Maasha'allaah shuushku ha baxo, shaydaan ha naarmo. Reer Burco waa dad ilmaadeer, abti iyo xidiid wada ah. Waa qoys iswada yaqaana. Colaada shaydaan iyo nin aan naxaynin oo siyaasadu iimaanka ka qaaday ayaa ka dambeeya
Waxaa isku kay qaban wayday shirku siyaasad ma daarrana iyo ereyga kalle ee odhanaya ama dad loo taliyaynu noqon ama dad taliya labadaas erayba ugaaska hadalka qaatay marka ugu horaysa ayay kaso yedheen
waa arinka aan la yaabay waxa uu yidhi shirkani maaha shir siyaasad ku shuqul leh hadana waxa uu yidhi ama waxaynu noqon dad loo taliyo ama somaliland baynu u talin bal waa kane is qabadsii wixii caloosha uu ku hayey ayuu afka ka sheegay kkkkkkkkkk
War zhp meel walba wad taagantahaye shirka miyaad ka naxday wallee inaanay burcana Kala qaybsanaanayn cashuurteedana gebiley lagu dhiseen WA lays fahmay niyaw zhp dadka wixii is ku degaana baa dani ka dhexeysaa hj iyo garxajisna iyagaa jeegaan cusub samaysanaya
@@dahaabdisamed9907 indr sidii durriyada lagu yaqaanay baad u hadashay adigu bal se kaa yare hore wuxuu u hadlay sida hablaha e wad mahadsantahay lipaax adigu waxan ka xanaaqay 60 kii iyo waxan meesha uu keenee

Masha allh....siwacan ayaa loso gaba gaba gabeyey shirka ...SHIR wacanna weye sababto ah dadku Madaxdodun bay eegtaan, markay arkan Salaadintoda oo gacmaha ishaysta oo walaltimo Mujinaya ayey yaguna walalo noqonayan oo ay cuqdada iyo xumanta iska daynayan.❤❤❤👍
Khayr INSHA-ALLAH Tolka Iyo Sukeeye Isku Mid Ah.
Mashallah waa Guul Somaliland iyo Reer Sheekh Isaxaaq. Heshiis lagu badhaadho inshallah.
Zuldaan maxamed zuldaan cabdi qaadir
Alle cimriga haku barakeeyo
Zuldaan
masha alah beelo walaala ah isu daacad noqda khayr insha alah
Mnsha Allah guul shirka alle haka dhigo mid khayr qaba oo wadajirka umada Lagu gudoomiyo aamin
Guul iyo gobanimo insha Allah
Good job👍👏👏
Abti aniga suldan maxamed abdulqaadir aniga oo ah habar awal suldaan iima aha eee suldaanka garxajis ok
Title ku maaha wax la isa siiyo dhaqan bu u leeyahay isagana no ah suldaanka guud dhaqankuna maaha xil la isu dhiibo
Dee wll reer isaaq oo dhan bay saldanada u qaadeen 200 sano kahor maha imka ama ka xumaw ama ku faraxoo
wad ku qasbantay 😎
Waanu badalaynaa odaygan daalay anaga nooma ah
Ader taarikhdu iyada izo qorta
Suladan mxamedna tarikhda xusaysay
War waa shirsiyaasedeed
Idinka har jecllo beryonis
Berawal kuligiin wexa.tihii shaydaan
Ilahayo khyr ka dhigo
Somaliland waxaan ku nacay beelo ayaa shiraya waxay ka shirayaana lama garanayo Bal maxaa u diiday inay horumarka bulshada ka taliyaan
Khayr idiin rajynayaa
massha allh tolkay alle haydin dhawro
Khayre isha Alaaa
Maansha alaah
Shir fiican weeye, oo caqiibo leh.
6:10 monzha Allah sheikhal baladkii alle haka dhigo shirkii taabo gala
Erayada iska hagaaji
Habarjeclo iyo habaryoonis maad tidhaahdid intaad is xiijinaysid aad leedaahy bari iyo buuro
Waaan layaabaa wariyaasha somalida
in AY reer HizHiiYan wan Ku FarxsanahaY lkn ziYazaDa ODaYaazHOw KaDaYa BEeLnimaDa iYO QaBiilka FadLaaN
MustaQBalka HaKu CiYaarina idinka HoGiini Baa MuquudE MalmaHaYga MadOw HanaGa dHigiina 🤗plz
Msha Allah ilaahay hasharfo odayashena
Hore u socda
Waxaa isku kay qaban wayday shirku siyaasad ma daarrana iyo ereyga kalle ee odhanaya ama dad loo taliyaynu noqon ama dad taliya labadaas erayba ugaaska hadalka qaatay marka ugu horaysa ayay kaso yedheen
Waa dhaqan Gunimo leh Ninka haduu Gunimoku Barbaaro Garaad Gobeed ma yeesho. kuye waxa haka Hadlina.KKKKK
waa arinka aan la yaabay waxa uu yidhi shirkani maaha shir siyaasad ku shuqul leh hadana waxa uu yidhi ama waxaynu noqon dad loo taliyo ama somaliland baynu u talin bal waa kane is qabadsii wixii caloosha uu ku hayey ayuu afka ka sheegay kkkkkkkkkk
Xabusho waxaytidhi hanawalina hadhwba.coka ledinkaibsadona ragii.idinkadhaqalha badna
Labadan reerood cidina iskama xigto iyagaa dadka isugu dhow maamulkooda ha wadaan
Cadow bay nu leenahay kalmadaa meesha ma qabto,dad isku duuban cina yeeli mayso Allaah mooyee.
Qaayr baa allaah kadhigi
Garxajis codkala intudedayayo ma midway kisi
Beelahani wax dan ah oo somaliland u ah kama hadlayaan
Pakistani ayaa ku Jira oo afka dhameeyay ma habar jeclo ayuu ku biiray
Talo xumanted labadda reer ayaay isuguu timii waa runti markii #muuse madaxwaayne lagaa dhigay ayay Burco khaldantay lkn waax walba dib ayaa lagaa hagajiiyaa hadii la rabo in somaliland warto oo si jirto waa in Burco ninka madaxwaynaha lagaa dhigayo ee somaliland meesha ka qada hoosta ka xariiqa
Garxajis maxuu isu wareerinayey oolabuuqayey codi Farah badnaa eehabarjeclo ayuu waxaan kawasaya ee barings uguwaynaa labadal hore umuudhigan isagaa isaaq odhan marba cidkale karaaca shisheeye Aramco habaryoonis kagaquuso viva joogaa isaaq somali oodhan data kuwacadawga somaliland Utah eekoonfurjooga jegaan way kawareereen Wales ciyaar kuma kala aragto jelani qaramada somaliland bay gamaha isu qabsaday oodarbe adag oo dalka difaacay noqdee
ANIGU WAXAN IDINKU BIIRIN LAHAA SHIRKA HA LAGU RAAGO YAAAN LA DEGDEGIN QODAX KADTA IYO CABASHO KASTA DHAMEEYA HALAYDIN MAHADIYO TALOOYIN BADANA WAAN HAYAA
ANIGA WAXAN AHAY ISKA DHAL ILA SOO XIDHIIDHA 447830832734
WAXA LAGA YAABAA INAAN TALDII JIID QALQALE HAYEE IDHAGAYSTA
SHIRKII ICTISAAMKA HJ IYO ICTISAAMKA HY EE BURCO.WALEE INAYDAAN
SOMALILAND TII LIXDANKII DIB UGA DHACAYN.
War zhp meel walba wad taagantahaye shirka miyaad ka naxday wallee inaanay burcana Kala qaybsanaanayn cashuurteedana gebiley lagu dhiseen WA lays fahmay niyaw zhp dadka wixii is ku degaana baa dani ka dhexeysaa hj iyo garxajisna iyagaa jeegaan cusub samaysanaya
@@nintegayootalaabsaday4589
ADIGU GOORMAAD CILAAJKII KA SOO BAXSATAY?
@@Banuhashim237 hhhhhh waxaa haysku kabayn niyaw nin weynoo madhan bad tahay oo ka xun horumarka walaalihiiye MA xasiidaa wax ku dhintay niyaw hhh
@@nintegayootalaabsaday4589 waa burco mid ahaato cid ksta way faraxaysaa sxp gabileyna labadan beelod waa walalahod ee walal cashuurta burco gabiley laguma dhiso ee so hubso gabiley dagmoyinka ilaha dhaqale leh bay ju jirtaa garxajis iyo h jecelo gabiley waa ilamaderadod sxp bahasha hoos inoga dhig duriyadi sheekha ayun ba dagan gabiley iyo burco duriyada o mid ah ban ka jecelnahe
@@dahaabdisamed9907 indr sidii durriyada lagu yaqaanay baad u hadashay adigu bal se kaa yare hore wuxuu u hadlay sida hablaha e wad mahadsantahay lipaax adigu waxan ka xanaaqay 60 kii iyo waxan meesha uu keenee
Garxajis o gata.hosdhigit cod silosiyo jegato sidaa.komababaso
Waar wareegto cusup hala soosaaro mam nuucaysa shir peeladkayada pilaa faaiidada
Guul iyo gubanimo.
dhaartii dooxa kaqaata danbe inaga ilaaliya tolkoow 😆 kalsooni in mardanbe lahelo way adkaanaysa
dee anana wanu idinkaso hagaagayna
Suldaaanka guud Ee Beelaha Somaalilaand Suldaan maxamed Suldaan Cabdiqadir Waaruntii Siyaasad hadaanu shirku ahyn maxaa lga soodonay meesha😎
👎👎
OKkfkkooo
Somaliland lawada leeyahay#
Burco ha noolaato
Run ha laga sheego u jeedada rasmiga ee ka danbaysa shirka ( mididadyaha laygu qalayo manaa lay qarshaa)
Waar.nimanyahow.kuwan.maxaa.lagala.shirayaa..isma.ogaan.
Caqliga habar yoonis baa sidaas ah...waxay doonanayaan in habar jeclo u codayso????
Niyow yaa ku dhalay. Miyaana wax loogu sheegin