GABDHAHA TEAM27 DOOQOODA QOF AY KU ADKEEYEEN hhhh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @deganahmedali
    @deganahmedali หลายเดือนก่อน +198

    Yes caawa amiiradeena ayaa ku jirta habenkay ku jirto amiira waan dawaan karaa❤

    • @XADEPRODUCTION
      @XADEPRODUCTION หลายเดือนก่อน +2

      Chanelka iisoo subscribe garee wll adigoo mahadsan

    • @IlwaadDaahir-vl1xq
      @IlwaadDaahir-vl1xq หลายเดือนก่อน +4

      Amiira iyo koko sunds ani markas wan dawn kara

    • @ZeynabZhakuurZhire
      @ZeynabZhakuurZhire หลายเดือนก่อน

      @@IlwaadDaahir-vl1xq same

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 หลายเดือนก่อน +279

    Koko iyo kiki tabardaro maa lagu akry waala dardarooyaaye 😂😂😂

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂😂

    • @sundusnuur9794
      @sundusnuur9794 หลายเดือนก่อน +4

      Ma ila aragty

    • @degan8661
      @degan8661 หลายเดือนก่อน +2

      Team gabdhao badn cusup aya ku so piiry sidaa weeyi isfahan laantu lku timid

    • @user-dy8in6ok6o
      @user-dy8in6ok6o หลายเดือนก่อน +4

      Kiki see gebedha ufirisy kuqoslay😂😂

    • @saynabkulmiye8031
      @saynabkulmiye8031 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-wu9co6wj9p😂😂😂😂😂😂

  • @MustafeAxmedxayd
    @MustafeAxmedxayd หลายเดือนก่อน +254

    Majiro qof kusaliyey nabiga zcw 😭😢

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 หลายเดือนก่อน +276

    Caawa Wad Seexaneysaa Ma ogid in aad soo
    kici doontid ee ku Sali Nabigeena Muxamed scw

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 หลายเดือนก่อน +224

    Awi dadka jaceyl ❤Rasulka Mohamed scw scw scw ❤ Cawo wa jimco igu saliya nabiga scw scw scw

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc หลายเดือนก่อน +6

      SALLALAAHU CALAYHI WA SALLAM 💚🥀💛🌹💛💚💚

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc หลายเดือนก่อน +3

      Wll SALLIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @mahamudjeylaniyare4064
      @mahamudjeylaniyare4064 หลายเดือนก่อน +5

      @@MaxamuudCabdi-su5xc insha Allah bro maxad sanid

    • @xiiranechanel9856
      @xiiranechanel9856 หลายเดือนก่อน +2

      Reer xamarkii miyey bilaabeen

    • @xiiranechanel9856
      @xiiranechanel9856 หลายเดือนก่อน +2

      Yarta layidhaa kiki afcad reer somaliland casaankay u tabatee bal youtube ha furate waar kala laabta followga

  • @Samiaahmedp-3
    @Samiaahmedp-3 หลายเดือนก่อน +147

    Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi maxamed❤❤❤ scw

    • @libanabdiwali8524
      @libanabdiwali8524 หลายเดือนก่อน +1

      Scwscwscw ❤❤

    • @user-tn6ek3yl7v
      @user-tn6ek3yl7v หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤️ scw scw scw scw scw scw ❤️ scw scw scw scw scw scw scw

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +318

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🫶🏻🫵

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน +7

      İmika samiya miya

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc หลายเดือนก่อน +4

      SALLALAAHU CALAYHI WA SALLAM 💚🥀💛🌹💛💚💚

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc หลายเดือนก่อน +2

      Wll SALLIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน

      @@MaxamuudCabdi-su5xc haaa walaahi ee adna markaad qorayso walaalo iyo please soo dhamaystir 🤗🤗

    • @Doodaye
      @Doodaye หลายเดือนก่อน +1

      Scw

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 หลายเดือนก่อน +152

    Samia sidey youtuber u noqte double energy bey la so baxde samia ahmed isn't easy❤😂😂

    • @AhmedRahmo-vd7yi
      @AhmedRahmo-vd7yi หลายเดือนก่อน

      Maaragte horto 😂😂😂

    • @qadroomar4143
      @qadroomar4143 หลายเดือนก่อน +3

      Wa aragty walh wee hagar baxoosaa

    • @haniisthebest6157
      @haniisthebest6157 หลายเดือนก่อน +2

      Teamkana si fican isku dhex galen isfahmen

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t หลายเดือนก่อน +3

      Isn't easy somalida ma amaan bay moden horta😂

    • @Eragatoo
      @Eragatoo หลายเดือนก่อน +1

      Soo mha 😂❤

  • @user-in4wm5fg4v
    @user-in4wm5fg4v หลายเดือนก่อน +176

    inta hore sundus ka raadise waa ni salaame😢

    • @safa_mohmet
      @safa_mohmet หลายเดือนก่อน +4

      Walhi wan naxay markuu team 27 dhahy Sundus ayaan Ka radiyay mise kumaba jirto 😢sundusten❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-jg2yu4ys8j
      @user-jg2yu4ys8j หลายเดือนก่อน +2

      Ma a tabin

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 หลายเดือนก่อน

      Waka qaade waa yabanahe malmahan😅 asad wuxu ku heesto sundustena

    • @Hamtha-xo4ux
      @Hamtha-xo4ux หลายเดือนก่อน

      Qadan😭💕

    • @AnfacDahir-zj3ec
      @AnfacDahir-zj3ec หลายเดือนก่อน

      Waa kaqadanay😢😢😢😢

  • @user-ki2cl1ox3e
    @user-ki2cl1ox3e หลายเดือนก่อน +161

    Amarka ilaahay meel Amiira Ay joogta maba ka maqnaan kari ❤we love you Amiirayyyy 😍 Asadaw Amiira kugu ognahay noo ilaali walalnimo❤😊

    • @Amiira603
      @Amiira603 หลายเดือนก่อน +11

      Me tooo amiiradeena❤❤❤❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 หลายเดือนก่อน +136

    Team amira qurux one like 😊

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow หลายเดือนก่อน +83

    Adunka masomarin qof kawanagsan nabigen scw❤❤

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli หลายเดือนก่อน +150

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน +87

    Kiiikiii yaaa ila qoslay cagaf cagaf aa dulmartay lkn xuman igama ahan😂❤

    • @izabeella0232
      @izabeella0232 หลายเดือนก่อน

      Saàaaa waxba helay😂😂😂😂😂

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน

      @@izabeella0232 wax yar maaha wax weyn aakadhacday meeshan😂😂

    • @jinnaanabdullahi4101
      @jinnaanabdullahi4101 หลายเดือนก่อน

      Labo mare jug sise ayadana wey arsate fiiri😂😂

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน

      @@jinnaanabdullahi4101 😂😂😂😂 waan fiiriyay

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน +78

    Koko walhi sabar badan ee leedhay wlhi

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 หลายเดือนก่อน +1

      Soma ahan horay baa dhowr jeer lo sii qate😂😂

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน

      @@ikraam_72 haa wlhi hadana wey aamusantay kiikii markiiba in dhahay ku gubtay wey kaleexatay kokone الله اعلم 😂👀👀

    • @Notreally10192
      @Notreally10192 หลายเดือนก่อน +6

      Sabr noocee wlhi somali waa dad qosol miran mexey sameysa oo sabr kuleedhaay
      Nolol yeelo waxyahay aan aqliga lahayn

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 หลายเดือนก่อน +12

      @@Notreally10192 naa fuded badnida gabadha nalka la yiraah ba dhoor jeer garabked ku qaade waxna ma dhihin hadeyn dulqad lahyn sida Kiki bey hadli lahyd😳

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน

      @@Notreally10192 oo maxaa kaa galay wey dhimatay maalagu dhahay mise sabar baa nad lahayn bilaa camalyey camal raadso bilaa dhaqanyeee

  • @abdulkadirhaji6725
    @abdulkadirhaji6725 หลายเดือนก่อน +97

    Gabadha jalbaab madowga wadato oo kale mey iska noqdaan hablahaan dharka ku dhagan wata.
    Tan kale xishoodka iyo akhlaaqda ka muuqata gabadhaas Rabbi ha’u siyaadiyo, aad bey ii soo jiidatay sida marki barnaamijka dhammaaday ee heesta leysla jiibinayay ay uga baxday safka👏👌
    Allaha ku barakeeyo walaashey, weligaana sidaas u dhowrsanow insha’Allah

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p หลายเดือนก่อน +1

      Marwo waaye

    • @Dr.Muhiyidin
      @Dr.Muhiyidin หลายเดือนก่อน +1

      @@abdulkadirhaji6725 marwo waye wllo gabdh somaliyed oo an marwo ahyn oo sidas uxijabin majirto madhahayi lkn runta rabi aa nagu jecelee wallow boqolki 90% xijab maxertan way iska cadahay

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 หลายเดือนก่อน

      @@user-wu9co6wj9pmarwo maahn waa inan gbdhn

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Dr.Muhiyidin mxa kawada gabar somaliyed o marwo ahayn o saas u xijaban malaha? Anaa marwo ahayn waligay ne xijab waxan ahayn ma xiran ano somalia na jogin

    • @Kajol833
      @Kajol833 หลายเดือนก่อน +1

      @@Intisarcreateswax marwo ah majirtomeshan wayo nin madooran lahen hadi laqawo ❤

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 หลายเดือนก่อน +22

    Kiki io koko setihiin xaga feeraha waa ladanyihiin maahoo 😂😂

    • @munakaliif7667
      @munakaliif7667 หลายเดือนก่อน

      Wlhi aniga xita waan ka naxay sidey wax yeahay gabadha feraha ayey ka diahay gabdhaha wah iney cafimad qaban rajena😂😂😂😂

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya หลายเดือนก่อน +75

    2:08 Asad dhib badana wuxuu usaaray day Nacala Abaha kuyal kulha😂😂😂😂😂

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 หลายเดือนก่อน +5

      Mamaqlin kwrn commentigaga markan arkey dib usoo fiiriyey😂😂

    • @user-tk9wf9je4e
      @user-tk9wf9je4e หลายเดือนก่อน +2

      Wlhi markii hore marakin lkn marka commntigag arky ku noqday😂😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q หลายเดือนก่อน +1

      Adaaba ituseee😂😂

    • @khadracabdulahi6574
      @khadracabdulahi6574 หลายเดือนก่อน +2

      Hhhh ma ila arkty😅

    • @amranhajji
      @amranhajji หลายเดือนก่อน +1

      ASAD AMUSIIBO weeye 😂 san u qoslayay wan oyay

  • @user-bf2ru3eq5i
    @user-bf2ru3eq5i หลายเดือนก่อน +50

    Wllhi caawa koko jug ku mqn bisinkoooooooy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊

    • @saynabkulmiye8031
      @saynabkulmiye8031 หลายเดือนก่อน

      Haaa and the original resolution was passed in the original resolution was a yan and the original resolution was passed in the UK and the US government is currently not allowed in 😂😂😂😂a I HAVE a nd and the original resolution was passed in the original resolution was passed in the original packaging for a yatahay and the original resolution was a yan 😂❤saw is currently stuff yyyyy😂qAahhee

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan หลายเดือนก่อน +99

    Gawadhaan dharka buluka io cadaanka wadato dadka xoog Mey ugu faanoosaa😂

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂 ma ila aragty

    • @user-kf7my4qs7m
      @user-kf7my4qs7m หลายเดือนก่อน

      Wan yaabey 😂

    • @Sihaam3457
      @Sihaam3457 หลายเดือนก่อน +1

      Waa ilhysaa koleyy reer tiktok il thy umaleynaa😂😂

    • @Liiiiyaan
      @Liiiiyaan หลายเดือนก่อน

      @@Sihaam3457 haa🤣

    • @Cadarmaxamed58
      @Cadarmaxamed58 หลายเดือนก่อน +1

      Waan kayaabay😂😂

  • @jawaahirhassan4290
    @jawaahirhassan4290 หลายเดือนก่อน +20

    Caawa waa jimco ku sali Nabbigen muxamed scw 😢😢

  • @Sagalcabdi1234
    @Sagalcabdi1234 หลายเดือนก่อน +118

    Asad abowe sundus so qabo plz inta igu racsan sundustena😢😢😢

    • @bushraindhadeeqa212
      @bushraindhadeeqa212 หลายเดือนก่อน +7

      Waa run sundus muxuu ugu soo dari wayey iyada shida mesha

    • @aminaabdi2088
      @aminaabdi2088 หลายเดือนก่อน +7

      Amay mashquul tahay o guri radiyow kumashqulsantahay

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 หลายเดือนก่อน +3

      Waxa laga yaaba inay mashquulsan tahay mar hore ayaa ugu danbeysay inay timaado guriga asad

    • @NajuuAhmed-qd3yq
      @NajuuAhmed-qd3yq หลายเดือนก่อน +1

      Horta maxad uqabtiin game ka rashin la qeybinayo😂gabadhas wllshedby magalada ku warejineysa studio gana may iman asad mxu uqabab Kara 😂

  • @Mumtaazyyyy
    @Mumtaazyyyy หลายเดือนก่อน +41

    Wllhi saan usugaye xataa video hore aan dawaday baan iska ceshanayaa😂❤wllhi saan u jecelahy asad❤❤❤

  • @Nuradin11
    @Nuradin11 หลายเดือนก่อน +50

    Asadaw macalinkeni muqdusho ayu qabtey😢 so celi macalinka macalinka inti tagersaned one like🎉

    • @NajuuAhmed-qd3yq
      @NajuuAhmed-qd3yq หลายเดือนก่อน +2

      Dantiisa qofka wade ma asadba dhalay 😂

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t หลายเดือนก่อน +72

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

    • @user-er4cv2bm3z
      @user-er4cv2bm3z หลายเดือนก่อน

      Kingceyda❤❤❤

    • @user-si3ff3ek8m
      @user-si3ff3ek8m 24 วันที่ผ่านมา

      WaaguTaageeraa cumber wll waaye❤❤

  • @sicidoomarabdi2152
    @sicidoomarabdi2152 หลายเดือนก่อน +30

    Amiira iyo koko hadee meesha ku jiraan i liked

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 หลายเดือนก่อน +27

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢

  • @niciimaMustafe-by7fp
    @niciimaMustafe-by7fp หลายเดือนก่อน +39

    Mhdznid asad sidaad.hdlkyga u tixgalisay amiirana muqal ula zoo duupty Mar kasta wada jogina wn jeclhye Mar walpa lazo duup❤

  • @RamlaAli-ti1bm
    @RamlaAli-ti1bm หลายเดือนก่อน +45

    Amira koko kiikii ciyaal xamar waa shaxda fahma😂😂

    • @Notreally10192
      @Notreally10192 หลายเดือนก่อน

      Waa lawasaa oromo
      Sidii hore matihin
      Awoodnah malihidin oo cuqdad been ah baad qabtiin soomali wey aragtay
      Qofkasto hada wuuu idin cayaya 😂😂😂😂😂😂😂😂Haha

    • @RamlaAli-ti1bm
      @RamlaAli-ti1bm หลายเดือนก่อน

      @@Notreally10192 wll yaa oromo ah marka?

    • @Fatiti94
      @Fatiti94 หลายเดือนก่อน

      @@Notreally10192ilahy cuqdada hano siyaadiyo ban si lenahy kwrn mxd naga badali kartan 😂😂

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 หลายเดือนก่อน

      @@Notreally10192yana caayo😂😂 oo ehen hargeysa cuqdadeysan😂😂 500 qof xita ma dhantin😂 mxa dhipato no geysan kartid somalida kle na jeceyl

  • @CabdikarimCumar-nv9fu
    @CabdikarimCumar-nv9fu หลายเดือนก่อน +37

    SaaMia Fans and KoKo fans 🥰👍
    all the best is muujiya🤩🥰❤❤❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 หลายเดือนก่อน +44

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤍

  • @user-ns4wz5qk5m
    @user-ns4wz5qk5m หลายเดือนก่อน +13

    Samia and koko fans all the best ismuujiya gaes ❤❤❤

  • @SamatarMahamoud09
    @SamatarMahamoud09 หลายเดือนก่อน +14

    The best person who has ever been the most knowledgeable and brilliant of all that Allah has created is Prophet Muhammad scw ❤❤❤

    • @CabdiRaxman-pj4xf
      @CabdiRaxman-pj4xf หลายเดือนก่อน

      Somali maad intaa kuso qortid wll

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan หลายเดือนก่อน +33

    Team amiiro love you xppiyaal 😂❤

    • @Safiya-c9o
      @Safiya-c9o หลายเดือนก่อน +2

      Sdkle xppti naxaris bdney

    • @AmiiraFans
      @AmiiraFans หลายเดือนก่อน +2

      Sido kale qaali❤😊

    • @sihamahmed5632
      @sihamahmed5632 หลายเดือนก่อน +2

      Love you xppti🫶

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds หลายเดือนก่อน +7

    Koko bulle iyo saaxib teyd. Amiiro qurux iyo samiya. . Only legend. Inta kale waaa ciyaal uun😂😂😂

  • @Faatmaa.1m
    @Faatmaa.1m หลายเดือนก่อน +35

    Koko caawa jug ku maqan wax nool aa hormreysey boomblo cml noqte😂

    • @nimcosandhere5937
      @nimcosandhere5937 หลายเดือนก่อน +4

      Haa nagta buuran Maxa daray horta bisinka 😂

    • @Faatmaa.1m
      @Faatmaa.1m หลายเดือนก่อน +3

      @@nimcosandhere5937 koko markii jag lasiiyabo wan naxaa 😂😭

    • @Mumtaz738
      @Mumtaz738 หลายเดือนก่อน +2

      Asad sidii emotion loo arko zoom usoo dhahaaaaa koko lkn nalak saan mxaa feeraha maa ugu faaanoosaaa😮😮😂😂 only joke peace and love 😅

  • @Amiira603
    @Amiira603 หลายเดือนก่อน +32

    Amiiradeyda caawa joogta❤❤❤🎉

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale หลายเดือนก่อน +1

      Amiiro hey ba jogta waa ladawan karaa

  • @user-bv6dv7vw9b
    @user-bv6dv7vw9b หลายเดือนก่อน +19

    abti asad naagtaan ween gabdhahway dishay😂😂😂

    • @nuuraaadan
      @nuuraaadan หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂ma ila argty xoogby ugu fanaysa mala

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน +41

    Hoogey gabarta maxaa ka qaldan dadkiiba wey dulmarte😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q หลายเดือนก่อน +1

      😂😂

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน +3

      @@Sacdiya-s7q yaabka yaabkiisa yaab waaye waxan layaabana yaab waayey😂😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q หลายเดือนก่อน +1

      @@ShahadSaad-lh4fs Ana waa kula yaabanahy😂😂

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs หลายเดือนก่อน

      @@Sacdiya-s7q iyaguna wey iga yaaban yihiin 😂😂

  • @KowserMaxamad
    @KowserMaxamad หลายเดือนก่อน +15

    Amiira darteeda aa caawa u i maaday 😂❤

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn หลายเดือนก่อน +23

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻😭🙏🏻

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r หลายเดือนก่อน +29

    Koko shaxdeda waa fahmay amiiro ka hor marta si loo dhaho wayku dayataa😂amiiro is not easy wlahi meel walba qurux naagaha ku ciishay😂❤❤❤

    • @user-yz4nx7kg5p
      @user-yz4nx7kg5p หลายเดือนก่อน +16

      naaguhu kooko ku sasan yhiim ma Aqan 😂🎉😊

    • @Simran1-12
      @Simran1-12 หลายเดือนก่อน +5

      Ilamayahay caruurtaa waxaa tahy 7+7 lá sheegaayo ee dadkaan ayagaa is fahansan ee ka dhaxbax anaga Markee islã jogaan saa u Faraxno adna qof lee cayneysaa uff 😢

    • @aminaabdisamad129
      @aminaabdisamad129 หลายเดือนก่อน +3

      Warya Alla yaqan malaha dad waweyn san uma hadlane carur telephone lodhibay waye mida kale gamekano kale waligedba Amira gadal mari jirtay koko sohoreyni jirtay

    • @Fattidiamond
      @Fattidiamond หลายเดือนก่อน

      Waa yabahy wllhi midaa aragtaba koko waa sn ee kuhysaa😂​@@user-yz4nx7kg5p

    • @Fattidiamond
      @Fattidiamond หลายเดือนก่อน

      Adeer qofksta saga meshu rabo istagy cidna lama khasabin. Gabadha mashquulka kadaa koko io amiiro waa labo scp afigana iska kaadhow. 2 mid Kuma taqaan mxaa mid ucayin mid u aamamin.

  • @user-hi1nn6to3h
    @user-hi1nn6to3h หลายเดือนก่อน +7

    Amiiro qurux duukh kuma dheeline wxe isledaheey kawser be ku dayaaytey yaan la odhaan😂😂😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah หลายเดือนก่อน +5

      Haa wlh isma ip markey no dhahda ka boodey😂

    • @Pretty-s7r
      @Pretty-s7r หลายเดือนก่อน +2

      Coz wxay og thy team bidaarey inay soo cayayaan ileen waa 7+7

    • @user-hi1nn6to3h
      @user-hi1nn6to3h หลายเดือนก่อน +4

      @@Pretty-s7r commenti Lee hadeeba ka xanqeeyso iyadaa dhimin dhimin ah

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Pretty-s7riyada iyo adigaba jijo isma dhamtan ciyalka comment ka cabdsiyey idinkana dhaqin tihin team koko maskaxdey idinka galeen

    • @drsanuush
      @drsanuush หลายเดือนก่อน +1

      Ma awal bay fikir lhyd wxuu qof dhaho lee ku raaci jirtye waliged lma arkin iydo fikirkeda ku socoto mrkuu qof wax doorto le dhahda haa anba wlhi saasa dhihi raby waa leys yaqana meshan adeer😂

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan หลายเดือนก่อน +21

    Team walbah meshan ma jogtan xppiyaal 😂❤

  • @SalluAlannabiyy
    @SalluAlannabiyy หลายเดือนก่อน +10

    Jimco wanaagsan❤جمعة مباركة❤صلوا على النبي❤

  • @HamzaAli-lf1yb
    @HamzaAli-lf1yb หลายเดือนก่อน +4

    Koko gabdha aan ugu taageeyro team27 weye aad u jeclahy as sister. Very smart, funny, social and beautiful

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 หลายเดือนก่อน +20

    2:09 😂😂😂😂😂😂asad manaxyo codkuu sarey😅😅😅

  • @Amiira603
    @Amiira603 หลายเดือนก่อน +13

    Koko amiiro wxay uga hormarta mar walba wxay istiraahda hala dhaho koko bay ku daysanysaa😂😂😂amiiro is not easy❤❤

    • @HamdaRashiid
      @HamdaRashiid หลายเดือนก่อน +4

      Ma ila argtey intazey rabataa😂

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf หลายเดือนก่อน +5

      Dhilo koko wey idin ciishey doqonimada meesha kla tag naag aqoonteda iyo caqligeda meel ku Marta weye ciyal ba thy seexo

    • @Kajol833
      @Kajol833 หลายเดือนก่อน +1

      @@FatimaYar-sh3pf7+7dad idin aqon darted ucaaytama wah 😂😂😂

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf หลายเดือนก่อน

      @@Kajol833 yan cayey dhilayey sasan

    • @drsanuush
      @drsanuush หลายเดือนก่อน +1

      Yaa xoog ku geeyey meesha iyadu ms ilmaa mar wlba koko way ka horysa game wlbna saasa loo ciyaara asadna wata gameka qof walba qofa ka danbeya mxaa koko bas idin tusay caadi ugu waalaten gbdhan ilahy baa ka sareysiyey dhan walba ma ooynesin mrka wayna ku dayataa ma been baa amira fikir mba lhn cayda iyo marky game la dhelyan xita wxu cayda doorto doorane game ksta qof wxu dhaho lee dhahdaa ani xitaa saasa dhihi raby adeer meshan qof wlba wxuu yhy wla ogyhy calaacalka ha iska dhmyn

  • @Anzal-zy2dq
    @Anzal-zy2dq หลายเดือนก่อน +20

    Aamiin yare
    Maxamed maame
    Ali zaki
    Safwaan halac. waa idin jeclahay inamadayadii🩸❤❤🫶🩸😘

    • @Anzal-zy2dq
      @Anzal-zy2dq หลายเดือนก่อน

      Ali zaki meesha usoo galay waslhi ali qaran❤❤❤😂

    • @raxmajamacmaxamuud3567
      @raxmajamacmaxamuud3567 หลายเดือนก่อน +4

      Me tooo wan jeclahy lkin maxay isla qalqaloocinayan markay dorananyan a suale cid ba ku tiidhi qasab ku darota siba samiyada 😂😂 u firso samaroon bila faiido waxiiid😂😂 iyo nagta kikiiiii

    • @raxmajamacmaxamuud3567
      @raxmajamacmaxamuud3567 หลายเดือนก่อน +2

      Si baay iksu wada jaajaabinayan nagu ila samiyada baqdin aaay isaaq ka baqayan ayeyey u dorteen isaaq is not easy wllhi i love you ❤ isaaaq

    • @Anzal-zy2dq
      @Anzal-zy2dq หลายเดือนก่อน +1

      ​@@raxmajamacmaxamuud3567 ta xune shaadhka cad baa lay diiday ayada fuusha xun say is leedahay eeg bal ma yaqaaniin baa ka horaysa inamadayadu 😂

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 หลายเดือนก่อน

      Isaaq hadey ka baqayaan maxamed amiin mey diideen ee beenta nafta kadaa​@@raxmajamacmaxamuud3567

  • @nadiiramahamed7650
    @nadiiramahamed7650 หลายเดือนก่อน +26

    Sundus ayaanLe aaway😫

  • @Hamdazaid
    @Hamdazaid หลายเดือนก่อน +19

    Abwe asadoow waxan kuriyooday adigo lugahaaga kusoconaya sidu alle iila ogyahay in.allh one day lugahaaga waad kusoconaysa😢

    • @najkaofficial5007
      @najkaofficial5007 หลายเดือนก่อน

      Alle how rumeeyo waan soomanhy anigaba waanku riyooday walhi

  • @Hassanmohamednortifow
    @Hassanmohamednortifow หลายเดือนก่อน +13

    Wll asad awi ceyda amira iyo koko iyo cumir iyo armhiina tem kihori soqabow kabtan

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 หลายเดือนก่อน +26

    Nalka gabadhihii waad leysey maxa hore ugu sii qadata😂😂

  • @fartuunfantastic5455
    @fartuunfantastic5455 หลายเดือนก่อน +8

    Asad hajio walal ku dayasho mudan taagerayashiisa oo idilna ay jecel yihiin in mar uun la kulmaan ❤😂❤❤keep going aboowe

  • @MahadCadee
    @MahadCadee หลายเดือนก่อน +37

    Dadka saliga nabiga like kuradsiga
    Yaa ila nacey

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 หลายเดือนก่อน +18

    Asad plz khaladaaka videogii cadnaan iyo canab soo geli🎉

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 หลายเดือนก่อน +30

    Ku saliya ❤️ Nabi Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @Subayda-v5x
    @Subayda-v5x หลายเดือนก่อน +15

    Meesha amiin yare iyo mame la diiday oo ashraf la wato ban yapana 😢

    • @maryamoxaashi5877
      @maryamoxaashi5877 หลายเดือนก่อน +2

      Ciyal xamarnimo❤

    • @HamzaAli-lf1yb
      @HamzaAli-lf1yb หลายเดือนก่อน

      Maxaa lagu falayaa ninkii yidhi malihin cadoow Xamar kadaran amba ma doorteen

    • @abdulqanicismaanibrahim2279
      @abdulqanicismaanibrahim2279 หลายเดือนก่อน

      ​@@HamzaAli-lf1ybhadaan ku leeyahay ma lihin cadaw camar ka daran😊

    • @drsanuush
      @drsanuush หลายเดือนก่อน

      @@suhaibdekma adaa qaniis ka dhigy hdu yhy xita waa rer xamar ksn yiri cadow xamar ka daran malihin asa ka xiga

    • @HamzaAli-lf1yb
      @HamzaAli-lf1yb หลายเดือนก่อน

      @@suhaibdek horaaa loo yidhi qofka wuxuu isagu yahy ayuu dadka ula hormaraa adigaa malaha firac uleh kula yaabi maayo abaarso family. Shit

  • @user-wb9lf5vh5e
    @user-wb9lf5vh5e หลายเดือนก่อน +24

    Asadow cawa amiira waka hyaa❤❤

  • @Khedirmed
    @Khedirmed หลายเดือนก่อน +18

    Anoo dawan video asad ah habeenki mapa seexan karoh balwad camal ii noqday wllhi

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r หลายเดือนก่อน +11

    Amiira qurux bdan is not easy❤😊❤

  • @IfrahAli-nu2cq
    @IfrahAli-nu2cq หลายเดือนก่อน +4

    Dooq majire samia qabiil ahan bey wadaa adnan model wxy udiiden 😂

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh2593 หลายเดือนก่อน +35

    Sundus aaway sundus meel ku jirin nuur malaha

  • @AyanAden-kl5yv
    @AyanAden-kl5yv หลายเดือนก่อน +2

    M.a koko way dulqada badantahay 3 mar ayaa lagu dhacay waxa mayasan dhihin balse kiki halmara ayaa lagu dhacay wayna is ka cilisay m.a walasheen koko ❤❤❤❤

  • @Gurey12
    @Gurey12 หลายเดือนก่อน +22

    40 ducadooda wa la aqbala iso duceeya muraad leeyahay

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah หลายเดือนก่อน +7

    Kiki naag adag wlh wan tageera waa geesiyad hadal cad❤❤❤

  • @Salmonella12
    @Salmonella12 หลายเดือนก่อน +10

    Marba haday amiirradeyda kujirto❤️‍🩹😭

  • @SabaaxMaxamed-jb9oe
    @SabaaxMaxamed-jb9oe หลายเดือนก่อน +28

    Waa fahmay dadbadan bayciilen reersoomaliland ❤

    • @Notreally10192
      @Notreally10192 หลายเดือนก่อน +1

      Walahi waxaas ciil lamadaho oo somali wey ogaatay qalbi xaarka tihiin
      Qurun oo awood iyo wad tar lahayn baad tihiin
      Oromo sheegato nah wax isu manihin orda dhulbahante iska xoreya gaalayahy

    • @shaakirofficial
      @shaakirofficial หลายเดือนก่อน +2

      Dhulbahante isaagaba iskaakaya xoraynaaya muxu adigu alshabaab iska xore😂😂​@@Notreally10192

    • @BrwaqoMuhmed
      @BrwaqoMuhmed หลายเดือนก่อน

      ​@@Notreally10192 majacalayn inan kuu jawabo anoo rer somaliland ah qof wlipa dookh buu le yhy samia oo rer somaliland ah ku jirta marka team 27 la joogo waa dadkaygii asadna dadka lama mid ah plz hday afar qof dheen inta aan odhan baa badan 😢😮

    • @amein_hazan4
      @amein_hazan4 หลายเดือนก่อน

      @@Notreally10192dhuLbahnte Isagapa Is Xoraynayayy JaaahiLyow😂 Ee Somali Ninki Laandheere Uunpa La HadL Hayaaa Hdaad 0.5 Tahyy Xishoo Dadka Kaa Laadhersan Afka Hku Taagine 😂

    • @Qa.70
      @Qa.70 หลายเดือนก่อน

      Alla maxaa calool bukto haystaan walal ma iska dhaxashan jiradan horta subxanllah caafikad tamam ah baa illahay idin kaga baryayaa family dhan buka😭😭

  • @khadijobarkhadle8432
    @khadijobarkhadle8432 หลายเดือนก่อน +7

    Nalka gabdhaha feeraha maybogu faneysaa 😂😂😂😂

  • @ESRAKhadar
    @ESRAKhadar หลายเดือนก่อน +35

    Yes koko aya ku jirta caaqwa❤❤

  • @user-jq1zp8bs5z
    @user-jq1zp8bs5z หลายเดือนก่อน +10

    Alla Muqaaaalka Saan ugu soo ordeyy❤😊

  • @Farhiadahirahmed
    @Farhiadahirahmed หลายเดือนก่อน +9

    Asadow nafarkan xoga wayn gabdhaha khiyali ku laysay😂

    • @NatouAhmed-mr4zn
      @NatouAhmed-mr4zn หลายเดือนก่อน +2

      War mata koko iyo kiki bey kubsii toos ah kuwada 🤣🤣🤣

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂 war naga qabta nagta😂😂😂kiki koko kama kaftanee😂😂😂

  • @Sarayu88
    @Sarayu88 หลายเดือนก่อน +19

    Short film sobadi pls 🥺next amira iyo king ceyda

  • @Cabdikuuniyow
    @Cabdikuuniyow หลายเดือนก่อน +2

    From my baydhabo🇦🇿keep going pro❤

  • @ISTABRAQXAJI
    @ISTABRAQXAJI หลายเดือนก่อน +4

    salam asxabta qofki jecel in uu tajwiidka quranka si fcn u barto channelkayga haso boqdo mahadsanidin...

  • @Bosscarton
    @Bosscarton หลายเดือนก่อน +2

    Xabada shuluqda inte jogto koko io kiki waloyaba 😂🙆🏻‍♀️

  • @queendream3470
    @queendream3470 หลายเดือนก่อน +17

    Tan Shiekhda la dhahayo hdysn wax doornynin mxaa meesha keeny😂😂

    • @suhaibdek
      @suhaibdek หลายเดือนก่อน +4

      Aduu dooroo fanaaniinta dee iyadu waa dadkii saxdii ee
      Aduun wxan joognaa dadki wanaagsana la leeyahy maxay fanaaninta u dooran layiin

    • @queendream3470
      @queendream3470 หลายเดือนก่อน

      @@suhaibdek catoosh mxuu qbtaa oo malcni ah way doorade na hoy meel iska fadhizo bal

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds หลายเดือนก่อน +2

    Horaaaaaa looyire dameer midka ugu foosha xun aaa igu haraaa ti kulul. Beel. Eega. Jareer taan. Team 27 ku cusub. Oo marwaan yare. Dii daaayo. Ma ogo. Miyaa in uu ya hay. Will laandhere ah. Oo ❤AB. Ah. Jareer ta. Team 27 halaga saaro please

    • @peacenharmony2034
      @peacenharmony2034 หลายเดือนก่อน +3

      Meesha dookh baa laga hadlaya maxa laandheere keenay😂

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds หลายเดือนก่อน

      @@peacenharmony2034 yaaa ku Bala mi yey adiga huno

  • @Na4ma_updikadir
    @Na4ma_updikadir หลายเดือนก่อน +9

    Dadka dharka buluuga kooko horr iyo dmabe u wadataa kolba samir badanaa😂

  • @SadamCumar-pf1vr
    @SadamCumar-pf1vr หลายเดือนก่อน +21

    Team amiira ismuujiya

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 หลายเดือนก่อน +8

    Wlh hdaye searching so dhahay wba xanaqay marka video wayay😢 lkn hda waan faraxsanahy 😂❤

  • @barwaqofarax-ce9xr
    @barwaqofarax-ce9xr หลายเดือนก่อน +2

    Kiki iyo koko ya idin balamiyey gabdhan garaba laydinku qadaybee 😂😂

  • @iqriinaosman8656
    @iqriinaosman8656 หลายเดือนก่อน +11

    Ku so dhawow maqayada reer comment Maxa Cabee kuleel ☕️iyo qaboow ❤😂

    • @Faatmaa.1m
      @Faatmaa.1m หลายเดือนก่อน +1

      Waa idaaweysey way cusub noo kente😂kuleel

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 หลายเดือนก่อน +3

    2.2 m congrats asad hagio I can't waittt 3M🎉

  • @Nahwa6010
    @Nahwa6010 หลายเดือนก่อน +5

    Kiki baa iskumid nahay inte No dhahdey oo dhan No aa dhahi lahaa😂😂😂

  • @mohamedabdullahi3006
    @mohamedabdullahi3006 หลายเดือนก่อน +4

    Walee gabar si toos ah u xijaaban baa timi caawa❤

  • @ramseaidarus1841
    @ramseaidarus1841 หลายเดือนก่อน +3

    Team 27 waxay cuqdadu Fananta reer Somaliland qabyalad bay isku badalen miya walahi ma fahmin xaga ee inaga hagajiya nidamka wayahagana labta ku hayso Yan la idinka daremina kala Sara qadiyada iyo shaqada Aad umada u haysan mesha Ashraf oo wx lagu xanto Aad ka dhiri galinaysan Alfanan Aamin iyo Mohamad mame na Aad No ka sinaysan manan fahmin Ee please wixi Qaldan hala saxo juma Mubarak All Team 27🎉

    • @Israa-fj5xj
      @Israa-fj5xj หลายเดือนก่อน

      Ciyaal xamaraa nahay cuqdad ma naqaan 😂😂😂😂😂

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty หลายเดือนก่อน

    Dunidan masoo marin ruuxka sharaf badan nabi muxamad scw❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน +8

    game kan Amira iyo koko maxay is kugu xigaan o xaga danbe u galaan meeqa mar baan arkay badanaana waa isku dooq hal iyo labo uun bay ku kala duwanaadaan 😂

    • @marwamustafe8270
      @marwamustafe8270 หลายเดือนก่อน +2

      Way dhadheer yihin labadoda😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 หลายเดือนก่อน +3

      @@marwamustafe8270 alla hadaa soo xasuustay mar uu Asad wiilasha ku dhahayay kuwa gaagaaban lama arkayo ileen saas bay gadaal u aadaan waligay xaga hore kuma arko gabdhahaas 😂

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi หลายเดือนก่อน +2

    Azad hagio number one somali youtuber keep going pro

  • @fatuushmoher12
    @fatuushmoher12 หลายเดือนก่อน +3

    Asad please sobadi barnaamijkaan qaabkaana usoosamee a hada usameesay wiilasha mar gabdhahana mar dadka ladooranayana kuwa caanka ah usoobadi fanaaninta ba kubadan hada kuwan,, keep going Asadkeena 3M coming soon❤❤❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 หลายเดือนก่อน +2

    Amiira iyo koko wn u xiisay inaa inta ka arko labadaydi ❤

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti หลายเดือนก่อน +6

    nalka.gabdhaha ee xoog usheeganoysaa😂😂

  • @baismail7521
    @baismail7521 หลายเดือนก่อน +1

    We love Samia ahmed and Somaliland 4 Eva ❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 หลายเดือนก่อน +12

    TEAM SUSAMIRKO ONE LIKE 👍

    • @Ashrafpoi17
      @Ashrafpoi17 หลายเดือนก่อน

      SUSAMIRKO
      Sundus
      Amiro
      Koko.
      Miya

  • @MunooQurux
    @MunooQurux หลายเดือนก่อน +2

    Anon indhawyd daawan videoyada asad caawa wan ku raaxaystay saa amiira ku jirtaa❤❤❤🎉

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 หลายเดือนก่อน +3

    Koko iyo kiki badar badan cuna😂Gabdho xoogan oo dalkii ka yimid ayaa caawa idin jiidhjiidhay🙏

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 หลายเดือนก่อน +2

    Saamiya jawaabtada wan sugayy adnaan model iyo Hanad bravo👏😂❤️No inaa taabto waa khsab😂😂😂😂

  • @Team27Amiira
    @Team27Amiira หลายเดือนก่อน +10

    Koko foolxumo wxay istidhahdaa amiiro halasoo caayo oo hala dhaho wayku dayanysaa sidas awgeed uga hormartaa balse amiiradeena is not easy❤❤❤❤❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤❤😊❤😊❤😊

    • @user-yz4nx7kg5p
      @user-yz4nx7kg5p หลายเดือนก่อน +8

      naayaa nagta koko ladhoho dadka ma daneso kumana mashquusho ok😂

    • @NatouAhmed-mr4zn
      @NatouAhmed-mr4zn หลายเดือนก่อน

      War maskiinta koko maanta kubsii ba laku haysta ee kadhac🤣🤣🤣🤣

    • @SahdiSheikh
      @SahdiSheikh หลายเดือนก่อน +1

      Allah s.w kabaq dhulmiga iskadaff

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf หลายเดือนก่อน +3

      Dhilo koko wey idin ciishey doqonimada meesha kala tag

    • @SahdiSheikh
      @SahdiSheikh หลายเดือนก่อน +3

      @@FatimaYar-sh3pf run badnidaa mcnbthn nagaha koko caynayo horta Allah mabaaqana Miya wlh i.a wayshaleynidonan marki Qiyamaha

  • @baismail7521
    @baismail7521 หลายเดือนก่อน +1

    We love you ladan cidi from somaliland ❤