PRANK KALA CARAR AYAA DHACAY SUNDUS OO JABI GAARTAY AMIIRA KIKI CANAB BARANBARO NECBAA😳😁

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 2 หลายเดือนก่อน +199

    Tem sundus fannynimada wa isku ogayn umad mahan sundus 😂😂😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢😢

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 2 หลายเดือนก่อน +236

    Inta marky prnk argte soo orode like😂🏃‍♀️

    • @FarxiyaAbukar
      @FarxiyaAbukar 9 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NafisoMaxamed-uz6yy
    @NafisoMaxamed-uz6yy 2 หลายเดือนก่อน +202

    Ala sundus fududa sey uboode iiku dagan bo ala qosol badanaa 😂😂😂😂

    • @MoznaMohmet
      @MoznaMohmet 2 หลายเดือนก่อน +5

      Sundus waa xaraabo wlhi fudeed iyda dhan 😂😂😂😂😂😂❤

    • @QamarMoha-ll5qj
      @QamarMoha-ll5qj 2 หลายเดือนก่อน +1

      Mash Allah dheh

    • @Istahilsiman
      @Istahilsiman 2 หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah ❤❤

    • @HudaAbdiqaadir
      @HudaAbdiqaadir 2 หลายเดือนก่อน

      wllhi wn yabaybo😂 fudedkeda

  • @Satuush61Satuush61
    @Satuush61Satuush61 2 หลายเดือนก่อน +195

    SAMIA APAYO jack Adnan prank ku soo samee codsi inta igu raacsan❤

    • @YusroMohanednastexo
      @YusroMohanednastexo 2 หลายเดือนก่อน +1

      Pls😢😢

    • @SacdaCabdi-h9j
      @SacdaCabdi-h9j 2 หลายเดือนก่อน +4

      Zamiyo caday waa kusogi la nay lkn mid olola kusoo samee indhaa bayl kaboodo😂😢

    • @BureeqoMohamed-qf2vk
      @BureeqoMohamed-qf2vk 2 หลายเดือนก่อน +2

      Samiya kusoo same Plas ❤

    • @SihaamamiinSaney
      @SihaamamiinSaney 2 หลายเดือนก่อน

      kusamey

  • @Canabaxmed-x6g
    @Canabaxmed-x6g 2 หลายเดือนก่อน +81

    Ala beerka sundus qosolkee iga dhabeysay😂

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q 2 หลายเดือนก่อน +84

    Samiyayy gabadhaha dhibta kadhaaf adina markaaga adkeeso😂😂

  • @AxmedcumarCali-qz6oi
    @AxmedcumarCali-qz6oi 2 หลายเดือนก่อน +103

    The best person ever the most knowledgeable is our prophet Mohammed scw❤

  • @JamiilaMoha
    @JamiilaMoha 2 หลายเดือนก่อน +88

    whi qosolkay IGA dhamaday sundus meshay ka boday😂😂😂😂

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 2 หลายเดือนก่อน +14

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤

  • @KhaalidMaxamud-yg6sf
    @KhaalidMaxamud-yg6sf 2 หลายเดือนก่อน +33

    Intaa iyo in kabadan waad gaarasa ee dadal abaayo waan in tagera walhay oo bilhay eevku sali nabiga scw

  • @suleqamohamed9194
    @suleqamohamed9194 2 หลายเดือนก่อน +94

    Cadnaan prank ku soo samee samia wn daalnee😢😂

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 หลายเดือนก่อน +224

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️🕋

    • @NuraYousuf-tv6yp
      @NuraYousuf-tv6yp 2 หลายเดือนก่อน +2

      ❤rgu7t❤❤❤❤❤❤❤

    • @NuraYousuf-tv6yp
      @NuraYousuf-tv6yp 2 หลายเดือนก่อน

      Y5trrre2jlfsgbxvm😅😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mahadNour-b5f
      @mahadNour-b5f 2 หลายเดือนก่อน

      😅

    • @mahadNour-b5f
      @mahadNour-b5f 2 หลายเดือนก่อน

    • @hodanSiciid-w2g
      @hodanSiciid-w2g 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kusali rasuulkeena scwscw

  • @ciiseaaja211
    @ciiseaaja211 2 หลายเดือนก่อน +78

    Kusali nabigeena muxamad scw ☪️ 🌙⭐️

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 2 หลายเดือนก่อน +67

    Sundus maskin wye gift ugee cadiya ❤🎉

  • @canabaxmed3607
    @canabaxmed3607 2 หลายเดือนก่อน +55

    Please koko Amiira ku soo samey😂😂😂

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 2 หลายเดือนก่อน +67

    Kiki say ulahyd diyaar iyo nus iyo wixi hely isma lahaa😂😂😂

    • @hodanabdulhi
      @hodanabdulhi 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @Mssisraibraahimcali
    @Mssisraibraahimcali 2 หลายเดือนก่อน +41

    😅😅😅san u qosley caw sarirta kaso dhacay ale sundusa manola😅😅😅😂😂

  • @cabdullahisheekhcali8145
    @cabdullahisheekhcali8145 2 หลายเดือนก่อน +85

    Samiya waxad prank Ku sameysaa ceyda One like

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 หลายเดือนก่อน +312

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙😘😢😢

    • @NadiaNada-gn6ze
      @NadiaNada-gn6ze 2 หลายเดือนก่อน +6

      Scw❤❤❤❤

    • @barwaqomustafe4966
      @barwaqomustafe4966 2 หลายเดือนก่อน +7

      Scw

    • @quenxawa3351
      @quenxawa3351 2 หลายเดือนก่อน +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤😅

    • @MascuudDhadhacow
      @MascuudDhadhacow 2 หลายเดือนก่อน +3

      scw❤❤❤

    • @Ifrah-t7m
      @Ifrah-t7m 2 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw 💞

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 2 หลายเดือนก่อน +143

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

    • @Farhaan-w5t
      @Farhaan-w5t 2 หลายเดือนก่อน

      Asc koko

    • @ShugriMohamed-q4n
      @ShugriMohamed-q4n 2 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu calayhi wasalam ❤️ ❤❤❤❤

    • @Siham-g2v
      @Siham-g2v 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw ❤

    • @TiinaaShopfjk
      @TiinaaShopfjk 2 หลายเดือนก่อน

      Gghh 1:04 1:04

    • @faraxcabdi7205
      @faraxcabdi7205 2 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @AsmaMahamed-cz7hh
    @AsmaMahamed-cz7hh 2 หลายเดือนก่อน +61

    Wlhi cawa sidan uqoslayayy waligay umaqoslin ala sundusa😂😂😂😂

    • @Suuban225
      @Suuban225 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waaba jabi gaartay maskiin waa dadka markey naxaan is xakameyn karin

  • @SalmaAli-j2k
    @SalmaAli-j2k 2 หลายเดือนก่อน +55

    Ala sudus mid maha waa fureyy wahi😂❤

    • @FadumoAxmed-vk9ll
      @FadumoAxmed-vk9ll 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waaba aamini waaye sundus 😀

  • @Dekkahabdi3
    @Dekkahabdi3 2 หลายเดือนก่อน +68

    Dumarland hadaa nahy cadowgena wye bahashas wa necebnahy balaayada😢😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢

    • @SucdiMcg
      @SucdiMcg 2 หลายเดือนก่อน

      Mka baqno lkn waa nijaas😂😂😂

  • @HoodoAadan-ns4vm
    @HoodoAadan-ns4vm 2 หลายเดือนก่อน +31

    Sundus qosol igu dishayy😂😂

  • @Satuush61Satuush61
    @Satuush61Satuush61 2 หลายเดือนก่อน +37

    Caaawa dhan waan ku sugayay kheyr Allaha ku siiyo Ayeeyo❤

  • @ikraanfaaraxCali
    @ikraanfaaraxCali 2 หลายเดือนก่อน +51

    Sundus cawada styl nagu garaacday m.a

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 2 หลายเดือนก่อน +5

      Saan uqoslayey hargab express ah baa igu dhacay😂😂😂

    • @ikraanfaaraxCali
      @ikraanfaaraxCali 2 หลายเดือนก่อน

      @@afnaanmohamed9765 🤣🤣Oo hada runtaayaa

    • @zeinabhassan560
      @zeinabhassan560 2 หลายเดือนก่อน

      @@afnaanmohamed9765😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @FaadumomacalinHussen
      @FaadumomacalinHussen 29 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂❤😂🎉🎉🎉😢😢😮😮😅😊

  • @ShamsoShiiqcali
    @ShamsoShiiqcali 2 หลายเดือนก่อน +56

    Kusaliye nabegeena muxamed scw nawdkaliye naxriis korkiisa haahaatee

  • @Umalkhayr324
    @Umalkhayr324 2 หลายเดือนก่อน +31

    Wllhi beer casaad ayaa igu dhacay caawa 😂😂😂 ala Kiki iyo sundus beerka manooli 😂😂😂😂😅

  • @ccasiisparkhad1672
    @ccasiisparkhad1672 2 หลายเดือนก่อน +47

    Samiyo waxay mar kasta ugu guuleysato tartanada teamka waxay kasoo jeeda samaroon oo ah dadkii maskaxda iyo aqoonta❤🇬🇹🇸🇴

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs 2 หลายเดือนก่อน +8

      Muhiimadu qabiil maaha wllo😊

    • @ubaxmohamed7812
      @ubaxmohamed7812 2 หลายเดือนก่อน +8

      Wah waan yabanhy adeer samaroon wanu wada nahy lakin dadkan qabiil kumanu jeclin asxabteda kaleba wanu wada jecel nahy qabiilka tiktok yala xagan ha la iman 😂😂

    • @UmalkhayrAbdulqadir
      @UmalkhayrAbdulqadir 2 หลายเดือนก่อน +4

      Samia nolow sharafay❤❤

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs 2 หลายเดือนก่อน +4

      @@ubaxmohamed7812 usheeeg dee muhimadu waa shakhsiyada maaha qabiilka. Qabiilka waxa loo sameeyay in la isku garto ooo kaliya lkn bila aadanku waa isku mid

    • @Mary1723mohi
      @Mary1723mohi 2 หลายเดือนก่อน +1

      Maxaa sheegtayy hada😂😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 หลายเดือนก่อน +17

    Walahi habeen gabadhayda uurkeda anoo leh ban mid arkay saan ubod boday alxmdulilah habenkas ilahy inuu gabadhayda iga dhiman uurkiiba wan hilmamay team baranbaro naceeb 😂😂😂

  • @maryanabdi8105
    @maryanabdi8105 2 หลายเดือนก่อน +11

    Alla beerka baa ixanuunay wallaahi 😂😂😂😂😂
    Noosoobadi samiya pliz 😂😂😂❤

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t 2 หลายเดือนก่อน +13

    Amiira qurux weeeye say is laheed markaad ku laheed gacan ta taak masha allah nune nune caml😂😂❤

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 2 หลายเดือนก่อน +38

    Sundus sey uboday alx cawa wilal guriga haday jogin 😂😂

    • @Kafiabile
      @Kafiabile 2 หลายเดือนก่อน

      Asada horteda jogee

    • @SimranAbdiNor
      @SimranAbdiNor 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@Kafiabile azad dhaga ugu jiray teda kle computer ku adan

  • @SumayoDahir-t5d
    @SumayoDahir-t5d 2 หลายเดือนก่อน +9

    Ku sali nabigena maxamd scw ana ciwankayga boqo 😢 100 iga gaarsiya🙏😭

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 2 หลายเดือนก่อน +15

    Ayyy samiadena keep going hppti
    Isha all guul ku rajaynay markasta farxad ku nolwo intu nole jiro Love you all tema 27❤👑😫

  • @ayeshaomar3176
    @ayeshaomar3176 2 หลายเดือนก่อน +19

    Vedioga sundusa qurxisy😂

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 2 หลายเดือนก่อน +15

    Samia shaydaamad saasa ka rabnaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 หลายเดือนก่อน +14

    Ar sundusa maafiyo may ahaan jirtay bitigan fadhiga laga dulkacayo xagay kusoo baratay😂😂

    • @Ayaansaid-g5l
      @Ayaansaid-g5l 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa reer mudug utahy 😂

  • @naadirKiiyow
    @naadirKiiyow 2 หลายเดือนก่อน +22

    Samiyo abyo Gul baa ku rajeyneyaa abyo I.a

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 2 หลายเดือนก่อน +19

    Sundus qosolka iga dhameesay 😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢

  • @Queensuniira
    @Queensuniira 2 หลายเดือนก่อน +8

    Alla sundus qosolkey iga dhameysey😂fududaa say u boodaa iigu daran😂😂

  • @NastaGaras-iq2gx
    @NastaGaras-iq2gx 2 หลายเดือนก่อน +15

    Ala sunduseyy say iiga qoslisy ilaahow hno wyin zundus 😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢😢

  • @mumtasyes
    @mumtasyes 2 หลายเดือนก่อน +31

    Ala sundua beerka ixanuujisay funny wye😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 2 หลายเดือนก่อน +21

    9:00 dharka kiki iyo darbiga weey isku egyihiin 😂😂

    • @nimcomohamed530
      @nimcomohamed530 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amiira xitaa eeg😂😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 หลายเดือนก่อน +45

    Inta Markeey prank maqleen soocararay like 😢😂😂🏃🏃

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢😢

  • @Suuban225
    @Suuban225 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wlh sundus qatar ayey gashay dhabarka ayey ka jabikarday waa dad hadey naxan dabaqyada iska tuur allow ku xafid

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm 2 หลายเดือนก่อน +8

    Ala sundus fudayd badana qosol kay iga dhamaysay caawa😂

  • @nimcojamac8138
    @nimcojamac8138 2 หลายเดือนก่อน +12

    Samia prankagu inama cadi mah wllhy sundus fudayd badana😂😂

  • @maryanmaanka1271
    @maryanmaanka1271 2 หลายเดือนก่อน +4

    Aaan ku salino xabiibkeena muxamed صلى الله عليه وسلم ❤

  • @safabashiir-sw8fi
    @safabashiir-sw8fi 2 หลายเดือนก่อน +20

    Ala sundus way iga qoslisay wlh😂😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢😢

  • @MandekAbdi
    @MandekAbdi 2 หลายเดือนก่อน +22

    Caawa anaa uhoreyo wuw sundus waa uxisne wlhi jag ee kacde wiil cml😂❤🎉

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢

    • @MandekAbdi
      @MandekAbdi 2 หลายเดือนก่อน

      @@amalamuli376 hory usoco hye abyo

  • @Wllfoden-pk4ds
    @Wllfoden-pk4ds 2 หลายเดือนก่อน +9

    Plz fara bad ne ku soo samey koko & laden plz plz samiyo waiga cod si😢😢😢😢😢

  • @HamdamahdiAli
    @HamdamahdiAli 2 หลายเดือนก่อน +4

    Amiira iyadoo la siinpo ayey funny aheed siday is dhahayso😂😂😂

  • @MulkiHassan-ft8bb
    @MulkiHassan-ft8bb 2 หลายเดือนก่อน +4

    Aduunka baran bara ugu necbahy waana ka baqaa😢😢😮😂

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 2 หลายเดือนก่อน +16

    Saaamiyo socod. Waku jeclahay ma aaminee❤😂

  • @11naa44
    @11naa44 2 หลายเดือนก่อน +20

    Sundus wa fudeed kii oo qof ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Sacdiya-s7q
      @Sacdiya-s7q 2 หลายเดือนก่อน +4

      Fudeed waxeedu kadaran xagay isku kala rogtay😂😂😂😂😂

    • @11naa44
      @11naa44 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@Sacdiya-s7q wan la yaaby sey u duushy

  • @Izuhassan
    @Izuhassan 2 หลายเดือนก่อน +5

    Alla sundus wlhi wa iga qoslisisay fududa say uboday❤😂😂

  • @XafsaQani-ob1sg
    @XafsaQani-ob1sg 2 หลายเดือนก่อน +13

    Caawa qosol laygu dilay wllhi saan hore uma qoslin.sug Anna dadka aan ka gishtee😅😅

  • @Cumeer_big_faan
    @Cumeer_big_faan 2 หลายเดือนก่อน +110

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

    • @HodhanIbrahim-k2z
      @HodhanIbrahim-k2z 2 หลายเดือนก่อน +3

      Muniro cadey igasoqapo

    • @caashoxidi4017
      @caashoxidi4017 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh sundus fududaa meeqa kilogram waaye

  • @Ikhlaas_860
    @Ikhlaas_860 2 หลายเดือนก่อน +11

    😂😂😂 sundus wax maba hubsan ma,anaa dhalay

  • @SamiaFarah-do7qe
    @SamiaFarah-do7qe 2 หลายเดือนก่อน +11

    Samiya gabadhan isku magac ahayn iska daa pranka wad ka nixisay😅hablaha

  • @SalmoSalmo1
    @SalmoSalmo1 2 หลายเดือนก่อน +2

    Samiya Abaayo koko aaway Ayaamahaan yuutubka waxmasoodhigooso Abaayo mcn samiya Abaayo waakubaryaa Ee farinteegaarsii Abaayo mcn

  • @BarwaaqoFaizal
    @BarwaaqoFaizal 2 หลายเดือนก่อน +13

    Casha cunaayay waa fuuray wllahi saa uqoslayay ala sundus duco nagamay shaqaysan😂😂😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢😢

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 2 หลายเดือนก่อน +8

    Saamiya Sundusteena gift ku rali gali❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si 2 หลายเดือนก่อน +12

    Sundus aaa wx walba igu daran😂😂😂😂

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 2 หลายเดือนก่อน +16

    cadnan prank kuso samee samia please 😢

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 2 หลายเดือนก่อน +23

    Amiira mrkan arkay soo rooray🏃‍♀️❤❤

  • @cabdicasiscaligeedicaligee9609
    @cabdicasiscaligeedicaligee9609 2 หลายเดือนก่อน +14

    Samia away balanti koko shaatiga latolayay kama heenee

  • @MuwaahibabdiAli
    @MuwaahibabdiAli 2 หลายเดือนก่อน +19

    Walhi samia anaa idinka daran anuu baranbar nacayb waxaan kaqabo maalin tan duusha ma,aragty ayaa igu soodhacday orodkaan jaəaaday guriga waxaan ku tagay laamiga fulaynimo awgeed kawaran😂😂😂😂

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 2 หลายเดือนก่อน +5

    Aaar.sundus fududaaaa mesh ay kadbo dhcdy day 😂😂😂😂😂😂😂.Aar.sundusaaaa😂😂😂😊

  • @nasrajibrilnasradegen6290
    @nasrajibrilnasradegen6290 2 หลายเดือนก่อน +8

    Samiya dagen hore u soco mcnto ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @kafiaali2761
    @kafiaali2761 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kusali nabigeena Salahu calayhi wa salam❤❤

  • @AmiiraBeela-wd9pr
    @AmiiraBeela-wd9pr 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ano baranbara hada kaso cararay daawaday manoli calosha muruq iga galay saa uqoslaye😂😂

    • @SayyuHassan
      @SayyuHassan 2 หลายเดือนก่อน

      Ani xitaa 😂😂😂😂

  • @queensahara529
    @queensahara529 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abayo macan keep going 😍 40000k inshallah abayo dathal

  • @ikraanaxmed1760
    @ikraanaxmed1760 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus mid mahah😂😂 say uboday hal sac ku celcelinayya qosol igu dishayy😂😂

  • @SafiyoMaxamed-xo8bt
    @SafiyoMaxamed-xo8bt 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allaa sundus maskiinta saa yaashy lee anaaa ismooday😂

  • @hamdaali9731
    @hamdaali9731 2 หลายเดือนก่อน +5

    allla qosolkiii baa iga dhamadeyyyyyyyy samiyyyy nosoo badiii😂😂😂😂😂😂

  • @RahmaCumar-f2f
    @RahmaCumar-f2f 2 หลายเดือนก่อน +10

    Inaa ani gacanta laygu riday umaleyay wllhi wn jidhidhicoday samia halisa thy zizta

  • @maryammaxamed2461
    @maryammaxamed2461 2 หลายเดือนก่อน +16

    Samia cadnan iyo koko nookern buufinta

  • @SacdaQurux-h6m
    @SacdaQurux-h6m 2 หลายเดือนก่อน +10

    Anu sundus ayan kaheyl hhhh hhh cadiya maha

  • @cawabashiir4861
    @cawabashiir4861 2 หลายเดือนก่อน +4

    Saamia cadnaan prank ku so samee plz wllo😢❤😅

  • @HabonMahaod
    @HabonMahaod 2 หลายเดือนก่อน +14

    Team samia one like🎉❤

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l 2 หลายเดือนก่อน +28

    Team samia one like 👍

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 หลายเดือนก่อน

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 😢🙏🙏😢😢😢😢

    • @Mohamed-q9l
      @Mohamed-q9l 2 หลายเดือนก่อน

      Haye waĺlshy

    • @IxsaanIstaahil
      @IxsaanIstaahil 2 หลายเดือนก่อน

      Inyo

    • @IxsaanIstaahil
      @IxsaanIstaahil 2 หลายเดือนก่อน

      Dfddyin​@@Mohamed-q9l

  • @Nashaadmaxamed-d6p
    @Nashaadmaxamed-d6p 2 หลายเดือนก่อน +30

    Samia amiiro noo keen 😂

    • @Kokobullee
      @Kokobullee 2 หลายเดือนก่อน

      Wey ku jirta😂

  • @Kaabe27
    @Kaabe27 2 หลายเดือนก่อน +3

    Samiya ahmed karaamo korkaada ha ahaato walaashay❤

  • @MuwaahibabdiAli
    @MuwaahibabdiAli 2 หลายเดือนก่อน +10

    🎉Samia abaayo rotiin nooso same plz❤❤❤

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 2 หลายเดือนก่อน +6

    Alla sundus waa funny wllhi😂😂😂❤

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alla beerka wlhi ma nooli sundus fududaa horto waa wxay ugbad aragsan sheegysee wxa la yidhi fadhiga iska tuur😂😂

  • @Amaalali1
    @Amaalali1 2 หลายเดือนก่อน +16

    Hibo waartiyo cisi iyo sharaf ku nolow intey nololi jirto ❤❤❤❤❤❤

  • @mssqosol
    @mssqosol 2 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus fudeed badanaa ha isku jajabin😂

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 2 หลายเดือนก่อน +7

    Samia abayo adi iyo cadnan prnk kusosubi abyo plzzz😂😢❤ wakujeclahay😂

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 2 หลายเดือนก่อน +6

    Samia qurx jacyL weyn ban ku qaba hore usoco hbt

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 2 หลายเดือนก่อน +7

    Prank cadnaan ku sameeee.waxa dhahdaaa waaku nacey dib vidio makula sameenaayo❤

    • @HodanAbdilahi-o9u
      @HodanAbdilahi-o9u 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @ShahadSaad-lh4fs
      @ShahadSaad-lh4fs 2 หลายเดือนก่อน

      @@HodanAbdilahi-o9u hee 😂😂 wuxuu odhanayaan eegayaa markaasay halkaa ka cadaanaysaa hawshiideee

  • @CaliCabdi-w5x
    @CaliCabdi-w5x 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wiilasha hadii lagu sameyo talow waa sidee😂😂😂😂

  • @anumAhmed-q2l
    @anumAhmed-q2l 2 หลายเดือนก่อน +3

    Team sundus one like

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus Soo Raali Keli Samia Waaka Naxsatay Hadiyad Ukeen🎉

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 2 หลายเดือนก่อน +8

    Qisadiii baranbarada😂😂😂😂

  • @Marwadeday
    @Marwadeday 2 หลายเดือนก่อน +1

    Samiyay ku jecliya alle ha ku jeclade

  • @BoqoradaNaxarita
    @BoqoradaNaxarita 2 หลายเดือนก่อน +31

    Anaga waxaan rabnaa cadnan in aad ka.aaarsato 😅😊

  • @AyaanCabdiqafaar
    @AyaanCabdiqafaar 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ala zundus dacadsaaa way ijeceshahykualh YA USHEEKA WAXY KUSmaynayso😂