Afar Nin oo Darooda & Nin Xawaadle ah ayuu dilay Taakeeye Anoo Arkaya!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 204

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdiqaadir Cali iidle saaxiibkay ayuu ahaa derisna waa ahayn rabi naxariistii janno haka waraabiyo

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +15

    Thank you very much Jaamac in aad ka hadasho arintan

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 หลายเดือนก่อน +16

    Wajigiisa ayeey ka muuqataa,inuu jiif iyo joog seegay, intuu aduunka joogay, xisaabtii aaqirana waa sugeysaa, daalin

  • @u.j4515
    @u.j4515 หลายเดือนก่อน +9

    ALLAH SWT waxba kama qarsoomaan mana ilaabo, taakeeyana maalinteesuna waa iman sidii ay caydiidba u timid

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 หลายเดือนก่อน +6

    Warkiisu wax xigmada ah ma lahan asaguba munaagiqiintii carabkiisa iyo qalinkiisaba wax ku duminayey buu ka mid ahaa muxuu hada ka sheegayaa haduuba sodan iyo dhowr sano qarinayey dilkii uu goob joog u ahaa taakeeyana haduu inkiro iyo hadii kalaba aakhiraa looga aari isha allaah

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 หลายเดือนก่อน +24

    Nin dhiig qabo ma qarsoomo ilaahay baa kashifaayo oo hor keenay social media.

  • @museosman8296
    @museosman8296 หลายเดือนก่อน +16

    Masiibo May xamar May ka dhamaato baa la dhahaa waa tan haysata maanta

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 หลายเดือนก่อน +1

      Xamar wax haaysato ma jirto. Daarooddka dowlada ku jira iyo kuwa gobolahooda ka imaada ee dabraa hormarka Somalia mooyee. waxaa yaab ah in dad la gumeeysto oo adoomo ah maalin walba Xamar caayaan

    • @user-py3ip6dt3w
      @user-py3ip6dt3w หลายเดือนก่อน

      ​@@AFDiini1722dadka lagumeysto oo gabdhahoda amisom kuhor wasto xalanane ilmohoda kaliyaha logalabaxo walagaraan moryaan qarxeyso malinwalbo

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 หลายเดือนก่อน

      xam​@@AFDiini1722xamar waydulmantay waayo dadkeeda ayaa dulqaad badan dadkana soodhawaysa laakiin siday ugu caano lisdo looguma habeeyo hadii ayjirto duldun xamr gashay waxaa galay dad xukun haya oo shaadh doladeed kudhuumanaya kuwaaso hadana kuhadaaqa xamar xamar dee iyadu waxmageesan dadbaana daga dadbaana leh dadkii gaysaday danbiyada deegaankoodii kitimaama ama sooqabta laakiin magaca noodaaya danbi magalin

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 หลายเดือนก่อน

      Daaroodku soow kuwii adoo iscunaya kuu yimi cabdullaahi oow umada somaliyed ku celiyey madaxtooyadii aad shaaha ku dhex karineysey calanka suray soow maaha hadaa lagaaga tegayaaye sidaadiu korontada diiro tirniigana kacarar tarikhdaadu waa intaasi​@@AFDiini1722

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 หลายเดือนก่อน +6

    Waa wax laga xumaado in gacan ku dhiiglaha uu ku raaxaysto dibadda, dhibanayaashana aysan helin cadaalad ilaa hadda😢😢😢

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 หลายเดือนก่อน +10

    Taariikhda uu dadka dilay waa muhim iyo maalinta.markhaatiga

    • @NaleyShire
      @NaleyShire หลายเดือนก่อน

      1991 bishii 3 aad

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +8

    Dilaa weeye wariyayaadhii oo dhan baa sheegay 4 daarooda iyo nin shiiqaala baa la sheegay

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi หลายเดือนก่อน +7

    Inaa lillaah wa inaa lillaahi raajucuun

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน +1

    Daahir Maxamuud Xaddi waa nin aan si wanaagsan u aqaan ilaahay ha xafido

  • @qlfexagaa4766
    @qlfexagaa4766 หลายเดือนก่อน +4

    Taakeeye wuxuu dilay allaha u naxariistee wariye mahad aaden xassan(mahad cadde) oo ahaa ogaden ree isaaq iyo wariye c/qaadir Cali iidle oo ahaa xawaadle waa mujrim 1991kii wuxu ku dhexdilay radio muqdisho

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 หลายเดือนก่อน +9

    Daarood had iyo jeer waa dhibane waana doqon gaar ahaan Ogadeen maxaa loo dacweyn waayay Takeeye markii uu joogay Kenya 🇰🇪.

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 หลายเดือนก่อน

      Ceydu mafiicna. Ogaadeen maxaa kaligii dusha kasaarey. Dadkii markaa meesha joogey ee ficilka uu sameynayey taakeeye. Kuwaas bey aheyd in ay warbaahinta kahadlaan

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 หลายเดือนก่อน +1

      Hooyada iyo shuubadi Ku dhashay cuqdada qabtay was 4 nin oo daarood ah Ayu dilay Aya lagu dhahay 4 nin ma Ogaden Aya u wada malaysa xita majeerten Aya kj jiray RAGGA U laayay sababta aad ogaden kalihin Ku caynayso maxay tahay

    • @Gudbiye1
      @Gudbiye1 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@rock_diamond9475
      Ogaden waa doqon hada ku leeyahay raga u dilay wa 2 nin oo absama ah gaar ahaan Ogaden nin carab saalax ah iyo nin majerteen ah lakin majerteen Kenya 🇰🇪 ogaadeen ba uga awood badan nacas Ogaaden (you are always victim)

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaallah Hambalyo Jaamac in aad ka hadashid arintan 🙏

    • @RoodoAbdi-gi8zr
      @RoodoAbdi-gi8zr หลายเดือนก่อน

      Maxaa marwalba loodabasocdaa miyedaan ilaahay ka cab sanayn

    • @zeinab-o6r
      @zeinab-o6r หลายเดือนก่อน +2

      @@RoodoAbdi-gi8zr maxaa Ilah ka cabsiya teeda kale runtu ma fantaa???

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 หลายเดือนก่อน +8

    Taakeeye naar baa sugaysa iinsha Allaha ha sugin in taakeeye Hawiyaha Xamar jooga maxkamad soo saraan Soomaali waa qabyaalad

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 หลายเดือนก่อน +1

      Taakeeyey maxkamadiisa wxaa kahoreeyp Morgan iyo kuwa lamidka ah. Maxkamadu hawiye kaliye miyey qabataa kkkk.

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdifitahabdullahi4675 marka adigu raali baad ka Tahay dilalka uu geestay taakeeye?!

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

      Kuwi ka Sareeyey ee raaliga ooga ahaa ee Adeerkiis Gacma dheere oo
      Radio Muqdisho waxas haystay ayaa mid ahaa oo aan filayo inuu xil Ka hayo Dowladaan

    • @user-ms4gd4kk9b
      @user-ms4gd4kk9b หลายเดือนก่อน

      Aniga todoba qoyskeyga kamid ah darod ayaa dilay 1987 ma isoo qabaneysaa waliba sixun udileen iyagoo iska reer miyi ah bal isooqabo aniga cadalad ayan ubaahantahay hawiyaan ah waliba shacab imadilinee askar dhulbahante iyo nuuxmaxuud ah ah dilay si qabiileysan

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 หลายเดือนก่อน

      Ma dad daaroodka ka Qabyyaalad iyo munaafaqnimo badan baa jira?

  • @salmakeyow404
    @salmakeyow404 หลายเดือนก่อน +3

    Manshaallah baba humair hor usoco

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +4

    Jamac Galada Welkom 🤗

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg หลายเดือนก่อน +1

    Taakeeye waa shaydaan dilaa ah waa axmaq isu ekaysiinaya qof ilaah yaqaan.

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c หลายเดือนก่อน +2

    Odaygan waraysigiisa oo buuxa baan mareeg kale ka dhegaystay, in uu "door" kulahaa dilalka nimanka uu sheegay baa "tuhun" iga galay!!!

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 หลายเดือนก่อน +8

    Wey iska cada tahey in uu diley 4 nin oo Daarood ah

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he หลายเดือนก่อน

      4 nin ayu dilay darod wabo maqabanaye

    • @abdikhadar1948
      @abdikhadar1948 หลายเดือนก่อน

      Nin waxuugeystay waalaxisaabin

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน +2

    Heedhe dhiiga ma qarsoomo, Ilaahay ayaa daba jooga gacan ku dhiigalaha .. aduun iyo aakhiroba Cadaab nafsi ah ayaa u yaala

  • @NaleyShire
    @NaleyShire หลายเดือนก่อน +2

    Ninka xawadle marku diley ayu baqey in xawadle dilan sababtas ayu wadanka ugaga cararey 1991 hadda markii ay dawlada nairobi ka qabatey oo xamar ku xirtry aya ugu horeyay inu xamar ku nowdo 30 ka badan wuu ka maqnaa xamar

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 หลายเดือนก่อน +2

    Muxuu horay ugu shegi waayay markii lahaystay. Isaga laftarkiisa raali ayuu ka ahaa hala baaadho

  • @saidabdi4339
    @saidabdi4339 หลายเดือนก่อน

    Ninkani Waa Marqaatiga Nool.
    Taakeeye Waa dilaa Arxan daran.

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 หลายเดือนก่อน

    Ninkana wuu kula jiraa waanu ku fraxsanyahay

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604 หลายเดือนก่อน

    Waa masiibo taakeeye, Se Morgan ba kumanaan shicibu layay cidina kama hadasho

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy หลายเดือนก่อน +3

    War.taakeeye.4daarood.ayuudilay.maxaalagasheegayaa.imisaa.daarood.lalaayay qaarbaaba.kabadan.laayay aaway.xawaadlihii.banbalaayo

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 หลายเดือนก่อน

    Taakeeya wuxuu sheeganayaa in uu yahay Sheekh weyn oo siyaasad ah oo doonaya in dalka xukun o.

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +9

    Awal aa gabarsheegtay in uu awkiyaale nin uu dilay uu soo xirtay 5 qof oo raadi taga joogay baa sheegay ninka shiiqaa in uu kursigiisii ku fadhiistuu rabay iimaan laawe buu ahaa Waa wuxuu la qalalanyahay

  • @MustafeCabdi-ws9ul
    @MustafeCabdi-ws9ul หลายเดือนก่อน

    Riyadh 5:50 5:52 the 5:59

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk Moorgan iyo axmed saleebaan Dafle ayaaba nool oo dadka guryaha kala bixi jiray.

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaden waa doqon hada ku leeyahay raga u dilay wa 2 nin oo absama ah gaar ahaan Ogaden nin carab saalax ah iyo nin majerteen ah lakin majerteen Kenya 🇰🇪 ogaadeen ba uga awood badan nacas Ogaaden (you are always victim)

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 หลายเดือนก่อน +2

    Bismilaahi raxmaani raxiim maxay diig islaam qabaan ilaahay idinma cafiyo x waa xamar dhiig muslin laga buuxiyey😢

  • @MohamedAli-nq2zz
    @MohamedAli-nq2zz หลายเดือนก่อน

    Ilaah ka baq adigu hada warka aad faafineyso maanta oo dad tiro badana ay dhageysanayaan hadaadan magaca ilaahay ugu dhaaran Karin ilaahay uga towbad keen hebel ayaa yiri cadeyn maahan adiguna inaad faafiso waa danbi

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +8

    Jiraa loo sheegay nin dhulbahante ah ku dar nin shiiwaala ku dar daarood ku 10 Waa dhanyihiin

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 หลายเดือนก่อน

    Ninka xawaadle ayaa ugu dambeeyay waliba markaas ayuu kenya u cararay Taakeeye

  • @akramahmed4881
    @akramahmed4881 หลายเดือนก่อน +1

    Waa war aad uu fiican 😁 ha la dilo argaxiso

  • @kingayuub5255
    @kingayuub5255 หลายเดือนก่อน

    Asc Wariyaha xawaadle magaciisa waxaa la oran jiray Abdulqaadir Cali Iidle alaha u naxariisto waa adeerkey 😮😮😮😮😮

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 หลายเดือนก่อน

    Illaahey baa weyn haduu diley asaga iyo kuwii amrey aduun iyo aaqiro Allaha ku cadaabo dhalinyara oo dadkooda wax soo bartey rag curuda ah ayey dilen

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my หลายเดือนก่อน

    Ninka reer Beledweyne wuxuu ahaa Cabdulqaadir Cali Iidle, nageeye ma ahyn.

    • @abdikhaliqjibril7726
      @abdikhaliqjibril7726 หลายเดือนก่อน

      Maxamed Cali kaariye ma moodayn in uu ahaa hogaaamiyayaashii USC.

  • @user-rf8eq6xx4r
    @user-rf8eq6xx4r หลายเดือนก่อน +2

    Ilahyi hasoo hadeyo intaa xuun xaqaa na alee hayi naguu wadaa toosiyo qabiil nacayib kiiso janaa Ku gayin ma yee Amiin🌹

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 หลายเดือนก่อน

    Subaxanalah ilahow qatumada nohagaji waxalaga yaba inabadan oo ilahay kaligi arakayay inu dilay 😢😢😢😢😢

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sheeko been ah, meesha kuma jirto doonyaale in loo dilay dad Daarood ah, waana sheeko kale.

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t หลายเดือนก่อน +2

    Wilasha yar yar ee malinkasta madaxa iska toganaya waa dulmigii abayashood geysteen dadkay xansuuqen hawaydiistan cafis

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD หลายเดือนก่อน +2

    Ina adeer kaa Axmed Madoobe imisaa dad ah ayuu ku dilay kismaayo si uu dhulkooda ugu beero reerihiina kurdida ah ee dhul doonka ah

    • @simaasma3095
      @simaasma3095 หลายเดือนก่อน +1

      Axame cidku markhaati furaysaa majirtee adigu maxad Arkaysay ilaahayna kula ogyahay taakeye markhatiyadasu aakhiran waa uga horeyan qabriga

    • @Hurusocod
      @Hurusocod หลายเดือนก่อน +1

      Walaale dhulka Ogaadeen ayaa leh, ee adigu iska hadal.
      Haddaan dhul doonayno ,maan Hiiraan iyo Galagaduud KY duulno
      Teeda kale soo aqri taariikhda 1887 ayaa Ogaadeen kula dagaaleen Ingiriiska ( ogaden dance War in jubbaland).
      Ku wor googlaha , ee ay ciidanka ingiriislu kamqoreen.
      Kurdi waan lahay, waana laandheeranimada , alaxamdulilaah❤

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 หลายเดือนก่อน

      Subxaanallaah ogaadeen kurdi miyaad kadhigtey
      Adigaa lagu weydiini ee jawaabteeda diyaarso

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@Hurusocod Ogaden in ay leeyihiin waxaan arkeynaa marka Kenya oo hadda wadankooda liiqliiqanayo marka ay baxaan. Ogaden xeeb shaqo kuma leh duurka jubbada bay ku noolaayeen.

    • @user-py3ip6dt3w
      @user-py3ip6dt3w หลายเดือนก่อน

      ​@@cabdirshidosman9649ohinta mesha ladhaaf ogaden iyo darood dhulkisa inaad kuriyoto waxaa kahoreysa inaad xalaane gabdhaga laguwasayo xoreyso moryanyahow bahdilaan akhaas

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l หลายเดือนก่อน +1

    Siyaasi wax dilay waana lasheegay ee siyaasi can ah oo 1987 kufsaday gabdha soomaaliyeed asagane maa lasoco cadeeyo

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 หลายเดือนก่อน +2

    Dadqaal kan adiga iyo qaxooti team SSTV ba taakaye magac uu yeelay oo 10 jeer waraystay 😏

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 หลายเดือนก่อน

    According to his statement his part of those criminals.

  • @AsmaWali-fi3mu
    @AsmaWali-fi3mu หลายเดือนก่อน

    Aabahay buudilay taakeye balse good an u arababa waan u aari anoo cidkale begsanay taakeye onli

  • @NaleyShire
    @NaleyShire หลายเดือนก่อน

    Ninka Xawadle ma uu dili rabine nin uu dili rabtey ayu ka culinayey.

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waxaan hayaa hadallo markhaatiyaal hore sheegeen oo sidaan ka duwan,sidaabaa laysu qabadsiinayaa

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 หลายเดือนก่อน +1

    Yahuu kana wareysiga bixiyey iyo kan waraysanahayba ragga ciilqabayaale oo u muqda inay afka isku dirka wadan bacdi 34 sano caloosha xun xoogga afka xooĺo wa ku dagaalmayn yahuu

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale หลายเดือนก่อน

    Hawiye daarood waqtigaa xaalad adag ayaa dhexmartey
    Umada maslaxo ayaa udan ah

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 หลายเดือนก่อน

    CIDINA MAXKAMAD MASAARINE MAHAD SALAAD BAA DHAYLO IYO BEER UKUN CAANO LO, IYO GEEL SIINJIREY WAANA LASII DAAYEY AKHIRAA WAR JIRAA 🎉🎉🎉

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 หลายเดือนก่อน +1

    Fatal Yahaw Jamac reer miyiga ma waxaad u raadinaysaa cudurdaar, diyo ma jirto ee waa dil, qiil malaha waa dil

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน +1

    Professor-ku ninka uu leeyahay waa ladilay waana loogu aarayay labaatan QOF oo Daarood ah waa generaal Doonyaale oo soonaha Dagmada Af-gooye lugu dilay waliba generaalka oo dagaal kujira.

  • @farhanhade6561
    @farhanhade6561 หลายเดือนก่อน

    Waa dhiigyacab Saleebanku waa dadkii xasuuqyada badankooda geysty

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 หลายเดือนก่อน +2

    Ma isku marbuu dilay Hal maalin?

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน +1

    Markii maxkamda saaraa muxuu makhraatiga u furi wayey saacadan waa two little 😢😰‼️⁉️🛑😇😭

  • @yusufhassan589
    @yusufhassan589 หลายเดือนก่อน

    Siyaadna waad wadataan Soomaaliya oo dhan gubay ninkaana waad ka hadlaysaan cajiib bal isku qiyaasa Aqligiina

  • @Imraan12
    @Imraan12 หลายเดือนก่อน

    Ninkan hada DAWLADA somali wax haka qabato dhiig Islam qabe mooryaan hawiye

  • @Epicgames20954
    @Epicgames20954 หลายเดือนก่อน

    This guy called Taakeye he was married to a girl they I knew from high school. And he was arrested for a good time in the USA. Ilaahay hakasoo saro dadkaas xaqooda.

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg หลายเดือนก่อน

    Hortu weriye isaga ayaa dilaa ah cidii daba gal kusameeysay ama aragti dheer uunbaa og somalia waxa halkaa dhigay waa oday iyo weriye

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 หลายเดือนก่อน

    Asaguba waa danbiile mucaradki dawladi burburiyey

  • @user-mm8mb4yb9w
    @user-mm8mb4yb9w หลายเดือนก่อน

    Cagdheer.ha.is.xorayso.waaryaa.

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy6568 หลายเดือนก่อน

    Xaqoda iyo dhigoda allah ka soo saaro

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy หลายเดือนก่อน

    Dahir m Xaadi asaga laftiisa USC ayuu ah laftiisa waa in baaritan lagu sameeyo waraysigisa tarsaasi badan ayaa ka buuxda.
    hadaalo is waydaar ah.
    waan ognahay taakeeye in uu Criminal yahay.

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢haladelo arxanlaawayyssha

  • @abdifatahjarmal7170
    @abdifatahjarmal7170 หลายเดือนก่อน

    DAAROOD ALWAYS ARE VICTIMS AND COMPLENING OTHERS 😂😂😂😂

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc หลายเดือนก่อน

    Daarood badan oo shacaba ayaa. Lagu laayey muqdisho 91dii laakiin Ninkani. Wuxuu. Raba. Inuu. Dadka. Dib isugu diro

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g หลายเดือนก่อน

    91 WIXII KA HOREEYAYNA KA WAREYSTA INTI LA DILAY INTI LA XABALAY

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 Jamac sxb adiga iimisaa Hawiye baa dishay 1991😂😂😂

  • @seidserar9966
    @seidserar9966 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry maanta isaga dhiban

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b หลายเดือนก่อน

    Dhiga bani,aadamka was haystaa manta reer gowsa ruug dad badan wey Eileen farid iyo hawiyeba

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah หลายเดือนก่อน

    🔻Xaddi iyo taakeeye isma dhaamaan waayo midna gacanta ayuu wax ku dilayey nin idaacadda ayuu ka farayey kuwii hubaysnaa inay wax dilaan

  • @sumadqaran
    @sumadqaran หลายเดือนก่อน

    Waa wuxuu meel na la qaban la yahay Canada ayuu ka cararay hadana maraykan baa soo tarxiilay

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah

  • @Aqlileey
    @Aqlileey หลายเดือนก่อน

    Ma ahayn ladagaalanka dowlada ee waxay ahayd la dagaalkanka daaroodka waayo hagday Maxamed siyaasad la dagaalayaan wadanka wuu ka baxay iyagana waxay soo wadeen laynta daaroodka oo kismaayo ayey Jooga soo galeen

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc หลายเดือนก่อน

    Taakeeye. Keligii maaha. Dhiigqabayaasha somaaliya jooga k koonfurta. Iyo. Waqooyiba way kabuuxaan

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 หลายเดือนก่อน

    Sheekadu calaalug weeye
    Doon yaale caydiin jilib hoose lama ahayn ee waxuu ahaa saleebaan.
    Marka ninkan wax badan ma oga

  • @mohamedalihashi572
    @mohamedalihashi572 หลายเดือนก่อน

    1991 dadkii dhintey in laga xisaabtamo hadey bilaabato waa arin wanaagsan.
    Aniga awoowe iyo adeer waxaa diley dowlaaddii dad u shaqeynayay, hadana la yaqaano meesha ay joogaan marka marka cadaadaladu hasocoto.
    56 nin hal maalin ah 1983 lagu xasuuqey cabudwaaq ayaa laga zoo bilaayabaa isla xisaabtanta.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 หลายเดือนก่อน

    Ayagoo dhan alla fashilay macal odoygaan hadlayo galalna siduu ku dhintay wan ogeyn.diinarina naftiisa Hala baaro

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 หลายเดือนก่อน

    Kuwaasi dhintee waxaan ka naxsanay daarood ka weli xamar taagan

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y หลายเดือนก่อน +1

    Adigu imisaad dishay jaamacw 😅😅😅😅

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 หลายเดือนก่อน

    WAXAAN ANIGU GOOB JOOGE KA AHAA BAA LA RABAA IN BEEN ABUUR LAGU DARRO TAAKEEYE NIMAN DAAROODA MA DILIN EE WAXAY XABAD UGA FAKATAY WARIYE CABDULQADIR CABDI IIDLE OO XAWAADLE AHAA DHACDADAASI MARKAY DHACAYSAYNA WLHI TALAABOOYIN BAAN U JIRAY

  • @farhionur6221
    @farhionur6221 หลายเดือนก่อน

    Asc odaygaan laftigiisu waa mujrim wax ka ogaa waaba qoslayaa markuu ka hadlayo muxuu ka faaiidey dowladii u ridey.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 หลายเดือนก่อน

    WARIYUHU HADDUUBA AHAA CIDDA RAALIGA KA AH MUXUU KA SHEEGI DAD LA DILAY, WIXII MEESHA QABSAFAY MA mid aan waxdil8nbaa jira.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 หลายเดือนก่อน +2

    Xamar xaaraan iyo dhiig muslim ayay qabtaa.
    Caasimada ceerigaabo halaga dhigo somalia

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 หลายเดือนก่อน

      😂😂 Ceerigaabo, Inaad umada Somaliyeed ceebeysa maad rabtaa? Horta Ceerigaabo Musa Bixi baa iska leh. Hadaad asaga iyo Oromkiisa iska celi kartiin, Caasimada Daarood dabo jileec ka dhig. Anaga niicniicda iyo nacasnimada naga daa.

  • @MustafeCabdi-ws9ul
    @MustafeCabdi-ws9ul หลายเดือนก่อน

    Riyadh.mask

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi หลายเดือนก่อน

    Wakhtigii maxkamada ayaa larabay inuu soo fadhiisto oo uu makhraatiga ku cadeeyo ‼️😭😇😰😭🛑😰😡😱

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 หลายเดือนก่อน

    ninkas maxkamad hala saaro madama marqati joogo

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b หลายเดือนก่อน

    Jaamacow warkassi wuu tagey. Samir taag waa looma baahna.

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 หลายเดือนก่อน

    Jannadu ma dhiiga islaamka ayaa lagu helaa jaamac bismilaah war Alle Ka cabso

  • @JamalMaxamed-c3p
    @JamalMaxamed-c3p หลายเดือนก่อน

    Altaxaad aan dhiig qabin miyaajira ? Waa mid dhiig qaba iyo mid ay tababarteen

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 หลายเดือนก่อน

    Odaaygaan waxaad modaah inukufaraxsaanayahaay dilkaah darood maxaa ulaqoslayaah ,takaayah haduu dilaay darood waa uficaantahaay wayo Nairobi odarood kabuuxo ayu shahaa lacabaayay markah maxaa lagahadlayaah

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c หลายเดือนก่อน

    Xaqi wa so baxay

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 หลายเดือนก่อน

    Haduu isqariyo Alle ayuun kaqarsomeyn nolashana wuu kufashilmi

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน

    Illaahay ayaa kashifay madaxweyne xasan intui kawarqabo ayaa .badan

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc หลายเดือนก่อน

    Taakeeye iyo kuwa. Lamida maxay cigaalka iyo cimaamada sucuudiga u xirtaan