Riwaayad cusub: ISMAHURTO, qeybta 1-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 233

  • @ahmedshaafici3539
    @ahmedshaafici3539 7 ปีที่แล้ว +6

    aheeey ismahurto ruwaayad IGA dheh aniga big fan fadumiina laanteeda abaar wllhi fananad aan ka helay waaye.
    viva ismahurto

    • @carwonuurow3363
      @carwonuurow3363 7 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Shaafici maasha allaah

    • @saabirmahi2712
      @saabirmahi2712 7 ปีที่แล้ว +1

      viva faadumiina ,, yaa gaari karo waa lagu dabo dhumaa maahine

  • @OOROISLOW
    @OOROISLOW 7 ปีที่แล้ว +13

    waaw inba caadi maaha fanaanada qaranka allah idiin xafido Amino muuse, Marisa Carbone,Amaara cali Faatumiina Quen nataasha dhamaan waan idiin salaamayaa min grupp Ismahutto i miss you

  • @jawahircarab1413
    @jawahircarab1413 7 ปีที่แล้ว +2

    fadumiina meshe ku jirto lee iga radiya viva fadumiina

  • @umusucdamm751
    @umusucdamm751 7 ปีที่แล้ว +4

    waaaw viva faadumiina kuugu heestiya fanaanadku gaarto waala waayey guuleyso abayo

  • @Nuradinhassan
    @Nuradinhassan 7 ปีที่แล้ว +7

    wow waxaan wax badan sugaba caawa ayaan hayaa riwaayaddii ismahurtooy iyo kooxda ismahurtooy oo idil aad baan idinku xiisi doonaa gaar ahaan walaashey amaara cali shoobare iyo faadumiini shiikh hilowle waad heysaan ee ha sii deynina hal kaas ka sii wada

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +1

    Nuxnuxdi magaalada ka maqlay waxlee ka jiray waligey wr been ima soo gaarin
    Faadumiina iloved wlhi 💐💐💐💐💐💐

  • @runsheegmedia470
    @runsheegmedia470 7 ปีที่แล้ว +10

    first comment isma ismahurto soo dhawaada

  • @amlaidilhasan7341
    @amlaidilhasan7341 7 ปีที่แล้ว +6

    subxanallaah faadimiino caadi ayay uqaawan tahay oo jidhkeedu umoogdaa bisinka alle haku so hadeeyo

  • @ckariimmaxamudsamatar4323
    @ckariimmaxamudsamatar4323 7 ปีที่แล้ว

    Wwww maasha allah isma hurtooy jecliya iyo #faadumiini meeley ku jirto allaha no dhowro

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 7 ปีที่แล้ว +4

    waaa caadi mahan maamo aamino iyo fadumini mel kujiran leygama waayo

  • @nomashquulAhmed
    @nomashquulAhmed 7 ปีที่แล้ว +2

    inta fadumiin😍jacel like 😋 igu qabta

  • @foosyahye9687
    @foosyahye9687 7 ปีที่แล้ว +2

    I'm just watching ismaharto cause of fadumiina i really like her

  • @kuaawayabooweabaadir3089
    @kuaawayabooweabaadir3089 7 ปีที่แล้ว

    isma hurto waad mahadsantihin
    inbadan dhamaan Jilaaayasha iyo isku dabaridyaasha camira manada dhaman mahadsanidiin👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @amalabasa4320
    @amalabasa4320 5 ปีที่แล้ว

    Fadumiina fani waye walhi horey usococ xbbbti💋💋🙏

  • @siciidxasan3641
    @siciidxasan3641 7 ปีที่แล้ว +74

    faadumiina meeshay ku jirto lee meesheyda ah viiva faadumiina

    • @hodanabdi2761
      @hodanabdi2761 7 ปีที่แล้ว

      siciid xasan me 2

    • @sucadocumar5752
      @sucadocumar5752 7 ปีที่แล้ว

      siciid xasan kkkkkk

    • @halimoghlmg1662
      @halimoghlmg1662 7 ปีที่แล้ว

      siciid xasan sax ani xate

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 ปีที่แล้ว +1

      Horta dumashi wlhi dib ayey wadataa wlhi dumaashiyaa gacan ayan utaagay

    • @somaliqueenable
      @somaliqueenable 7 ปีที่แล้ว

      me too I love fadumiina

  • @caawiyeonlinecollage8933
    @caawiyeonlinecollage8933 6 ปีที่แล้ว +2

    Mee asturato qimihii dumarka somaliyet ee meel ugu dhacesaa ruuntii

  • @zahranuur5686
    @zahranuur5686 7 ปีที่แล้ว

    masha allah way jirtaa ruwaayada abaabina cml hh😉

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 7 ปีที่แล้ว

    meshay fadumina Amina muse quen tasha. iyo qaar kaloi badan sida ikran marisa iyo boqoradena khadra dahir cige I love it very much. lkn goorma ay so gashaa😎😎

  • @FjdghrGhrh
    @FjdghrGhrh ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤👌

  • @naima5255
    @naima5255 7 ปีที่แล้ว +3

    Aamina muuse aktarad qaran😘😙😙😘

  • @studiocadaadocadey7473
    @studiocadaadocadey7473 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaw walee imadhaftit ismahurto

  • @rahmarahiima6468
    @rahmarahiima6468 7 ปีที่แล้ว +1

    ishcalaa ruwaayad😙😙😙😙😙✌✌👌👌👌

  • @rahoruuxidhagey437
    @rahoruuxidhagey437 7 ปีที่แล้ว +3

    ismahurtooy ha is haleeyninee

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 7 ปีที่แล้ว +2

    fadumiina iyo mama Aamino muse mahe inta kale😃😃😃yac waaye

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    🤝🏼Waxay naftu uheelanya waa lay hor qaada waxay uhelanayna waa lay hordhiga🤗

  • @malikamedia7580
    @malikamedia7580 7 ปีที่แล้ว +6

    soo dhawaada isma hurto

  • @RuntaMedia1
    @RuntaMedia1 7 ปีที่แล้ว +9

    Ikraan caraale vv Like saar tageerayaasha ikaran iyo ruwaayadan Thnks ❤❤

  • @saynabxaji7246
    @saynabxaji7246 7 ปีที่แล้ว +1

    kooxdaan qaylabadan ha bur burto viva qoota qooto Amina muuse wehliye iyo inta magaca kudhex leh bulshada somaliyed plz iska dhaafa isku feer oradka

  • @abdisalamhashy3199
    @abdisalamhashy3199 5 ปีที่แล้ว +1

    Faadumiina xishood noh mamo wayn aa tahay waa qaawantahay

  • @mohamedabdishakuralihakkan8033
    @mohamedabdishakuralihakkan8033 7 ปีที่แล้ว

    kan caydiid la dhahaaayo ma dikrinaaa mise waaa dheeeloooyaaa kkkkk best dance...

  • @safiaabuukar7674
    @safiaabuukar7674 5 ปีที่แล้ว

    ماشااللہ حلوہ کثیر حبیبی

  • @xaliimonuur1002
    @xaliimonuur1002 7 ปีที่แล้ว

    meesha dr qooto maaxi muunye leekamaqan meesha iga walee waalasoo guuray isma hurto waaw

  • @ismaciilmaxamedtaxta2642
    @ismaciilmaxamedtaxta2642 7 ปีที่แล้ว +6

    fanaaniinta kooxda ismahurto mahadsanidiin mahadnaaq

  • @farhiaabukar1423
    @farhiaabukar1423 6 ปีที่แล้ว

    faadumiini ❤❤💋💋 meel ku jiri wlh ma nuureesa

  • @zosihabi1478
    @zosihabi1478 7 ปีที่แล้ว +8

    hhhh ikraan arale way qoslaysa

  • @مرامالحربي-و7ض
    @مرامالحربي-و7ض 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh fadamiiin ilove you yaqey sey u rooren a iga daran

  • @safiyosayd7958
    @safiyosayd7958 7 ปีที่แล้ว +1

    where is part 2 I love ismahurto

  • @studiocadaadocadey7473
    @studiocadaadocadey7473 7 ปีที่แล้ว +1

    axyaa riwaayat

  • @sharifaali2970
    @sharifaali2970 7 ปีที่แล้ว

    subxana laah ilah hakacabsada waxa qawananta waku farxina adunka wa waxyaree is astur walal jirkeda dhan ayay bananka so dhigtay is astur walaley

  • @sofiadream4884
    @sofiadream4884 7 ปีที่แล้ว +3

    ar fadumiina waa soo laabatay waaba uxiisnayee

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 7 ปีที่แล้ว

    thank you sis waxaan imiid waabari 3biyaano

  • @ayaanaragsan5418
    @ayaanaragsan5418 6 ปีที่แล้ว

    Fadumina melay kujirto wadawaaana hhhhhhhhhhh funny weygu baxda

  • @SalmaAhmed-nn8hk
    @SalmaAhmed-nn8hk 7 ปีที่แล้ว +2

    😣😣😣😣😣😣😣😣😣
    AQAS QEEBTA QARAARKA AA L.A. DHAHAA WAXAAN. CAADI ISKA DHIGA ISLAAMAYAHOW ADINKABA SHEEGAY IS MA HURTOY HA IS HALEYNIN UF
    😣😣😣😣😣😣😣😣

  • @ismailyusuf1011
    @ismailyusuf1011 7 ปีที่แล้ว

    Somali waa kala af. Baari waa cay aniga afkaan fahmo halkana amaan baa loo isticmaalayaa.

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 7 ปีที่แล้ว +3

    ar ani jecliya fadumina ruwaay ee jileeso hhhhhhhh so funny

  • @qofnahaqursan2827
    @qofnahaqursan2827 7 ปีที่แล้ว

    saas waaye 😉😉😉

  • @hodanyusuf7347
    @hodanyusuf7347 7 ปีที่แล้ว +8

    laga raysay qooto qooto iyo qolki madowba

    • @saabirmahi2712
      @saabirmahi2712 7 ปีที่แล้ว +2

      hhhhhhhhhh waa qosley runtaa

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 7 ปีที่แล้ว

      Hodan Yusuf hhh haa lkn qooto qoota ka xaraarad badan

  • @farhiyodirshe7287
    @farhiyodirshe7287 7 ปีที่แล้ว

    masha allah amino muse

  • @Abuisra949
    @Abuisra949 7 ปีที่แล้ว

    I love fadumina 😂😂😂😂😂😂😂arageeda aba iga qosliya

  • @abshirobashir6613
    @abshirobashir6613 7 ปีที่แล้ว

    wwwwwwwwww kooxdi qoto miya cawan sheeko kele intaya cadi mahana

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 7 ปีที่แล้ว

    riwayadani Way qurux badanty aad iyo aad wan kahelay anuu

  • @Adlol12344
    @Adlol12344 7 ปีที่แล้ว

    had an hurada kakacay we like ta ibadsha

  • @zainabmohamed1841
    @zainabmohamed1841 7 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 7 ปีที่แล้ว

    afkaaga caano laguqabey faduma miino in the house 🌷🌷🌻🌻

  • @fardoowsaismaciil4540
    @fardoowsaismaciil4540 6 ปีที่แล้ว

    Waa liisoo qabi doonaa

  • @hibogeedi9818
    @hibogeedi9818 7 ปีที่แล้ว

    kkkkk nice riwayad dheh

  • @mysterymelonchannel3676
    @mysterymelonchannel3676 7 ปีที่แล้ว

    faadumiina waan kugu heystaa afarta kuso bursaneysay aan kujiray nh ilka dheerki waaye hhhhh

  • @maryumacali8386
    @maryumacali8386 7 ปีที่แล้ว +11

    isma hurto cwa lee miyaa ayada dhan walee ima dhaaftid

  • @liolovekim3630
    @liolovekim3630 7 ปีที่แล้ว

    I Like

  • @umukhaalid5810
    @umukhaalid5810 7 ปีที่แล้ว +3

    faadumomiin caloosha qarso

  • @farexamuzze9667
    @farexamuzze9667 7 ปีที่แล้ว

    l like fadumiina

  • @kaafisoosmaan6611
    @kaafisoosmaan6611 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkk amina muuse sey iska dhigdhigeyso aanba ka helay hhh wax kale waaaye

  • @ansaariaxmed4049
    @ansaariaxmed4049 7 ปีที่แล้ว +1

    riwaayadu ma xuma lkin codka iska hagaajiya sxbyaal

  • @abdirahmankeysecadey9585
    @abdirahmankeysecadey9585 7 ปีที่แล้ว

    fadumiino qosol badan

  • @abdiXidig
    @abdiXidig 7 ปีที่แล้ว

    viva fadumina

  • @simanabdulahisimanabdulahi5466
    @simanabdulahisimanabdulahi5466 6 ปีที่แล้ว

    Hhhh fadumiina ku jecliyaa nolow fadumiina

  • @aishacayni8656
    @aishacayni8656 7 ปีที่แล้ว +3

    وااو احلي ممثلين احبكم

  • @leinedlolbashir7519
    @leinedlolbashir7519 7 ปีที่แล้ว

    Aaway sheekadan noo soo daaya please qee waheeda kale ✅✅

  • @nasriinmohamed395
    @nasriinmohamed395 6 ปีที่แล้ว +2

    NAA HARGAISI WAXBA KAAGAMA BHNEE WAA XMAR 😋😉😉😉😉😉😉

  • @fatimasheikh8354
    @fatimasheikh8354 7 ปีที่แล้ว

    ilahay labaqa oo is astura hadad islam tihin walyalow

  • @lazttom8962
    @lazttom8962 7 ปีที่แล้ว

    walee fadumiina meel ay ku jirto laygama waayo

  • @salmaibraahim4161
    @salmaibraahim4161 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhhh fadumiina leeega shidaaaa aniga

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 7 ปีที่แล้ว +22

    walalyaal gormee qooto qooto laga tagay hadan arkooyaa ala somaali oo wax isku raacdo maan arag

    • @ilhaanmursalsaeedsaeed3020
      @ilhaanmursalsaeedsaeed3020 7 ปีที่แล้ว +4

      Fatuma Abdi somalida wax isu maquran qotoqoto oshidan ayey arken tanay so saren waxay kuso coto lamayaqan aaar somaliba

    • @amaanaanaa9848
      @amaanaanaa9848 7 ปีที่แล้ว +1

      +Hilal Saeed qooto wa ruwayad tana wa ruwayad laba kala yihiin shaqada jilaa wa un ruwaayad

    • @amaanaanaa9848
      @amaanaanaa9848 7 ปีที่แล้ว +1

      adi iyo fatuma waxa kahadlesan mesha ma yaal faniinta iyo jilayaasha waligeed ruwaayad samey jireen halmar

    • @saabirmahi2712
      @saabirmahi2712 7 ปีที่แล้ว +2

      amaana fanaanka waa xor in hal meel lee loo go o ma fiicna viva ismahurto

    • @loyaltybellaibrahim2287
      @loyaltybellaibrahim2287 7 ปีที่แล้ว +1

      Fire Blaze Agree with you sweetheart dadka waxa kujiro wax magaratayaal

  • @asaldhalad7932
    @asaldhalad7932 7 ปีที่แล้ว +1

    Ani halmeelaa ka helay oo qosol igu dishay xaajiga culeska haka badin yuuna neefta kugu dhajin kulahaa aamineeta salan sare

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 7 ปีที่แล้ว

    Inta aan bulashada arag miyeeydan dawan cudka iyo video editor baad o bahan tihin please iska hagaja
    Tanks ismahurto

  • @shamsogarad8585
    @shamsogarad8585 6 ปีที่แล้ว

    bestmusic

  • @leylahaji2029
    @leylahaji2029 7 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhhhhh Wlh yurub aye kajirta ana dadiyeee

  • @filsancadey5147
    @filsancadey5147 7 ปีที่แล้ว +2

    ana daadiye lee igadheh kkkkkkkkkk

  • @abdifatahalfa
    @abdifatahalfa 7 ปีที่แล้ว

    ruwadaan intee laga la soconi karaana . yaa igu caawin karo.

  • @somaliahanolatocawo2648
    @somaliahanolatocawo2648 7 ปีที่แล้ว

    amiina fadumaani waaw

  • @Mahdi75nf
    @Mahdi75nf 7 ปีที่แล้ว +5

    War waa riwayad bilaa micna ah ilaa hader wax aan ka faaidey ma hayo

  • @nasronuurka1655
    @nasronuurka1655 7 ปีที่แล้ว +3

    niikiskaan lay haday ka dhaafi lahaayeen waan fiirsan lahaybe maxay ahayd sidaane

    • @ahmedismail9020
      @ahmedismail9020 7 ปีที่แล้ว

      Mowliid cali
      hhhhhhhhhhh

    • @dagandahir7022
      @dagandahir7022 7 ปีที่แล้ว +1

      ahmed ismail ,

    • @omarmahamed4981
      @omarmahamed4981 7 ปีที่แล้ว

      Nasro Nuurka kkkkkkkk niikiskaba hadaa gaartay wax kuu harsan maleh iska fiirso
      niikiska haday dhaafi lahayeen waaaa iska firsa lahaay hhhhh waaa maray fiirsatay

  • @bilaal04
    @bilaal04 7 ปีที่แล้ว

    ikraan caraale qosolka mey dhaafto

  • @kifaafcali8818
    @kifaafcali8818 6 ปีที่แล้ว

    kkkkk kkkk kkkk waaaw 👏👏👏👏

  • @mysterymelonchannel3676
    @mysterymelonchannel3676 7 ปีที่แล้ว +1

    lakin maxa waaye dadkan albabka iska soo istaagayo teeda kale dhagta aa wax la isugu sheegaayaa aamusa wax dhoho mawaayeen

  • @mulkicartan113
    @mulkicartan113 7 ปีที่แล้ว

    somali wax isku raacdo waaaba la waayay wey joogi jireenee ruwaayad mee sidaaan usoo jilayeen

  • @fatmaali4968
    @fatmaali4968 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhh ikraan caraale heesta waaba ka dhacsantaha waaba la yaabantahay mxay sheegayaan cml iyo Sidey dheesha u socoto

  • @safiaabuukar7674
    @safiaabuukar7674 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk faadumiina Qatar lkn .mariisatan Xiiran madaxankaxiiraa kutirikkkkkkkk

  • @rooble14
    @rooble14 7 ปีที่แล้ว

    Dad ilbax ahaaa is-helay waaya waayo aan soo xusuustay....

  • @manmalow6948
    @manmalow6948 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhhh Amino Muuse miyaay baaldi buuxiis kaa baaxday hhhh

  • @qeerjecelabdullahi6017
    @qeerjecelabdullahi6017 7 ปีที่แล้ว

    kkk kkk barkiinaa qabnaa gaduudkaan jecel nahay faadumiin kkkk

  • @zadaqnuur7
    @zadaqnuur7 7 ปีที่แล้ว

    hhh fadumina haddi aay qufacdo xata wa qosla ani 😂😂

  • @sabrinabe804
    @sabrinabe804 7 ปีที่แล้ว

    arjecliyaa fadumiina

  • @nimcohassan958
    @nimcohassan958 7 ปีที่แล้ว

    Aamina muuse caadi ma aha af lee melkusartay

  • @ciidlakaqoq6567
    @ciidlakaqoq6567 7 ปีที่แล้ว +3

    O ruwaadi kale ee kujiren mxa kudhacey niyahow

    • @saabirmahi2712
      @saabirmahi2712 7 ปีที่แล้ว

      dadku akhtiyaar ayey lee yihiin meeshey rabaan ayey ruwaayad ka dhigaayaan maxaa ku dhacay maxaa waaye hay

    • @ciidlakaqoq6567
      @ciidlakaqoq6567 7 ปีที่แล้ว +2

      Fire Blaze aadiga ya waye? Jiiniya iga qaale . Nacas tan inte kaso baxdey

  • @sumayamohamed9172
    @sumayamohamed9172 5 ปีที่แล้ว +1

    fadumina Mel ay jogto maba Ka maqnan Karo

  • @khadarhassan74
    @khadarhassan74 7 ปีที่แล้ว

    ismahurto Arts group '" .

  • @yusraabdulqadir4959
    @yusraabdulqadir4959 7 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaw

  • @nasraqaaab9486
    @nasraqaaab9486 7 ปีที่แล้ว

    riwayadan waa buuuq iyo nidaam la.Aan qoto qoto aa ka nidaamsan

  • @fatxiyamuhumed631
    @fatxiyamuhumed631 6 ปีที่แล้ว

    Reer hrgyza kuma baahna duqyahayn cibaado seegtay afkaaga kadhig hrgysa