Muuqaal Adigoona Duubin Lacag Ka Samee YouTube

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • Salaam Guys
    Clickbank Course gelleschool.th...
    www.pexels.com/
    www.bensound.com/
    Qaab fudud TH-cam ka lacag in aad oga sameen kartid bad ku baran doontaa video gan .
    Subscribe guys
    thanks

ความคิดเห็น • 156

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +6

    Kuso biir Telegram Group kan cusub aan sameeyey fadlan t.me/gellebashir

  • @FTS32
    @FTS32 3 ปีที่แล้ว +11

    Goed bezig bro, en doe zo verder, zo kan jij helpen met Somalië mensen 🇸🇴 ❤️

  • @mouhyoali3715
    @mouhyoali3715 3 ปีที่แล้ว +5

    Walal youtube telphonka ba ku leyaxay lakin sidee u so kaliya i cawi
    Inaan lacag sameeyo raba bro 💯👍

  • @Xalistar251
    @Xalistar251 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alh thanks

  • @Joker-o5n
    @Joker-o5n ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @user-vy4yl7nr9o
    @user-vy4yl7nr9o 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nin qalbi wanaagsan atahy sxbow

  • @Raglateshinfilms
    @Raglateshinfilms 5 หลายเดือนก่อน

    Asc kiile bashiir waan kusalaamay zxb sare

  • @yahyegamadid
    @yahyegamadid 3 ปีที่แล้ว +1

    Gelle BaShiir verY GooD pro

  • @motivationalqoutes9623
    @motivationalqoutes9623 3 ปีที่แล้ว +3

    Walalo aad baad uu mahadsan tahy isku daaYgaah wuxu kaa wanagzan yahay isku daY laantaa manta wn sameYay mantana biloowo I.a inaan ku faaido rajeYnaa mahadsaniid boqolki boqol🥰

  • @Raglateshinfilms
    @Raglateshinfilms 5 หลายเดือนก่อน

    Okeyvwaankubiiray

  • @LuqmanAbdalla-fl1ws
    @LuqmanAbdalla-fl1ws 6 หลายเดือนก่อน

    ❤ustaad

  • @waqalstudio6116
    @waqalstudio6116 3 ปีที่แล้ว +3

    Qof walba oo cilmigisa muxu lacag uka dhigaa

  • @turbopubg1992
    @turbopubg1992 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @molyeman6680
    @molyeman6680 3 ปีที่แล้ว +1

    Go forward bro

  • @ahmedmohamed-qe7gd
    @ahmedmohamed-qe7gd 3 ปีที่แล้ว

    Mashlah gelle wall ad ayad umahadsantahay casharada quruxda badan 👍👍

  • @behijabi1611
    @behijabi1611 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @sheekhmustafe3333
    @sheekhmustafe3333 2 ปีที่แล้ว

    Keep going wll

  • @Ali-sb9oo
    @Ali-sb9oo 3 ปีที่แล้ว +4

    Mobel ina ku sameyso aya fcn wayo dadka mawada heystan computer

  • @munasaljr1531
    @munasaljr1531 4 หลายเดือนก่อน

    Like waxaan kusaraa markaan warkaga kahelo

  • @AMIEN2X
    @AMIEN2X 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan wadanke jogta❤

  • @caskah6490
    @caskah6490 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs mudane Allah ha kaa abaal mariyo

  • @sahrayonis3103
    @sahrayonis3103 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shaqo wanagsan ayaa u hesaa somaliada lakin kama faidesanayaa

  • @CnuurciilMooge-yk2qe
    @CnuurciilMooge-yk2qe 10 หลายเดือนก่อน

    0:26

  • @idilmohamed3030
    @idilmohamed3030 3 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan karim huno
    Wxn ubahanay qabka loo furto yotubeka qaybtisa lacagta monzation Video noga soo samee

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Inshallh wll

    • @Humblegirll
      @Humblegirll 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll qaybta lacgta noo soo gali youtbe sida loo furto mahadsanid

  • @ilyaasasad4064
    @ilyaasasad4064 2 ปีที่แล้ว

    ilyaas ikala so xieir ado mahad san

  • @maymunaahmed8520
    @maymunaahmed8520 3 ปีที่แล้ว +1

    Pro mobil kusameey si ee noofududaato

  • @xiinfaniin3588
    @xiinfaniin3588 3 ปีที่แล้ว +1

    Wsc wll

  • @abdiwasac7031
    @abdiwasac7031 2 ปีที่แล้ว

    Thanks zhp

  • @hibamohamed6698
    @hibamohamed6698 3 ปีที่แล้ว +4

    Malinkasto waxbaa noosoo galisaa bro hal mar wax na anfacaya noosoo gali aad sifcn usoo darsay say

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +3

      Video daawo wn hubaa in uu ku anfacayo bro

  • @thejoyoftheeyes9299
    @thejoyoftheeyes9299 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad Aniga waxan wayay halka Laga helo music 🎶 Modka meel kalo Laga helo aan TH-cam dhaxdiisa aheeyn mahadsanid ustaad

  • @Buutey-kid-motivation
    @Buutey-kid-motivation 2 ปีที่แล้ว

    🇸🇴 guuleyso

  • @salahugaasabdi685
    @salahugaasabdi685 3 ปีที่แล้ว +3

    Mshlh sxb MCN wadkumahadsantahy faaidada aad noo faaideyneyso
    Sxb waxan jogaa Kenya waxan kacodsanlahaa inaa noo soo duubto cashar kusabsan PayPal sida lacag logu diro iyo sida lacag loo soo galiyo wan kasugeyna sxb thanks

  • @marwaancade8985
    @marwaancade8985 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa Aleikum salam bro Ramadaan mubarak MashaAllah mahadsanid

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Ramadan Mubarak bro thanks

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 3 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @naciimoofficial
    @naciimoofficial 3 ปีที่แล้ว +4

    Rabadan mubarak walalkey mardhow kugusobiray hadana wankahelay TH-camkaga hormar wacan

  • @touristchannel1294
    @touristchannel1294 2 ปีที่แล้ว

    I expect a favorable answer my brother Guelleh

  • @faadumoabdi3411
    @faadumoabdi3411 3 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍

  • @prhussain4256
    @prhussain4256 3 ปีที่แล้ว +1

    M.A ugaas Insha Allah wn kula soo xariiri arinta course iyo kaala hadli lahaaye zhp xilima free tahay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Instagram message iga so qor bro

    • @bandhigamedia3860
      @bandhigamedia3860 2 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir will waxaan ku weydiinaa codad anaashiid oo free ah na helaa

  • @hashimediagroup1648
    @hashimediagroup1648 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wll sare RAMADAAN MUBARAK AYAAN KULEENAHAY ANAGANA

  • @NasroMaxamed-rq2rp
    @NasroMaxamed-rq2rp ปีที่แล้ว

    Somali anigo jooga. MA samen kara

  • @apdinazirfarah1902
    @apdinazirfarah1902 3 ปีที่แล้ว +1

    *Shaqo abuurka dhalinyarada.*
    #Ma rabtaa shaqo mushaarkeeda sareeyo?
    #ma tahay shaqa raadis aamin ah oo daacada?
    #ma doneysaa shaqo ku qalanta?
    #Ma tahay gabar/wiil wax barta hadana raba inuu kaafiyo waalidkiis Iyo naloshiisa ?
    #ma doneysaa inaad sameyso dhaqaala farabadan adigoo ku jiraa waxbrshada jaamacada ama iskuulka?
    # ma raadisay shaqo hadana ma waysan thy?
    #shaqo ma laguugu diiday qabiil adigoo aqoontii Iyo xirfadii leh?
    # ma rabtaa shaqo galinkaa rabto xur u thy?
    #ma kaa go'an tahay inaad wax qabsto oo cidna ku tiirsanaan?
    # ma doneysaa inaad uga farxiso waalidka Iyo naftaada lacag ayna kaa fileynin?
    ----------------------------------------
    Haday jawbtaadu haa tahay fadlan La xiriir Numberkan +252634092141/ Ama. Raac linkigan chat.whatsapp.com/FoVNnc9f8sa2PK373ndHuQ

  • @wanaagachannel5468
    @wanaagachannel5468 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @siscorelaxationrelaxation5596
    @siscorelaxationrelaxation5596 3 ปีที่แล้ว +1

    Pls dhawr jeer kaa codsaday markaa stock marketka pro video nooga soo sameee

  • @Aw-Mo
    @Aw-Mo 3 ปีที่แล้ว

    Bro your first views lacag miyad ku helysaa

  • @axmedyarechannel7714
    @axmedyarechannel7714 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayaad umahad santahay

  • @abdinasirksa9363
    @abdinasirksa9363 3 ปีที่แล้ว

    A s c sxb geele bashiir
    Sxb hadii ay mac quul tahay noo faaidee waxa aan rabnaa ama rabaa dad ila mida waa ay jiraan copi rayd sida loo ogaado in ay qalad yihiin waxa aan soo saarno you tube aan lacag lagu heleynin

  • @freemeditation4577
    @freemeditation4577 2 ปีที่แล้ว

    Quruxow channelka ama la iga xiraaa tan kle hdaa video quran dul saaro kwrn?

  • @maxamedamiinmaxamuud7546
    @maxamedamiinmaxamuud7546 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll mindsumo markan soo DIYAARIYO pdf sidee copy and paste logu dhahaa itusi itaabsii iku tus

  • @zacidkaka6181
    @zacidkaka6181 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad clipyada free maaha gado ayuu leeyahay paypal ahaan

  • @user-ey9bh8hn3p
    @user-ey9bh8hn3p 7 หลายเดือนก่อน

    Account bank loo bahay ayaan ku waydiinayaa walaal

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว

    Wllo geele kuwan hada wannhaysta lakin cod aya dulsara karta sowmaha

  • @AhmedDaariq
    @AhmedDaariq 3 ปีที่แล้ว

    thanks bro

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Welcome bro

    • @hamdazuleiman3504
      @hamdazuleiman3504 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir mahadsanid wll sidaad waxyaabaha faaiidada noola wadaagto lkn wll meel sida music oo kale ah oo quraan laga heli karo maanay jirin

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Inshallh bro wn soo baarin

  • @KAAFIYE399
    @KAAFIYE399 3 ปีที่แล้ว +1

    99% dadka somaliya jooga PayPal uma shaqeyhaayo lkn Mastercard hadaad dhihi laheyd dad badan ayaa ka faaiideysan lahaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      MasterCard hadad leedahay wad sameysan kartaa bro

  • @kingoffootbalhd8155
    @kingoffootbalhd8155 2 ปีที่แล้ว +1

    Hh

  • @nadaaramedia522
    @nadaaramedia522 3 ปีที่แล้ว

    asc wll geele xagee kala soo xidhiidhaa

  • @zuhaypabdiqadir254
    @zuhaypabdiqadir254 ปีที่แล้ว

    Codkisa Waxba ka dhax hadlayaa ustaad

  • @ilyaasasad4064
    @ilyaasasad4064 2 ปีที่แล้ว

    Wll adigu ma bixin

  • @sharmaarkeaxmedkhaliif8150
    @sharmaarkeaxmedkhaliif8150 2 ปีที่แล้ว

    Sidee paypal isaga diwaan galin karnaa

  • @junizajofficial3168
    @junizajofficial3168 2 ปีที่แล้ว +1

    zxb aad ban uga helay muu qaaladada saas noogu wad wwlky

  • @xamdaquule1650
    @xamdaquule1650 3 ปีที่แล้ว

    WAR ILAAHAY KA CABSO ANAGAA HAWSHAN KU JIRNEE
    LACAGTA AAD MEESHA KUSOO QORTAY 10 SANANA LAGAGAMA SAMEYN KAREE
    DADKA RUNTA MAAD USHEEGTID
    NIO
    ILAAHAY JA CABSO UMADA HUNGURIGA HAKA SOORIDIN
    BUSAARADA HA U RAACININ
    💥💥💥

    • @iskokomianbouwy3275
      @iskokomianbouwy3275 3 ปีที่แล้ว

      Zxp nikan wanawale wixi jiri isheg bl athigo rali ex waxan wax jira miya horta

  • @yasingutale9162
    @yasingutale9162 3 ปีที่แล้ว

    Zxp Geele Mastercard soo kalama bixi karo

  • @xusnialimaxamuud5743
    @xusnialimaxamuud5743 2 ปีที่แล้ว

    Wabside side loo furtaa taliye

  • @najaxdegan2485
    @najaxdegan2485 2 ปีที่แล้ว

    Mopil in laga isticmaala macquul miyaa

  • @maymunaahmed8520
    @maymunaahmed8520 3 ปีที่แล้ว

    Pro mobil kusameey si ee loosahlanaato adoo mahadsan

  • @najkafilms718
    @najkafilms718 3 ปีที่แล้ว +2

    Tags ma.ubaahanyihiin ustaad video yadaasi

  • @zeynababdi5130
    @zeynababdi5130 10 หลายเดือนก่อน

    Music xaram waye

  • @naabilofficial2525
    @naabilofficial2525 2 ปีที่แล้ว

    awey linkiga lagalaso dagaayo video iyo music

  • @zakinhoise2177
    @zakinhoise2177 3 ปีที่แล้ว

    Wcs ustad saanolashaqeynesit ilahaay hakula shaqeyo

  • @Ali-sb9oo
    @Ali-sb9oo 3 ปีที่แล้ว

    Mobel ahaan uso diyaari hade macquul tahay

  • @Aisha-vn5gj
    @Aisha-vn5gj 3 ปีที่แล้ว

    Marka la dajiyo videoga iyo music inte galayan

  • @ayatalquran4u47
    @ayatalquran4u47 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan o dhan wan aqanaa lkn sida subscribe ama views ku helo igu adag. Lkn wll sigar ah ina kula so xario an rabaa

  • @maxamedwiilkawiilasha
    @maxamedwiilkawiilasha ปีที่แล้ว

    beeen

  • @buuleyare9772
    @buuleyare9772 3 ปีที่แล้ว

    Asc wall waxad kasohadash firefox iyo nordvpn sida laiskadiwangeliyo

  • @juneydi92
    @juneydi92 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc ramadaan kariim yaa macalimo ein oo clickbank see looxaliyaa mobile ayaan ka istic maala

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadbaan ugahelay casharkan

  • @farahahmed8350
    @farahahmed8350 3 ปีที่แล้ว

    Sxb qasab miya inu Qofka You tube Account lahaadho

  • @hamzyinaahmed5123
    @hamzyinaahmed5123 3 ปีที่แล้ว +1

    Pro sideen views ku heli

  • @greenlifefilms3881
    @greenlifefilms3881 2 ปีที่แล้ว

    Asc geele sxb aad baad u mahadsantahaywaxaan rabaa arimo ii gaar ah inaan kaala shekeysto halkan waa public ee xageen kaala soo xariiraa

  • @apdikaafi776
    @apdikaafi776 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad geele adow mahadsan websitka ai marketing ka so hadal adow mahdsn iga caawi 🤦‍♂️

  • @shimalishorts8899
    @shimalishorts8899 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll Add Baad umahadzantahay wll
    Cshiradhaada waxbaadan baanka faa idhaay onn la aa wll Shukrn 1000 jeer

  • @Bashkamovies
    @Bashkamovies 3 ปีที่แล้ว +1

    Click bank kama shaqeeyo soomaaliya sxb sababtoo caqabada jiro awgeed markaa sidee loo xaliyaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Wll vpn hadad isticmaashid wuku shaqenayaa

    • @Bashkamovies
      @Bashkamovies 3 ปีที่แล้ว

      Haye sxb dropshopping ka soo hadal

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Inshallh bro

  • @mofood3327
    @mofood3327 3 ปีที่แล้ว

    si Gaara ayaan kuuLa so xidhiiidhi Raba
    emailkaga ma i siin karta

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Bro instagram ka igala so xiriir. Channel profile kisa bad ka helaysaa thanks bro .

  • @deeqaxusain5665
    @deeqaxusain5665 3 ปีที่แล้ว

    Wll Ramadan Mubarak tan kale maan fahmin inta hore waxa tiri wabsidka soo futesa marka meesha aad Lebanese maba laha mobile ka mise waxa muhima laptop mhadsand

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Meesha hee wll

    • @deeqaxusain5665
      @deeqaxusain5665 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir marka aad wabsidka fureysay weye halka aad tabatay macnaha aad kudhaheysay wabsidka baad fureysa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Computer ka fur wll

  • @engsakariye6944
    @engsakariye6944 2 ปีที่แล้ว

    Saxib link away

  • @cabdinasirabdirisaq9297
    @cabdinasirabdirisaq9297 3 ปีที่แล้ว

    Sidee youtube loo sameya sxp

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Easy weye wll taas Hada TH-cam waaba leedahay oo channel ka ad hada igala hadleysid waa TH-cam channel 😀

    • @naturalmotivicatio4234
      @naturalmotivicatio4234 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir qabka wx loo dhigo natus youtube sxp

  • @shakallrelaxation9666
    @shakallrelaxation9666 3 ปีที่แล้ว

    Asc macalin gelle ramadan Karim lakin courskii waan ubahnaa lakin lacagti mel an kubixiyo garanlayahay paypal na malihi marka macalin ilasoxidhidh adoraliya.

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Qof PayPal leh iga dir dheh lacagta wll

  • @daacadyare321
    @daacadyare321 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad gmailkaaga ayaan ubaahanahy cudsi ayaan rabaa inaan kuusoo qorto waxaana kamid ahay ardada hada kuugusoo biirtay

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Website kayga page contact baka helaysaa wll gellebashir.com

    • @daacadyare321
      @daacadyare321 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir waan arkay cudsigeygana waankuusoo diray wll mahadsanid jawaab wacan

  • @ahmedafgoe1819
    @ahmedafgoe1819 3 ปีที่แล้ว +1

    IBS MasterCard qofki heesta okmiya

  • @aliyare3966
    @aliyare3966 3 ปีที่แล้ว

    Sxb androd malagu isticmaalikraa

  • @calinuur4541
    @calinuur4541 3 ปีที่แล้ว

    Asc sxb swagbucks somaliya kuma shaqeyo sdo lo sameysata

  • @salooliyeofficial7031
    @salooliyeofficial7031 3 ปีที่แล้ว

    Zxn See Kuu Helaah zxb Facebook gayu waakanaah isooqabo Ayuub Salooliye

  • @cabdicaziizsaalaxaato110
    @cabdicaziizsaalaxaato110 3 ปีที่แล้ว

    Sxb please number kaaga maheli karaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Instagram ka iga soo qabo bro

    • @cabdicaziizsaalaxaato110
      @cabdicaziizsaalaxaato110 3 ปีที่แล้ว +1

      @@GelleBashir ma isticmaalo ee Facebook aaga ii qor si aan kugu so darsado

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Facebook page ba ku jiro profile channel ka booqo bro .

  • @hasanmooge4782
    @hasanmooge4782 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a