Wax ka baro sooyaalka Minaaradda Raasi Casayr (Faro Crispi).

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @sadirimukhtar6590
    @sadirimukhtar6590 ปีที่แล้ว +26

    Hal mar aan kusalino nabi maxamad scw salalhu caliyhi wasalam ♥️💟💕

    • @surayaqueen
      @surayaqueen ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @surayaqueen
      @surayaqueen ปีที่แล้ว

      Intee waaye meeshan

    • @HamdkI
      @HamdkI 5 หลายเดือนก่อน

      Puntland weeye wlk raasa caser weeye

  • @mohamedabdirasak9927
    @mohamedabdirasak9927 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah masha allah. Ilaahay weriyahan ha barakeeyo. Afsomaligiisa ayaaba I farxad galinaya. Si heersare ahna waa udiyariyay muuqaalka.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka 6 หลายเดือนก่อน

      www.youtube.com/@XaajiDirirka

  • @aravattali
    @aravattali ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah weriyahan Waa Profissional Sida uu wax usoo diyaaariyo isaga iyo Camera man kuba waa wanaagsanyihiin . Guulaysta.

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka 6 หลายเดือนก่อน

      www.youtube.com/@XaajiDirirka

  • @NasraSheekh
    @NasraSheekh ปีที่แล้ว +18

    manaarad lama yiraahdee was gaaraa-bidhaan. afsoomaaliga ha luminina, erey haddii afsoomaali loo awaayo ayaa af kale laga amaahdaa. mahadsanidiin

  • @Dayr12
    @Dayr12 ปีที่แล้ว

    Masha.allh waa loo baahanyahy muuqaalada noocan tanina waa taariikh dhaxal gal ah

  • @jeylaniabdirahman5964
    @jeylaniabdirahman5964 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 ปีที่แล้ว +1

    Meshaan o kale wa tariiq u bahan in la ilaalsho, wana muhiim in iskulada lagu dhigo tariiqda dalka, si ay jiilka danbe e tariiqda dalka u ilaaliyan😊

  • @aishasugal9612
    @aishasugal9612 ปีที่แล้ว +1

    Astaaneey muuqaaladaan soo badiya nh

  • @barcelonafans970
    @barcelonafans970 ปีที่แล้ว +3

    Raaskaboni inoku soo xiji ✊

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 6 หลายเดือนก่อน +1

    DENI. WAXAA SUGEEYSA SHAQO BADAN OO AH LAAMI SIDA. RAASCASEEYR. && TAN EYL. PUNTLAND WAXAA KU FILLAN OO KALIYA KALLUUNKA. KALLUUNKA OO AH QAALI. ❤ ....

  • @queenqurxiso
    @queenqurxiso ปีที่แล้ว

    👌

  • @xawosiciid8962
    @xawosiciid8962 ปีที่แล้ว +1

    Dhul tatiikhleh

  • @yaasinmuuse3530
    @yaasinmuuse3530 7 หลายเดือนก่อน

    Waa in la tirtiro dhamaan raadadkii gumaysigu ka tagay oo la muujiyo taariikhdii halgamayaashii soomalida.

  • @nadiromar197
    @nadiromar197 ปีที่แล้ว +3

    Bal eega umadan wareertay magicii soomaliya meesha waala saaray waxaa lagusoo koobay geeska afrika , bal suaashan ka jawaaba ruuxii maskaxdisu caafimad qabto meeday dalki somalida iyo dhulkoodi baryahan dambe waxaa si aada oo xoogbadan loo isticmaalaa kalmada geeska afrika oo loola jeedo in meesha soomaliya laga saaro waa qaab cusub loo lagu masaxayo dowladnimo soomali leedahay iyo dal , dhul soomali leedahay waxan soojedinayaa in kalmada geeska afrikaa aad la isaga ilaaliyo waa qof rabay xoriyad iyo madaxnani

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 8 หลายเดือนก่อน +1

      Xanuunka Kuhaayo Adiga Yuusan Kusoo dhaafin. Maxaa Ciil Kaabuuxa Puntland Markaa maqasho.

    • @amiroabshir
      @amiroabshir 29 วันที่ผ่านมา

      ​@@Cici_mimi walalo no qabil somali na deeqda

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭

  • @aasiyoaasiyodaahir5401
    @aasiyoaasiyodaahir5401 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib reer puntalanow ilaalada nimcadaas

  • @nagmudiinahmeth3847
    @nagmudiinahmeth3847 4 วันที่ผ่านมา

    Uguma geeseeyo ee waxa ka shisheeya raas juba oo xadka somalia kamid ahaan jirtay

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 ปีที่แล้ว +1

    War difaacda dalka waayo dad ayaa raba iney qabsadaan

  • @hodandahir1241
    @hodandahir1241 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴

  • @MusTafa-wp1nt
    @MusTafa-wp1nt 5 หลายเดือนก่อน

    Berigaa xataa reeer barigu burcad badeed ayey lahaayeen.... Belo ku ciyaadhay

    • @HamdkI
      @HamdkI 5 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk bari waa somali dhan bay xukumeen reer barigu waa ilbax

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 3 หลายเดือนก่อน +1

    Af aadan lahyn ba shaxadaysn gaara bidhaan wye sa ula socda

    • @suldaanqaamuus9691
      @suldaanqaamuus9691 12 วันที่ผ่านมา

      Gaaraa bidhaan waa cayayaan yar iftiin yar leh laakiin munaarad waa laamad wayn oo balaaran oo iftiin leh eraygu haduu soomaaliyoobo oo 100laal sano la isticmaalayay wax looga cararo oo eray afguriya oo cid adeegsataa jirin wax loo raadiyo meesha kuma jirto

  • @alessandro4177
    @alessandro4177 6 หลายเดือนก่อน

    🇮🇹🇮🇹

  • @nourmohamed831
    @nourmohamed831 7 หลายเดือนก่อน +1

    ku te boqortoyadi waqooyi bari, xgy jirtay boqortoyadaasi 😂😂

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +1

    Dhibka jiraa wuxuu yahey in mar walba gumeystihii Taliyaaniga ay nasoo xusuu sineyso.

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul 2 หลายเดือนก่อน

    Taasi waxay ku tusaysaa inaaney waxba faa,idin Xorraddii Soomaaliya!

  • @muhyidiinmuhammed4974
    @muhyidiinmuhammed4974 ปีที่แล้ว +1

    Markaa ma dhismayaashii gumaystuhu inagaga tagay baynu sii daryeelnaa oo astaan tariikh inoo ah
    Waar boqortooyadaa nimanka ladagaalantay raadkeedii inoo soo raadi

  • @abdirahmanmohamed2210
    @abdirahmanmohamed2210 ปีที่แล้ว

    Bari le miya nosodubesan goboladii kale away

    • @xaliimo6443
      @xaliimo6443 ปีที่แล้ว

      Wllo bari waa gobolweyn labasookoobikaro waana dhulka ugu quruxda badan somalia insha Allah markuu bari dhameeyuu gobolada kale iman

    • @omerovali4725
      @omerovali4725 ปีที่แล้ว

      bari waa gobolka ugu wayn dalkeenna sxb wuu mudan yahay in dadaal badan la galiyo .

    • @omerovali4725
      @omerovali4725 ปีที่แล้ว

      Bari waa gobolka dalkeenna ugu wayn.

  • @abdihafiidyuusuf2513
    @abdihafiidyuusuf2513 ปีที่แล้ว +2

    Nii beenta nagada meeshu waaa xaaafuun

  • @abdiasismohamed2093
    @abdiasismohamed2093 ปีที่แล้ว +1

    Minaarad ma ehee Tower waye 😂 minaarada meesha banaan laga dhisaayo maxey tahay

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      sxb, waa lighthouse

    • @nadiromar197
      @nadiromar197 ปีที่แล้ว

      Afkaaga baro waa minaarad maskaxdaa lagaa guumaystay

    • @abdiasismohamed2093
      @abdiasismohamed2093 ปีที่แล้ว

      @@nadiromar197 kkkkk gumeysi aaaa miskiin aa tahay yaa iguneystay minaarada masaajidada aa loosameeyaa tan cidii dhistaybo waa Tower ama lighthouse dameer dameer dhalayaa tahay amus

    • @mssneyruuzah2656
      @mssneyruuzah2656 8 หลายเดือนก่อน

      Gaaraa -bidhaan afsomali wye