QISADA XALA IYO SAXIBADII MUCJISADA AHAYD!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 916

  • @gift973
    @gift973 3 วันที่ผ่านมา +147

    Saxibtey alle ha u naxariiste aya aad igu dhiiri galisay ilaahay ka sokow na sabab u ahayd inan quraanka xifdiyo,
    Amiiroy ilaahay jirkaga naarta ka xoreey❤

    • @Salima__hussein
      @Salima__hussein 3 วันที่ผ่านมา +1

      @gift973 gorme geeriyotay abyo

    • @roodoramaas9256
      @roodoramaas9256 3 วันที่ผ่านมา +3

      Aamiin Ya Allh

    • @ummukheirmohamedsuleiman
      @ummukheirmohamedsuleiman 3 วันที่ผ่านมา +2

      ❤Allahumma Amiin ❤

    • @MaryamaCabdi-r3k
      @MaryamaCabdi-r3k 3 วันที่ผ่านมา +1

      Amiin amiin yarabi ❤❤❤❤😊

    • @munoaxmad-q7s
      @munoaxmad-q7s 3 วันที่ผ่านมา +1

      Ilaahaw unaxariiso qabrigeedana ale hauwaasiciyo

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 4 วันที่ผ่านมา +133

    dadka kala qurxoon waxaa uqur xoon kuwa nabiga igula saliyo scw manta😭😢🕋🤌

  • @HafsaAbdirahman-g7d
    @HafsaAbdirahman-g7d 4 วันที่ผ่านมา +55

    Sowdayy Hadalkaga waan maqlena Sababto Ah xushmad ayaan kuheynaa waana kujecnhy Qofka lajecelyhy nah Hadalkiisa waa lamaqlaa❤🫶🏻🫂👸

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  4 วันที่ผ่านมา +29

      Wallahi waa runtaa mahadsanid ❤❤❤

    • @NuuraAbdi-w7d
      @NuuraAbdi-w7d 4 วันที่ผ่านมา

      Sowda bilaney wllo waan kujeclahy xitaa waan kugu riyoday dhowr mar aad baad uqurux badneyd ilaahay adun iyo akhiro haku qurxiyowll​@@sawdamqaalib

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@sawdamqaalibaad ayan ku jecelnahay wll shalay gabadh ayan comment isku rifnay kkkk team sowda ayuunban idhi ama qisadan waxan ka dawaday sowda waabay xanaqday 😂😂😂

    • @HafsaAbdirahman-g7d
      @HafsaAbdirahman-g7d 3 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@sawdamqaalib ADIGA MUDAN UKHTII❤

    • @asmaaxmed-d2p
      @asmaaxmed-d2p 3 วันที่ผ่านมา

      Naa taa iiso qabo aan rifee😂😂​@Awoqali-c1y

  • @sacuudacali3273
    @sacuudacali3273 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abyo Sawda waa run qisada aad ayayna ii cajabisay, qofka hadii la ogaanayo inuu wanaagsan yhy waxaa la fiiriyaa qofka uu saaxiibka la yahay sabbto ah 100/90% saaxiibka hadii uu wanaagsan yahy adigana waad wanaagsanthy sida uu ku xasusinayo cabsida Alle❤❤❤❤❤❤❤Scw❤❤❤❤❤❤

  • @berwakoahmed6918
    @berwakoahmed6918 4 วันที่ผ่านมา +71

    Awal markasta waxan dhagaysan jiray hesaha markan shaqay nayo lkn hada sanad kabadn waxan dhagaystaa sawda qalib alle haku xafido wllo ❤❤

    • @munoaxmad-q7s
      @munoaxmad-q7s 3 วันที่ผ่านมา +3

      Ogow abyo inay heestu tahay danbi markaas naftaada kuqanci wixii ilaahey xarimay inaad kajari kartid xataa hadaa waydo waxaa dhagaysato🎉🎉🎉🎉

    • @NicmiishaHassan
      @NicmiishaHassan 3 วันที่ผ่านมา +2

      Wllhy kulamid ban ahay

    • @munoaxmad-q7s
      @munoaxmad-q7s 3 วันที่ผ่านมา

      @@NicmiishaHassan alx

    • @berwakoahmed6918
      @berwakoahmed6918 3 วันที่ผ่านมา +1

      @@munoaxmad-q7s insha allah mcnto alle jidka toosan hanagu toosiyo

    • @berwakoahmed6918
      @berwakoahmed6918 3 วันที่ผ่านมา +1

      @@NicmiishaHassan somaha qalbi

  • @Juweriya-s1z
    @Juweriya-s1z 4 วันที่ผ่านมา +32

    Sowday akteena Qaali bad katahay aad baan ku jeclahay Ilaahay haku barakeyo

  • @nabadoonshaybe2108
    @nabadoonshaybe2108 3 วันที่ผ่านมา +8

    Waxaan soo xasuustay awoowgey hooyaday adeerkeed oo xaafid ahaa xitaa indhihiisa siduu wax u arkeyey ilmo sabiya oo kale ayey ahaayeen sidey aragu uu ugu fiicnaa Alle ha unaxariisto waa dhintay hada Aammiin

  • @hananAbdallah-l1i
    @hananAbdallah-l1i 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jazakallah kheyr. Walalo I love your stories. Manshaallah

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 4 วันที่ผ่านมา +12

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋❤️

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 4 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam

    • @AsmaXuseen-q5s
      @AsmaXuseen-q5s 4 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw❤🕋❤

  • @abdifatahadan7184
    @abdifatahadan7184 วันที่ผ่านมา +1

    Masha All walashen sawda ilahay ajar iyo hasanat Allah hakasiya janatul firdows Allah hakawarabiya . Qiso ajib iyo cimri qada ueh dadka salada layaca casi walidenka iyo gabdaha hijabka dithay thanks for sharing us with this wonderful story ❤

  • @ZamzamabshirCabdiqadir
    @ZamzamabshirCabdiqadir 4 วันที่ผ่านมา +13

    Wllhi waruntii sawday quranka io digriga marka bilabay ayan moqday qof cafimad qaba o mcn farxad kunol axl yaarabi ❤❤❤❤❤

  • @guuraaye
    @guuraaye 4 วันที่ผ่านมา +72

    Team sawda guuleysta😂

    • @IdilOsman-p3c
      @IdilOsman-p3c 4 วันที่ผ่านมา +3

      Insha Allah team sowda qalib 🎉❤

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 4 วันที่ผ่านมา +3

      Aaamin wll

  • @shukriabdi3044
    @shukriabdi3044 4 วันที่ผ่านมา +14

    Wllhi kalmadu dhakhtarkashe sheegay way icajabisay waana runtii ilhwy naga dhig dad ahlu quraana yaarabi sawda adna mahdsanid xata qofka quranka xifdisan qabrigiisa aboorku jidhkiisama cuno marka la aaso qofka ama udhinto jidhkiisa ciidu ma cunto

  • @Hodan-v1t
    @Hodan-v1t 3 วันที่ผ่านมา +4

    اللهم احفظنا بحفظك يارب العالمين
    Alxamdolilaah Noloshayda Hooyaday ma dhibin agoonimay igu soo korisy .. allah swt waxaan ka baryayaa inaan xajka isku raacno aduunka nicmo aakhiro rafiiqa janada naga yeelo .. dhamanteenba ... Hooyoyinkeen allah ha inoo xafido inta dhimatay Janatul caaliya rabbi ha galiyo minqar xisaab waa saabiq

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 2 วันที่ผ่านมา +3

    Jisaakalaah qayr sister MashaAlaah tabarakalaah waqiso cajiba thanks walal ashey

  • @CatNapTT2
    @CatNapTT2 2 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah qisooyinka soo dhigtid aad lee ii cajabiyay may Allah protect you and give a long life Ameen 🙏❤️

  • @ikramAhmed-sf1vc
    @ikramAhmed-sf1vc 3 วันที่ผ่านมา +4

    Mahadsanid sawday wa xaqiiq hadalkasi awowgay wuxu ku dhintay 111sano xafid bu aha maskaxdisu ismay badalin 99 isim ilahay say kitabka ugu qoran yihin bu aqrin jiray ilahay naxaristi jano ha siiyo awowgy

  • @AxlamAbdi-e9v
    @AxlamAbdi-e9v 2 วันที่ผ่านมา +2

    Sawdooy allha ku jeclaado caruurta allha ku brkeeyoh ku saalaixiin ah allha kaagah dhigoh adinah riydaadah allha ku rumeeyo angnah kuwii waalidka baari u ah marwlpe aan is badleen allha nagah dhigoh dhmnteenba❤

  • @umukhayr-x5q
    @umukhayr-x5q 4 วันที่ผ่านมา +9

    Walahi wll qaali waarun odaygayga awowgii oo boqol iyo 120 jira hadan waxwalba wuu garana yaa habeen walba suurtul yaasin ayuu kusexdaa manshaaalll❤❤😊

  • @TimiraIbrahim-s6t
    @TimiraIbrahim-s6t 2 วันที่ผ่านมา +2

    Abayo wa uqalanta❤❤

  • @ladanahmed9630
    @ladanahmed9630 4 วันที่ผ่านมา +4

    Waa run biyah cad walwal iyo fikrika waa iga biiyaana waliba markay qabow yahiin intaan ugu taraan labo koob cabo ayaaan kadib ku maydhaaa biyo kaliya kadib wayso qataa misan labo ragcadood tukadaa wlhi waa iga guuraa waxwlba oo I ahy caadi ayaan ku soo noqdaaba alx calaa kula xaaal
    Soo kle quraan ka ma xafid sani se hapeeniiina wa ku seexdaa subaxiina waaan daartaaa aroorta hore ❤

  • @MaariyaCabdi-i8z
    @MaariyaCabdi-i8z 3 วันที่ผ่านมา +3

    Sowday gabdhah heesa aad ka jartey wlhi wan ku farxa markey kuso qoran ney ku badal bartii hesta m.a badhahaas u hablyeey ❤ alle ayaa hanuuniyey

  • @HooyoMacaan-s4c
    @HooyoMacaan-s4c 3 วันที่ผ่านมา +10

    Asc walshay sawda xldd waxa raba in siniyad ah igu so ducesan adiga io asxabtada waxa raba in quranka xifdiyo wana yara xanun sahay😢😢

    • @Arababdu-r2k
      @Arababdu-r2k วันที่ผ่านมา

      Wcs abaayo ilahay ha ku fududeyo Hana ku caafiyo abaayo

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 2 วันที่ผ่านมา

    Asc huuno sawada alle ha ku xifidiyo saliga nabiga ee qiimaha le eed ku bilawado iyo dhamaadka ducadada qiimaha le goorta aan maqalo aad iyo aad ayaan u dareemaa qiimahaga saa idka aha mashallah ❤❤❤❤❤

  • @HafsaAbdirahman-g7d
    @HafsaAbdirahman-g7d 4 วันที่ผ่านมา +8

    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد ❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 4 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @DeeqaMohamed-l2r
    @DeeqaMohamed-l2r 3 วันที่ผ่านมา +2

    Allahu akbar yaa rabbi yaa raxiim allow waxa naga dhigta xaafidul qur.aan

  • @maryammohamed2464
    @maryammohamed2464 4 วันที่ผ่านมา +6

    Sawday waxan arki jiray hooyaday habaryartay. And sadex hablod o ila dhashay o ku dawanaya. 24 hours an arko adiga guriga ka baxaya Malin. Baan. waxan is wadiyay maxay gabadhan ku jecelyihin
    KADIB waxan so dawaday
    qisoyinkaga malinkii kadiib. anigaba. Ku jeceladay. Waa la yaab.imka.6qof ban kugu dawanaKeep going sister 😂❤❤❤

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 3 วันที่ผ่านมา +1

    القران هدا وشفاء ورحمة للمؤمنين والمؤمنات

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 3 วันที่ผ่านมา +10

    Noloshayda sowdo qali dalabkagu waa amar anig inta qiso o ad so dhigto wallahi anigu markan sida ugu dhufto vadio like ayan dhac ku siya gulaysta team qisas

  • @malyuunabdikariim8848
    @malyuunabdikariim8848 4 วันที่ผ่านมา +6

    Gabdhii yareyd ee qisadeda gil gishay dalka uk soo qado sowda❤

  • @Salima__hussein
    @Salima__hussein 4 วันที่ผ่านมา +13

    Sawda waku jecelnahy adna malintii 5 video ka badan no so gali 😂kaftan waye lkn hanaga maqnan❤😍

  • @aragsanyusuf605
    @aragsanyusuf605 3 วันที่ผ่านมา +1

    Sawdaaay wll horta wan ku salaaamy salaanta islaamka
    Bacda salaaan waxan mar walba oon ku dawanayo idhaahda sawda waa dadka ilaaahy jecel yahy Wayo sidan ku jeclahay ayaan arkaaa Masha allah

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 4 วันที่ผ่านมา +4

    M.Allah sawday qisada waxay aad u anfacaysaa gabdhaha yaryar waa casha wallhi ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @MariamYoussouf-f2l
    @MariamYoussouf-f2l 3 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله تبارك الله شكرا اختي سودة على هذا قصة جميلة ربنا يكرمك ويوفقك في حياتك كلها ❤

  • @Abdichakuur
    @Abdichakuur 4 วันที่ผ่านมา +21

    Horto rag ma aniga uun baa ka daawada sawda 😂❤

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  4 วันที่ผ่านมา +14

      Maya wad Badan tihiin lkn waa laydinka badanyahay

    • @Alishajikook
      @Alishajikook 4 วันที่ผ่านมา +1

      Maya wey badan yihin😂😂

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 4 วันที่ผ่านมา +5

      War anigaba waayaabanaa ee bal aan iswaheshano🤣

    • @Abdichakuur
      @Abdichakuur 4 วันที่ผ่านมา +4

      ​@Alishajikookwali waxba ma arag anu 😂😂 ILaa 5 bilood ban dawanayo ❤

    • @umulmasaakiin5928
      @umulmasaakiin5928 4 วันที่ผ่านมา +1

      Haa waa sax
      ❤❤😮🎉🎉

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 วันที่ผ่านมา

    Adigaba waad mahadsan tahay waxaa tahay qafkeena waan ku fiirsanaa mental health care ayaanad noo tahay saaxiibey maba caajiso intaan ku daawanaayo maashaa allaah ❤allaah hanoo kaa daayo abaayo ❤❤❤❤❤❤❤ we love you ❤❤❤

  • @Yazmin0_6
    @Yazmin0_6 4 วันที่ผ่านมา +5

    Naag saxiip magasho xatta hadi ay samada kaso dhactey waligy ma yeelan saxip wlhi mana jecli kuwa hoyadey dhashey iga badan
    Taa xatta utabarucdii sanado caawisi way ilaabi way ku dhibaatey intaan live u arky io in aan qiso ku maqlayba
    Gabdhaha waxan kula talin lahaa familkood inaysan dhaafin
    Hadii saxiip rabto gabdhahoo dhan walaalo ka dhigo only intaas bes❤

  • @foosaadan3589
    @foosaadan3589 วันที่ผ่านมา

    M.a sawdaay ilaahay hanookaa daayo waanku jecelnahay cimri dheer, caafimad iyo camal suuban❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 3 วันที่ผ่านมา +6

    mnshaa Allah asxaab wngsan oo ku jecel aya kugu xiran mnshaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 3 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaanaka yaa cadiim.
    Sawdaay suuriya ayaa somalidu waxay sheegi jireen.
    Dad nawar la yidhaa oo ninka ayaa reerkiisa oo dhan shaqo gaynaya.
    Hablihiisa iyo gabadha uu qababa wuxuu ka kiraynayaa nimanka khaliijka ka yimaada.
    Waliba isagaa lasoo heshiinaya .
    Waliba hiteelada magalada u qaybinaya markaasuu xataa nagta uu qabo.
    Bisinka.
    Ilaahayawhana fitnayn.

  • @hibohassan1796
    @hibohassan1796 4 วันที่ผ่านมา +8

    Absolutely love ❤️

  • @rahmoahmed6756
    @rahmoahmed6756 3 วันที่ผ่านมา +2

    Sowda qisoyinkaga waa jaclahay

  • @RahmaIsmail-rr3mw
    @RahmaIsmail-rr3mw 4 วันที่ผ่านมา +4

    Waad uqalantaa intaa iyo inkabadan Habo macneyy horowsoco wilgaa waxkudhiba illhy kuma tuso ❤💖adaa mudan inbadan ❤

  • @MariyasheekhAbdinuur
    @MariyasheekhAbdinuur 2 วันที่ผ่านมา +2

    ألله يحفظك

  • @intisaamxasan404
    @intisaamxasan404 4 วันที่ผ่านมา +7

    Intas kadib sowdaay waxan donaya inan kuweydiyo qisoyinkaagu dilal ayey ubadan yahin majiraan miya abayoy qisoyin an dad ladilay un aheyn

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 3 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs❤
    Sallahu caleyhi wasalam ❤
    Awowgey waxu ah xafidul quran marku waynaday carurtisa waa u hilmaamay lkn quranki mu hilmaamin qof xanun san hadu quran ku akhriyo alhamdulilah ilaahay idanki waa ku cafimad jiray mahadsanid wll ❤

  • @FatimaMohamed-ov5gf
    @FatimaMohamed-ov5gf 3 วันที่ผ่านมา +3

    Salallahu caleyhi wasallam ❤

  • @ZamzamMaxamudisaaq
    @ZamzamMaxamudisaaq 3 วันที่ผ่านมา

    آللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤

  • @NasraAbdihadi
    @NasraAbdihadi 3 วันที่ผ่านมา +4

    اللهم صل على سيدنا محمد

  • @umusalma9288
    @umusalma9288 3 วันที่ผ่านมา

    Asc wan kusalamey soowda qaalib awowahay waa xafidul qurana ialhada caligiso waa taam waa 110 quranka Maliki 2iyo3 dhameya mashaAllah❤

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 3 วันที่ผ่านมา +3

    Alhamdulilah rabil caalmin

  • @zihaamxuseen
    @zihaamxuseen 3 วันที่ผ่านมา +2

    Soo badi kiisaska Qalidaydii sawdàaay❤❤❤

  • @AmiraAbdirahman-v5z
    @AmiraAbdirahman-v5z 3 วันที่ผ่านมา +2

    Qofka ilhy samada ka jeclado maalikta Ayuu ku dhaha umadeyda dhulkana usheg inan hebel jeclaadey si ay iyaguna u jeclaadan sawdaay jacaylka Aan kuu qabo awgii qof kale qiso uu soo dhigo hadan is dhaho dhegayso caajis ban ku daremaya mana dhegaysan karo adiga mooye ❤

  • @SahalAli-w6b
    @SahalAli-w6b วันที่ผ่านมา +1

    Maansha Alla waa qiso cibro qaadasho leh

  • @Aisha-r9y2l
    @Aisha-r9y2l 4 วันที่ผ่านมา +5

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 4 วันที่ผ่านมา +1

      Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n 3 วันที่ผ่านมา +2

    Asc dhamantin Drs sawda walal qofkasto oo quranka yaqan hal suradba ha noqote uma bahna Waa inu ku kal son yahay ilhay qurankana amin sanyahay inu dawo yahay ❤❤❤❤❤

  • @NimcoAHmed-y3o
    @NimcoAHmed-y3o 3 วันที่ผ่านมา +3

    Salalah calayhi wasalam💕😻

  • @MaamaLeyla-sp5rb
    @MaamaLeyla-sp5rb 2 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga qisada si fiican u soo gudbiyey m.a

  • @MaariyaCabdi-i8z
    @MaariyaCabdi-i8z 3 วันที่ผ่านมา +6

    Wll igu soo duceeya sadka cusub i.a in alle igu hanuuniyo ina alle isolan siiyo quraanka inaan xifdiyo iyo inaan tafsiirkana kudaro i.a wa riyada kaliya ee aan sadakan ku hayo inaan hir galiyo ❤
    Alle ayaa na hanuunin kara allow na hanuuni hidaaydadn nagu arsaaq ❤

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 4 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين

  • @caashomaxamud5750
    @caashomaxamud5750 4 วันที่ผ่านมา +4

    Waligay comment ma qorin lakin maanta waa soo qoray😂❤sawda jcelkeeeda nagu badan m.a❤

  • @zamiramohamed1271
    @zamiramohamed1271 3 วันที่ผ่านมา +1

    Habo sowdo Allah ku sharfo sida quruxda badan wax nagu soo gudbiso❤

  • @mariamabdurrahman3762
    @mariamabdurrahman3762 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waad istaahishaa intaa iyo in kabadan sawda Allah ha ina jeclaadee codkaaga intaa horbartey oon ticktocka ka bartay ayaan in badan raadin jiray youtube kaaga ugu danbeen waan helay dee xabad video ahba ma idhaafo Allah garab kaaga ha galo wllo from Hargeisa

  • @umishaaragsan6990
    @umishaaragsan6990 3 วันที่ผ่านมา

    Habo mcn jasakallahu khayran jasaa wxad igu dhiri galisay inan quranka xifdigisa bilabo wakhti xadirkan hbo janada alle hakugu bishareyo❤

  • @HalemMohamud
    @HalemMohamud 4 วันที่ผ่านมา +8

    Anaa uhoreeya manta sowday wan ku salamay qalbi bal commentga isoo gal maanta❤❤❤

  • @AishaJamac-s4t
    @AishaJamac-s4t 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wcsw scw scw Sowda ilahay ha ku barakeyo aduun iyo akhiro adiga qof wanagsan adaa ah

  • @MaryanAbdi-y7e
    @MaryanAbdi-y7e 4 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @fatoumaabdallah6586
    @fatoumaabdallah6586 4 วันที่ผ่านมา +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أختي الغالية
    اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنك حميد مجيد

  • @Mariyacalimaxamed
    @Mariyacalimaxamed 3 วันที่ผ่านมา +3

    Waxaa jira abtigey oo 20sano walnaa hadana waa xaafidul quraan adoo agfadhiya hadad qaladid kadaa saaa ma ahe saas dheh buu dhihi ilahay caqligiisa h usoo celiyo 😢

    • @MohmudAkhalif
      @MohmudAkhalif 3 วันที่ผ่านมา

      Allahuma Aamina yaa rabi😢

    • @NajmaNalka-e2e
      @NajmaNalka-e2e 2 วันที่ผ่านมา

      Amiiiiiiin amiiiiin yarabi😢

  • @AishaHersi5577
    @AishaHersi5577 3 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay haku barkeeyo habo anigu Hal saaxiibad ayaan leeyahay adduunkan ugu jeclahay waxay naftaydu jeceshahayna waan la jeclahay Illahay haydaaye 😊

  • @SouleimanSdjama
    @SouleimanSdjama 4 วันที่ผ่านมา +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @malyuunabdikariim8848
    @malyuunabdikariim8848 4 วันที่ผ่านมา +4

    Codsigagu waa amar sowday waad mudanthy intaa iyo inkabadan🎉❤❤

  • @حميدهحميوه
    @حميدهحميوه 3 วันที่ผ่านมา +2

    M.a xbbti sawdaay alla haku barakeyo qalbi qisoyinkaga dhan ima dhafaan ana lek lama dhaafo qisoyinkaga aad ayaan u xiseya una jeclahay alla haku jeclado qalbi horay u soco guulayso ❤❤❤❤

  • @Ummu-t9e
    @Ummu-t9e 4 วันที่ผ่านมา +4

    Asxaabta dhamaan walalkeyga ayaa safar ku jiro usoo duceya inuu ilahay ufududeeyo asoo nabad qabo inuu nala soo hadlo ducadiina muhiim ayeey noo tahay❤

  • @bisharoabukar3116
    @bisharoabukar3116 4 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah ❤so beautiful Qali Qisada ❤❤❤

  • @NeyruusCdy
    @NeyruusCdy 3 วันที่ผ่านมา +3

    Allah noo naxariisto dhamantena waalidka naxariistisana wax yar ma aha inta Muslims ah alle Hana wada hanuuniyo insha allah

  • @barwaqomohamed2240
    @barwaqomohamed2240 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mnsha Allah ❤❤❤❤❤ sowda qaali Alle haku barakeeyo qisoyink ga saan u jecelahy & sida Aan u fahmo lagama sheekayn karo Adiga rer xamarba laguma moodo wlhy waayo Anigu ma fahmo qisooyinka rer xamarka 👌✌️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @noorxassan3018
    @noorxassan3018 4 วันที่ผ่านมา +17

    Maanta qofkii 1aad ayaan ahay walaal ee aabahay baa xanuunsanaya ee iigu soo ducee sawda qaalib iyo asxaabteeda

    • @IqroCcasiis
      @IqroCcasiis 4 วันที่ผ่านมา

      Ilaahay hakucafiyo walal sorry hada arkay qoraalkaga😢

    • @hodanxuseen8053
      @hodanxuseen8053 4 วันที่ผ่านมา

      Alle hakuu caafiyo❤

    • @HibonuuraNuur
      @HibonuuraNuur 4 วันที่ผ่านมา

      Illaahay caafimaad taam ah hasiiyo Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @XamdaXazeem
      @XamdaXazeem 4 วันที่ผ่านมา

      الله يشفيه عاجلا غير آجل اخي❤

    • @RidwanJama-bg5dd
      @RidwanJama-bg5dd 4 วันที่ผ่านมา

      Illaahay hakuu caafiyo wll

  • @profsulaimanahmed4246
    @profsulaimanahmed4246 3 วันที่ผ่านมา

    Aad baad u mahadsantay.Waa casharo wax badan dhalinyrada iyo dadka waawaynba ay faaiidayaan.kheyr Alle ha ku siiyo.

  • @umulmasaakiin5928
    @umulmasaakiin5928 3 วันที่ผ่านมา +5

    Soda wijigaaga mrkn arkayyo
    By qisadu igusocotaa tn tii kahorysy
    Madaawn walahi 🤭🤭😘❤❤

    • @iqracabdi8917
      @iqracabdi8917 3 วันที่ผ่านมา +2

      Markd shaqynso shido kuwa aanay wajigeedu muuqan sidaasan sameeyaa anigu

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 3 วันที่ผ่านมา +2

    اللهم❤صل❤وسلم❤علي❤نبينا❤محمد❤صلي ❤ الله❤ عليه❤وسلم❤

  • @Shankaroon-c4r
    @Shankaroon-c4r 4 วันที่ผ่านมา +4

    Haba sowdaay love buran wlhi saaid ku jeclahy ale Haku xiftiyo❤👸♥️

  • @muxuboahmed1796
    @muxuboahmed1796 3 วันที่ผ่านมา

    Ascwrwb jizaakallaahu khayr sawda allaha kuxafido aduun iyo aakhiro aamiin maansha allaah allaahu akbar

  • @AyaanMowlid-q8f
    @AyaanMowlid-q8f 3 วันที่ผ่านมา +2

    Xaq ayaad u ledahay Inan ku ixtarmno❤

  • @fousiyaxasanfousiyaxasan8263
    @fousiyaxasanfousiyaxasan8263 4 วันที่ผ่านมา +2

    عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤

  • @Jawaahir-q9f
    @Jawaahir-q9f 4 วันที่ผ่านมา +4

    و عليكم السلام ❤

  • @aminaabdi9956
    @aminaabdi9956 3 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah xabiibti albi Allah Ku barakeeyo adi iyo awlaadaada waxbdn kaa faaidnay ilaahey janadiisa hanagu kulmiyo Insha allaah❤ qofa aad ugu xiisa thy

  • @Haywdle
    @Haywdle 4 วันที่ผ่านมา +4

    Sawday habo sa usugo videokaka xita cadi ikama hor marin❤

  • @SacdiyoCabdiwaaxid
    @SacdiyoCabdiwaaxid 4 วันที่ผ่านมา +4

    Waxaan idin waydinaya Sandakan 2024❤maxaa idin qabsomay ani ahaan waxyaalo badan oo kamid ah in an dhameyay jamacada❤ adinkana soshega

    • @NuuraAbdi-w7d
      @NuuraAbdi-w7d 4 วันที่ผ่านมา +1

      Canjeera dubow aanoo qabsomay

    • @SacdiyoCabdiwaaxid
      @SacdiyoCabdiwaaxid 4 วันที่ผ่านมา

      @NuuraAbdi-w7d ok👍

    • @ZaraMohammed-q8h
      @ZaraMohammed-q8h 3 วันที่ผ่านมา +3

      Quraanka Ayaan dhameyey 25 jus kamida Ayaan xifdiyey 5jus ayaa I dhiman inshllh kuwaana Wan xifdinaya inshllh

  • @nimcoxuseen4221
    @nimcoxuseen4221 4 วันที่ผ่านมา +1

    ألا بذكرالله تطمئن القلب
    Qof muslina oo illaahy garanaya sidee buu umurugoon

  • @TalishaTalisha-ik1fs
    @TalishaTalisha-ik1fs 3 วันที่ผ่านมา +2

    Asc wllshy sowda ilahay darti aya ku jeclahay qof wanaga an ugu daydo aya tahy wxyaba badan yaka fa iday allha kubarakeyo waxakugu sobiry 2024 bilawgedi qofa malin waliba cod keda qurxon kushaqeya yatahy❤🎉

  • @ZahraaAbdulaahi
    @ZahraaAbdulaahi วันที่ผ่านมา

    Ilaaheey dartiis iigu soo duceea😢 waxaan jeclahay in Aan qur'aanka Barto lkn culeey farabadan ayaa iga saaran xitaa in Aan si joogta Ah u'aqriyo isoo duceey Asxaabta ilaaheey raali Ha'idinka noqdee

  • @MunaAdan-i6v
    @MunaAdan-i6v 4 วันที่ผ่านมา +3

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 4 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wll sida aad inta hore ee muqaalka aad noogu faaideysay nalana soo wadaag

  • @MohamedDhuhulo
    @MohamedDhuhulo 4 วันที่ผ่านมา +7

    SCW SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️❤️ Maasha,allaah Adigana Allaha Ku xafido Aamiin Allaahuma Aamiin yaa Allaah ❤️

  • @Adnacumar-b7e
    @Adnacumar-b7e 3 วันที่ผ่านมา +1

    صلى الله عليه وسلم ❤
    Wcs sawda qalib

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 4 วันที่ผ่านมา +4

    Wlhi wa run quraan ku wadawo alhamdulilah xaafid maihi lkn wan akhriya )markan arko dad wx walba haysta o adunayada laradiyo hadana morug labuka wxn darema inan raxo kujiro alhamdulilah

  • @Duceysan-t8o
    @Duceysan-t8o 2 วันที่ผ่านมา

    Sowda Qurx Ilahy haku Xifdiyo abyo shkeekyinkaga wx badan baan Ka faaidey🥹

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 3 วันที่ผ่านมา +3

    Sawdaay wlhi quranka akhriskiisa culys igu ah markasta go,an aan qato kama dhabeeyo mudo bil kudhw inaan akhrinbaa dhici karta walwalba iga haya wlhi iisoo duceeya bal in ilaahy iifududeyo

  • @ikraam28
    @ikraam28 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo I a amiin❤❤❤❤