Team oomaar haddaa nahay meel walbo waa kula joognaa waana ku aaminsanahay Oomaar we love u ina adeer Indhaha aragaaga doono iftiin ka helaa agtaada ❤❤❤❤
Waxaan ku arkay showgii Toronto ee comedyga, markaad heestayna waan ku sii jec laaday markii hada lagu dhibateyayna waan kuu dagalamay, qisadan waan ku faraxsanahay in aad nooga sheekayso thank you. Waxaan ahay comenti ku dhiigle wayn. Allah haku xafido oo cadawgaga ha indho Tiro. Nooloow oo wayo badan joog Oomaar. Love from Somalia 🇸🇴 ❤❤❤
Welcome back my legend Oomar, a very wise and strong man we ❤️ you…. Thank you for your story Somali Maxamed please Oomar 1M ama kabadan a garsino 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Walal Allaha ku xafido cadowgana Allaha kaqabto plz ku dadaal in aad Alle kuxirnatid wax kahalabayo majira inshaAllaah somali oo dhan wey kujecel yihiin inta yar oo cadowga ah oo kunoceb waxba kama qadi karaan Alle ka magangal horay waan kuutagerijirey waxaana kamid ahay waziirka Zaki bin xaaji
Team oomaar waaa idin salaamey meel kaste ooo aaad jogtaaaan . Oomaaar meel aan ooga hareyno ma jirto .
Waxan ahay qofki 1aad ee daawada video gaan respect sxp
Ninkan 1m Aan Garsiino Rer comment 🙏🤝
Wuu istaahilaa ❤
Diyaar hadan ree comments nahay wan wadanaa omaar
Wiil ,Hoog07 diyaar aan gaarsiino iM malyan❤❤❤❤
Ana ogu horeya comment 😂😂😂😂😂 wlahi billahi kutub jama 😅😅😅😅😅
Wll aamus meshan tiktok ma ahane😂
War meshan tiktok mhn😂 lgu sii qadye ha dhaaran
😂😂😂😂
Hooy meeshan tik tok maaha Hana ceeben lagu sii qaadye 😂
Yaa kudhaariyay😂
Waxaan ka mid ahay dadkii ula qabsaday markii dhibku kaa soo gaadhay Norway 🇳🇴. Waxaa tahay qof qiimo iyo dadnimo badani ku jirto runtii aad baan kuula damqaday hadana waxaan ku farax sanahay in Allah kaa guulaysiiyey cadaawihii rabay dhibkaaga. Ahaaw mar walba qof Allah ku xodhan marna hays dhiibin🙏❤️ Guulayso
From zaki bin Haji gather hare🎉
Welcome to TH-cam omar, one of your biggest fan from London uk 🇬🇧
❤❤
Zamzam
welcome to frence 🇲🇫 zamzam
Very compelling story Omar. I am so happy for you wallahi. You deserve all the love and respect. I hope to see your story on Netflix someday 🎉🎉🎉
Welcom back oamar 😊from Djibouti 🇩🇯 🎉🎉
From djibouti
From djibouti❤❤❤❤❤
Oomar so dhawoow wll xuska Allah kudadaal inshaAllah aduunka waa maalmo haku mashqulin😊
Sheekadii Socdaalkii caanimada woow waan sugaynay pls noo kordhi daqiiqadaha boowe❤❤❤
Omaarow saaa unacay leee iskalaji adi aa I nacsiise heesihisa Marka arko xufta aaa ku agmaraaa😏😏wax ku dhibo rapi hakaa qapto aboowe😭
qof na haku nicin waxaanad indhahaaga kuarkin xataa danbibaa kugujira
Dhalinyaradi gala canada baan ka mid ahay oomar aqoon ficn baan u leyahay waa legend weeye taaasa marag ka ahay 🖐️
from tiktok oomaarow😘
Same 😂
Team oomaar haddaa nahay meel walbo waa kula joognaa waana ku aaminsanahay Oomaar we love u ina adeer Indhaha aragaaga doono iftiin ka helaa agtaada ❤❤❤❤
From wasiirka
Ninyahow talented comedy hadaba wad leedahay ee ciwaankan comedy iyo qaraaxo meel anu isoo raadsana ino dhig
Waxaan ku arkay showgii Toronto ee comedyga, markaad heestayna waan ku sii jec laaday markii hada lagu dhibateyayna waan kuu dagalamay, qisadan waan ku faraxsanahay in aad nooga sheekayso thank you. Waxaan ahay comenti ku dhiigle wayn. Allah haku xafido oo cadawgaga ha indho Tiro. Nooloow oo wayo badan joog Oomaar. Love from Somalia 🇸🇴 ❤❤❤
Welcome back my legend Oomar, a very wise and strong man we ❤️ you…. Thank you for your story Somali Maxamed please Oomar 1M ama kabadan a garsino 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Oomar farxad kunolow alle dhib Kuma tuso❤
Ani wages aad dadka qosliso ayaan ku dawan jiray wana kutageri jiray Omar horey usoco walal
Hal qof baaa iga horeyah waan kuducaynayaah walal
From Waziirka
From saki binu haji kep going fanaan omaar barbar
ماشاء الله تبارك الله
الله يسعدك ويوفقك اخي قلب طيب
Omaar
Welcome back cumar 🎉
Manshalah walal farxada rabii haku ziyadsho ❤❤❤
Welcome back wall qaali
Mashallah we are happy for you to tell your story
Reer comments 1m aa gadhsino I.a❤
MAANSHA ALLAAH ILAAHY HAKU XIFDIYO WLL OOMAR BARBAR KUDADAAL UDHAWAANSHAHA ALLLAHH
Maama Nakruuma iyo maama daleys iyo inta geeriyootey Allaha u naxariisto dhamaantood adigana Allaha ku xifdiyo wll cadowga Allaha kaa qabto wll !❤
From wasiirka .... go for ward Al fanaan O-B
Hory u soco bro mrkzta
From wesiirka soo dhawoow walaal bar bar
Masha Allah wlley horey usoco
From zaki bini xaaji❤❤❤
From commentland tiktok oomar waa kuwadanaaa boowe ❤
omor sicid omr from 🎉Somalia 🇸🇴 Chicce
Mamo guulayso cadawgaaga Allaha jabiyo Mala'igaha Samadada iyo Junuudul Ardhi Allaha kuu adejiyo Amiin Yarabbulcalamiin inshallah mamo
From wasiiiir ka oomaar😢
Welcome back Omar 🎉 from Somaliland ❤
Mashalah horey usoco waan sugeynaa qaybaha kale. I am very happy for you. Waankuu duceenjire bc you have beautiful heart,
Welcome back to you tube channel Omarbarbar
From team amira qurux ❤
Welcome back Wllkey iLahay haku xafido from jigjiga❤
Abwe mnsh allah hore usoco
My brother keep going 💪 reer mahad oomar barbar viv❤❤❤
Ya ka tahy mhad bro just I'm mahdka ❤
From wazirka welcome my brother
From waziir elwak nfd
Welcome back oomaar.
Välkommen back OMar
allaha ha ku xifdiyo aamiin
I'm glad that you speaking out. Waxa qarisa we ku qarsadan Keep going NOOLOOW Oomar.
welcome back omaar barbar ❤
Somali wax kasta ma isku xasdaayaan acuudu bilaah ilaahay omarow ilaahay haku xifdiyo. Diintaada ku noqo reer ehlu diin baa ku dhalay
Oomaar barbar soo dhawooow , Allah farxad iyo caafimaad joogat hku siiyo
Mash allh we back lenged sodhow
Welcome ☣ legend 🎉omaar bar bar 👏🔥💨💫😊
Maashalah keeping indr cadoowga ale haka qaabto waaxbaa laga qadiimayo ale hakuxiftiyo ❤❤❤❤❤❤❤
Walal Allaha ku xafido cadowgana Allaha kaqabto plz ku dadaal in aad Alle kuxirnatid wax kahalabayo majira inshaAllaah somali oo dhan wey kujecel yihiin inta yar oo cadowga ah oo kunoceb waxba kama qadi karaan Alle ka magangal horay waan kuutagerijirey waxaana kamid ahay waziirka Zaki bin xaaji
Welcome back omar barbar
From tiktok 😂❤
Same❤
Welcome back from Djibouti 🇩🇯
From wziirka
waa ku salaamay walaalkey Omaar from tiktok 😊✋
Sarakisha jibuti gaar ahaan Balballa FROM WASIRKA
Saliga Nabiga Badi Wll Waa Hubaal ku Khasaari maysod🎉SCW😊
Maasha allaah cadow gaagu hajabo nooloow waqti dheer
soo dhowoow omar like waxey kaaga timid zaki bin xaji
Legend, kaligiduul ilaahi la jiro waa Omar❤
Waan imid from tiktok
Welcome back 🎉🎉🎉omar ❤❤❤
Asc Cumar nin adag qalbi fican sharaf iyo karamo🙏❤️🙏❤️
Awowe omar guuleso waxa tahay nin qalbi fican oo shaqsi qaran ah❤
From saki bin xaaji welcome back omar😢❤🎉
From tiktok my wllky omaar
The pronation of word Journey sounds like Jerny halkaa inaga adkee. Joorny oo kale ugu dhwaaq
Waaa kusalaamay cumar❤
Legend horey usoco sxb somali haku sinato cadawgaagu ha jabo sxb guul iyo gobanimo
Masha allah welcome back
Asc oomar ilaahay haku xafido waxaan ahay hooyo soomaliyaad ku nool sood afrika waxaan kudhashay dagmada caaldheer waxaan kuray mugdishow walaahi markasto waankuuduceeyaa ilaahay hakaa ilaaliyo waxiikudhibaayo
Well come omar barbar❤ from wasiirka zaki bin xaji🎉
From TikTok ❤
Wixii igu horeyey aan commtiga koowad aan bixiyo weye videogniA
Keep going brother, you’re a legend❤❤❤
Omaar Bar Bar waan ku naxay wallahi love you waa i farxad galisaa Omaar nolow walal cadowga allaha ka qabto
Welcome Omar bar bar❤ Shan sano Kadib ina TH-cam imado ada sbby ❤
Team oomaar bar bar 👏🏼👏🏼👏🏼👍👍guulayso part2 we are waiting 👏🏼👏🏼👏🏼
Welcome back from wadani🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
From wasiir zaki keep going omar
Form waziirka🎉🎉
Welcome back my boy
Ninkaaaan waaa raga nuucisa adag , kor haloo qado ...
Welcome to back omar
Caafimaad iyo cimri dheer walal omar Allah ku siiyo🤲🏻🙏🏿
Sxb guul iyo gobanimo allaha ku dhowra lafahore Waaye sxb mcn
Guuleeyso labada daaroodba kun boqoroow❤❤
يا عمر حقيق لو كان عليك
Let us hear what is behind you ✌️🫂🇸🇴💪
Team omaar hadaa nahy meelksta wan kula joognaa soo dhawoow warkaaga wuu nagu socdaa noo wad sheekada wllky 😊❤
From tiktok❤
Asc walal omar wanku salamay wanku farah sanahay cafi madkaga walal omar ilahey haku xifdiyo ❤🎉😊
War Allaah haku caafiyo, SADEX XAGALKA IYO DJ SUBEER ALLAAH HAKAA QABTO.😂😂😂