PART2 MAXU WIILKEYG 🙍‍♂️KALA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #ruumikitchen #byruumikitchen #subscribe #share #like #like #byruumikitchen #hodanonline

ความคิดเห็น • 32

  • @naciimowarsame9231
    @naciimowarsame9231 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mowduuc aad u muhiima hooyo walba, eyna tahay ieny ogaato ilmaha wax aqris ku adagyahy ama.sikuulkaeey ilgaara rabaan

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah Xabiibti runta kugu jecelahay sifiican baad usharaxday ❤ilaah ha kuu dhoowro caruurta Amiin.

  • @faatilifestyles2527
    @faatilifestyles2527 ปีที่แล้ว +1

    Thank you abayo

  • @naciimowarsame9231
    @naciimowarsame9231 ปีที่แล้ว +1

    Yaab soomali waxa qaribay wax xal u baahan ayay ka dhuumanayan oon ceebna ahayn, waxaa ceeba in dhibtaas oo xalin lahayd eey abid ku daba taagnaato.

  • @haweyomusa602
    @haweyomusa602 ปีที่แล้ว +1

    masha allha ❤❤walashey allha no ilaliyo owlada

  • @naciimowarsame9231
    @naciimowarsame9231 ปีที่แล้ว

    Adinka.xalbaa u heysataan lkn dalka kuwa jooga way iskaga haraan

  • @SabreJamesOfficial
    @SabreJamesOfficial ปีที่แล้ว

    Masha Allah Abaayo dank je wel 🥰

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว +2

    Gaalka dhil gartiisana sii. Masha Allag topic wanaagsan oo bulshada wax ka badali kara. Ruumi waan ogahay in aa qumayo ahay laakinse. .in aa mar walba kuu qiro wixii wanaagsan aad soo bandhigto waad ogtahay ❤ iska key cafi abaayo hadaa comment yadeeda aad qalad u fahantay. Ma aheyn in aa cadowgaaga ahay ee ra'yigeena ayaa kala duwan

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  ปีที่แล้ว +1

      Waan ku cafiyay qali bini adamku wuu kala duwanan karta rayigoda lakin waxan ficnen ku talax taga qof an adiga waxba ku dhimin

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว +2

      @@ruumichannel mahad sanid abaayo. Taladaada waan qatay

    • @ifraxmaxamud9617
      @ifraxmaxamud9617 ปีที่แล้ว +1

      @@ruumichannel maansha.allah walaalaha wanagsan waxa lagu yaqana qofka waaydiista cafis qalibi wanagsan allaha kuu siyadiyo ruuna waay ka sii wanagsantahay waa ruuxa wax cafiya su.aal laan maansha.allah tabaraka raxmaan allaha idin barakeeyo walaalayaal

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 ปีที่แล้ว +1

    ilahay hana xifdiyo dhmnten

  • @OpulentMotivate
    @OpulentMotivate ปีที่แล้ว

    Masha alha tabarakalah

  • @Safiyo6767
    @Safiyo6767 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo horiusoco 🥰🫶🏽🥰🫶🏽🥰

  • @queensaafi
    @queensaafi ปีที่แล้ว

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo jazakalaaha qera

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว

    MashaAllah xabibti hoorey usooco

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc mashallh

  • @MohamedAli-je1yy
    @MohamedAli-je1yy ปีที่แล้ว

    Asc wllo jazakalah kheer aniga wiilkeyga in aad kahad leeso aad mooda mashallah ♥ wan inkiri jiray laakin hada waasoconaa inshallah abayo

  • @suadabdullahi1451
    @suadabdullahi1451 ปีที่แล้ว

    Asc hada Quran iyo higaad iyo carabsixid ubaahantahy ilasoxariir

  • @naciimowarsame9231
    @naciimowarsame9231 ปีที่แล้ว +1

    Abayoy dad badan aa waxbarashada uga hareen ku adkaanshahaas sorry.

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว

    Abayo ilmaha murqaha adhaag ayaan heysta maxaan ku caawin kaara

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 ปีที่แล้ว

    asc

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว +1

    Walalaheyga somaliyeed😍😍😍😍💞💕💕💓🙏🙏🙏🙏🙏 waxaan idhinka coodsana inaat subcribe isoo saartaan Allah daartis

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว

    Manshalah 😍 waa sax wll inan ayaa i dhigan jirtey iskooka mkd wayna igu ficnatey waxay qabtey concentration problems 😑 👍

  • @Caaisha_cabdulaahi
    @Caaisha_cabdulaahi ปีที่แล้ว

    Asxaabey subscribeta isara walashin somaliyed ahaye0

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 ปีที่แล้ว

    Sax