SOORAAN IYO JAWAAN KHALADAADKII XAYAYSIISYADA QOSOLKII ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • 🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
    ★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
    ★★www.sooraanjawa...★★

ความคิดเห็น • 226

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +41

    Inta daawanaysa marku sooraan Geeriyooday like
    Alle Jannada hakugu abaal mariyo legend😢😰(26-5-2021)Black day:

  • @maxamedmuraad9961
    @maxamedmuraad9961 3 ปีที่แล้ว +14

    intaad inyar cabto bahalkaba dabadeed qaado 😂😂😅inta daawanaysa habeenka ugu danbeeya 2020 like ta iisaara

  • @somtech.somalitechnologyst8724
    @somtech.somalitechnologyst8724 4 ปีที่แล้ว +8

    Dadka like dawarsayaa (baryayaa) may may ilaahay waxa u khayr dhaama baryaan SWT isaga in la baryo mudane.

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +74

    *Muqdisho ayaan idinka soo salaamay Jumco kariim*

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed hillaac halkaga iska joog

    • @KhatumoSSC
      @KhatumoSSC 4 ปีที่แล้ว +2

      Abdirahman musse waxbo hadalka haku qaloocin... dadka musliminta melkasta jogaan ayuu salamayaa

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +2

      @@KhatumoSSC Ma aragtay wllo Waan kayaabay lkn uma aan jwbin cajiib ??🙄

    • @KhatumoSSC
      @KhatumoSSC 4 ปีที่แล้ว +1

      Diinta iyo siyasada ayuu kala garaneyn... wax lo jwbo ma ahan

    • @mohammedrafikingsahaablove9882
      @mohammedrafikingsahaablove9882 4 ปีที่แล้ว

      Salantu Gaal iyo muslinbay kadhaxaysa

  • @farxankaraama4142
    @farxankaraama4142 4 ปีที่แล้ว +118

    Sooraan riwayadisu hagaajin uma baahna sidaasaa qosolkuthy like halaysaaro inta igu taacsan🤣

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi 🤣🤣🤣😋😋

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedjr7902 Ok 😂🤣😂🤣🗣️👏🤝👍

    • @Mohamed_Al__Abdulahi
      @Mohamed_Al__Abdulahi ปีที่แล้ว

      Wllhy waa run lkn xilli dambaan arkay anigu

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 4 ปีที่แล้ว +39

    Sooraan hadLkiisa caadiga ah xitaa qosola 😂

  • @abdikanikhadar2218
    @abdikanikhadar2218 4 ปีที่แล้ว +72

    Nin soman baan matalayaye mxd iga kicinaysa 😂😂😂😂 Sooran 🙌🏾

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +18

    Intii Sooraan iyo Jawaan Riwaayadahooda jecel Fadlan Like Saar🙌👀🙌

  • @realmadrid4881
    @realmadrid4881 3 ปีที่แล้ว +3

    Joogde waxbaa leysku toos tosinayaye😂 sooraan🙌

  • @Cabdiqaadirkainamaxamed
    @Cabdiqaadirkainamaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariizto wxan dawanayaa sooraan oo gEeriyoodey

  • @abdifatahmohamed4364
    @abdifatahmohamed4364 4 ปีที่แล้ว +4

    Sooraanow waan ku salaamay jawaanow jeeniga keen ramadaan baad na galiseene.

  • @abuyaxya3301
    @abuyaxya3301 4 ปีที่แล้ว +6

    Ramadaan wa 23 ama 24 april 2020 insha allah nabad allaha nagu gaarsiiyo insha allah

  • @mohamedcaatif6757
    @mohamedcaatif6757 4 ปีที่แล้ว +8

    ALLAH HEYDIN BARAKEEYO WAA LABADA MAJAAJALISTE EE SOMALIDA UGU QOSOLKA BADAN...

  • @azmaali4788
    @azmaali4788 4 ปีที่แล้ว +2

    Zoran Iyo Jawan XaraMi Adunka WLLhi HorE Uzocda InzHa AllaH👏👏

  • @hassanmohamud732
    @hassanmohamud732 4 ปีที่แล้ว +23

    Intaad inyar cabto bahalkaba dabadeed qaado hadaad kahesho....hhhhhh kkkkkk..

    • @TheZackfilms
      @TheZackfilms 4 ปีที่แล้ว +1

      Ceel Dheer
      😂😂😂

  • @hamzaleyl3939
    @hamzaleyl3939 4 ปีที่แล้ว +2

    Wax aan anaga oo fadhina anaga oo jiifna aan daawano. Dhibkas aya lo maraa. Thanks cameraman jilayaasha dhamaan.

  • @abdiqadirahmed2953
    @abdiqadirahmed2953 6 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto sooraan ismacil sugule

  • @indhacase3610
    @indhacase3610 4 ปีที่แล้ว +13

    Legends Sooraan & Jawaan 😇✊♥️
    WalaaLayaaL Subscribe isaara Anna Waa iga diyaare 👍

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 Ramdaan yaa ila daawanaya

  • @cadaynbuuxda5520
    @cadaynbuuxda5520 4 ปีที่แล้ว +9

    Yaa Soo arkay 2029 Waxa Dhicidoona Marunbaa TH-cam ka Kuqora 2029 Waxaad arkisaan waxaad layaabtaan

  • @user-ph7se2th6b
    @user-ph7se2th6b 10 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto

  • @zamiaupdyyrahmann7551
    @zamiaupdyyrahmann7551 4 ปีที่แล้ว +3

    Soraan io jawann rag adag O Qosol badann😅

  • @farhiyaabdullahi9904
    @farhiyaabdullahi9904 4 ปีที่แล้ว +5

    Ninyahow Sooraan Dadka La Nool
    Qosol Bey U Dhinteen WllHi
    Maxaa Laga Jarjarayaa Ruwaayadaha Sooraan
    Khaladaadka Aaba Shactiro Bdne 🤣🤣🤣🙏

  • @abdifataaxibraahim533
    @abdifataaxibraahim533 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayad aanu sooran matelin riwaayad maaha wllhi

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +5

    Dee kaa Miskiinka ahee Ag fadhiyo Ayaan kayaabayba anigu Bisinka iyo yaasiinka Ninku miskiinsanaa😢😢

    • @saalimsaid1988
      @saalimsaid1988 4 ปีที่แล้ว

      Waa maxay macnaha

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 4 ปีที่แล้ว

      Miskinimadu wax lalayaabo gormay noqotay?

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว

      @@saalimsaid1988 micnuhu wuxuu yahay Raggii wax jilayo meeshii ay kadoonayeen inuu wax la jilo oo dhaq dhaqaaq sameeyo ayuunbuu intuu foorarsaday iskaga aamusay waataa jwaan xitaa ku qaylinayo😁

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว

      @@mrfuga6041 Goormee ayaa la arkay Qof iaa aragti dheer ayaa Relpy loo galaa ? 🙄

  • @shaaficicraxmaan3572
    @shaaficicraxmaan3572 4 ปีที่แล้ว +11

    Hhhhhhhh
    War ileyn xayiisintu waaba mushkiladba.
    War bal like-ta dhac ku siiya.

  • @Engqaman
    @Engqaman 4 ปีที่แล้ว +7

    Jecelahay riwaayadaha sooraan iyo hawaan Subscribe ii saara mahadsanidiin

  • @updullahiismail610
    @updullahiismail610 4 ปีที่แล้ว +1

    Video ga Ediat ka sifiican iga hagaajiya oo muqalada cut ku sameeya ku wii xumada ama kuwii wax inaga soo dhexgalaaan ...
    Wan idin tageeraa sooran iyo jawaan

  • @siinaaanosman1596
    @siinaaanosman1596 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilàahey anagoo dhan janada hanageeyo

  • @alustadabdallah137
    @alustadabdallah137 4 ปีที่แล้ว +2

    Sooraan sidaas bilaa hagaajis ayan kuwadanaa wlhi 🤣🤣🤣😂

  • @babaadnaan1251
    @babaadnaan1251 4 ปีที่แล้ว

    Soran iyo jawan salan sare gacan ayan idin tagay

  • @haybeexpress
    @haybeexpress 3 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu naxariisto sooraan

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +5

    *Sooraam waa Halyey Hiba ayaa ku abuuran*
    *Like dhac iigu sii* jumco kariim 👑☝️❣

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 ปีที่แล้ว +1

    Maheysaa wali waa badan yahay jawaan hhhhhh

  • @apdiaziz4449
    @apdiaziz4449 4 ปีที่แล้ว +1

    soran horay u soco waliga

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 4 ปีที่แล้ว +1

    Ha i,kicin Dee ileen
    Ninsooman ban ahaye
    Kulaha soran😂😂😂
    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdirabimaansuu3168
    @cabdirabimaansuu3168 4 ปีที่แล้ว +1

    Aar Niman kii ma xayaysiis Bay kabixilayihiin

  • @mohammedrafikingsahaablove9882
    @mohammedrafikingsahaablove9882 4 ปีที่แล้ว

    Sooraan walhi wa abwaan intyarta oooo kuhadlayo meshu ku alifay waxloqoray ma ahan

  • @khalidbonaldo2360
    @khalidbonaldo2360 4 ปีที่แล้ว +1

    Sooran ma gacanta bidix aYuu ku cabaayaya mise midiG plz dib hawGu noqon videoGa kaliYa liKe...😁😂

  • @abdifatahnabil
    @abdifatahnabil 4 ปีที่แล้ว +11

    Kkkk
    War de naso dhawee xageed si qabow noola hadleysa

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 ปีที่แล้ว

    Salana sara sorrana iyo jawana iyo timekisa Hore usoco Ragedi

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 4 ปีที่แล้ว

    Salana sara sorrana iyo jawana iyo timekisa Hore usoco Ragedi 😂😂😂😂😂.

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 3 ปีที่แล้ว

    Allaha u naxariisto sooraan

  • @abdijbaarjupo5171
    @abdijbaarjupo5171 2 ปีที่แล้ว

    Zoorn kulah ha lasan

  • @abdulkadirmohamedyusuf
    @abdulkadirmohamedyusuf 4 ปีที่แล้ว +31

    6:43 War afur Dee Adigu Maxaa Laqalalantahay

  • @anabali7719
    @anabali7719 4 ปีที่แล้ว +1

    Waakahile

  • @suhaybxuseenmohomoud9676
    @suhaybxuseenmohomoud9676 4 ปีที่แล้ว

    Guribarwaaqo ayaa daawanaya video gan❣👍

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +1

    Suuquu yaalaa Kkkk sooran waa qosol wlhi😂🤣
    Sidaa Uma foga kkkkk

  • @xamdaidiris8644
    @xamdaidiris8644 2 ปีที่แล้ว

    Ale ha ku naxaristo babo😰😰😰

    • @MaryanXasanmar
      @MaryanXasanmar 25 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @quraanonlineschool6213
    @quraanonlineschool6213 4 ปีที่แล้ว +2

    6:44 aabal jawaab wuxuu kuhadlayo dhagayso gaw waaree waa xayraan jawaanku shaw

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 4 ปีที่แล้ว

    Mashalah,,,Soraaan,,,,Iyo,,,Jawan,,,,Rag,,,,Culus,,,,,Aniga,,,,Sharabkaba,,,,Iqanciyayy waleè,,,2noco,,,,Kaladaran,,,,

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว +3

    Khaladaadkaaba ka helay 🤣🤣🤣

  • @yassinnabadon5370
    @yassinnabadon5370 4 ปีที่แล้ว +2

    Kaa miskiinka ah buu jawaan kusamaystay. Kuye afurdee maxaad laqalalantahay😂😂😀

  • @wardakorontooo8449
    @wardakorontooo8449 4 ปีที่แล้ว +1

    Love rer waqoy Garahn somaliland

  • @x-tttabdi50cent62
    @x-tttabdi50cent62 4 ปีที่แล้ว +6

    Hahaahah Soraan kulaha De ilen Nin Sooman ayan ahe haykicin 😂😂😂😂😂

  • @samataridiris54
    @samataridiris54 4 ปีที่แล้ว +5

    Mar haduu codku jirin wax macna ah ma samaynayso

  • @aweysmohamed2282
    @aweysmohamed2282 4 ปีที่แล้ว +3

    Sooraan io Jawaan Channelkan ma matalo
    Hadan ogaaday inu Fake One yahay👍✅

  • @abdirahmanmahamoud7741
    @abdirahmanmahamoud7741 4 ปีที่แล้ว

    Wallaahi xitaa khaldaadka hadii loo daayo qosol weeye

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaallh hhhhhh
    Kkkkkkkkk

  • @burhanozil3360
    @burhanozil3360 4 ปีที่แล้ว

    Kowda ramadan 2020 ta dawaanayo

  • @ismawiilqaran2207
    @ismawiilqaran2207 4 ปีที่แล้ว

    Funny waye wllhi

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan u sheegayaa Ninka Haya chanelka Odayaasha Hasoo galin wax danbe Oo qalaada Waayo vidao Aad Micno u daawatay Oo aad Mar danbe aad daawato Yadoo qalaada oo aad arkayso wax la samaynayo Markaa

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 4 ปีที่แล้ว +2

    2:00 taasaan la boodayaa oon dabada u qabanayaa

  • @maxmediimaan9897
    @maxmediimaan9897 4 ปีที่แล้ว

    Wa cajib

  • @cabdiraxmanabshirwayrax6570
    @cabdiraxmanabshirwayrax6570 4 ปีที่แล้ว

    Hhh sooraan iyo jawaan jawaan ayaa qosol badan

  • @caqli_kaabchannel2885
    @caqli_kaabchannel2885 3 ปีที่แล้ว

    Nin zoomanbaan aHe hay kicin😂😂

  • @shabaccali6981
    @shabaccali6981 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @shukrifaarax4177
    @shukrifaarax4177 4 ปีที่แล้ว +2

    soran hadlkisa cadiya aya qosala wlhi

  • @user-ty2so2wv2l
    @user-ty2so2wv2l 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @salaanchenal944
    @salaanchenal944 4 ปีที่แล้ว

    Waa ka xumaatay

  • @maxamedjaamac4682
    @maxamedjaamac4682 3 ปีที่แล้ว

    Ciise tiiyoo la soo shaandheeyry basnu daawsn jirnee waa khalad miidhan

  • @muhammedmuhammed8033
    @muhammedmuhammed8033 4 ปีที่แล้ว

    😘😋 ii soo dir cawitanka😋

  • @had1070
    @had1070 4 ปีที่แล้ว +4

    Waryaa hee mahysaa.
    Hhhh xasan adan samtar
    Jawan cadi maha comander weye

  • @apdiwaliapdillahi3461
    @apdiwaliapdillahi3461 4 ปีที่แล้ว

    Khaladaadka soo badiua

  • @nrx8684
    @nrx8684 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaloo sii tabeeystaa ayeeydeen aan ka maqli jiran

  • @mac-macaanka7479
    @mac-macaanka7479 4 ปีที่แล้ว +4

    Afur bahasha maxad la qalalanty😂😂

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadantu ma dhawee hanagu soo dhaweynina nimanyow

  • @caliyareafgoyaani460
    @caliyareafgoyaani460 3 ปีที่แล้ว

    xayeesiis iga dheh

  • @azinpazinrazinofficial2556
    @azinpazinrazinofficial2556 4 ปีที่แล้ว +5

    Qofki horeeye ahee sabscribe izaar sooranow

  • @aliderive9580
    @aliderive9580 4 ปีที่แล้ว +4

    Shanti gudud dhegool Moya maxalaqalantahey Kalaha Javan waabalayo kkkkkkk

  • @cabdikariimcabdilaahi2176
    @cabdikariimcabdilaahi2176 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk intaa qodh qodhiso furkaba kafur soraan ale hku naxariisto

  • @TheZackfilms
    @TheZackfilms 4 ปีที่แล้ว +3

    6:43 😂😂 markuu jawaan ku dhaho dee afur maxaad la qalalantahay kan kale sidu afka u maroojiyo ee dhinaaca u yara eegan ku qoslay kkkkk laydh buu kaga ninkiiyo qunyar wax iska wata.

  • @nouradenabdirahmanelmi7601
    @nouradenabdirahmanelmi7601 4 ปีที่แล้ว

    Ma naagaba sonata!

  • @nimahappy8002
    @nimahappy8002 4 ปีที่แล้ว

    Gacanta calyada jaadka isaga bi.iyay ayu hadana jawaan ku salamay😂 ishiish😂😂😂

  • @daadirmeeteofficialchannel874
    @daadirmeeteofficialchannel874 4 ปีที่แล้ว +9

    Inta jecel soomaliland plz 🙏subsribe 👉iisara 👍👍👍👍👍

  • @secondone6633
    @secondone6633 4 ปีที่แล้ว +1

    Halkan iskaga so dhigysan scene ka xayaysimtaba mam dawan be

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว +4

    Kulaha kaco naso dhawe qun yar ha hadline 🤣🤣🤣

    • @husseinugaasbashiir3850
      @husseinugaasbashiir3850 4 ปีที่แล้ว

      hhh nin soman ayaan matalayaaye mxd naga kicinaysaa kulaa😂😂😂

  • @isirali4317
    @isirali4317 3 ปีที่แล้ว +1

    Oo ileen xsyeeysiiskana sida ruwaayadaha jab lala maraa wax lasoo diyaariyuun baanu dawana

  • @nadirmusa9036
    @nadirmusa9036 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 kkkkk yaa I dawanay Qoslka iga dhamday

  • @mohamedrashiid6322
    @mohamedrashiid6322 4 ปีที่แล้ว

    Xan sooxasustay 2014 anoo caruura ayan kudawan jiray

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 4 ปีที่แล้ว +6

    Liketiisa cunee sancaribe isiiya aniga 🤣🤣🤣🤣

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 4 ปีที่แล้ว

    Magaceed riwayadan oo dhan halkan ka heli karaa

  • @khaaliduk4181
    @khaaliduk4181 4 ปีที่แล้ว

    Intaad inyar cabto marka dabena
    Wada qaado😂😂😂😂😂

  • @nimcomohamed7713
    @nimcomohamed7713 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh jecliyaa nimankan

  • @lii3596
    @lii3596 4 ปีที่แล้ว

    camera man raadsada kuwan waa ebar

  • @Haile518
    @Haile518 4 ปีที่แล้ว

    Tanaaba ka qosol badan tii caadiga ahayde

  • @ahmedmohameddaad3962
    @ahmedmohameddaad3962 4 ปีที่แล้ว +3

    Sooraan funs tagertaa like isara

  • @samaysanerabiic8192
    @samaysanerabiic8192 4 ปีที่แล้ว

    sooraanoow Rabiic ma taqaan

  • @riyaafdiqani3770
    @riyaafdiqani3770 4 ปีที่แล้ว +3

    Wardee nasoo dhawee xagaad qunyar iskaga hdlysaa😂😂
    Sooraan war ileen nin sooman bn ahye by kicine😂

  • @aankuuwaramonews4535
    @aankuuwaramonews4535 4 ปีที่แล้ว +2

    Kuso yaca ila meerayso official