Cabitaan Nafaqo iyo Vitmins Badan leh (Cabitaan Loos / Lows)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 503

  • @salmomohamednour855
    @salmomohamednour855 5 ปีที่แล้ว +7

    Alla adigoo xanun san xbbti in aad is dhibto mhneen ilaaahy swt hanoo kaaa cafyo wlhi qofka kaliya ee aan kuxirnhy cunta karinteyda waa adi ❤abaayo xanunkga waa keyga😭 ilahy ha ii kaa cfyo maclimdeyda ayaa thy runti nsro xbbti❤

  • @xamdiibrahim8553
    @xamdiibrahim8553 5 ปีที่แล้ว +31

    wcs NASRO QAALIYEEY xbbti maasha allah gacmahaaga Allah kuu barakeeyo Reerkaagana Allah kuu xifdiyo 😗😗😗😍

  • @xafsamaxamed2934
    @xafsamaxamed2934 5 ปีที่แล้ว +10

    Shukran gacalo Cano loos aduunka ugu jacalahay guuleyso❤

  • @haninora533
    @haninora533 5 ปีที่แล้ว +7

    Mashallaah tabaarakallaah
    Allaha ku xafido wlshey Jazaakallaah
    Wiilkeyga caanaha ma jeclo waa qasbaa
    Looska shiidan oo waxa jira la marsado rootiga wuu jecel yahay looska waaba isugu shiidaa suu u cabo caanaha mahadsanid🙏🏽❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤩

  • @fartunhappy2110
    @fartunhappy2110 5 ปีที่แล้ว +45

    Wcs xabibti masha allah qalbi nuur ❤️💕

    • @hafsoisman1847
      @hafsoisman1847 4 ปีที่แล้ว

      Màansha alas xabiibti

    • @salmanmuhudiin3550
      @salmanmuhudiin3550 4 ปีที่แล้ว

      Asc.mcnto looska duban intee kasoo gaday

    • @SamaWada-k8v
      @SamaWada-k8v 9 หลายเดือนก่อน

      Dee suuqa 😅😅😂 cawaaan ma thy😅​@@salmanmuhudiin3550

  • @Umuqanciye
    @Umuqanciye 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh xbbti wllhi wa cabitan aad u wcn aniga waxan siya catuurteyda bedelka canah wax badan ayan ugu daremey waxa ugu fiican wa ilmaha in hordo firishe ah ey helayan yacni hurdo ayu leyahy iyo qurux iyo dhalal jirka ah qof walbo aya isticmali karo masha allh iyo waxa kuxiga qubaha asigana wa kadaba dhaw yahy ama waba isku mid masha allh

  • @maryanruun199
    @maryanruun199 5 ปีที่แล้ว +18

    masha allah ilmaha 2 sano kir ah malasin kara inu cayilo raba caato iga yahay wax ilmaha ku cayilan noso gali xabiibti

  • @aishahamudmohamed5787
    @aishahamudmohamed5787 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah waaa cabitaan cajiib ah hbbtii cilaan saan u guduudan nala wadaag inshaa Allaah afar indhood oo nabad ah

  • @hibohani3594
    @hibohani3594 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah wll qurux mahadsanid qli halkaas ka sii wad waad gaadhaysa hamigaga insha alah guul insha alah xppti

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah xbbti shukrn jazakallah khyr ilahayna cajiska iyo culeska haka dulqado aamiin qali waxa noso galisa sisinta wan jeclahay xamar mar an tagay oo igu horesay 2014 ki aya suqa bakaraha ka cabay mcn wlhi wnka helay maba ilaawo noso gali qali sida cabitan loga sameyo sisinta mahadsanid❤

    • @mariaabdalla9692
      @mariaabdalla9692 5 ปีที่แล้ว

      abayo wey fududahay ani xita waka faiden kara

  • @ruqiyarooney7160
    @ruqiyarooney7160 5 ปีที่แล้ว +22

    Mash Allah qurux cajab waaye caafimaad ku cab kula doq ayaan ahay barkallaahu mcnti

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 4 ปีที่แล้ว +2

    maaashaa allaaah waa markii igu horeyso ee an arko caabatan laga sameybaayo Alle ha ikaa xifdiyo ♥️😍😗

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwww maaaasha allaaha abayo macnto mahadsanid xabbiti Shankar waxaan ku leeyahay hormar wacan inshallh 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌👌🙏🤲

  • @habonmario1089
    @habonmario1089 5 ปีที่แล้ว +2

    waaaw mashalalh inaba caadi maaha thanks xbbti abaayo nosogali cabitaanka sisinta aniga sisintaa aad ujeclahy 😘

  • @maankaofficiall3120
    @maankaofficiall3120 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah ad u mahadsan tahay wax fican ka bartay saxibtey tusa si igu sameyso sas cml ❤️❤️

  • @umuamiir2888
    @umuamiir2888 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khyr nasra wan jecelhy kula dookh ahay Insha allah wan samaynaya haben Mala cabi kara nasro

  • @hodandaahir5066
    @hodandaahir5066 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank xappty illahey qeyr ha kuu siiyo

  • @hanisharaf4539
    @hanisharaf4539 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks nasra qurux mcnto cabitaan mcaan wye indhaha ayuuba ika deeqay wllhi qaali 👌

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    (1) maqaarka.wuu.qurxiyaa
    Khofkii.madoow.badneedna
    waxuu.u.dhalaaliyaa.sidii.kabo.la.luujiteeyay.oo.kale
    Neef.neefsi.badana.wuu.leeyahay

  • @sacdiyamaxamuud1135
    @sacdiyamaxamuud1135 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allh mas kaxda & Ubadka Allha Kuu Barakeeyo Xppti Hal Codsi Ayaan Wataa Caano & Xulbad Caruurta Lagu Naaxinaayo Ama lagu Cayiliyo Noosoo Gali Sis Adoo Raali Ah ❤❤❤❤

    • @fardowzaali1766
      @fardowzaali1766 5 ปีที่แล้ว

      Abayo xulbada ilmaha lama siho

    • @sacdiyamaxamuud1135
      @sacdiyamaxamuud1135 5 ปีที่แล้ว

      @@fardowzaali1766 hee abaayo maxaa dhacaayo hadiii lasiiyo wiil yar oo caato ah ayaa siin lahaaaaa

    • @fardowzaali1766
      @fardowzaali1766 5 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyamaxamuud1135 abayo ilmaha maskaxdoda make qadan karto inta Adan siin dr weydi abyo

  • @ismailabukariman5252
    @ismailabukariman5252 4 ปีที่แล้ว

    mhdsnid abayo wax bdn aan kaa fa,iday ilaah hakaa awaal mariyo manta nolasheyda wax macaan in aan karsano aa na bartay masha allah ilaah hakuu barakeeyo

  • @crizaaq6889
    @crizaaq6889 2 ปีที่แล้ว

    Wallshey wan cusubahay Marka waxan ubahanahay cabitan fudud 🌹🥀

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah abaayo caafimàd Ku cab aadan uga helay runtii mahadsanid 💞💞💞

  • @nastexoabukar8699
    @nastexoabukar8699 5 ปีที่แล้ว +17

    ilahay amarkiisa gabadhan siqaaa ah Ayan ujeclhay ma,aqan sababta anyw ilove nasra cadey

  • @caishaabdullahiaddow1837
    @caishaabdullahiaddow1837 4 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd nasra waqti xadirkan wan ubahanhy wax jirkeyga nafaqeynayo sbbo jiro awgeed thanks again 😘

  • @MaxamuudabdiÀbdulhi
    @MaxamuudabdiÀbdulhi 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah wall wad kumahad santahay ee misgo cayrin mise lagu ay

  • @raabicaayatulah5186
    @raabicaayatulah5186 5 ปีที่แล้ว

    Mshallh xppti adbn ugu helay Runti cunustisa cadi bn ucuni jiray inshlh isagoo cabid ehne wan kafaidesan dona thnks abyo

  • @fadumofaysal673
    @fadumofaysal673 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasro abyo barakoow wn ku taaageeraa

  • @hamdiahmedabdirahman1574
    @hamdiahmedabdirahman1574 5 ปีที่แล้ว

    Thnku xbbt cabitankan loska adban ujeclahay allow gacanta ku barake🥰🙏

  • @istaahilcabdullahi2671
    @istaahilcabdullahi2671 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah nasro shkran abyo waxa badan ayaa ka faaiiday chanalgaga xbiibti

  • @safiyoxasan9123
    @safiyoxasan9123 2 ปีที่แล้ว

    Shugran nasra waxaan kaa baranay cabitaan qurux badan

  • @fardowsofiska3108
    @fardowsofiska3108 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo gacantada Allah haku barakeeyo Wan ka helay 👍👍👍👍

  • @ifkanolosha8821
    @ifkanolosha8821 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha alah abayo cilanka faraha kusaran wan ka hele mad nala wadaagtid

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abaayo mahsanid waa tijabina insha Allah aad uga helay 💯

  • @quenfaraxsan6306
    @quenfaraxsan6306 4 ปีที่แล้ว

    M.a indhohooba deqee my quen nasra gacan taada allaha kubarakeyo

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 5 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo illaaah haku caafiyo adiga iyo anigaba iyo intiii kaloo xanuuunsan anbo maanta ani xataa waanba iska xanuunsanahey iisoo duceeya looska qolofta leh soo gado abaayo kan lafiiqey ma fiicno kaa fiiqataa fiiican abaayo ❤❤❤ aadaan ooga heley juuskaada

  • @sagalmohamud8127
    @sagalmohamud8127 5 ปีที่แล้ว

    midla ceyna.no nolow farxad iyo reyryn nasra waan kuu qiray sida aan kaaga faaiiday thanks mcnto

  • @caynilove796
    @caynilove796 5 ปีที่แล้ว

    M.a allha xapiipti sido kle farxad ku nooloow allha ku xafido allh ku barakeeyo adiga iyo reer kaaga unooloow sida boqortoyo

    • @maryanali7009
      @maryanali7009 5 ปีที่แล้ว

      Asc abaayo alaha ku xfdo nasra

    • @maryanali7009
      @maryanali7009 5 ปีที่แล้ว +1

      Abaayadey saxan kan rabaa makiinada waxa lagu shiido original miyaa mise waa chines?xageese ka soo ibisay?meeqo ayey jogtaa?

  • @ayansaed4804
    @ayansaed4804 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah nasra ilahay gacmah iyo cafimadakaba haku barkeyo xabibti

  • @caishomuhudiin4461
    @caishomuhudiin4461 4 ปีที่แล้ว

    M,a abyo allaha kucfiyo xnn ayaa daremeysaa saan filayo WYO hdlka xogaa kudhibayo sidaa shgty allaha kicfyo

  • @rowdabotan8597
    @rowdabotan8597 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waan ka faaideystay waana sameynaya Qaali
    Mahadsanid

  • @hodansicid2728
    @hodansicid2728 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle gacanta ha ku barakeeyo Walalo shaah laws laga samaynayo noo so gali

  • @maryamamohamed8830
    @maryamamohamed8830 4 ปีที่แล้ว

    M.a mahsanid abyo Nasro Allah ku dhowro

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 ปีที่แล้ว +10

    MashaAllah 💕💕

    • @aliyareabdibile2893
      @aliyareabdibile2893 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah Abaayo horay u soco ilaahey haku xifdiyo
      abaayo Nasro isku day in aad meel sare gaarto sida in aad wershad cabitaan furato oo kale

  • @amiirshekh7292
    @amiirshekh7292 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah xidigta xamar aloow ku dhoor

  • @anabibrahim6046
    @anabibrahim6046 5 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsnid apyo wlhi manta ayan video nocan TH-cam kaa radiyey

  • @Its_faruq223
    @Its_faruq223 4 ปีที่แล้ว

    Shugran xabiibti khayr Alle ha ku siiyo

  • @maryanmohamed2989
    @maryanmohamed2989 4 ปีที่แล้ว

    M.a Abayo wan kahelay horay usoco Ramadan Mubarak

  • @cayuuniqalbi2796
    @cayuuniqalbi2796 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilah haku xafid cadowga unolow nasraaaay

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay haku cafiyo nasro hadu hadalka ku dhibaayo qoraal kaso dhig abayo amaba iskada ha is dhibin

  • @BisharoHakarMursal-lu4uz
    @BisharoHakarMursal-lu4uz 7 หลายเดือนก่อน

    qali waan shiday dhee sida ka sokorta lagu shido aad ku shiday so ma ahaa somaliga dhanbal garan mayno

  • @nastehaibrahim69
    @nastehaibrahim69 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo midka shidan kwrn hadan cana kushido shukraan xbbty ani aaad ban kaga faiday shey walbo an tacliqiyo wan kariyo ama wan sameya inta badan جزاك الله خيرا

  • @hibacasal9842
    @hibacasal9842 5 ปีที่แล้ว +36

    Abaayo lowska faaiidadiisa ugu badan qoloftiisa guduudan baa laga helaaa
    Lama fiiqo sidiisa lagu cunaaa
    calcium-baa ku jirtaa diirka gduudan

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  5 ปีที่แล้ว +10

      😱 anna qoloftiisa aaba necbahay afka hadee ii gasho wa bas 😂

    • @ladanahmed5852
      @ladanahmed5852 5 ปีที่แล้ว +1

      @@nasra_abtidoon isku mid ayaan nahay ani xitaa Qoloftiisa majecli

    • @anisoanisoabdi6859
      @anisoanisoabdi6859 5 ปีที่แล้ว +2

      kk

  • @suleenaqaali7295
    @suleenaqaali7295 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Waa cabital macan sidan filayo
    Mahadsanid wllshen

  • @miskimahamuud6727
    @miskimahamuud6727 5 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allh illh qeyr badan ha ku siiiyo waxyaalo badan aan kaa faaiidnay farxad ku noolow

  • @zuhuurhaaji7500
    @zuhuurhaaji7500 4 ปีที่แล้ว

    M. A aad baan u jclhy looska mhd snd xppti 💯❤️🙏

  • @aminadheman4938
    @aminadheman4938 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo nasro twankaga mahad celinaa sida nala wadagto waxwalbo

  • @canabbile4968
    @canabbile4968 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah abayo mcn ku jecliyaa gacanta alle haku daayo

  • @simanmohamed1999
    @simanmohamed1999 5 ปีที่แล้ว +1

    Hdd igu horeya kujiraa liketa i saaar

  • @abraarhassan7880
    @abraarhassan7880 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah looska faidadiisa xuusta ama fahanka wuu furaa

  • @umumucaadyare4372
    @umumucaadyare4372 5 ปีที่แล้ว +1

    mash.allaha abyo gacantada allaha kubarakeyo walalhay isoo duceya inuu muruagta ihayso farxad igu badalo

    • @nastexoabukar8699
      @nastexoabukar8699 5 ปีที่แล้ว

      zamzam Hussein ilahay hagaa qado murugta farxad aan lasoo koobi Karin hakugu bedelo insha allh

    • @ayaanmohamed9961
      @ayaanmohamed9961 5 ปีที่แล้ว

      Alleh farxaad haku badalo

  • @abdirahmanabdi5084
    @abdirahmanabdi5084 4 ปีที่แล้ว +1

    ‏‎اللهم أمين أجمعين يارب العالمين🤲🏻

  • @cumaroday7820
    @cumaroday7820 5 ปีที่แล้ว +1

    Thnx abaayo nasra abtidoon

  • @aweyscarab
    @aweyscarab 4 ปีที่แล้ว

    Waankusalaamay walaal qaali waxaan kaacotsana walaal waxaan ahay yuutuubar walaal janalkeega magaciisa waxaalayiraahdaa aweys carab kaftanka iyo sheekda walaal walaal heeriigusamee walaal

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis1042 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaarakallaah ❤ilhey haku barakeeyo gacmahaada Abayo

  • @MaanMaxamed-ip8ql
    @MaanMaxamed-ip8ql ปีที่แล้ว

    Masha allah qali alha kubarakeyo ♥️

  • @MaymuunAyanle
    @MaymuunAyanle 9 หลายเดือนก่อน

    Mash allh nasro❤ilahy haku xafido❤😊

  • @aminadacad8382
    @aminadacad8382 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazaklaah cdey gcntda alle haku barakeyo

  • @samiimohamed4303
    @samiimohamed4303 4 ปีที่แล้ว

    JazakaAllah xabiibti Allah haku barakeeyo

  • @safiomohamed1457
    @safiomohamed1457 5 ปีที่แล้ว

    Ww masha Allah sidaa noola wadagtay waadku mahadsanid inbadan wlshy nasra cdy guuleyso inbadan

  • @fatimasaed6838
    @fatimasaed6838 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaalahayga muslimiinta meelkasta oo joogtaan waan idiin salaamayaa.... fadlan subescribeka igu sadaqadaysta.

    • @barwaabarwaa6651
      @barwaabarwaa6651 3 ปีที่แล้ว

      Fiiri abaayo looska gaasga ma ufiicnyhy mise

  • @najmougaasugaasrafle6145
    @najmougaasugaasrafle6145 4 ปีที่แล้ว

    Nasro cadeey masha aalh abyo gacantada alaha ku barakeeyo queen

  • @ummuamiira6141
    @ummuamiira6141 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo waxaa Saamee so dhan waan baroweye waa macaan 👌👌😍🤙😍🥰🥰❤️❤️❤️

  • @asaldhaladindeeqasaldhalad6448
    @asaldhaladindeeqasaldhalad6448 4 ปีที่แล้ว

    Nasra abtidoon xabbti horey u soco

  • @xaliimaaadan7406
    @xaliimaaadan7406 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Abyo allah ku xafido gcntada Allah xabibt

  • @daadiramoore8299
    @daadiramoore8299 4 ปีที่แล้ว

    asc nasro aadbaan kuu salamay walasheey looska isagoo ceeriin ah hadan sharaab ahaan u shiito kawaran

  • @idmanliban3299
    @idmanliban3299 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤🥰wad uqalanta in lagu duceyo sido kle adugane farxad ayan kugu ognahy

  • @queenleyla4728
    @queenleyla4728 5 ปีที่แล้ว +7

    Nasra wllo qolofta wax bdn aya laga faaiidaa

  • @kiinmuleexoofficial6626
    @kiinmuleexoofficial6626 4 ปีที่แล้ว +2

    Canitaankan hadaan sameesto gag gag ayaa ayaan ku caylaa

  • @sucdimaxamad
    @sucdimaxamad 2 ปีที่แล้ว +1

    adaa mudan abyo 😍

  • @nastabbe4542
    @nastabbe4542 5 ปีที่แล้ว

    Mesha allah abyo quruxey caajiska rabi haka dulqado

  • @samsamxasan3538
    @samsamxasan3538 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah mcnto gacmaha alle hakuu barakeeyo

  • @mohaabdi4871
    @mohaabdi4871 5 ปีที่แล้ว

    Ii soo duceeya walaalayaal waxan jeclhay inaa awlaad yeesho in alle I siiyo isokduceeyo
    Mahadsanidiin

    • @aymancadey8612
      @aymancadey8612 5 ปีที่แล้ว

      Carur bariya allh kusiyo wllkega

  • @ilhaandaahir2187
    @ilhaandaahir2187 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla Ku Barakeeyo Abaayoh❤

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 4 ปีที่แล้ว

    Marka sogalisaa daway lkn cawo soon daradis udawanaa cabitanadikale gas abar igadhigen kana cawa kusaxuranaa inshaAllah

  • @caishomohamedmuse1059
    @caishomohamedmuse1059 5 ปีที่แล้ว

    Abayo nasrina gacantada alha ku barakeyo 👌👌👌👌

  • @falastiinahmed5193
    @falastiinahmed5193 4 ปีที่แล้ว

    Cabitaan aas umacana waaye wlhi indhaha aan ka jeclaaday mcn

  • @xamdaqali727
    @xamdaqali727 4 ปีที่แล้ว

    Maanshaalh zhp waxn ahy dawade kugu cuzub alle hakubarakeY0

  • @minaluul4887
    @minaluul4887 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalimadey wax badan kaa bartay ilahay haku barakeeyo❤️

  • @cabdallacazaan5022
    @cabdallacazaan5022 4 ปีที่แล้ว +1

    msha allaah wlashy mhdsnid❤🎁✋🖼

  • @Moha-fq6tw
    @Moha-fq6tw 5 ปีที่แล้ว +1

    ABAAYO nasro hal mid ayaa kaa dhiman waana labo xabo moos. 2014 ilaa hada ayaa isticmaaleenay waana kaa hubaa......

  • @amaalmaxamedbashiir2585
    @amaalmaxamedbashiir2585 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qali sharaf horu u soco

  • @fadumoaxmed5820
    @fadumoaxmed5820 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah abayo wan ka helay aniga shukran

  • @cabdilaahicabdi2921
    @cabdilaahicabdi2921 4 ปีที่แล้ว +1

    mash Allaah Ada Ayaana uga heliye qali keep goning

  • @Foosahmed33-j7i
    @Foosahmed33-j7i 4 ปีที่แล้ว +1

    Nasro abayo mahadsamid lowska ma dubaya intaaana shiiidin asagoo aaaan dubneeen maka samesan kara cabitaaan abayo sisintana noo soo gali sida lo sameeeyo sharaaab ahaaaan

  • @nouhali4391
    @nouhali4391 4 ปีที่แล้ว +3

    Waqww Nasra Thanks 🙏🏽

  • @caynilove796
    @caynilove796 5 ปีที่แล้ว +1

    Hor usocod wacan xapiipti guul wacan

  • @khadraismail5969
    @khadraismail5969 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh qaali wad mahadsantahay

  • @مهندالشميري-ن8ن
    @مهندالشميري-ن8ن 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah nasro cadey cabitaanka wanaganistay masha alah

  • @suhaybaaden2978
    @suhaybaaden2978 5 ปีที่แล้ว +1

    waaàaw waa caafimaad tato leh ilaahay haku siiyo nin