tartamee walidkii la cadaab anigu garani maayo halkaaan ku doortaye ????????????????????????????

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 2 ปีที่แล้ว

      Adeer Waddani maaha sheekadu ee waa SL umada ka dhaxaysa oo lawado helo

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimmmohamud7230 no sens waar dee garxajiis lagama yaqaan lowyacado iyo tukaraq ????? iskadaa somaliland ee anigoo garxajiis ah ma garanayoo meeshaan ku doortay inuu suldaan ii dhoqdo ! Wadanina waan ahaan jiray bari intaanay reer kulmiyee jagooyinkii xusbiga nagawada qaadin haday cabasho wax taraysso. ❤❤❤ Maanta barwaaqaanu wadanaa !!❤❤❤. wwadanina cadagudaa kuday oo ilaa jeel u galay si garxajis ugusoo noqdaan, waar goormaa laga tagay wwarkaa ninkii dorasho doonow garoonga kaalay si cad oo xalaal ah !!!!!!!!!!!

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 2 ปีที่แล้ว

      @@qwertyaserty8404 Riyo yaroo jilicsanbaad haysaa Barwaaqo kulahaa...you are kidding sxb. Barwaaqo saw Gaboose maaha? Adeer wakhti haysaga lumin nin Muuse Shaani been usoo sheegay oo aan hal cod Garxajis ka heli doonin.

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว

      oohinta joojiya mansh allahna dheha waa guurti iyo caadadadeedeh

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimmmohamud7230 we will see !!!!!!! lakin cabaadka jooji oo garoonka kaalay adoo wadani ah oo doorashada ha diidin .....

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 2 ปีที่แล้ว

    Waar Garxajisaw 94kii lacag ayaa laydinku kalajabiyey oo Ina Cigaal idiin adeegsaday maanta Jindagaagayga laaya oo oo dhiigooda caba anoo og in jindagaagayga wskhtigiisii dhamaaday oo cududa Garxsjis maanta isku duubantahay.

  • @issackhaasan6450
    @issackhaasan6450 2 ปีที่แล้ว

    Qabyaaladu ha dhacdo

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 2 ปีที่แล้ว

      Jeegaanta qadhmuuni ha dhacdo

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว

      qabyaaladu ha xoogatsato

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว

      ​@@abdihakimmmohamud7230 jeegani ma jirto ee ha xiiqin awalba jeegaan roob didis ayay ahaydeh

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 2 ปีที่แล้ว

      @@saynabSr war baanad hayn.

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 2 ปีที่แล้ว

      @@saynabSr dar Alaad uhurudaayoo waxba dunida kama ogid.

  • @Daaqirmedia
    @Daaqirmedia 2 ปีที่แล้ว

    wadanka dameer awood aaanu lahayn sheegtay aya laga kicinaya

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว

      aflagaadada jooji dameer dal ma qabsankaro e haduu awood uu dalku qabsado leeyahay dabeerku gabadh yari ma dhaansateen oo qoladii canbaro sheegaysey ah eh

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Garxajisoow haduu Muuse biixi shirkaa faraha lasoo galo ragiina waa inaad gogarado ugu badashaan macawiisaha

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว

      adigu dantaada ka hadal muuse iyo garxajis talo kaagama baahna eh

    • @Yaabkayaabkii
      @Yaabkayaabkii 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

  • @cige12
    @cige12 2 ปีที่แล้ว

    WAA MUNAFAQIIN. XAARAAN CUNAYAALA MAXAA KAMAQAN
    WAXBA WABYAALAD AYAA DIB U CELISAY IYO KALA QAYBINTA

  • @caliaxmed3584
    @caliaxmed3584 2 ปีที่แล้ว

    Burco hamartigalinina Shir qaran dumis, hubi hubi shirka

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 2 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah ,Do or die ,waxa ska celiya ,Bring Back Conel Caare ,Free Abdi malik colodon justice for all , soqac wahaan why no investigetions ,wake up Figth for rigths

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 2 ปีที่แล้ว

    waar nimanyahow garxajis yay u faanayaan waa yaabe

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 2 ปีที่แล้ว

      Waxaanu ufaanaynaa kuwan waddanka loo xoreeyey ee isu bogay ayagoon irbad dhuub gelinkarin ee cadaaladii diiday ee diiday inay isqabtaan.

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว

      ​@@abdihakimmmohamud7230 waxaay u faanayaan ninkii bahdiisu yartahay waa hooyo hooyo

    • @abdihakimmmohamud7230
      @abdihakimmmohamud7230 2 ปีที่แล้ว

      @@saynabSr faan maahee waddan ayaa la badbaadinayaa. Arimo hoose haka hadlin.